Maxamed Saleebaan Tubeec - Wakhti
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024
- Hees : Wakhti
Erayadii : Yuusuf Maaradoon Ahn
Laxankii : Xasan Great Ahn
Luuqdii : Boqorkii Codka Ahn
Kabankii : Jiim Shiikh Ahn
.................................................................................
Waa Tahay Markaan Waa isku Dhan Tahay Bay Ila Tahay Arinta Kabanku😅 Wax badan bay isku murugsanayd Gacantan Markaa Waxay Dhagaystayaashu u badiyeen Gacantii Jiim Shiikh Waanan Idiinkaga Mahad Celinayaa Asxaabtii Inoo Faa'idaysay Macluumaadkaas Xaga Kabanka Ku Saabsan.
Hees xusuus mudan❤️✅👍
AHUN labadii boqor boqorkii codka iyo boqorkii ama mucjisadii aalada cuudka umada soomaaliyeed Jiim sheekh muumin (muxiyadiin)
Cajiib tubeec iyo heestiisi waqti
Mid kamida heesahan ugu jeclahay ee uu boqorka codku qaado❤❤
Aun.boqorkii codka ❤
Alle ha u naxariisto boqorkii codka. Maxamed Saleebaan Tubeec ❤🎻
Cajiibul Cajaaibaat.
Khabiir qaraam sxp waxan ka codsanayaa isla heestaan oo xasan gareed kabanka tumayo
MAHADSANID🙏
Jiim iyo boqorkii codka ba rabbi ha janneeyo adna mahadi ha kaa gaadho sxb
Sidoo kale adna sxb.
Wwwwwwwwwwwwww.maxamed.saleeban.tubeec.alhyaaraxmuka.alhyaaraxmuka.yaarabii.yaarabii.yaarabii.yaarabii
Maxuma lkn heestan anigu waxaan jeclahay marka uu tumaayo xasan gareed
Jiim sh muumin nin ka gacan macaan soomaalida kuma Jirin Alla yaa raxma labadoodaba
Sxb aad baan kuu salaamay khabiir qaraami welcome back marks hore
Codisigaan ii sameey fadlan waa hadii aad awoodo
Heesta kii dhabba jaceylkuba ee magool aay qaado noo soo Geli TH-cam kaaga kuna soo Qor codsigii mujaahid Dhuuntow mahadsanid sxb Qabiiroow nooloow
Dhirta xididka hoosee dhulka lagu beeree
Waan kaa qaday sxb heestaas in TH-cam ka ay ku jirto baan filayaa.
Mise Version Kale Ayaad Sheegaysaa.
Kabankaan inuu Jiim yahay waa ka muuqataa. Xasan Gareedna waa marka kale
Waa tahay sxb.
Nio heesta gufaaco bartaada waan ka waayay ee link isii adoo mahadsan