Laxanka Murug - Cumar Dhuule Cali Aun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +19

    Iyana Aan Arkee ibtila gali.

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad หลายเดือนก่อน +4

    Wllhi heestan markasta waan dhageystaa anigoom waxba soo goconeyn qofkii damiir lahi heestan markuu dhageysto asagoon erayada qiimeyn music ayaa caadi kuula hadlaya oo wllhiya balse dadka qaar ayey heesuun u tahay bal inyar isku dey dadka iga danbeeyow inaad music dhuuxdaan he is best 👌 music and song 🎵 weeye xaqiiqdii cidii jacayl ka cabaneysaaay cumar dhuule heesihiisa ku dega ayaan idin leeyahay sidaas salaaama ayaan idin leeyahay cidii iga horeysay iyo cidii iga danbeysaaya😢❤🙏🫡

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 ปีที่แล้ว +14

    Goor uu qaadkii dhamaaday ma ogi. Hees iyo miyuusik iga gadan

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi ปีที่แล้ว +16

    Ciil waxaa qaba qofkii aan ku ciil bixi karin gacmihiisa si uu tunto balwo ama Qaaraam Allaah yaa raxma Cumar dhuulle Cali

  • @KABERIO04
    @KABERIO04 ปีที่แล้ว +10

    Markaan wuu Hawar tamaya cumar mahdi
    Allah ya raxma

  • @ismaacilcalimuxumed2641
    @ismaacilcalimuxumed2641 ปีที่แล้ว +13

    Iska siiyoo sikula
    Noqotee waanku
    Samrayaa
    Nabsiga sido
    Ismacill shiikh axmed cagaf

  • @digefarah6432
    @digefarah6432 ปีที่แล้ว +9

    Khabiirka waaa laheshayay

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 ปีที่แล้ว +13

    Murug laxamada aan jeclahay ku jirtaa siiba markuu cumar qaadi aadi Aun❤

  • @garaadhayraan1885
    @garaadhayraan1885 ปีที่แล้ว +10

    Inkastood la soo daahday MAHADSANID zxp.

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 ปีที่แล้ว +8

    Khabiirka waan wataa dhalinyaro cimaamada kutuura

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 ปีที่แล้ว +10

    Alla yacizak Zhpkei Abdikafi oo soo rogal celiyay laxanka murug markey qadeso seynab cige oo cumar dhule utumayo kabanka ayan aad u jeclahay Allh daye seynab

  • @sheekeeyechannel3024
    @sheekeeyechannel3024 ปีที่แล้ว +9

    Labayk labayk inbadan baan sugaynay

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle ปีที่แล้ว +12

    Adduun! Cumar Dhuule iyo laxanka Murug isku fiicanaa!

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 ปีที่แล้ว +14

    Waan sugayay iyadoo fhammeys tiran mahadsanid masuul Cumar qaraamiga wuu ku raaxeysan jiray❤

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว +21

    Hestan wan iska oya markan dhegsto xaqiqa😢 qof jaceyl galeba dremi karay😢

  • @hassanomer2863
    @hassanomer2863 ปีที่แล้ว +13

    Eraÿadii saxardiid jabiye oo ka mid ahaa abwaaniintii walaalo hargeisa
    AHUN...

  • @ismailhassen-dj6mg
    @ismailhassen-dj6mg ปีที่แล้ว +12

    Woof Calayk🥰

  • @cabdulaahisaas7885
    @cabdulaahisaas7885 ปีที่แล้ว +13

    Yaa Salaam Yaa Dhuule🥰💖

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว +12

    XITAA BUURAHA SANAAG HAADKA SOCDAALKA KU AH WAY KU QARAAMIYAAN QARAAMIGEENA!! 😂😂😂👍👍👍

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว +11

    LA YEEN! MAAWEELOY!
    QOFBA MEEL KULA AAD!
    😂👍👍👏👏👏👏👏👏

  • @KABERIO04
    @KABERIO04 ปีที่แล้ว +5

    Maaarkaan wuu Hawar Tamaya Cumar dhuule
    Dumarka ninkey ku jestan nabad uma talo wale.
    Iskaa siyaayo
    Si kula noqote
    Wanku samraya
    Nabsiga sido ee😞

  • @mohaan____siciid678
    @mohaan____siciid678 ปีที่แล้ว +9

    Boqorkii Qaraamka Ahn

  • @AdenAli-l3p
    @AdenAli-l3p ปีที่แล้ว +4

    Hay caban waxna haicalacalin naftada run usheeg oo sax ah waaye

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 ปีที่แล้ว +8

    Laxanka murug tubeec iyo jiim markay isugu tumayaan studiogii raaxeeye ee ku yaallay dabka ayuu dhadhan iyo judbo lahaa otherwise cumar mahdi is not easy

  • @Mohaiman11
    @Mohaiman11 ปีที่แล้ว +11

    Yaaaa salam.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 ปีที่แล้ว +9

    cumar dhuule iyo hees xusuus mudan

  • @AkramAhmedige12
    @AkramAhmedige12 ปีที่แล้ว +10

    Eesh qiyasak

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 ปีที่แล้ว +12

    Adiga oo Jawi dagan ku dhagaysanaya heestan, ma soo xasuusatay saxibada Ex oo qalad kaagaga tagtay adiga oo aad u jacayl ee inta qirootay hoos ma ka habaaratay nacala shaydan ku yaal maxaa rag badan dumar dartood qabri ugu jira .😢😮

  • @mahdis4289
    @mahdis4289 11 หลายเดือนก่อน +2

    Xilliga hurdada ayan dhagaysanayyaaa hestan, lafaha ayay garaacysaaaa

  • @abdikarimosmanwarsame6569
    @abdikarimosmanwarsame6569 ปีที่แล้ว +8

    Axsan Sawd❤️

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +7

    Aun

  • @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088
    @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088 ปีที่แล้ว +5

    Cumar Mahdi

  • @Suudisuudi23573
    @Suudisuudi23573 ปีที่แล้ว +1

    Laxan macaan weeye murug, gar ahaan cajiladan.

  • @naajisantana3675
    @naajisantana3675 ปีที่แล้ว +2

    Heestan full ma ahan saxibow mise ana moday 😮

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 ปีที่แล้ว +3

    Khabiirow qadadaan ku karinayaa cumar 😁🖐

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว

      Ku Soco Abaayo😅

    • @mahdis4289
      @mahdis4289 11 หลายเดือนก่อน

      An wadaagno qadada inader

    • @maxdar11
      @maxdar11 3 หลายเดือนก่อน

      Caarkaaga was heestan oo kale qado laguma kariyo kkk

  • @AxmedMuxyadiin-lf3sy
    @AxmedMuxyadiin-lf3sy ปีที่แล้ว +8

    😍😍😍

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah, yarxamu al fandango kabiir: Med Solayman Tubeec.
    Aamiin

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inta Nool Aduunkan Fil,Nimco Aaqiro Fijano Inta Dhimatay Allaha Ha U Naxariisto Intii Nimatay Iyo Inta Nool Aduunkan Allaahumaa Aamiin 🤲 Yaa Rabii Rax Maan Dul Jallaal Wal Igraam Yaa Casiis Yaa Qafaar Allaahumaa Aamiin 🤲 Yaa Rabii Rax Maan Dul Jallaal Wal Igraam Yaa Casiis Yaa Qafaar Allaahumaa Aamiin 🤲.

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 3 หลายเดือนก่อน +1

    XARUMAHA DOWLIGA EE MUUSIGA MYUNADA LAXANKAN WAA LAGA ASHQARAARAY!! INDHO BULUGLEY! IYO INDHO YAR BA!!

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 ปีที่แล้ว +1

    Qaram hada maqasho waa cumar dhuuele call allha unaxrisee😢

  • @Najuuy
    @Najuuy 11 หลายเดือนก่อน +1

    Iska siyayo si kula noqote wan ku samraya nabsiga sido😴

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noocii halista ahaa, cajaaibaat.!

  • @AbdinaasirAhmed-q3g
    @AbdinaasirAhmed-q3g 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto waxaan dhageysanaya 4/8/2024

  • @JAMABabaay
    @JAMABabaay 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ wow

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heercaalami

  • @MaxamuudSiciid-vi3vw
    @MaxamuudSiciid-vi3vw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Naga daah ciyaarta nio

  • @canabmaxamuud7510
    @canabmaxamuud7510 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Farxaan123Ismaciil
    @Farxaan123Ismaciil 6 หลายเดือนก่อน +1

  • @mohamedjaamac348
    @mohamedjaamac348 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢