ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAXAAN MARTI QAADAY NINKAYGA NAAGTII UU FURAY SI AAN CUNTADA WAX UGU DARO UU NINKAYGU UNACO LKN🙈😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2022
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 177

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +61

    RAALI NOQDA ASXAABTAYDA YOUTUBKA AYAA VIDEOGA NOOGA DHAGANAAA XAGAYGA MAAHEEN SOO DAAHITAANKA

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping 2 ปีที่แล้ว +7

    🤕Maseerka Wllh wax ka xanuun badan ma jirto 😰😭😭😭😭Allow maseer Hay galin yaa rabbiii Wllh Anoo waligey guursan Baan dareemi karaaa qisadan

    • @umumushtaq1127
      @umumushtaq1127 2 ปีที่แล้ว

      🥺🥺🥺🥺🥺🥺

    • @najmomohamed9291
      @najmomohamed9291 2 ปีที่แล้ว

      Beenta ma ahan abaayo maseerka waa xalad aduunka ugu xanuun ka badan

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว +9

    Allow hablaha sooaaliyeed meel walba ay joogaan si nolol qurux bdn iyo sawjaj wanaagsan wiilasheena soomaaliyed Qaarkood waa gobe Allow calfka noo hagaaji aniga iyo inta ila midka ahba

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabarey intaad aduun joogtid naftaada iyo teydaba waxan kula dar daarmaaa gabar wlshaada ah oo walibo qasban sida gabadhaan haku adkeyn macaaneey dareen oo naftaada kaso qaad mida kale nin isku haleyn maleh beri ayuu aadaa isla gabadhiii

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 2 ปีที่แล้ว +8

    Hmplyo 120k hppt ka badan kuu rajeeynaa♥️🌼👩

  • @caaishacabdulqaadir6640
    @caaishacabdulqaadir6640 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walasheey ayan gobdon kujecliya

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi caawa canjeelo dubow ahay
    Lkn qli wllhi anoon daawan ayaa saaray😂😂😂😂😂😂🤣indho yar ahay👀

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +4

    120k hamplyo.xbbtiyey 200k coming soon insha allah

  • @maryamacali2088
    @maryamacali2088 2 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkk ayaaneey wlhi waan ilaaway like sheekada Markaan arkay lkn hadaan saaray

  • @ashamohamed4555
    @ashamohamed4555 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc abaayo maansha allaah waan sugaayey maantoo dhan hore u soco quruxey

  • @fartacali8524
    @fartacali8524 2 ปีที่แล้ว +1

    HAmplyo 120k intaa gabdan u qalntaa♥️👸♥️♥️ayan qurux

  • @hodansheekh3137
    @hodansheekh3137 2 ปีที่แล้ว +1

    Horta madsanid ayaaney
    Wlhi hinaasuhu waa waali ilahow naga hayi hadad noo qortana qalbiga noodaji amiin yaarabi🤲

  • @anababdullahi4246
    @anababdullahi4246 2 ปีที่แล้ว +4

    Wanaaga soo dhadhaay caawa💞

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 2 ปีที่แล้ว +3

    Mia fanskena gbdha kor aan u qadno 200k aan garno si bn u hurdnye coming soon mcnto 200k inshalah

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 2 ปีที่แล้ว +4

    Msha allah wllshy ayaan qaali dumar Alle haku xafido aamiin 💋💋💯💯❤❤

  • @qamarali6968
    @qamarali6968 2 ปีที่แล้ว +4

    Wan ku salaamay abayo ayaan aniga wan ku daawada wana kugu xiranahay waana ku jeclahay ilaheey dartiis lkn waligey comment kaama soo bixini hadane waxan rajeyna ina isoo jawaabi doonto farxad ku noolow adiga iyo xaajigaga iyo caruurtaada cimri dheer iyo caafimaad taam ah ayan idin rajeynaa xabibti love you ayan qurux ❤😘🥰

  • @sajitahahmett8418
    @sajitahahmett8418 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilhyow raga xun io dumrka xun clf iskgu dr inta wangzn na kwa wngzan ugu dr 🥺✨🥰💙🙂

  • @nimco1719
    @nimco1719 2 ปีที่แล้ว +5

    Dadaalkaga allaha kugu guleeyo abaayo 🥰💯

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +2

    Soo dee hee qeybta shanaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 2 ปีที่แล้ว +4

    Kuwa malabaxa dubaaya anaaba isu maleynaayey 😂 😝 waan kuu saaray Abaayo waana kugusoo biiray

  • @fathibashir2769
    @fathibashir2769 2 ปีที่แล้ว +3

    Team indha waawen xalada kawarama 😂😂muqalka like ta naga saara ayaan hanagu dirinee😂

  • @aishaahmed3309
    @aishaahmed3309 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan quruxey waa kuvsalamey abaayo

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️💖♥️❤️💖♥️❤️💖♥️❤️💖

  • @maryamacali2088
    @maryamacali2088 2 ปีที่แล้ว +2

    Anaga wali qoraxda manoo dhicin Howsha ayaan kugu sii qabsana ayaaneey xbiibti waan ku salaamay

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh abyo 120k subscribe kabadan kuu rajeynaa i.a😘😘😘♥️🖤abyo mcney

  • @shukriinabishar4535
    @shukriinabishar4535 2 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah 😍🥰🥰🥰🥰

  • @shukrishiikh6788
    @shukrishiikh6788 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ayaanteyda hdl majiro cwa naa uhoreeyo waaku salamay qaaali

  • @AbdiAli-ei4gj
    @AbdiAli-ei4gj 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayan quruxhey m.à afkaga cana lagu qabey 🥰🥰

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 2 ปีที่แล้ว

    Yaakuusheegay inaan waxkugudubaneyno waanqoslay wallahi

  • @shukrishiikh6788
    @shukrishiikh6788 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekadana gabagabee maree midkalo kasi mcn ayaan kaa sugeynaa mcnto waaka hela dhiirigalintaada iyo sheekoyinkaaga quruxda bdn

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ♥️♥️♥️♥️

  • @mnesteroooynesterooy965
    @mnesteroooynesterooy965 2 ปีที่แล้ว

    Mshallah mahadsanid wll

  • @oumalkairemed7942
    @oumalkairemed7942 2 ปีที่แล้ว +1

    Xbbty hambalyo 120k incha allah 200k iyo inka badan

  • @farxiyocali1682
    @farxiyocali1682 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayyy anaa ugu horeyo xppti 🎊

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you mcnto

  • @badrimahamud7729
    @badrimahamud7729 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney cawa dhan ku sugaye mansh allah

  • @fadmaadamcali9134
    @fadmaadamcali9134 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @fartuuncumar3973
    @fartuuncumar3973 2 ปีที่แล้ว +1

    ayaan waso daahde gacaliso tnx Yah😍🥰

  • @idilabdi7535
    @idilabdi7535 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah nice story

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo mashallh Allha kuxfdo

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 ปีที่แล้ว

    Msha allh

  • @mudushow5960
    @mudushow5960 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow m.a🥰🥰🥰🥰🥰 dhamad

  • @shamsonoor6466
    @shamsonoor6466 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @saidyasin1528
    @saidyasin1528 2 ปีที่แล้ว

    Sheekadaada wey macaantahay abaayo

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +2

    www wan sugaye 🥰🥰❤️

  • @askaxaaji4228
    @askaxaaji4228 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah abaayo aad is

  • @aasiyah2601
    @aasiyah2601 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalllah ❤🦋

  • @zidraali9150
    @zidraali9150 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah🥀♥️

  • @cabdiwalimaxamedcabdiwalim795
    @cabdiwalimaxamedcabdiwalim795 2 ปีที่แล้ว +2

    ayaaney abaayo waan sugaye thanks🥰😍

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping 2 ปีที่แล้ว

    Malinka dharka la dhaqayo baaan ayaaney ku daawadaa Kaley iska Arag😅🥰🥰🥰🥰🥰ku jecley Queen👑❤

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhib malahan soo daahidda caddey qurux badaney dulqaadka ha jiro asxaabey

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah qali dumar horay usoco ❤️💯

  • @anabali1098
    @anabali1098 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah tabaarakallah abaayo

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xppti

  • @abdiladhiif7059
    @abdiladhiif7059 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you habo macan wasugayee

  • @farhiyacabdi5952
    @farhiyacabdi5952 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi intan dhawanin aya likekta saraa,

  • @qaalileyli8626
    @qaalileyli8626 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abayo san usukayay an nokay lkn hata wan nafisay

  • @queenfatuush4379
    @queenfatuush4379 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc abayo qurux ilahiy hako dhowro adiga iyo family xppti allahomma amiin❤❤❤

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan gobdoon Wllzhey qli Wxaad tahey qof Aan Abaal keeda Aannan gudi Karin Waayo Wxa Aan kaa faaidey Wxyaabo badan Oo Naga qarsoona qisooyin badan Oo cilmibadan Ka faaidno

  • @ayaancllaahi4875
    @ayaancllaahi4875 2 ปีที่แล้ว

    Manshaalah Wllo mashaallah horeusoco Wllo qali 💕💕👑❤❤❤💕💕

  • @dekaisse925
    @dekaisse925 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah ninka xuma

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah abayo dalka dadaleysid Allah haku fududeyo

  • @bashaashtv276
    @bashaashtv276 2 ปีที่แล้ว

    Alaha kuxifdiyo💯💯💞💯💞

  • @akariimsalma224
    @akariimsalma224 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs
    🥰🥰❤❤
    Waan ka shaqeysiiya faraha🤣🤣
    Maanta anigo fadhiga joogo ayaan ku daawanayay☺

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayaan

  • @afnanduran6524
    @afnanduran6524 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan wlshey waan kuu saar ne wad sheegkada hore u soco

  • @AbdiAli-ei4gj
    @AbdiAli-ei4gj 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaney aniga waxan sameynayo ayabo shegta wlhy kkkkkk hadan cajero dubayo iyo markan darka hajiga kugu lalabanayo wa iargta umalya
    🥰🥰😅😅😅😅

  • @habibahassan340
    @habibahassan340 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayan qurux

  • @aishanur9295
    @aishanur9295 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhararaayay wlhi😉😌

  • @xamdibarwaaqoofficial6907
    @xamdibarwaaqoofficial6907 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk guriga aan gugu hagajinaa like waan saaray abaayo

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much sis

  • @hindamohamed4768
    @hindamohamed4768 2 ปีที่แล้ว

    Subaxan allah

  • @nasteehnalka5803
    @nasteehnalka5803 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah wlee tan waa mucjis

  • @sahraosman7156
    @sahraosman7156 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanki you abayo🥰🥰🥰🥰

  • @ayaanbashuir9556
    @ayaanbashuir9556 2 ปีที่แล้ว

    Ayaney byo

  • @user-xt8fz3qr5w
    @user-xt8fz3qr5w ปีที่แล้ว

    Ayaan wakutaageraa❤

  • @ferihaabdallah4126
    @ferihaabdallah4126 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تسلمي ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك حبيبتي

  • @muniircali8440
    @muniircali8440 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a shekadadan habenki kusexdaa
    Qatar

  • @Hamdiabdi55
    @Hamdiabdi55 2 ปีที่แล้ว

    Manshlh walashey

  • @raxmazhide464
    @raxmazhide464 2 ปีที่แล้ว +3

    💋💋💋

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbtii wan ku jeclahay

  • @caashoabdihassan1711
    @caashoabdihassan1711 2 ปีที่แล้ว

    Canjeera dubtoy kkk wa ika qoslisay ayanay❤❤❤❤❤

  • @nasteexomohamed415
    @nasteexomohamed415 2 ปีที่แล้ว

    Abayo mar marsiyaha naga daa ee wad shekada

  • @xamdacabdiraxmaan6880
    @xamdacabdiraxmaan6880 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🥰🤣🤣🤣

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 2 ปีที่แล้ว

    Cadi mahid walalo

  • @ashahussein4483
    @ashahussein4483 2 ปีที่แล้ว

    Asc shabaxeey waan ku salaamay

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk
    ayaaneey waaba tobankiiye xilima canjeelo lagaadhay

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa 2 ปีที่แล้ว

    Canjeero iyo dalac bilaash

  • @bashaashtv276
    @bashaashtv276 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +2

    Ey dhafarlow ah😂😂😂✋

  • @xananmaxamad4537
    @xananmaxamad4537 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤💖

  • @najmasaid9321
    @najmasaid9321 2 ปีที่แล้ว +2

    Like ina ku saarno wa qasab xabiibti sharafeey waye waqtigaada qaaliga no hurday

  • @simrannuur4904
    @simrannuur4904 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugayay

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 2 ปีที่แล้ว +1

    Yes saa u sugayey

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana laaah

  • @happylovehappylove5776
    @happylovehappylove5776 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xabiibti 🥰 ♥

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ayaaney sixiroley ma tahy wa iga qoslisiisey wallahi waxan dubayeey

  • @anurabsha3307
    @anurabsha3307 2 ปีที่แล้ว +6

    Video an like sarin maba dawado faraheygaba barteen 😅