Laxanka Xaafuun - Saynab Cige Maxamed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid sxb qabiirroow heeskaan waayo badan ayaan Raadinaayey

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 8 หลายเดือนก่อน +2

    Khabiirka Ramadan wacan alle hanoka xafido jawhara luula saynab qaaday so cumarna tumayo waa wax kale waa raashin casuumad loo diyaarsho kale Alla Yaa raxma gacan libaaxle cumar dhuule cali

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi ปีที่แล้ว +3

    Seynab Cige, Hibo Maxamed & Cumar dhuulle qaaci ay wada qaadayaan Cumarna uu u tumayo in badan ayaad raadiyay balse maanta ayaa helay qeyb ka mid ah mahadsanidiin

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 หลายเดือนก่อน +2

    #LyricsSongXaafuun
    #Page1
    Xabaal nin galay
    Xaq weeyaaane
    Eey ILayn xubbi baan
    Aaa xagna U dhicinee
    Haa heleleeeee
    Alla Xubi baan
    Xagna u dhicinee
    #Page2
    Wadniyo sanbab wada
    Shaqaynaayoooooooo
    Hooy mid wiiqmay xanuun
    Ma waayaaahaayeeeeeee
    Haaa Heleyooy mid wiiqmay
    Xanuun ma waahaaayeeee
    #Page3
    Haddii aan dhaawacaaga
    La dhuuban ha waayo
    Alla dhab maaha waxaan
    Aan la dhuub nahayee
    Haa helooy alla dhab
    Maaha waxa aan
    La dhuubnahayee
    #Page4
    Haddii aan Suggo
    Laygu Simmi maayo
    Oo Samirku waxba
    Iima Soo Siddo eey
    Haa haa heleyoooy
    Alla Idaaya maxaygu
    Kiin Dirahayeeeeeeh
    Haa Helelee Alla idaaya
    Maxaa igu kiin diray?.
    _____________________
    YAA SALAAM axsan axsan caleeg.
    Waxbaa ka dhacay, Laxankan iyo heestan waxaad arkaysaan in La muquuniyey, Boqorkii Codka Cumar dhuule Raxmatulaahi Calayhi ayaa Kabanka ku raaxaystay Cajaaib Markanoo Kale Hadal ma Fura waa Mute-ka Iska gal HeadPhone-kana dhagaa ku Ilaali - Yaa salaam Axsan Caleeg❤
    QARAAM : XAAFUUN - ❤
    Laxanka : Xassan Aadan Halac AHUN
    Kabanka : Cumar dhuule AHUN
    Luuqda Seynab Cigge Xadhigle.

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nafiba naftay doonto waa u dawee
    War Idaaya maxaa igu kiin diray..!!

  • @abdullahi77.
    @abdullahi77. 9 หลายเดือนก่อน

    Sxp heestaan sidee codka looga jari karaa oo tijabi codkada looga dhigi kara