Laxanka Gujis - Cumar Dhuule Mahdi Ahn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +2

    Dadkii Suugaanta uu dhuun-Dalolaay ee fanka Saxiibkaa Laa ahay wey dhamadeen Wallahi Sidaa Cumar Shooli Xudeydii Jiim Sheekh Muumin Ayaa ugu danbeyeey 3 Sadeex sano kahor bey geeriyoodeen Dhamaan Naxariis Alle ❤❤❤❤

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 11 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa salaam! Wallee kani laxan waa dhaafay, Cumarna waa ki baashaalay.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    Go'roonjire iyo Cumar baa Labadaan Halyeey ee Shashadaa iga muuqdaa Allaa maxeey Ragg culus ahaayeen Barisamaadkii macalaa kabankodii wey wataan ax Walle Sawiir Xasuus Mudan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Guduudo carwooy
    Gugii La arkaba
    Allow yaa gashaanti
    Kaa Dhiga eeeey.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    Full artist 💯

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว +3

    Alle haunaxariisto amin yaa allah waxaa xusid mudan maanta inaan ku mirqaamaayo heeskaan oo ann dhameeystirneyn khabiiroow sxb heestaan oo dhameystiran ayaan kaa sugayaa

    • @ismaaciilarbache5244
      @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin Aamiin🤲🤲

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +1

      Waa hagaag sxb. Tan ku sii sug sxb th-cam.com/video/SEHy5kF2bDc/w-d-xo.htmlsi=-y8zFklDH6WPlU5A

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    Waa Hordhaca Heesta kaar ay Gabadhu dhahayso Codadka idiinku soo maqaan oo kamid ahaa kuwii 1951-kii soo baxaay oo Maxamed Siciid faraax Gu'roonjire u Sameyeey

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    Markaad fiirisid Dadkii hore Qofka fanaanka ah isagaa isku filnaa eray laxaan kaban iyo Walibaa Luuq waxaa Tusaale kugu filaan Sidaa Cumar Dhuulle Hanuuniye Gu'roonjire Axmed Good Shimbiir wey badnayeen ee waa lasoo koobi kareeyn Hoboolo Dhameystiirna dhan walba

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    Heesta kale ee Daraada Muxuubo islaa intaas uun bey dhahaysa Lakiin gadaal bey kaga dartaay Magaceedu Yahay Daraada Muxuubo isaagi baa imika inoo Qaadaya
    Wanaa Cod nadiir ah in Laa maqloo waayo Waa Hadal la irii 1951-kii intaan kuma taal Subhaanlallah

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 11 หลายเดือนก่อน +3

    @khabiir qaraam
    Laxammada qaraamka
    Nugul beerdilaacshe iyo murug tubeecbaa ugu sarreeya
    Kaar iyo carwo maxamed axmed
    Subcis dararamle
    Banaadiri jiib iyo qoomammo magool
    Burcaawi maandeeq
    Riftoon mushteeg
    Jowhara luula iyo sometimes murug dhuulle
    Again subcis axmed mooge wa aku fariid

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  11 หลายเดือนก่อน +1

      Carwo - Tubeec
      Murug - Cumar Dhuule
      Jawhara Luula - Cumar Dhuule
      Subcis - Dararamle
      Kaar - Tubeec vs Kuluc
      Jiib - Tubeec vs Siciid Cabdi
      Burcaawi - Maandeeq vs Dhuule
      Qoomamo - Maandeeq vs Magool
      .........................................................
      Laxamada Qaraamka Kala Bar Waxaa ugu Cod Macaan Boqorka Codka Tubeec.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    1951 to 2023 After 72 year😔😔

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 ปีที่แล้ว +1

    Hadana ma gujis iyo cumar baa AUN
    Lkn gijis maraakiib bada gunteeda mara miyaan la odhan jirin 😂😂🤦‍♀️ khabiirow 🖐

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +1

    ❤😂❤❤😂😂