Khabiir Qaraam
Khabiir Qaraam
  • 251
  • 3 604 144
Laxanka Nugul - Cumar Dhuule Cali Aun
Qaraam : Nugul
Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Ahun
Erayada : Ismaaciil Cagaf Ahn
Luuqda : Cumar Dhuule Ahn
Kabanka : Xudeydi Ahn
..................................................................................
Heestan oo dhamaystiran goor dhaw halkaan kala soco Insha Allah.
มุมมอง: 1 074

วีดีโอ

Laxanka Jawhara Luula - Xaliimo Khaliif Magool Ahn
มุมมอง 2.3K3 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Jawhara Luula Laxanka : Cumar Subagle Ahn Erayada : Cali Sugule Ahn Luuqda : Boqoradii Codka Ahn .................................................................................. Aawaye ciyaalkii ku hayay luuqdani waa Maandeeq😂 lol.
Laxanka Badbaado - Maxamed Jaamac Joof & Dalays Ahn Labadaba
มุมมอง 6K10 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Badbaado Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Ahn Luuqdii : Joof & Dalays Ahn Labadaba .................................................................................. Hambalyadii Sxbkay Ismaaciil Dubad🙏 Sidoo Kale Waxaan u mahad celinayaa sxbkay Mawliid Mr Hami Zare oo isaguna Qayb Wayn Ka Qaatay In Ay Idin Soo Gaadho Heestu. Mid ka mida heesaha Qaraamka ah ee darandooriga ah ee dhif iyo naa...
Laxanka Rogaal - Nimco Jaamac Migil
มุมมอง 12K10 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Rogaal Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Ahn Kabanka : Maxamuud Ismaaciil Xudeydi Ahn Luuqda : Nimco Jaamac Migil .................................................................................. Hambalyadii Mr Mawlid Hami Zare🙏
Laxanka Raaxeeye - Cirka Yeer
มุมมอง 1.6K10 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Raaxeeye Laxanka : Xasan Hallac Ahn Luuqda : Cirka Yeer Kabanka : Cabdulaahi Yarow Durbaanka : Qurbaani
Laxanka Isku Shuban - Gaduudo Carwo Ahn
มุมมอง 3.2K11 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Isku Shuban Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Ahn Luuqda : Gaduudo Carwo Ahn
Laxanka Soodaani - Boqorka Codka Ahn
มุมมอง 7K11 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Soodaani Laxanka : Gu'roonjire Ahn Erayada : Xuseen Aw Faarax Ahn Luuqda : Boqorka Codka Ahn Kabanka : Cabdinaasir Macalin Ahn .................................................................................. Maxamed Saleebaan kala bar laxamada qaraamka isaga ayaa ugu cod macan waana sabata uu u yahay mar walba Boqorkii Fanka.
Laxanka Gujis - Cumar Dhuule Mahdi Ahn
มุมมอง 2.7K11 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Gujis Laxanka : Gu'roonjire Ahn Luuqda : Cumar Dhuule Ahn Kabanka : Cumar Dhuule Ahn .................................................................................. Cumar muxuu na lee yahay yaa iska kay celin karaa? Heestan oo dhamaystiran waan soo galin doonaa insha allah.
Laxanka Laac - Khadiijo Daleys Ahn
มุมมอง 2.7K11 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Laac Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Ahn Luuqda : Khadiijo Cabdulaahi Daleys ahn .................................................................................. Yaa salaam yaa iska celin kara Daleys Markan? Heestan Waxaa iga cod saday Ismaaciil Arbache Waana Hambalyadii Sxbky Mawliid Mr Hami Zare🙏
Laxanka Gargaar - Cumar Dhuule Ahn
มุมมอง 4.7K11 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Gargaar Laxanka : Maxamed Nahaari Ahn Erayada : Sulub Cumar Ahn Luuqda : Cumar Dhuule Ahn Kabanka : Cumar Dhuule Ahn .................................................................................. Cumar Dhuule La'aantii Fanku Sidee Noqon Lahaa Tolow? Heesta Oo Dhamaystiran Waan Soo Galin Doonaa TH-cam ka Insha Allah.
Laxanka Kaar - Maxamed Axmed Kuluc Ahn
มุมมอง 13K11 หลายเดือนก่อน
Qaraam : Kaar Laxanka : Saxardiid Jabiye Ahn Luuqda : Maxaned Axmed Ahn Kabanka : Jiim Shiikh Ahn .................................................................................. Kaar Iyo Kuluc Maxaa kala haysta?. Erayada Saddexda Bayd ee u horeeya waxaa leh Cali Sugule labada bayd ee u danbeeyana Waxaa Leh Ismaaciil Cagaf Ahn Dhamaantood.
Laxanka Murug - Boqorka Codka Ahn
มุมมอง 10Kปีที่แล้ว
Qaraam : Murug Laxanka : Saxardiid Jabiye Ahn Erayada : Cali Sugule Ahn Luuqda : Boqorka Codka Ahn Kabanka : Daa'uud Masxaf Ahn .................................................................................. Laxanka Murug Laxan Uma Hayo Anigu✌
Laxanka Carwo - Cumar Dhuule Mahdi Ahn
มุมมอง 3Kปีที่แล้ว
Qaraam : Carwo Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Ahn Erayada : Barkhad Cas Ahn Luuqda : Cumar Mahdi Ahn Kabanka : Cumar Mahdi Ahn .................................................................................. Allow Alle Markan Idin Lee Yahay Cumar Fanka Isagaa Iska Lahaa Waa Markan oo kale. Heesta Oo Dhamaystiran Goor Dhaw baan soo galiyanayaa Sidoo Kale Laxamada Kale Ee aydaan Maqlin een Hayo La...
Laxanka Riftoor - Hibo Nuura
มุมมอง 4Kปีที่แล้ว
Qaraam : Riftoor Laxanka : Xudeydi Ahn Kabanka : Cumar Kabanle Ahn Erayada : Cali Shiikh Luuqda : Hibo Nuura .................................................................................. Yaa Salaam Yaa Hibo Maxamed Hudoon Codkan Aad Bay ugu tiiq tiiqsanaysaa Sidoo Kale Fanaanadu Laxamada Qaraamka Dhagahay ka tuntay Marba Haduu Fanaanku Qaraamka Ku Luuqeeyo Kabtiisa lama xiran Karo Hibo Max...
Laxanka Xaafuun - Saynab Cige Maxamed
มุมมอง 9Kปีที่แล้ว
Qaraam : Xaafuun Laxanka : Xasan Hallac Ahn Kabanka : Cumar Dhuule Ahn Luuqda : Saynab Cige Maxamed .................................................................................. Yaa Salaam Yaa Saynab Laxankan Way ku tiiq tiiqsatay Sidoo Kale Xaga Qaraamka Waa Inoogu Hagar Baxday Fanaanadu Cimri Dheer & Caafimaad baan u rajaynayaa Fanaanadeena Qaaliga ah.
Maxamed Saleebaan Tubeec & Maandeeq - Garayskaaga
มุมมอง 14Kปีที่แล้ว
Maxamed Saleebaan Tubeec & Maandeeq - Garayskaaga
Maxamed Saleebaan Tubeec - Wakhti
มุมมอง 7Kปีที่แล้ว
Maxamed Saleebaan Tubeec - Wakhti
Hibo Nuura Maxamed - Gudcurkaan Habeynsaday
มุมมอง 80Kปีที่แล้ว
Hibo Nuura Maxamed - Gudcurkaan Habeynsaday
Laxanka Nugul - Cabdisalaad Beerdilaacshe Aun
มุมมอง 4.2Kปีที่แล้ว
Laxanka Nugul - Cabdisalaad Beerdilaacshe Aun
Xaliimo Khaliif Magool - Isna Ima Daryeelo
มุมมอง 4.5Kปีที่แล้ว
Xaliimo Khaliif Magool - Isna Ima Daryeelo
Maxamed Saleebaan Tubeec - Dulqaado Hay Oran
มุมมอง 9Kปีที่แล้ว
Maxamed Saleebaan Tubeec - Dulqaado Hay Oran
Laxanka Xaafuun - Siciid Xamar Qoodh Aun
มุมมอง 2.4Kปีที่แล้ว
Laxanka Xaafuun - Siciid Xamar Qoodh Aun
Laxanka Kaar - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Laxanka Kaar - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq
Axmed Cali Cigaal - Dad Hargeysa Soo Maray
มุมมอง 80Kปีที่แล้ว
Axmed Cali Cigaal - Dad Hargeysa Soo Maray
Laxanka Jiib - Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun
มุมมอง 4.6Kปีที่แล้ว
Laxanka Jiib - Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun
Xaliimo Khaliif Magool - Asbah El Sobh
มุมมอง 24Kปีที่แล้ว
Xaliimo Khaliif Magool - Asbah El Sobh
Laxanka Murug - Cumar Dhuule Cali Aun
มุมมอง 78Kปีที่แล้ว
Laxanka Murug - Cumar Dhuule Cali Aun
Kinsi Xaaji Aadan - Yufle
มุมมอง 7Kปีที่แล้ว
Kinsi Xaaji Aadan - Yufle
Cumar Dhuule - Sidii Gaandi
มุมมอง 4Kปีที่แล้ว
Cumar Dhuule - Sidii Gaandi
Farxiyo Cali Faarax - Ciida Ciida
มุมมอง 2.7Kปีที่แล้ว
Farxiyo Cali Faarax - Ciida Ciida

ความคิดเห็น

  • @Farxaan123Ismaciil
    @Farxaan123Ismaciil 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxp wad mahad santahay ee zxp lalamadagi karo 😢

  • @Qalinle11
    @Qalinle11 วันที่ผ่านมา

    Waxay sax ku tahay: "Aan hoos galo Shiikh 'Hakaba' yaaleey." Hakaba waxa laga wadaa Magaalada Buur-Hakaba ee Gobolka Bay. Waana deegaankay Khadiija AHUN ka soo jeedo. Sidoo kale waa meeshi Geeddi Baabow joogi jiray.

  • @AbwaanindhoJacayl
    @AbwaanindhoJacayl 2 วันที่ผ่านมา

    Maandeeq iyo cabdulaahi yuusuf baa qaada ee iska sax nio

  • @AbwaanindhoJacayl
    @AbwaanindhoJacayl 2 วันที่ผ่านมา

    Wlle tani magool ma ahee wax kle sheeg heestaan faadumo maadeeq baa qaadee

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 3 วันที่ผ่านมา

    رحمةً ربنا عليك يا محيي الدين ❤

  • @inaapdihazzan6119
    @inaapdihazzan6119 3 วันที่ผ่านมา

    Wah wah sida eyro geeloo waa hestan ugu jeclhy heesaha

  • @inaapdihazzan6119
    @inaapdihazzan6119 3 วันที่ผ่านมา

    Aun caasha cawaale alle haw naxaristo D jabuutina waan salamyaa wan idin jeclahy dadkaygi fanka iska LaHaa

  • @JoyfulMarineShark-mj1vj
    @JoyfulMarineShark-mj1vj 4 วันที่ผ่านมา

    IMIKANA WAA MUJAAHID MAXAMED MOOGE OO UGU LA YAABLE UGU LUUQAYNAYA HEESTI FAYSAL CUMAR MUSHTEEG....LA LIILALAW LALAW....LEE LALAW HEE

  • @AyaanDaheirAbdylah
    @AyaanDaheirAbdylah 5 วันที่ผ่านมา

    2024/12/14 ban dhagaysanayo walow aan mar walba dhagaysto ilaa manintan garadsaday ila manta aan 20 jir ahay heesaha cumar dhule xaal goniya ayaa naga dhexeya waxan heesaha qar ka maqli jiray kabadhada jadka lagu gado markan weynadayna inan la qabsado ayaan bilabay alle haw naxariisto cumar dhuulle cali❤😢

  • @Cabdisamed_maxamed
    @Cabdisamed_maxamed 5 วันที่ผ่านมา

    Yaa sallaam cumar dhuule Ma dhiman qalbiyadeena ku dhex nool yahay walahi 😢 Allah haunaxariisto

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 6 วันที่ผ่านมา

    Jiim sh muumin nin ka gacan macaan soomaalida kuma Jirin Alla yaa raxma labadoodaba

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 6 วันที่ผ่านมา

    Ereyadii alle ha unaxariisto abwaan philosopher hassan sheikh moumin

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 7 วันที่ผ่านมา

    Maxaa looqariyaa qisadeeda waa yaabaye fanaankay jeclaatay waa laqariyey

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 7 วันที่ผ่านมา

    Fanadaa nin faanay jeclaatay kadibna wuu diiday kadib way isdishay allaha unaxariisto

  • @AbdirahmaanAliAhmed-x8m
    @AbdirahmaanAliAhmed-x8m 9 วันที่ผ่านมา

    LAXANKII RAAXEEYE 🔥🎻

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 10 วันที่ผ่านมา

    Laxamkuna waa Hormuudka Heesta , FanaanadWeyn Hibo Nuura ......Abwaan M,A, Kaariiye AUN Errayo uu Tiriyay oo Maalaayacni ah weligeey ma arkin....

  • @Barkhadic
    @Barkhadic 10 วันที่ผ่านมา

    Subcis iyo Isku-shuban waa labada laxan eed duhurkii dhadhama si gaar ah❤

  • @Ahmedabdimalik-ds9pp
    @Ahmedabdimalik-ds9pp 11 วันที่ผ่านมา

    yaa fanaan xasan dige nin wayn

  • @Usernnur9105
    @Usernnur9105 12 วันที่ผ่านมา

    Ma helayaa sheikh aan hoos galo

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad 12 วันที่ผ่านมา

    Axsan celeeek hees waa dhaaftey wllhi chanalkan khabiir qaraamina si kal iyo laab ah ayaan kuu wataa sxpe guuleyso adna🎉🙏🤝

  • @mohamedabdi536
    @mohamedabdi536 12 วันที่ผ่านมา

    Iyadoo dhamaystiran soo gali saaxiib @Khabiir Qaraam

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 13 วันที่ผ่านมา

    Omarow alle haku naxaristo 😢 Anagane qalbiga alle Hano qabojiyo jecel ma sahlana wllee Wxn gocanaayaaaaa😢😢❤️‍🩹

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled 17 วันที่ผ่านมา

    Hamoy beena sawtan layhelay ❤ Xalimo khalif magool Allah yaraxma😢

  • @OsmanHassan-es8lr
    @OsmanHassan-es8lr 17 วันที่ผ่านมา

    Onlyfans me myself o🎉not ask àny parsons

  • @saladabdiolad7082
    @saladabdiolad7082 17 วันที่ผ่านมา

    Allaah ha u raxmado intii dhimatay.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 18 วันที่ผ่านมา

    Saalax kabankiisa ma xuma lkn macanaan laheydaa in Jim sh.muumin ama Cumar Mahdi Kabanka gacanta loo geliyo.hadee wa xageyga

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 18 วันที่ผ่านมา

    Cajiib Jim.sh.muumin ilaah naxariisto Jano Haka waraabiyo.

  • @guuleedcumar3230
    @guuleedcumar3230 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @YasinAbdiWarsame
    @YasinAbdiWarsame 19 วันที่ผ่านมา

    yasalam

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled 19 วันที่ผ่านมา

    mahdin maayo malintan ku arko mahadhay reebtay murugadadi 🙂❤

  • @aadammuxumed317
    @aadammuxumed317 19 วันที่ผ่านมา

    Aun cabdilaahi qarshe codadka qaraamiga inta badan asagaa ku qoran

  • @aadammuxumed317
    @aadammuxumed317 19 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid khabiir qaraam. Si weyn ayaad ugu dedaalaysaa inaad jiilasha danbe usoo ban dhigto bilawgii fanka iyo fanaaniintii iyo abwaanadii hore qiimahay lahaayeen . Wakhti fanka danbe aanu dhadhan lahayn ayaad kolba tusaysaa dhalinta in fan ahaa qaraamigii hore

  • @Suudisuudi23573
    @Suudisuudi23573 20 วันที่ผ่านมา

    Kuluc iyo laxankii Kaar

  • @Suudisuudi23573
    @Suudisuudi23573 20 วันที่ผ่านมา

    Qaraamka inay ku qiiooto aan qaado qasiidadiisii.

  • @Suudisuudi23573
    @Suudisuudi23573 20 วันที่ผ่านมา

    Si aad u qurxoon bay laxanka Rogaal ugu xarragootay Nimco Jaamac.

  • @Suudisuudi23573
    @Suudisuudi23573 20 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaas magoool waa mar la arag. Hala hala

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 21 วันที่ผ่านมา

    Ayaamaha nabsigu ma eexdaan'oo Immika anigaa ilmaynahayee Billaynood adna maalin oydaa!!?☝️

  • @RashidMuse-fo3fx
    @RashidMuse-fo3fx 21 วันที่ผ่านมา

    Girgire may cadeeyey galabtana

  • @Sologamer446
    @Sologamer446 22 วันที่ผ่านมา

    Je ne suis ni ministre ni député

  • @Sologamer446
    @Sologamer446 22 วันที่ผ่านมา

    Ils pensent que je vends le pays c'est absurde

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 23 วันที่ผ่านมา

    Khabiir in aad tahay Lyrics kaagay ka muuqataa guulayso sxb🤴

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 24 วันที่ผ่านมา

    Inay maqantahay ha moodina'e. Maankii iga raacaybaa maqane Sidii geed kuyaal bankii giriyaad, goonidu waa mid laygu tala galaye Nasiibkaygiyey is nici maynee intaad nabad dhoofto soo noqo✋

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 24 วันที่ผ่านมา

    Anigays baday uur ku taallada oo Itaal darridayda eersadaye Eedaadkayga lay ilbixin mayo Ayaankaygu way ambinayaa💔🤦‍♂️

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 24 วันที่ผ่านมา

    Cumar Dhuule, Maxamed Saleeban, Maxamed Cabdi Yusuf, Maxamed Axmed Kuluc Qaraamka

  • @keenoosman3991
    @keenoosman3991 25 วันที่ผ่านมา

    Indeed

  • @keenoosman3991
    @keenoosman3991 25 วันที่ผ่านมา

    Halka ka waad sxb

  • @keenoosman3991
    @keenoosman3991 25 วันที่ผ่านมา

    Lugooyo laaska canood

  • @baariyoo
    @baariyoo 25 วันที่ผ่านมา

    "Horor waraabaad hurudooy Waaxyaha ku haysoo hurudooy Oo hantidaadii hurudooy Ka hirqanaayee hurudooy Hadlina weydee hurudooy Hadmaan ogaanoo hurudooy Ka hagaagi doontaa. Dulli lama hilaabtee aawey Hanadadaadi Doqon baa haboowsanoo Waligeed haleeysane Sida xoolihii baa xero lagu hooyaa" Aun Magool waa ereyo daabana qof walboo damiir leh. Africa waa is dhaantaaye Soomaali Allaha u gargaaro

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 25 วันที่ผ่านมา

    Laxankan waxa la dhahaaa DABEECAD

  • @hapoondahir5996
    @hapoondahir5996 26 วันที่ผ่านมา

    Hèestan wx loo qaday shamis xudhun hda aan heesta dhagaysanyo ayan la jooga way xanunsanthy iduceya wllyal fasalna Allah unaxaristo