Cumar Dhuule - Sidii Gaandi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @ismailhassen-dj6mg
    @ismailhassen-dj6mg ปีที่แล้ว +6

    Hees Gobanimo iyo cadaw isks ilaalin ah Cumar Dhuule Ahn.

  • @faraxmaxamuud5851
    @faraxmaxamuud5851 ปีที่แล้ว +9

    Waa heestii ugu horeysi ee aan arko cumar dhuule oo qaday hees kabaxaan heesihii jaceylka .

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว +8

    Axyaa Wadani ilaah ku Abuuri oo Somali kii ugu ficnaa kaa dhiggay hakuu Naxariisto yaa cumar dhuule

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 ปีที่แล้ว +9

    waayo waayo

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 ปีที่แล้ว +11

    Soomali waa dad yaab leh mooraal saboodka ma yaqaanin matalan qof baa waxay jecel yihin amaba doonayaan wakhti ku bixinaya garasho malahoo qofkii idina wanaajiya laguma dadyowga kale ahaa ka xaruurisan sharaf korkaga a ahaato walal khabiir hadaan awoodo 1M baan ku gaadhsiin lahaa marxuunka rabbi hau naxariisto cumar mahdi 🎸🎤

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +7

      Mahadsanid. Muhiimadayadu waa inaan ka tagno kayd dhaxal gal ah oo ina anfi doona Ku Mahadsanid taageerada aad noo muujisay.

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว +5

      @@khabiirqaraam7935 sharafyo karaama korkaaga ha ahaato 1 milion waxba maahan sugantena ka weyn insha alah garabkagan nahay guulayso

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid sxb khabiiroow laakin heeskaan iyadoo dheer ayaa jirtayee bal soo dhameystir inta dhimmana

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +4

      Mir kama maqna sxb heestu sideeda uun bay u yar tahay.

  • @IsmailHassen-mi1bi
    @IsmailHassen-mi1bi ปีที่แล้ว +6

    Axyaa Wadani🥰

  • @MuqtarMaxamed-yb7pq
    @MuqtarMaxamed-yb7pq ปีที่แล้ว +5

    Sxb adigaa arag mahe cumar dhuule hèso badan o wadani ah ayuu qaaday sida jana dagatay mante iyo dhulkeena wuxuu kuleeyahay e intadan falin ka fiirso adigo mahadsan e fanka ha noolaado asxabey

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 ปีที่แล้ว +9

    Waah, waah. Yaa yidhi cumar dhuule gacaladiisa sooma dhaafi jirin ???

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 ปีที่แล้ว +5

      Gacalisa diisa u badnaay hhhhh

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +6

    Ee gaar ka ahoow

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 ปีที่แล้ว +1

    Umar dhuuul dhaqrki jacelka Allh unaxaristo

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 ปีที่แล้ว +5

    Yaa salaam boqorka calaacalka😅

  • @sabirwehliye2673
    @sabirwehliye2673 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxaristo wa faanan qaran o magac kuleh umada somaliyeed.... tusalaga ubixinayo mantay tagan inaan gumiisiga u yeerano ......

  • @mubarikdahir3218
    @mubarikdahir3218 ปีที่แล้ว +6

    Erayada heeska yaa lahaa?