ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

XAAJIGAYGA ARINTAAN FAJACA IGU NOQOTAY AYAAN KU ARKAY QOLKA JIIFKA MAILA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2022
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 119

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 2 ปีที่แล้ว +11

    Allahu akbar qofba waa nooc anna anigaa jecel inaan kaligay seexdo oon lugba meel dhigto haduu idhihi lahaa orad kaligaa seexo waanba uducaynlahaa xumaana igama aha waa dabeecadayda labada gabdhoodba talada aad siisay waa sax lkn gabadha ninka naagta qaba lasheekaysata waxaan oogu dari lahaa sow kuma uusan dhihin xaaskaygu raali bay iiga tahay iska hubi inuu run sheegayo iyo inkale intii aad gabadh walaashaa ah gurigeeda dumin lahayd waxaadna tidhi waan masar badnahay illahay ooga cabso hadii aad gabadhaas ninkeeda ooga daba tagto OO waxaadan jeclayn in adiga lagugu sameeyo hakusamay hadii alle kuu qoro inaad guursato

    • @queenumeema7252
      @queenumeema7252 2 ปีที่แล้ว

      Asc wll masha allah xabibti hadii ay dadka oo dhan ahaan lahayeen sidado kale qos burbura lama arkeen wanka xumahay waa wax xanun badan koley qofki arko aya dareemi karo sideydo kale 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @abdikadirnoor6047
    @abdikadirnoor6047 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc wallashey qali ankufano Allah kuxafitha athiga iyo asxabta sharafta leeh 🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯

  • @fathyaamoudwaiss4396
    @fathyaamoudwaiss4396 2 ปีที่แล้ว +2

    Mâcha allah hbbti cawa sifican baan kusugaayay

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +3

    Geesiyad guulle na siiyay😋✍☝️
    Alle ha nookaa daayo mcnto😘😘

  • @maxamuudkibaar7907
    @maxamuudkibaar7907 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan goob doon waana ka hellay shaqada igu biirii

  • @hawonorfarah6284
    @hawonorfarah6284 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo ayaan cadey Allah ku xafido sharafey sida nodhira galiso Allah ku dhawro quruxey sharaf iyo karama korkaga hato qali dumar aamin

  • @nawaalabdi64
    @nawaalabdi64 2 ปีที่แล้ว +6

    Sax waye aniga xajigeyga wuu ila aroosay ila iyo hada inaa maseeyray xita madareemim amus ayaan ugu dadalaay wllhi

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +2

      Naag nool

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo aamunanta amaa wax kuudhibtaa mase hadii aad maseyrta hadal

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 2 ปีที่แล้ว +1

    mashAllah tabarakaAllah abaayo raigega waa in ay guursan ninkan sababta hadii ay iyada masiirledahey wax qeir qaba Allah Allah hasiiyo

  • @ladan8644
    @ladan8644 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah axsan talo ayaaney seey tahaad u dhigtay Allah hakuu siyaadiyo caqligaaga MashaAllah

  • @samiiromaxamad6180
    @samiiromaxamad6180 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xppti ayaan waan kujiclahay walaahi anokodhan aya nadhiira galisa xppti alah hano kadaayo

  • @bisharomohamed2761
    @bisharomohamed2761 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah swc sidaa noo dhiiri geliso abaalkaaga ha gudo abayo 🥰❤💯

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo haguursan nin xaas kale qabo,abaayo maxaa qalbi xanuun kuu geeystey iyo nin soo dhaxaayo.mushkilad socota waaye, ani koley ma guursadeen nin naag qabo.gaar ahaan adoo gabar ah oo helikara wiil aa nolosha isla bilowdaan.

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    sax 100/% allood tala saarado☝️ waa allxm 100%

  • @sophiebaeuty6674
    @sophiebaeuty6674 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad umahadsantahay walashay ayaanay ❤❤❤

  • @umuamiiraha8867
    @umuamiiraha8867 2 ปีที่แล้ว

    abaayo khayr allah kuwafajiyo

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    subxaa nallaah xasbiya llaahu wanicml wakiil🤔

  • @hodanqorane6685
    @hodanqorane6685 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha Mahsanid Abaayo 🥰🥰🥰🥰

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah abaayo ayaan sharafeey,ilaahay haku barakeeyo

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว +1

    Istikhareyso wllo is cilajina group ka qisasu dikir gal eehablu iskucilajan

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว

    Kolay ani ma huursadeen ilaahay ayaa baneeyay

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back sis

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abaayo 🤩😍❤

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 2 ปีที่แล้ว

    Khayr haduu kuyahay illahay haku waafajiyo

  • @maxamuudkibaar7907
    @maxamuudkibaar7907 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan goob doon well come bisde me 💗💗💗💗

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa talo fican ayaan hore usoco tagero buxdo 💕

  • @sahracisman2369
    @sahracisman2369 2 ปีที่แล้ว

    Maash allha wllo ale ku xafiido maash allha

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey abaayo isoo duceeya muraad ban leeyahay in ilaahay ii fudaydiyo mhdsan thy😍

    • @asmacabdi1795
      @asmacabdi1795 2 ปีที่แล้ว

      Alhe haku fududeyo wllo

    • @indhodeeqhajji5078
      @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว

      @@asmacabdi1795 ameen qali dumar

    • @warisabdi9576
      @warisabdi9576 2 ปีที่แล้ว

      ilahay haa kuu sahlo wll oo haa kuu fududeyo inshalh

    • @indhodeeqhajji5078
      @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว

      @@warisabdi9576 ameen gacaliso inshallh

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah mcn badan aniga comintiga aya hide iga galay dhawan kumasosalamin quruxey

  • @Sabiriin-vt7mf
    @Sabiriin-vt7mf 2 ปีที่แล้ว

    Sharfanid quruxay fariidbatahy

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah talafican bad bixisay qaali dumarey

  • @queenfatuush4379
    @queenfatuush4379 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo mcn iso duciiya adiga iyo asxabtada abayo wan xanunsanahay ❤

    • @nimonorali4168
      @nimonorali4168 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo Ilaahay cfmaad taam ah haku siiyo

  • @haawoabdisalan2720
    @haawoabdisalan2720 2 ปีที่แล้ว

    Allaha ku sojeediyo abaayo
    Gabadha klena sidi khayr kugu jiro Allaha ku waafajiyo abaayo

  • @saabiriinali6559
    @saabiriinali6559 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayaaney keep going sister

  • @aishacuud9628
    @aishacuud9628 2 ปีที่แล้ว +1

    Sister have patience Abayo uducee inu Ilahey Kusojediyo

  • @anfacqurux5875
    @anfacqurux5875 2 ปีที่แล้ว

    Ayaneey xppti intee kala soo hadlaa🥰🥰

  • @saciidoyuusuf1518
    @saciidoyuusuf1518 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaaneey allaha ku xafido walaahi runtaa kugu jeclahay iyo xaqaaadkahadashid cadowga allaha kaaqabtoadi iyo ilmahaaga

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 2 ปีที่แล้ว

    Wacaleeykumu salaan waraxmatulaahi wabarakaatu ayaan qxuruxeey 👍👍👍👍🥰🥰

  • @shukrimuhammed5939
    @shukrimuhammed5939 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Habaryar macaan allah haku xifdiyo🤍❤️

  • @najmaissackchannel
    @najmaissackchannel 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshlh abayo Ayaney wamahsantahay

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 2 ปีที่แล้ว

    Mashallha abyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว

    Asc abyo mashallah Allha kuxdo

  • @umulqalid3548
    @umulqalid3548 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcsm waraxma xabibti qali 💖

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 2 ปีที่แล้ว

    Ilmaha adna habeena laseexo asna habeen halaseexdo haduu rabine 1qol kusooxaroda oo did inuu kaliga kugu eexiyo ilmaha

  • @xafuusinayaroow8686
    @xafuusinayaroow8686 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney abayo aad baan kuugu xiranahay kuuma jeclahay lkn inta badan commenti ma soo qoro taladana waa asiibtay waxaan ku darsan lahaa gabadha labaad abaya waxaa dhici kara xanuuno ruuxiya oo lamaanaha soo dhex gala ee bal guriga suratu baqara ku shid aqrisana saliga nabiga scw na badi io istaqfaarta haday waxaani dabeecad ka ahayn oo ay wax ku cusub oo ku soo kordhay tahay

  • @anfacqurux5875
    @anfacqurux5875 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan qurux kuma wayo xppti🥰🥰

  • @sahuurroble1303
    @sahuurroble1303 2 ปีที่แล้ว +1

    abaayo ninkaa xaaska qabo haduu hanti heesto guurso laakin haduu hanti lahen ka carar waayo nin faqri ah kuleel kala kulmee iyo dhib badan

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for advice ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayaanbiixi7125
    @ayaanbiixi7125 2 ปีที่แล้ว

    Halkeen kaala soo xidhii
    Abaayo

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +1

    Nafsadada hormari nin Somali faido maleh carurta naa korso abyo anigabo wan arka mana ka hadlin hora oga sii socdaa

  • @mulkiabdow8398
    @mulkiabdow8398 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah abayo lots of love for you

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman9795 2 ปีที่แล้ว

    xbbti Ayan mashaallah talo wanagsan

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed5678 2 ปีที่แล้ว

    Asc dar allankuu jeclhy nayaa ayaan fadhi waynay

  • @caaisha6452
    @caaisha6452 2 ปีที่แล้ว

    MashallaAbayowasxa

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว

    thnks sister aun

  • @ridwanducale8835
    @ridwanducale8835 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allh wlo Sharfanid ❤

  • @haawoabdisalan2720
    @haawoabdisalan2720 2 ปีที่แล้ว

    Awal sidaa muu ahaanjiray abaayo dabeecadiisa sidee
    U ahaan kartaa hadii uu Markii horaba sidaa ahayn

  • @raaxomaxamed4928
    @raaxomaxamed4928 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa sabaabay wedi waxaa kusosiyadey waxaa lagayab inu xanuunjiro bal xalagisawedi abaayo

  • @habiboali4893
    @habiboali4893 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaan dheebman waaakusalaamey

  • @amalahmed3754
    @amalahmed3754 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll ninkaa kudhee ibaaar gabadha ogoow ineey rali katahy wll

  • @hodanfarah7132
    @hodanfarah7132 2 ปีที่แล้ว

    qofkii oogu horeyay noqday caawa

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว

    اللهم امين يارب العالمين

  • @haymuunaden3692
    @haymuunaden3692 2 ปีที่แล้ว

    ayaaney ninkayga ayakudaway marka uu iga amuusay maraka maxansameyaaa wll ilataliii

  • @jamadgaal5874
    @jamadgaal5874 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo aniga waxaa ley qabay 16 sanadood markaan canugii ugu horeeyay aan dhalay baa odagii igu yiri habaan baan shaqeeyaa ee iga seexda qolka kale inaan idinku kackaco ma rabo marka waxaa ka dan beeyay canuga koowaad Afar kale hal habeen lama seexan wixii canugii koowaad ka danbeeyay aniga dhib uma arag laakiin wuxuu odagii uu igu eedeeyay markii 16 sanadood aan qolka kale seexanaayay ima jeclid ilmahaaga uun baa la seexataa markaas baan aad ula yaabay oo aan ku iri adiga ilmaha habeen baan shaqeeyaaye qolka kale iga seexo sow ima dhihin maxaa cuqdada keenay!

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    Waa run taa abaayo 😍

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 2 ปีที่แล้ว

    Naa kaligay baan iska seexdaa oo walahay ah ee ninkan aad wax kle ka dhigaysaan

  • @maxamudgabow3035
    @maxamudgabow3035 2 ปีที่แล้ว

    Wan kusalmy wll mcn ilha hagu xifdiyo

  • @nasteexoxuseenmaxamad5288
    @nasteexoxuseenmaxamad5288 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo

  • @ashamohamed4555
    @ashamohamed4555 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc maansha allaah mahadsanid uqtii sida aad u dedaaleysid hore u soco ayaaney waan ku taageera

  • @ayaanbiixi7125
    @ayaanbiixi7125 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 2 ปีที่แล้ว

    Istikhaaro tuko illahay isku xidh

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว

    Alaab cusub heli kartaa alaab daalan maxaa ku falee hhhh

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 2 ปีที่แล้ว

    Anu wali ma guursan lkn edeb bn u yeli laha hdu xumdo ilhy mid wangsn bn ka rajynye🥀

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 2 ปีที่แล้ว

    M,a xbbti

  • @maxamuudkibaar7907
    @maxamuudkibaar7907 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan goob doon arinka qood miidhiya lam kiino ragona maah wan habeen kasta boga la iskuma hayo xiido ayaa loo bahan yahay

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 ปีที่แล้ว

    Wcs byo wakusalmy asc

  • @user-tz8gk1bi5c
    @user-tz8gk1bi5c 2 ปีที่แล้ว

    Muqaaladadii hore ayaanba hada kudhexjiray quruxey

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 ปีที่แล้ว

    Ninka sow markis hore ilmaha laa dhalayey sow lama seexanjirin waa linor iyo eedeb daro oroad ilamaha laa seexo anigu waxaan dhihilaha ah weydiso wixii ku soo kordhay hadi ku saaxiga jeebi wayo qaraxi maxaayelay waa eedebdaro iyo xiqirada ayuu xayaadatada iyo xaqa aad ku leedahay waa inaad ka heesha

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo kuuma ducaynayno ee gabadha maskiintaa ninkeeda ka dhamow

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 2 ปีที่แล้ว

    Allah ayaaney runtiy waa iga qoslise maxa commenty baxsha buh cml saas haduu kugu nabanyahayn wuu kaa taga dheh
    Walaley anaaba talo u bahan intee kala so xariira reer Whatisup ahee

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan abaayo markey qol cidlo seexanayso may guriga hooyadeed sariir ka waysay abaayo xawadka inaa ku seexano soo doonanay been ayaan layku sheegin

  • @monaabdilahi8030
    @monaabdilahi8030 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey hbbti 118k subscribe wuu inagu dhagay wa sidee maba dhaafeyno bilahan e maxa khaldan

  • @happylovehappylove5776
    @happylovehappylove5776 2 ปีที่แล้ว

    Wcs xabiibti 🥰

  • @gobsanhpy4367
    @gobsanhpy4367 2 ปีที่แล้ว

    Abayo inte lagala so xirira

  • @ashwaqabdi6696
    @ashwaqabdi6696 2 ปีที่แล้ว

    Ayaney abayo inten kalasohadla latalin ayan kagabahanehe plz

  • @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079
    @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079 2 ปีที่แล้ว

    anuu wuu xanusanaya bn umalaynayaa quransaarbuuraba ninkani

  • @anzalaliabdi6844
    @anzalaliabdi6844 2 ปีที่แล้ว

    Balku kaga jiira ninka mxa kawada qurux

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaa dhici karta inuu jiro isku ogaadey oo cabsanaayo ee sifiican ulla hadal.

  • @ummu3116
    @ummu3116 2 ปีที่แล้ว

    maseerley hadaa tahay ha isku guursan hadiikale warer u diyaar garow

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 2 ปีที่แล้ว

    Dhibmalan waxaa macquul ah inuu Cibaadeysanaayo

  • @fadumonuur2996
    @fadumonuur2996 2 ปีที่แล้ว

    asc walshay ayaney

    • @xafsaxubi7664
      @xafsaxubi7664 2 ปีที่แล้ว

      Ayaan abyo niinku hadu ku yirday wa iga furantahy maka furantayhna isoojaab

  • @filsanyasin553
    @filsanyasin553 2 ปีที่แล้ว

    Ayaney ku jecliya youtube la anta iima nuro

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 ปีที่แล้ว

    Abyo mahadsenid talooyinkaaga qaarna aniga wey quseeyaan qaarna qof kale ayey quseeyAn

  • @nadeiraomeir6236
    @nadeiraomeir6236 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney abayada kowad talo waxad sisa dheh talada ilhy saro lawo ragco o saladul istiqara ah na duko dheh intas baku filan dhaqankisa iyo aqlaqdisa hade ku qanacsan thy

  • @amalahmed3754
    @amalahmed3754 2 ปีที่แล้ว

    Shugraan

  • @ifrahhasan1948
    @ifrahhasan1948 2 ปีที่แล้ว

    Abyo ayaaney wa hayaa mid kan o kle ah wlhi waxa dhacdo bil iyo wax ka badn an wada hadli labo qol ba kala dagnhy hada hadlo qaldka israa hadl qolc bu I ku jawbaa abyo waxn ku sameyo ma garnyo ila so tali adig iyo walal ah kugu xiran qoral kale comment kugu so qoray

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 2 ปีที่แล้ว

    Baw wallhy ayaaney dumarkani way igayabiyeen😅waxyba kacabanayaan ninkiiba inacay iyo ninkiiba ila seexan wayey
    Wallhy haplaheena jileecoda wan layaaba
    Adeer wax maydiin sheega ninku haduu idin naco dee adna nac qalbi wax jeclada mooye qalbi wax nacaba maydaan lhyn wallhy halmalin qof haduu buur iga fuulu anah fooqban koraa mana naftayda iyo qiimahyga waxan kajecelahyba jiraan
    Wallhy xitaa waxan isleyhy hadii lyga aamusilaha sida lyga aamusay silamidaan uga aamusi laha😅inan qof bini adan ah barbaryo u jilhilco dhulka isu dhigo aduunkan ugu necebahy
    Midakale ayaaneey anigu lama yaabin dumarka kaxumeeyo waayo dumar ragooda oo wanawanaagsan xumeeyaba waa buux
    Lkin waxan layaabay dumaraw ma inaguunba rag daba cararayna ma inaguynba doonyna in lynagala taliyo sidii ad ninka kusoo jedin lhyd wallhy waa is wareerinysaan dhiiga igu kiciseenbee
    Naa inaadeer wax max mydiin sheega naa markuu ninku kunaco hysku mashquulin ee sidii laguu nacy unac oo hadaba roorin ee caruurtada iyo naftada uun ka adkaw hadii lagu jecladana dee jeclaw oo lajaan qaad
    Wallhy waligy inaa nan nin isku mash quulin xitaa anoo jecel ban ismoogysiiya oo naftyda kasoo jeediya oo danhyga raacda haplaha aan guursan baan lahadlaya idinkuna haduu xitaa ninku kujecel yhy ood jecrshahy inaadeer marnabana dareenkagu yuusan kaxoog badan caqligaaga haduu dareen kagu kaxoog bato caqligaad isu qaban lhyd wallhy intaad kadaba waalataad cid kaarebta wayeysaa 😅

  • @hamdiahmed6980
    @hamdiahmed6980 2 ปีที่แล้ว

    ayaaney kamkam ur baa loola jedaa maha caraf😅😅

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    nin bi,la,aadane laiskma daba rido xataa hadii aad unima neeyso shibta ayaa luugu da,daalaa 😎

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว

    Will guurso ninka waa nin abaal kuu galay markaad dhibaned Adina abaal dudkiisa ka dhig in aad guursato