Hibo Nuura Maxamed - Gudcurkaan Habeynsaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 10 วันที่ผ่านมา

    Laxamkuna waa Hormuudka Heesta , FanaanadWeyn Hibo Nuura ......Abwaan M,A, Kaariiye AUN Errayo uu Tiriyay oo Maalaayacni ah weligeey ma arkin....

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle ปีที่แล้ว +1

    Cajiib! Cigaal laxameyste weyn waaye wallee. Ilaahey cimrigooda ha dheereeyo.

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh ปีที่แล้ว +4

    khabiir sanadkii la qabtay ma xusi kartaa waa faseex wallee axmed cali cigaal mar la arag bal siduu codkan u samayeeyay eeg AHUN dr kii maxamed c kaariye cimri dheer hiba maxamed

    • @abdisalanali4114
      @abdisalanali4114 ปีที่แล้ว +1

      1971

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว +1

      @@abdisalanali4114 ok riwaayaddii naxdin iyo nasiib

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 ปีที่แล้ว +7

    Mirihii m.c.kaariye laxankii a.c.cigaal codka hibo nuura

  • @AbdiRahman-ko5wj
    @AbdiRahman-ko5wj 11 หลายเดือนก่อน +2

    MIRIHII AUN ABWAN MAXAMAD CALI KAARIYE LAXANKII AXMAD CALI CIGAAL LUUQDII HIBA MAXAMAD HUDOON HIBA NUURA

  • @sheekeeyechannel3024
    @sheekeeyechannel3024 ปีที่แล้ว +3

    Saaxiip heeska cumar dhuule AUN macaan io qaraar noo soo hagaaji oo noo soo gali maadaama aanahay supporters kaaga

  • @HasanJamac
    @HasanJamac 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mirhii abwan maxamed cali kaariye

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre1007 ปีที่แล้ว +1

    Sxb qabiir salaam sare mufaan kaa raagay waa mowlid khayre

  • @Hamdadahir-gd4lq
    @Hamdadahir-gd4lq ปีที่แล้ว +5

    ❤ hees iyo badh

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 หลายเดือนก่อน +2

    YAXOOBSI IYO KAMBADHUUDHSI
    WAA isku midd baan Filayaa-.

  • @ibrahimamin7598
    @ibrahimamin7598 ปีที่แล้ว +4

    Classic Original Somali Music

  • @mohamedjaamac348
    @mohamedjaamac348 ปีที่แล้ว +2

    absolutely waaa cajiib. yaa Illahul calaam❤

  • @talokeen259
    @talokeen259 ปีที่แล้ว +4

    xasuus baan galay iyo 2002-2003

  • @abdisalanali4114
    @abdisalanali4114 ปีที่แล้ว +1

    AUN abwaan maxamed cali kaariye

  • @baariyoo
    @baariyoo 25 วันที่ผ่านมา

    "Horor waraabaad hurudooy
    Waaxyaha ku haysoo hurudooy
    Oo hantidaadii hurudooy
    Ka hirqanaayee hurudooy
    Hadlina weydee hurudooy
    Hadmaan ogaanoo hurudooy
    Ka hagaagi doontaa.
    Dulli lama hilaabtee aawey
    Hanadadaadi
    Doqon baa haboowsanoo
    Waligeed haleeysane
    Sida xoolihii baa xero lagu hooyaa" Aun Magool waa ereyo daabana qof walboo damiir leh. Africa waa is dhaantaaye Soomaali Allaha u gargaaro

  • @abdiqaniaadanaadan7229
    @abdiqaniaadanaadan7229 ปีที่แล้ว +1

    Mahad snid waa originaalki

  • @dahirsuldanpro2143
    @dahirsuldanpro2143 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gaadhigan Hargaysa Kaso Raacay Ilaa jabuuti Ayuu Ninka Gaadhiga watay Malaa 30 Jeer Noogu so celinayay heestan anago Iska Qayilayna Banka Geriyaad Habenimo oo aanay Naga Qasnayn

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    Weli miyaa sxb Heestii

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    hayee

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 หลายเดือนก่อน

    I'm Happy Laascaanood Free Maamulka Hargeysa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Laascaanood Free Maamulka Hargeysa viva Khaatumo State of Soomaaliya

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

  • @Somalia5
    @Somalia5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 Sida goronyo low jaban kkkkkkkk

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    #KhabiirQaraam