ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WARAYSI KAAFIYO XAAJIGEDA ; MUXUU INTAAS OO NAAG AYADA UGA JECLAADAY? MAXAYSE QALBIGIISA KUKASBATAY?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 178

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh 10 หลายเดือนก่อน +24

    Asc asxaabta ayaan TH-cam keyga ii soo booqda ayaaneey abaayooy
    pink iigu qawo adoo mahadsan

    • @abdinooryarow6903
      @abdinooryarow6903 10 หลายเดือนก่อน +4

      Ayan abayo aniga inan kula hadlo ayn rawa wayo qisa ayn kaqashekeyni rawa plz ❤

    • @nastexokhalid9439
      @nastexokhalid9439 10 หลายเดือนก่อน +2

      Wa ku sarey

    • @badramaxamed1067
      @badramaxamed1067 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdinooryarow6903qisada abaayo qof aad usheegatid oo gabadh youtuparad ah ayaan ku hayaa abaayo oo aad loo daawado❤😢

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 หลายเดือนก่อน +1

      WAAN KUU SAARAY ABAAYO 👍

    • @QueenHappy-js7kh
      @QueenHappy-js7kh 8 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 หลายเดือนก่อน +9

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @hamdibishar
    @hamdibishar 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allaaah nin wanaagsan ayuu ku irsaqay llow anagana nimankena noga dhig

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 หลายเดือนก่อน +7

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @Xamda-wp9pz
    @Xamda-wp9pz 23 วันที่ผ่านมา

    Masha allah qiso wangsn waye alle haaa oo barakeyo kafiyanaa xajigeeda iyo carurteedaa❤🎉🎉 ayaney adnaa mahadsaniid

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 10 หลายเดือนก่อน +7

    Kaafiyo Allaah xa u barakeeyo caruurdeeda iyo hajigeeda Allaah xa u xifdhiyo daman toodha Insha Allah

    • @kaafiyanuur
      @kaafiyanuur 10 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin xbbti thank you illy haku barakeyo

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 10 หลายเดือนก่อน +2

    M.a.sh.a runtii ayaaney wad mahadsantaha allaha ku amaansado qisada brati one ilaa dhamaad labo beri so dhageystey jumlo ahaan gabadhaa allaha ku asturo nicmadeeda layskuma ogalee ilaah aa lagu guul gaaraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤salaama ina gobdoon xirsi

  • @Raaliyooooyyy
    @Raaliyooooyyy 10 หลายเดือนก่อน +3

    Uduceeya walaalahayn falastiin😥يااللله اللهم احفظ اخواننا المسلمين🤲🤲

  • @hadayahadaya
    @hadayahadaya 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waan ku salaamay xbibti ayaaneey aad iyo aad ayaan kaaga faa'iday qisooyinka aad soo gudbiso waxyaabo badan ayaa naftayda iska badalay markaan qisooyinkaaga bilaabay daawashadooda jasaa kalaah❤❤

  • @user-uc7zj4hd3q
    @user-uc7zj4hd3q หลายเดือนก่อน

    Aamin abaayo ayaan qiruxey waakaaga mahadcelaa qisooyin quxuxada badan cibraqaadashada ❤❤❤❤❤❤❤ maashaalah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 หลายเดือนก่อน +12

    Scw scw scw❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xaliimomaxamed3868
    @xaliimomaxamed3868 6 หลายเดือนก่อน

    Wn ku salamay abyo ayaney ilhey hku barakeeyo adiga iyo carurtada

  • @saadadajiya9588
    @saadadajiya9588 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaneeh wll allah ku xifdiyo allah wlhi gabadh masul ah aya tahay sheekoyin iyo qisoyin wgsn unba noso gudbisa allah saree hagu qado ilahay dartis aya ku jeclay allah xuman oo dhaan kaa dhowro nolol faraxd ku ley aya ku rajeynaya .
    Ad iyo ad aya uu mahadsan tahay wanoyinka iyo ducoyinka ad markastee oo noso dirtid jaza allah khayr

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 10 หลายเดือนก่อน +1

    Msha alh msha alh ilahow cimran yare aqlika kuu siyaadi yaa rabi iyo wilashada o dhan ❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso cajiiba wlhi masha Allah ayaan Qaali waa mhadsanthy Qaali Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gs8hv6op7y
    @user-gs8hv6op7y 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahey kuwi lugu ducesto hnaga dhigo🤲

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa allaah❤❤ guuleyso

  • @Farhia-
    @Farhia- 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney sheekada halmaraa isku jumleystay kheyr allaha kusiiyo ❤

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii labaad ayaan noqdey ayaaney macanto❤❤❤qisadaan wan la dhacay daqiqad daqiiqad ayaan ugu xiisa codkaaga manshalh my queen❤❤

  • @user-ry9rv6uy6h
    @user-ry9rv6uy6h 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaan idhawayney😂 habeen wanaagsan queen❤❤

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah wcs wll ayaan alleh ha kuxfido inshallh ❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanay wlhi runtaan kugu jeclahay illahay haku hifdiyo Habibti ❤❤

  • @ayanshaafici8348
    @ayanshaafici8348 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso aad mcn badan way❤ شكرا على جهدك وعلى وقتك الله يسعدك ❤keep going 😊

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 10 หลายเดือนก่อน

    Usoo duceeya wllaleehen falastiin الهم سنصر اخوانا المستضعفين من فلسطين

  • @user-vt6up9co2r
    @user-vt6up9co2r 5 หลายเดือนก่อน

    Raga qar shatigey wadagan lakin keygu walahi waboqor ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nk7su8ek2f
    @user-nk7su8ek2f 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaney abaayo waa ku tageeraa ❤ xapiipti waan ku salaamey

  • @user-gm3nb6gh9d
    @user-gm3nb6gh9d 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin yarabi abaayo ilahey hakuxafido

  • @user-it3rt4qp9r
    @user-it3rt4qp9r 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Amiin 🤲🤲

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz 10 หลายเดือนก่อน

    Wcz ayaaney Aamiin ilhy guur khyr hano sahlo

  • @user-bi1ci9kk4p
    @user-bi1ci9kk4p 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan qalpi wn ku salamay xappti❤❤❤

  • @mohamedossmanyuzuf
    @mohamedossmanyuzuf 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo halkeen kaala so xidhiidhaa waaan ku baahanhye gabadh Ayaan ahaaye

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliyakhalif
    @aliyakhalif 10 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @sahrakobailan8150
    @sahrakobailan8150 10 หลายเดือนก่อน +2

    ayaaney waxa iga qosliyay markad tiri waxan ahay qof waxbadan reer sodhaqayey waxad iska dhigtay mamo weyno wax badan guri sodhaqday waxan isdhahay 3 caruura ayey dhashe mexey isaga kin dhige hooyo dhalmadi dhameysay

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  10 หลายเดือนก่อน +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤mash alle ayaan xabibti mahdsanid

  • @user-hg4qh3pr3j
    @user-hg4qh3pr3j 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin❤

  • @NaimaNaley4717
    @NaimaNaley4717 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abyo ayaan waxaan wataa codsi waxaan maqlay in walalaheen reer masar eey gargaar uqaadayaan walalaheena ree falastiin marka maadaama aad adigu masar noo joogtid kwrn hadii aan annagane dhankeena wixi aan awoodno iska aruurino oo aan kusoo dirno si aad ugu darto gargaarkaas walalaheena dhibaateysan abyo mcn iso jawab 😢❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  10 หลายเดือนก่อน +2

      Wcs abayo qalbi wanaagaaga waa wax lagu farxo lkn waa arima dowladeed oo dowladaa ugaynaysa gargaarka taasna mafara gashan karo xbbt wlh hadaan awoodana anaaba kudarsan lahaa caawimaad intaan uawoodo

  • @hamdiali1156
    @hamdiali1156 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤Alaahu Amin

  • @AbdeDeershe
    @AbdeDeershe 9 หลายเดือนก่อน

    M.a ayaaneey waan Ku aaminsanahay walahi m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 หลายเดือนก่อน

    AMEEN YAH RABBI AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲♥️♥️🤲 SCW ♥️ SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo ayan alh ku xafido xbbt qaali abyo mcn anika xalay inan dawado nasiib uma yeelan blse xilikaan ban dawan haya 5. Aroornimo waye abyo mcn ❤❤❤❤

  • @kaafiyanuur
    @kaafiyanuur 9 หลายเดือนก่อน

    Amiin abaayo

  • @sayush520
    @sayush520 10 หลายเดือนก่อน

    MashaAallh wlalshey mcb❤❤

  • @fatumaelmiabdi416
    @fatumaelmiabdi416 10 หลายเดือนก่อน +1

    asc waan ayaan kulasamayaa maashallaha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹✅

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarak.

  • @falishassan528
    @falishassan528 10 หลายเดือนก่อน +1

    Kuligeen Mcnto aaamiin yarabi

  • @fadumaabukar-vq6ws
    @fadumaabukar-vq6ws 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan xuruxey waakusalaamay❤❤❤

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤

  • @user-ru5fp9dh4k
    @user-ru5fp9dh4k 10 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going Abayo❤❤❤

  • @NawaalAbdih
    @NawaalAbdih 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaan gobey ina gobdoon❤❤❤❤🎉

  • @user-yv7hm3jp3i
    @user-yv7hm3jp3i 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @NawaalAbdih
    @NawaalAbdih 2 หลายเดือนก่อน

  • @FatumaOmar-po9gr
    @FatumaOmar-po9gr 10 หลายเดือนก่อน +2

    First❤ person

  • @user-gm3nb6gh9d
    @user-gm3nb6gh9d 10 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ilahey haubarakeyo❤

  • @deqanuur2311
    @deqanuur2311 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @najmahusseinnajmahussein3043
    @najmahusseinnajmahussein3043 10 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaarabi ❤❤

  • @Ikraan811
    @Ikraan811 10 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw ❤❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaan qurux masha Allah ❤❤❤❤

  • @sucdicumarsucdi
    @sucdicumarsucdi 9 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @shukricabduqadir4264
    @shukricabduqadir4264 10 หลายเดือนก่อน

    Ww mamshalah my sis ayaan ma daawan waanba u xiisay shekadada❤❤

  • @aweysmaxamedamiin6462
    @aweysmaxamedamiin6462 10 หลายเดือนก่อน

    Anaa u horeeya abyo ayaaney

  • @NajmoBotan
    @NajmoBotan หลายเดือนก่อน

    🎉❤

  • @Bishaaro-Bilan
    @Bishaaro-Bilan 10 หลายเดือนก่อน +4

    Naag wanaagsan oo ku dayasho mudan waaye

    • @kaafiyanuur
      @kaafiyanuur 10 หลายเดือนก่อน

      Tank you xbbti

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney waa sheekadi igu qosalka badaneyd waa sheeko quruxbdan alle haubarakeeyo wallsheyn sawjedkeeda

    • @kaafiyanuur
      @kaafiyanuur 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin abayo mcn

  • @caatikocabdullaahi3885
    @caatikocabdullaahi3885 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs wr wb xbbti masha alah shukran

  • @user-gm3nb6gh9d
    @user-gm3nb6gh9d 10 หลายเดือนก่อน +1

    Scw Scw Scw Scw Scw

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlllhi ❤❤

  • @Khadan-nv6bk
    @Khadan-nv6bk 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amiinamiin yarabi ilhayo noo aqabal ducadayaan waa jimce ❤❤😂😂😂😂😂

  • @farxiyomacalin9107
    @farxiyomacalin9107 10 หลายเดือนก่อน

    Keep going abayo

  • @user-si7kt5hm1i
    @user-si7kt5hm1i 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faatimomohamed5107
    @faatimomohamed5107 10 หลายเดือนก่อน

    Qofta ugu horesy waye

  • @hamdagesey-sf5iz
    @hamdagesey-sf5iz 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaany abyo waxathy qof idhiire geliya marwalba lkn adi ma ogid waxan ahay gabar yar waxbrty aan weli gursan shaqa la an ahy family problem iskaga jirta marka abyo adiga asxbtada waxa negative codsana inad iiso duceysan inu faraj qeyr qabo ilhy ifuro insha allah mhdsnd

  • @user-ml3zl9vo4y
    @user-ml3zl9vo4y 4 หลายเดือนก่อน

    🤲🤲🤲🤲

  • @Sucdi-Ali
    @Sucdi-Ali 9 หลายเดือนก่อน

    Love you ayaan❤😍

  • @user-sb5yx5up4o
    @user-sb5yx5up4o 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney hosha kugu qabsada xbbti telkeyga ado iga damsanyhy xita kuwa guriga yalo kadhagesta love you xbbti❤dar alle kujeclhy runtii

  • @Nasro283
    @Nasro283 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs wan ku salaamay.Ayaan caday❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs my dear abaayo ayaan cadeey waan kusalaamay inbadan

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 10 หลายเดือนก่อน

    Wllhi gabadhan kaafiyo was gbr wngsn ilahey qeyrka hanwaafajiyo 🤲🤲

    • @kaafiyanuur
      @kaafiyanuur 10 หลายเดือนก่อน

      Amiin abaayo

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j 10 หลายเดือนก่อน

    Sax waye walsheyey

  • @fatimaniifay4533
    @fatimaniifay4533 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah kaafiyo xaajigeda io caruurtaba allah u barakeeyo io noloshed quruxda badan insha allah

    • @kaafiyanuur
      @kaafiyanuur 9 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiin abaaayo mcn

    • @kaafiyanuur
      @kaafiyanuur 9 หลายเดือนก่อน

      Wajeclhy dadka duceya

  • @user-ih7ne7ci6t
    @user-ih7ne7ci6t 10 หลายเดือนก่อน

    Wadmahadsantahay❤❤

  • @AsmaHusein-ke2fy
    @AsmaHusein-ke2fy 10 หลายเดือนก่อน

    Ayan abyo waku jeclahay wana kutakeraa gul iyo gobanimo 👌👌👏👏

  • @user-it3rt4qp9r
    @user-it3rt4qp9r 10 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw❤❤

  • @sacdiyoqorey7179
    @sacdiyoqorey7179 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo ayanah xbbt❤❤❤

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv 10 หลายเดือนก่อน

    Haa wllhi ❤❤ mcney😊

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 10 หลายเดือนก่อน

    Mansh laha

  • @samdamaxamed3568
    @samdamaxamed3568 10 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaaneey waanmashquulaye baryahane anigaasidaasa wasaqmarkuuyahay gurigu waan xanuunsadaa

  • @xaliimomoosakhan3741
    @xaliimomoosakhan3741 9 หลายเดือนก่อน

    Allm Allm Allm😍😘😘😘😍😍😍🤲🤲🤲

  • @falishassan528
    @falishassan528 10 หลายเดือนก่อน

    Wow

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xbbtii❤❤

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaney caawo m.a 10min bes aya idhaaftey

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaan wllhi wan kugu cibraqataa❤❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 10 หลายเดือนก่อน

    Mansh all ❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 10 หลายเดือนก่อน

    Wnku slaamay wllshy mcn

  • @jamiilocabdi7891
    @jamiilocabdi7891 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaanay abyo darilahay ayaan kujeclahay qiso ayaan kula wadagiraba

  • @Maryama270
    @Maryama270 10 หลายเดือนก่อน

    Wooow waa sugaayey ayaaney😂😂

  • @hodanmahamud9792
    @hodanmahamud9792 10 หลายเดือนก่อน +1

    Haddaa soo bilaaba rabaa ayaaneey seen ku dhahay😂

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  10 หลายเดือนก่อน +1

      Intaas dhan maxaa usoo🤣 fadhi wayneed abaaaa

    • @hodanmahamud9792
      @hodanmahamud9792 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaangobdoon3254dulqaad aaan ku sugo malihi abaa😂