ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

NINKAYGII WAXAAN UGA SOO CARARAY CABSI DARTEED KADIB MARKAAN KU ARKAY WAXAAN KA FILAN WAAYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2022
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 98

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +32

    MUQAALKA LIK YAAN LAGA HILMAAMIN ASXAABTAYADA HEEY FARAHA KASHAQAYSIIYA WAA IDIIN JEEDAAYE

    • @fadumofarax5020
      @fadumofarax5020 2 ปีที่แล้ว +6

      Ayaan quruxey aniga. Gacanteydu shaqada ayadaba diyar u ah walahi muqalka an
      furaba Lik tawasara waba laqabsaday💝💝

    • @umucalina5962
      @umucalina5962 2 ปีที่แล้ว +2

      Ayan cadey maba dawan Karo ila an like ta saro keep going sister ❤️🙏💋

    • @najmaissackchannel
      @najmaissackchannel 2 ปีที่แล้ว +2

      Hyh quruxey mahsanid

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว +2

      Ala hooyo sodoh anaa dhibaato kasoo maray, maamada mansha allah qaylo kusoo jarmaadaa, aniga oo hadee 32sano arkin mahaan ku dhashay baa dib ugusoo laabtay ani xaajiga iyo 1baby wadano,siaanu maamada iyo ilmahaan dhibla'aanta kudhalay soo arko hadyadahoodana ugeeyo walaalkoodna soo baro, maxaase iga qabsaday, saacad anoo jooga ayey iigusoo gashay qolka kute baati xiro kushiinka gal basaboorada kaaga kiisaa soobixi ani yaab maxa dhacaan dhahay intee uwadaa baasaboorada kute hadalkayga hadal lama dulsaaro wiilkayga kaagalama soo dardaarmin miyaa, waxan dhahay hooyo passport kayga anba waa haysan karaa teeda kale kushiinka maxa ka dhex suubinayaa kute xaafada raashin ukarinaysaa waxan dhahay dhib majiro raashin anaa dalbaayo oodiyaarsan,ka waran qosol bay isla kala jiiday kute soobax soobax, horta meesha waxa ladhahaa suuqa xoolaha, qacdii uugu horeysay wadnahayga boodbood badan baa ka dareemay gaariga markaan kasoo degnay xitaa waan ooyey, waana watay lacag kufilan dhowr qof sanad macal kiro guri iyo waxkastoo farta utaagno waayo aniga iyo xaajiga labadeenuba shaqooyin fiican baa ku haysanaa meeshaanu ka nimid laakiin waxaan tix gelinayey caruurtaa sabiga ah ee isugayey inay iga dareemaan,
      dhibaatooyin badan baan kala soomaray guriga iyo sodohday, kushiin ka raashinka waxa wax lagu kariyaa wax ay xaabo kusheegayeen, musqusha waa god fadhigii aan ubartay iyo waaskadii weji dhaqadka iyo shower ama bath maleh, wuxuba waa hololob, heer waxay gaartay markii kushiinkii iyo xaabo shidkii iyo wixiiba kala bartay 7caruur ah baa noojooga marka babyga laga reebo kutigood kushiinkaas yar bey ila cidhiidhsan jireen qosolka naga dhacaya iyo farxada maamada ma ogola intay nootimaado oo nagu qayliso bey weliba caruurta habaari Jirtay,maalintaa weeye maalintaan afka furtay, waxan ku idhi 2bilood Juuq kuumaan odhan waxaad doontaad iga yeeshay laakiin kaayeelimaayo saqiiradan marna aad habaaraysid marna sidii adoontii 4habeenimo qaylo ku kicinaysid canjeero duba, school ka markay kasoo baxaan ayagoo daalan kushiinka gala soo adeega qorax kulaylka dharka dhaqa mininka hagaajiy, waxaa kaa dhageysan maayo ku iri hada ka bacdi naag ushaqaysaan uqabanayaa shaqaalaha laftirkeeda adoonsan meysid maalina waxay idinsiin rooti iyo shaah maalina malawax waana ku balaminayaa in canjeerada mamnuuc ka tahay xaafada, isla maalintaa waxan soo iibiyey washing machine aankasoo bixiyey 480dollar iyo cookergas waxan soo iibiyey miis leh 8kursi si caruurta quraanka gurigooda lagu baro waxan keenay gabadh ushaqaysa waana kala dardaarmay inaysan ku qaylin kasoo qaado nafteedoo kale, waxaan caruurta usoo dhigay TV mansha allah ah, waxana ka bedelay dhamaan sariirihii labada hablood ee roonroon iyo inamada midka roon waxan ukeenay mobile siay ani iyo hooyadood oojoogta America noogala sheekeystaan, mardanbaan waxan ogaaday in sodohday ahaanjirtay ciidamadii siyaad bare hhhhhhhhhhh

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan sheekadayda soo aqriso

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 ปีที่แล้ว +4

    Laa ilaah illallaahu muxameda rasuulu llaah 😰🥺☝

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +1

    Soo dee hee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @shukrishiikh6788
    @shukrishiikh6788 2 ปีที่แล้ว +9

    Wcs ayaanteyda masha allah xbbti firfirconidaada waa farxadeena cfmdka allaha kuu ziyaadsho waa balan inaan faraha ka shaqeesiino

  • @nadiifocabdulahi2134
    @nadiifocabdulahi2134 ปีที่แล้ว

    Cajiib walhi wan kahely qisooyinkaaga m.a alha ku dayo sisste

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +14

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

    • @fatumahassan7025
      @fatumahassan7025 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤💖🕋🕋

    • @rumaanmohamed
      @rumaanmohamed ปีที่แล้ว +1

      Scw❤🎉❤🎉😊

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว +4

    Nayaa indho weyn waan kusugaayay shaah cabooyaa thanks my sister

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 2 ปีที่แล้ว +4

    Wcs abyo ayaan dadkaan wax lama maqlo dhahayaan ayagh xagoodah lee wye anagah dhankeenah mi ami a wye tnx my dear sis love ou my teacher foreva

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +6

    Sodohyada qaarkood kheyr àllaha siiyo allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah abaayo keep going 💪

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi ปีที่แล้ว

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guulayso

  • @abdikaali9704
    @abdikaali9704 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks ayaney ma qisoyin wanqsn ayas nosojethisa Allaha kusharfa ia

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto àdiga iyo seygaaga iyo càruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @farxiyofaarax5556
    @farxiyofaarax5556 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaneey xppti allah ha ku xafido mar walba iyo meel walba💯🧕🥰

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 2 ปีที่แล้ว +3

    Walee ani hadan walaco isbitaal lee jifana falenbana leey duraa yaa rabi umada saas ah waan kanaxaa walhi illaahey ha no saqiro ani iyo intii ila mida

  • @zanko6317
    @zanko6317 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allah qisa wanaagsan

  • @maranmohamed8237
    @maranmohamed8237 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiill kaana llabasano ayaan isjecell nahay😍😍😍😍 illa sootalliya😍😍😍

  • @sundusmohamed707
    @sundusmohamed707 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle nin dhibadnaa nin laamino majiro

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +7

    2007 bishii 10aad 22 deeda waxan waayay aabehey mcn aabo mcn gessigii leyga beerayoow ilaahey janadiii hanagu kulmiyo😭😭

    • @Fardawsafiican1
      @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin xbbti😥

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaarab hooyo mcn ilaahay Janada hayskukiin tuso anba hooyo mcn cisho dhaweyd covid kii kudilay London aabahayna waxyarbuu ka horeeyey ilaahoow janada igu tus

    • @amizhfarxzan2371
      @amizhfarxzan2371 2 ปีที่แล้ว +1

      RAABI naxrista janno hassiyo Amiin Amiin Amiin YA Allah

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +2

      Aloow unaxariiso qabrigiisa unuuri dambigiisana dhaaf yaa rabi

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 2 ปีที่แล้ว

      Alluma amiin

  • @cadaryusufchannel1011
    @cadaryusufchannel1011 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa wax haysta sodoh io dumashi dhibadan aamu dartiis ayaan inan dilacanba kadaqaya

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 ปีที่แล้ว

    Ayaney hurmudki hablaha 🥰❤️ waku xiisay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo 👍😍

  • @aaminacarab9181
    @aaminacarab9181 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh allh xbbti alle haku sharfo

  • @elmiosman8325
    @elmiosman8325 ปีที่แล้ว

    Mashaallah gabadh dagan yaad tahay abaayo ayaaney horey u soco we follow share like and comment your videos

  • @raaidaarahmaanhussein9638
    @raaidaarahmaanhussein9638 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhh ayaaneey horaa loo yidhi qof amusnaan ku dil markaa waligaa cadowga amusnaantaa lagu dilaa

  • @ramloshiiq150
    @ramloshiiq150 2 ปีที่แล้ว +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว +2

    Hello ayaan Gobdoon first one of whoch

  • @hindahusein3228
    @hindahusein3228 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah xbbty hore usoco

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan wnkujeclhy xapptii❤️🥰

  • @aminadahir9382
    @aminadahir9382 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khairan xbbti 💕💕

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 ปีที่แล้ว

    Sax 100/% wllhi waqtigaa kubarayo wax walbo nolsha aduunyo ku saabsan😰🥺😰😰🥺🥺🥺🥺🥺🥺🙏

  • @zahrasheikh4163
    @zahrasheikh4163 ปีที่แล้ว

    Walaashy hore usoco wan kujacelnahay

  • @maranmohamed8237
    @maranmohamed8237 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo wiill Ayaan jecellaadey Ooderis keena Ah Asi jacellkiisa iimasheekto sidoo kalle Anine uma sheekti waakalla xishoo nonaa marka Adi iyo Asxaabtaada illasoo talliya wiillkaan jacell keyga mausheekta Ama waan iska daaya illa sootalliya😍😍😍😍😘

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว

      Abyo asga nin raga ka sug hada ugula hormarto kuma qadarin dono

  • @queenfatuush4379
    @queenfatuush4379 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayan cdey wan kujeclhy wllh❤❤❤❤

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 ปีที่แล้ว

    Msha allh

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 2 ปีที่แล้ว

    Ahllan wasahllan

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abyo mashallah Allha kuxfdo

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว +3

    ilaahayow gabar kasto oo dhibaataysan kadulqaad dhibatada aamiiin yaarabi😭🤲
    Ayaaney ma hilmaamtay chnlkii qisas aaway mcnto ?

  • @zeynaphassan1457
    @zeynaphassan1457 ปีที่แล้ว

    Asc abayo mahadsanid

  • @laylayusuf2209
    @laylayusuf2209 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala ayaaney ma anigad I ogeed cunadan karinta gabadha anaa is moodey waxan ahey cuna hadan dab saaro in laga dhargo maahe anan waligey laga baahnanin . Waxa soo hadha firiijkan galiyaa si qofkii raba uu ku noqdo.

    • @fatimaguled1444
      @fatimaguled1444 ปีที่แล้ว

      M.a same nhy apyo majecli in cuno ku yarato dadka

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji1868 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks xppti ayn

  • @sundusmohamed707
    @sundusmohamed707 2 ปีที่แล้ว

    Abyo jasakalh waxan kamid ahy tagetahaga ee nosobadi abyo sheekoyinka

  • @mumtzmcn8391
    @mumtzmcn8391 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan wad lasocdhaqsaty m.xabibti

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله الرحمن

  • @filsanyasin553
    @filsanyasin553 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaney xabiibtii indha weeney guleyso aad ayan kujeclahay

  • @tubtatoosan4323
    @tubtatoosan4323 2 ปีที่แล้ว +1

    I CANT wait PART 2

  • @adancali1427
    @adancali1427 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanal laah😢

  • @Ikraan811
    @Ikraan811 2 ปีที่แล้ว +3

    abaayo waan ku sugaye thanks🥰💋

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 ปีที่แล้ว

    Dhibka laguna raagee walaga dhamaadaa waaya aduun ubaaba sidaa iska ah aduunyow xaalka ba,yay😰🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @hodanmuse9664
    @hodanmuse9664 2 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo codkaga ma maqlayno maxa helay

  • @raxmaxasan1212
    @raxmaxasan1212 2 ปีที่แล้ว +11

    Abaayo markaste wan kula socda waxaan raba adiga iyo asxaabtaada inad i caawisan 70$ ayan u baahaney deyn ayaa laygu leyey anine iskama bixin karo plz alle dartiis🥺

  • @calisalaad6109
    @calisalaad6109 2 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭❤❤❤

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Asckm masha allaah ♥️ ♥ ❤

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 2 ปีที่แล้ว

    M.a ayaaney

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว

    Wehliso iniga iyo walalshey waku salaane

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 ปีที่แล้ว +2

    ayaanay wll adigu maxad igu sher garenayan wll

  • @rahmashide8003
    @rahmashide8003 2 ปีที่แล้ว +2

    💋

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 2 ปีที่แล้ว +2

    Wsc

  • @maygaagmohamed9121
    @maygaagmohamed9121 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaneey lama maqlayo

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว +2

    This sister ayn

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 ปีที่แล้ว

    ❤🌴❤❤❤💜💜

  • @fadumoyusuf121
    @fadumoyusuf121 2 ปีที่แล้ว +3

    Makumaqlo maxadhacay ayaney

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxey uquuri waayeen kaalmada hooyadeed ay kaalmeyneeysay

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 2 ปีที่แล้ว

    M,a

  • @xamarwene4301
    @xamarwene4301 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk ninka ku ureeyay inu ku furo adne ubahata daran

  • @najmanashaad2375
    @najmanashaad2375 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    SCW SCW SCW SCW SCW

  • @xafsomaxamud8694
    @xafsomaxamud8694 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadda shaqaalaha 60 ay qaataan ayadoo ilma haayin cunta karin naadaafada bas

  • @riisaanmohamed6210
    @riisaanmohamed6210 2 ปีที่แล้ว +1

    subscribe isaara walashey

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Soo dee hee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah