Laxanka Murug - Boqorka Codka Ahn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad khabiir laxanka murug wuxuu ugu macaan yahay 1986 marka uu tubeec u tumaayo jiim sh muumin ee lagu qabtay studiogii raaxeeye ee ku yaallay Dabka ee uu lahaa tubeec

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +4

      Cumar Dhuule Markuu Qaadayuu Ka Sii Macaan Yahay.

    • @hazzan
      @hazzan ปีที่แล้ว +5

      Marwo maxamed ayaaa kasii daran markay qaadayso kkk

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +4

      ​@@hazzanTubeec Miyaa U Baqatay sxb😅

    • @hazzan
      @hazzan ปีที่แล้ว +4

      Isaga marnaba laxamada laguma gaadhayo lakin murug omar ayaan ka hor mariyaa kadib tubeec kadib na marwo maxamed

    • @sandhereabdullahi5088
      @sandhereabdullahi5088 ปีที่แล้ว +5

      ​@@hazzanMaandeeq ood moodo ineey la oyeeyso waad iloowday

  • @GuletCiise
    @GuletCiise หลายเดือนก่อน +1

    DAA,UUD GACANTIISA WAXA LAGA DHEX DHADHAMINAYA GACANTII JIIM SHEEKH MUUMIN❤

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 ปีที่แล้ว +2

    Heeso waa ku wii hore ❤️❤️❤️

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Saaxiib Khabiir Waakaa haynaa Murug iyo Mohamed Sulaiman Tubeec-ba Allow idiin naxariiso Dhamaantiin AAMIIN.

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +3

    Maaweeli Nafyada Kala Maqan✌

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 4 หลายเดือนก่อน +1

    YAA SALAAM WAXAN BADAHA BASIFIGA SOO DUL SHABAAXIYOBA WAXAN KUSOO DULNASTEY JAZIIRADII QARAAMI TUSBAXEEYE!!
    🤣😀🤜🤛👍👍👏👏👏👏👏

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 4 หลายเดือนก่อน +1

    MA NOO SOO DHAMEYSTIRTEY TUSBAXI QARAAMIGA MUDANAHA MAAMUUSANOW?!!

  • @BashirOgas
    @BashirOgas ปีที่แล้ว +2

    Daauud iyo jiim mararbadan ayaad isku khaldi ood kala garanwaayi

    • @GuletCiise
      @GuletCiise หลายเดือนก่อน +1

      Fanaaniinta hore ee waaberi ayaa sheegay daa,uud gacantiisa waxa laga dhex dhadhaminaya gacmihii jiim sheekh muumin goobe iwm