ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAXAAN WEERAR KUQAADAY NAAGTUU NINKAYGU GUURSADAY EE ILMAHAYGA LOO GEEYAY WALIBA IGA XARAMTIMAYSAY🙈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ย. 2022
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 203

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +29

    WAA KAN CHANALKAYGA HALA SOO BOOQDO ASXAABEY 10K GAARSIIYA th-cam.com/video/qBsEmrm__wA/w-d-xo.html

    • @hamdaabdirahman5900
      @hamdaabdirahman5900 ปีที่แล้ว +1

      Wan so boqaney isna qiyoyin kuso gudbisa wd dadalaysa mansha allah alle Haku xiftiyo wlo

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +34

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah🥰💞🕋

  • @samsamahmeddhaqane819
    @samsamahmeddhaqane819 ปีที่แล้ว +15

    Ayaan gobdoon qofta kaliya ee TH-cam ka taageero allaha Ku sharfo poqorodeeyda 😍😘

  • @yallahbardhera9678
    @yallahbardhera9678 ปีที่แล้ว +6

    Dhiiri galiso Ayaan goobdoon waan kujeclahay macaanto 🥺🧕👸🌍💖♥️

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 ปีที่แล้ว +10

    Alxamdulillah ayaaneey waxaanka cabsanayay inaad qisada kudhamayso gabadhu ninkeedi fiicnaa inay naag darteed ooga tagtay lkn Gabadhanu ayadaa ninkeeda naagta ku kaliftay inay ooga tagtana wayku khaldanayd gabadha kalana walaley illahay ooga baq caruurteeda siwanaagsan oola xidhiidhi Insha Allah

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 ปีที่แล้ว +9

    M.a Wllhi abayo wax badan baan ka faidnay illhy haku xifdiyo🤩🤩🤩🤩😍

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 ปีที่แล้ว

    Nin fiican buu ahaa ILAAAHAY ha isku daayo ayaduna Gabar sabar badan bay ahayd oo xiligii adkaa ugu soo adgaysatay asna nin u abaal guday buu noqday

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +3

    Naayaa ayaan waa ku xiranay kaaga kale wllhi wa aka faiday qiso aad soo dhigtay.😚😥shukran.qli

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkk wlhy waa qiso cajib ah
    gabadhaasi waxay ahayd gabadh samir badan

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 ปีที่แล้ว +5

    Abyo ayaan qisadaan qaybta dambe ee ilmaha laga xaarantimeynaaa maymuun waxay isku egyihiin qiso cid aan deris ahayn haysatay maamo shamso ilaahey hakuu naxaristo ilmo iyo hooyadood aad isku ogoleed ayaa dhimashadaadiii kadib la kala.geeyay ciil dartiina la ooyay ilaahey janadiisa hakaa waraabiyo waxad ahyd qof wngsan hooyo ahaan iyo deris ahaanba 😭😭😭

  • @aishadahir1755
    @aishadahir1755 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney adi iyo farxiyo tawakal jimka idunku juga xanonka birta idunku ilaway ilhahow idin daaa yarabi hesihi aba iska dayay alx ❤️❤️❤️🥰

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @maymun6030
    @maymun6030 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaaney shekada wan Kahala madama e tahay samiday gabadha qisada kaso gudabisay ilahay haku xafido adiga iyo falikaga o dhan wax uku lecelahay shekohikaga mida kugu dhera xabibiti ❤❤❤

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 ปีที่แล้ว +5

    Wcs abayo ayaan gobdon Alle ha ku xafido

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed5678 ปีที่แล้ว

    Aduunyadu waa mareeg waligaa qof ha xumayn

  • @faadumomaxamuud4500
    @faadumomaxamuud4500 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh asc abyo qali ada iyo ada ayn kujecelhay qali waxan kadhigat walshey iga weno kale inolowa

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah rafaad bey ku bilaabatay farxad ayeyna ku dhamaatay waa gabadh nool illah ha idin xafido adiga iyo ubadkaaga iyo kiwa aad eedada u tahay mida kale wllaasheey ha noqon eedo xun oo ubadkaa sabiga ah si waangsan u korso unala dhaqan wcs.

  • @dagendawlochannel3443
    @dagendawlochannel3443 ปีที่แล้ว +1

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +254791162595

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waxan ugu magac daray jecelkii guulestay sheydaan Aya idinka dhax shaqeyay dhibka ogay idinko so maray ma haneed in aad naag iyo miser Wax lamida rerka lagu dumiyi alx hadaba leylo iyo qees isku noqoteen

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbty masha Allah best history ever wllaahi aad baan uga helay jzkllaahu qeyr xbbty keep going dear 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💓💓💓💓💓💓💯

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว +5

    Wcs wr wb Ayaneey xabibti 🥰🥰Allaha ikaxafido wllhi halkan kumasokobi karo waxyabaha ankafaiday waxan ahay gabar da yar wllhi aad ayan kujeclahy mcny allaha kujeclado waxan kugu xiranahy mudo sanad kudhawaad ah channel kada kalana wanku xiranahy m.a waya aragnimo iyo aqli badan kafaiday

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan xbbti allah ha kuu xafido qali Macnto keep going

  • @amalnuur5924
    @amalnuur5924 ปีที่แล้ว

    Alla ayaaney sheegada alaab dhaqowga ay ku macantahay wlhi

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 ปีที่แล้ว +1

    Alla dulqaadku qaraaraa oo dheeftiisu macaanaa mahadsanidiin ayaan iyo maymuun😔🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka soomaalida waxey is leeyihiin naagta ilma badan hadhasho lugta seey uga xiraan yaab

  • @ladan8644
    @ladan8644 ปีที่แล้ว +3

    Happy ending!mashaAllah!♥️♥️♥️🌹🌹🌹

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka allah wa naag nool ilahay family keda ha u barakenyo

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah qisadn wax hadan aan ka faa iidaday Allah ha ku barakeeyo wlshy

  • @user-yj2ik5wd1c
    @user-yj2ik5wd1c ปีที่แล้ว

    Walaley wanku baryaa sii gabadha ilmaheda

  • @maryanruun5208
    @maryanruun5208 ปีที่แล้ว +1

    Naaya haigaso dhahgilini weikusocta🤣🤣waankuwata hawo

  • @ikraanbashiir3381
    @ikraanbashiir3381 ปีที่แล้ว

    Wllhi marka nacanan neso wan qoslaa fani aya tahy ayaney

  • @munoali3306
    @munoali3306 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah may muun gesiyad iskuwara ayadi xajigeda

  • @farhiyoawad8795
    @farhiyoawad8795 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wlshy wn sugaynay sharafy keep going

  • @Fatuma33
    @Fatuma33 ปีที่แล้ว +2

    Ayy qofka ugu horeyo OO qorl so qoro lkn like ta 3iga huresay wan ku so saray abaayo 👌🖤🙏

  • @halimaabdi6511
    @halimaabdi6511 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alle ha idiin xafido

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد مجيد

  • @fadumoaxmed652
    @fadumoaxmed652 ปีที่แล้ว +1

    Marka arkay wan farxay abaayo ayaan waan iska jeclahay 🥺👸🏻😭

  • @farxiyocali1682
    @farxiyocali1682 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha

  • @Ikraan811
    @Ikraan811 ปีที่แล้ว +2

    Ayy waan sugaye thanks macanto🥰💋

  • @safanaseyid1711
    @safanaseyid1711 ปีที่แล้ว +1

    wlhi gabadhu wa hoyo gesiyad ah ❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah ayaan hada dhameyay qisadi maymun Masha Allaah wey gulaysatay ogu dambeyn

  • @shukrimataan5393
    @shukrimataan5393 ปีที่แล้ว

    Ayan qurux ❤

  • @sabnaabdi5897
    @sabnaabdi5897 ปีที่แล้ว +3

    Hppti thank you 🥰wan sugayay ❤

  • @ramlamacalin8380
    @ramlamacalin8380 ปีที่แล้ว

    Ayaaney waa igu qabatay canjeero aa dubaaye

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว

    Mel wanagsan kuso dhamata walhi waa qiso xiso badan waa gulaysata maynun dumarku iyaga Cadow isku ah wale nolosha haydin wacnato maymun iyo qoyskeda koley wad ari comment gayge abayo ❤️❤️❤️❤️🙏💋💋💫thanks ayaan teyda cashaqa

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว +2

    Wczln wll Qali soo dhawoow Mahadsanid 💗

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney adiyo asxaabtadaba waxa idinka codsanayaa Waxan dawaday Gabar soomaliyed oo Uu waraysanayey Wil youtuber ah Ridwan isack Gabadha waxay tiri waxan kenya ku haysta ilmo runtii qisadeedana wan la ilmeyey dhib badan bay so martay Garab istaag ayeyna ubahanthy Fadlan soodawada oo Hala dhiiri galiyo Garabna an siino Queen Hana Youtubkaas Plz Halo aado

  • @fatimaniifay4533
    @fatimaniifay4533 ปีที่แล้ว +5

    Shukran abayo ila galabta sidan u sugayay alla ogaye

  • @minaosman2049
    @minaosman2049 ปีที่แล้ว

    Hahah waan ku salamay huuno
    Walahay anoo cashamayeynaya oo dhagaha igu jiraan oo qisada dhagaysanaya maqlay naayaa 😀😀😀 deeg deg ku soray

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin ปีที่แล้ว

    True love never ends. Waan kaheley sheekada Maymuun. Labada qof oo si dhan ah isku jecel marwalba waa kuwii is helaa.

  • @nimoabdulahi8328
    @nimoabdulahi8328 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha waxay is moodaan markii naagta LA furo inuu naag kale guursaaynin ayadii markii lafuray ayuu naag kale guursaday markaasay tiri ilmaha mahaynaayo keen baalayiri naagta kale ayaa loo gayne say tiri Maya anaa haysanaayo sheekada waan kala googooyay hawl baan haystay sheeko dheer marbaan soo qoraayaa ayadoo dhamaystiran lambarkaaga ii soo wor

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ayaaney waa illaah ma hadis hadey midobeyn farxadoda illaah ha u siyaadsho wlhi wax badana ka faidey qisadan meymun iyada ka qaldaneyn wiilka boqor waaye lkn sidey uga cad gosatey waaladhacey masha allaah

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 ปีที่แล้ว

    Ayaan qurux inta badan Commentiga ma haleelo lkn lakita kulama masha allh halkaa kasi wad Garabkaaga alle ha galo

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 ปีที่แล้ว

    Www m.a waa qisoh shidan wlee meymuunh weyguuleysateh wexey dhip soo marteybah maantah wey ertaaxeysaah alle hausiyaadshoh nimcadah

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp ปีที่แล้ว +1

    Wow qiso ka mcn man arag
    Hore usoco ayaan gobdoon💖💞

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 ปีที่แล้ว

    Aduunka waa wareegto waa isu sabreen maasha alaah

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah maasha Allah maasha Allah

  • @nasteexomohamed415
    @nasteexomohamed415 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi ayany dhago ayan kugu dha geysanoya🤣🤣🤣

  • @nimcoabdulahi3465
    @nimcoabdulahi3465 ปีที่แล้ว

    Wow mahd sanid abyo

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 ปีที่แล้ว +1

    M.a hambaliyo meymun madama ey gulesate lkni nin wa nagtise haka dhadhiciso in gabdha ilmaheda lasiyo plz 😢

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 ปีที่แล้ว

    Ayaan wankulamy sankusugatay mansh all walashy ❤

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 ปีที่แล้ว

    M.a.sh.a runtii ayaaney wan nacsanaa aqiiran intee ku dembeysaa islahaa lkn waa guul dhamaadkeda intii fahamsan allaha isku dayo

  • @ashamohamed4555
    @ashamohamed4555 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah ayaaney sheekdaad wey igu socotaa horey u soco

  • @umucazam964
    @umucazam964 ปีที่แล้ว

    Ayaan gobdoon xbbti sethy ayaantan comment so ma qorina lkn like waan saara waa sii lama maroya

  • @abdirahimisakosman8669
    @abdirahimisakosman8669 ปีที่แล้ว

    ASC WLL GABADAN WAISUEGTIHIIN WALASHA MIYA

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gabadhaas Allah barakeeyo 🥰🥰

  • @caynidaahir9968
    @caynidaahir9968 ปีที่แล้ว

    Waw cadi maahn

  • @cashacuud7659
    @cashacuud7659 ปีที่แล้ว +1

    💓💓💓💓💓abyh Allh hku xafido 💕💕💕

  • @cumarcali9275
    @cumarcali9275 ปีที่แล้ว

    Thankis abayo mcn

  • @aaseditz6667
    @aaseditz6667 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre ปีที่แล้ว

    Caaawa anaa uhoreeyo quruxeey horay uso🙏

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 ปีที่แล้ว +1

    Nag nool iga dheh 🥰

  • @nalkagabadhpuntland8957
    @nalkagabadhpuntland8957 ปีที่แล้ว +1

    ayaaniita qurux❤❤❤

  • @zamzammohamed4933
    @zamzammohamed4933 ปีที่แล้ว

    Ayaney xabibti Allaha dartes ankujeclahay

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah abaayo keep going 💪 👏 🙌

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว

    Tnx walal merka sxa raba
    Ani dhagesta
    Qaisoyinka tnx walal

  • @HANMAtokita
    @HANMAtokita ปีที่แล้ว

    waleewaamacaansadayayaaneey🤤🤤

  • @hamdiahmed6980
    @hamdiahmed6980 ปีที่แล้ว

    Alla ilahayow ayaney jiko kugu nadiifinoyaa

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 ปีที่แล้ว

    Ayaney shekadan naga so dhame shekoyinkle so gali ani shekadan madawan mowduca kasasase so gabgabe taqeyow

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 ปีที่แล้ว

    Xbbti ayaanay thanks my sister

  • @kaafiyocabdi12
    @kaafiyocabdi12 ปีที่แล้ว

    Kkkkk waa iga qoslisy ayaan qurux

  • @farxiyoxasanidle9959
    @farxiyoxasanidle9959 ปีที่แล้ว

    Haa wllhi ayaaney iskoobaheygaa idheer dhagtuu iigu jiraa likta adaan kugu soo xasuustay hhh

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 ปีที่แล้ว

    Hbbi ayann gabdonn

  • @umamuctazem162
    @umamuctazem162 ปีที่แล้ว

    Abayo wankugu cusbahay aniga ahaan qiso anku haayaa ilaso xarir Wa hadad awoodo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Iska iloow dheh

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 ปีที่แล้ว

    Walahi waa naag nool bisinka

  • @nasteexocabdulaahi4807
    @nasteexocabdulaahi4807 ปีที่แล้ว

    Ayanata qali waan suug waan ku faraxa sanahy

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 ปีที่แล้ว

    Mahd sanid mcnto walhi ayaney wankujeclhy xbbti alaha ha kuxfdo

  • @ladanahmed931
    @ladanahmed931 ปีที่แล้ว +1

    Happy ending ino so badii Mashallah allaha isku barakeyo Amiin thanks ayan😘🥰🥰❤️❤️

  • @zakiyahusseinabdi368
    @zakiyahusseinabdi368 ปีที่แล้ว

    MashaAllah shukran qurxy

  • @inantaqaranka4987
    @inantaqaranka4987 ปีที่แล้ว

    Ayaaney walahi waxbadanaa kaafaaiday abyo waayo anigoo niyad jaban oo aana aqoon waxaan sameeyo ayaan taladaada qatay wayo ani iyo ninkayga marwalba wan iskudhici jirnay lkn hada anigaa layga baryaa maxaa kugu fhacay halmar ilahadal wad isbadashay wad mahadsan tahay abyo🥰🥰🥰

  • @fartuuncumar3973
    @fartuuncumar3973 ปีที่แล้ว +2

    Saa ku sugaayay ilin ika timid mel fican ku jare wanaga so daahine mia indha weeeney🙄

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว

    Tedkle wan ku share garya wlahi badna
    Like neh kama pAqilo io comenti

  • @nagadxussen6692
    @nagadxussen6692 ปีที่แล้ว +1

    Wsc Ayaan gobdoon 👸 💋 Qll 🥰🥰

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo 🥰

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashallah abyo Allha gulinshallh

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarak ❤️❤️

  • @hindamohamed4768
    @hindamohamed4768 ปีที่แล้ว

    Asc wll ayaan wllhi gisiyad

  • @caliinaabdi7641
    @caliinaabdi7641 ปีที่แล้ว

    Ayaney makulataahy sacaan 1:20habnkimo.ina ayitahay sobaxdiina kalahaadla igasogayo wxaaaa dhan jecl aan kuqabo kudawnaya ilahy dartii kujeclhy wllo guleyso intii idhaaftay cawa so.afjaray

  • @hiboabdishakur1547
    @hiboabdishakur1547 ปีที่แล้ว

    Ayaaney xbbti channel ka kale wan la socda