Laxanka Laac - Khadiijo Daleys Ahn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +3

    Codsikaygii waad ii fulisaay Walaal jazzaka Allah Ruunti Heesahaan Waa Heesihii Laa Qaadi jiray 1950-kii ee uu Sameyeey Allahaa u naxariistee Abkarigii weynaa Qarshe

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +3

    Dalays Legend Walaalihii hargeysa👑

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi Qaraamkaan Waa Qaadiimi❤❤

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

    Wanaa Fasiix sii wacan

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto maama Khadiija Cabdilahi Daleys heesaha qaaraamiga ah ay qaado waa tirabeel ee bal inoo soo badiya

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xudaydi alloow kuu naxariiso.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +2

    Thank you soo much bro 🙏🙏🙏

  • @Usernnur9105
    @Usernnur9105 12 วันที่ผ่านมา +1

    Ma helayaa sheikh aan hoos galo

  • @aliahad733
    @aliahad733 8 หลายเดือนก่อน +2

    An hoos galo Shiikh Hakabo yaalley

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib!.

  • @Qalinle11
    @Qalinle11 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxay sax ku tahay:
    "Aan hoos galo Shiikh 'Hakaba' yaaleey."
    Hakaba waxa laga wadaa Magaalada Buur-Hakaba ee Gobolka Bay. Waana deegaankay Khadiija AHUN ka soo jeedo. Sidoo kale waa meeshi Geeddi Baabow joogi jiray.

  • @SharifAbdi-lk5dl
    @SharifAbdi-lk5dl 10 หลายเดือนก่อน +1

    Tolow kabanka markan ya tumaya koley foridu wa bajuuniye kabanku ma ina xudeydiba xarigan wan garan wayay

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 ปีที่แล้ว

    War khabiirow waad nawaalaysaa😅
    Laxamadan mucjisada ah midba kan kale ka daran.....
    Fananad qaran Dalays AUN
    Dhamaantood fanaanintii intaan dhimatay rabbi hau naxariisto hormar wacan walal soomaalaay idina wiilka dhiirigaliya scribe u saara like-tuna janalalkaa u dararee ku dhufta

    • @ismaaciilarbache5244
      @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +1

      haa Sax Aad iyo aad waa Mudan Yahay Xaqiiqdii dhiirigalin iyo garab istaag boo intaaba Guuleyso Sxb

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 ปีที่แล้ว +1

      @@ismaaciilarbache5244 sowmaha waa inaynu si buuxda u garab istaagnaa walalka wakhtigiisa inoo huray 👏🙌