- 1 791
- 10 461 547
WARQABAD NEWS
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 13 ก.ค. 2022
Si aad uga mid noqoto Saaxiibada ku xiran Channelka WARQABAD NEWS Subscribe saar waxaan kuusoo gudbin doonaa Warar Xaqiiqo ah, deg dega, Xogaha Qarsoon iyo Dhacdooyinka markaasi laga hadal hayo Bulshada dhexdeeda.
Nagala soo xiriir: warqabadnews2022@gmail.com
WEBSITE-keena: www.warqabadnews.com
Nagala soo xiriir: warqabadnews2022@gmail.com
WEBSITE-keena: www.warqabadnews.com
DEG DEG: BEESHA UU KA DHASHAY MAHAD SALAD OO DAGAAL UGU HANJABTAY BEESHA FARMAAJO+XAALKA MUQDISHO OO
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
มุมมอง: 1 677
วีดีโอ
DEG DEG: XOGTII UDAMBEYSAY XAALKA MUQDISHO~GANACSATADA OO GO'AAN CULUS QAATAY & REER MUQDISHO OO...
มุมมอง 7K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: MD XASAN SHEEKH OO HANJABAAD SAMEEYEY SI UU DADKA MUQDISHO LACAGO UGA QAATO+FADEEXAD TAAGAN
มุมมอง 2.4K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: GO'AAN FARXAD GELIYEY UMADDA SOOMAALIYEED OO KASOO BAXAY BAARLAMAANKA+XAALKA OO ISBADELAY..
มุมมอง 3K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: DAGAAL BERRI KA BILAABAN KARA MUQDISHO~XIISADA JIRTA & DAWLADA OO GO'AAN HALIS QAADATAY+XOG
มุมมอง 9K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: XAALKA OO SII XUMAADAY~ITOOBIYA OO SHIRQOOL LA RABTA SOMALIA & SIRIQDA AY MALEEGTAY MASAR..
มุมมอง 6K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: SH/SHARIIF OO BAHDILAY XASAN SHEEKH & DAMU JADIID & ARIN LAMA FILAAN AH OO BANAANKA TIMID..
มุมมอง 15K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: GO''AAN NAXDIN LEH UU KU DHAQAAQAY MD X/SHEEKH~ITOOBIYA OO LOO SAXIIXAY BADDA & MUQDISHO OO
มุมมอง 8K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: XAARAAN KU NAAXYADA DAWLADA~MUQDISHO OO DAGAALKII UGU CUSLAA LAGA CABSI QABO & XOG CUSUB OO
มุมมอง 6K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: FARMAAJO OO CAAWA KU DHAWAAQAY WAR CULUS KADIB BANAANBIXII BAJAAJLEYDA MUQDISHO & XAALKA OO
มุมมอง 7K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: BIGNEWS MD XASAN SHEEKH OO CAAWA KU QEYLO DHAAMIYEY HALA IBAD BAADIYO & CABSI AFGEMBI OO...
มุมมอง 12K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: SIR CULUS WAR NAXDIN LEH OO CAAWA LA HELAY DAMU JADIID OO BIL KADIB WEERAREYSA CAABUD WAAQ
มุมมอง 7K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: DAGAALKII LAGA CABSI QABAY MUQDISHO OO BILOWDAY~FARMAAJO & SAAMEYNTA KACDOONKA+SIR LA HELAY
มุมมอง 15K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: MD XASAN SHEEKH OO GACANTIISA ISKU TOOGANAYO~RW XAMSE OO WAR LAGA NAXO SHAACIYEY+XOG CULUS
มุมมอง 10K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: QALADKII UGU WEYNAA OO AY GALEEN DAMU JADIID KADIB MARKII AY U OGOLAADEEN IN ITOOBIYA AY...
มุมมอง 3.7K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: RASAAS CULUS OO KA DHACEYSA BARTAMAHA MUQDISHO~KACDOONKI OO DURBA BILOWDAY+XAALKA OO KACSAN
มุมมอง 12K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: RASAAS CULUS OO KA DHACEYSA BARTAMAHA MUQDISHO~KACDOONKI OO DURBA BILOWDAY XAALKA OO KACSAN
DEG DEG: FARMAAJO OO WAR LAMA FILAAN AH KASOO SAARAY SHIRKA ANKARA UGA SOCDA ITOOBIYA & SOMALIA+XOG
มุมมอง 14K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: FARMAAJO OO WAR LAMA FILAAN AH KASOO SAARAY SHIRKA ANKARA UGA SOCDA ITOOBIYA & SOMALIA XOG
DEG DEG: GABADHII DIFAACDAY MD X/SHEEKH OO HALIS KUSUGAN MUQDISHO & ITOOBIYA OO CAAWA DIIDAY INAY...
มุมมอง 10K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: GABADHII DIFAACDAY MD X/SHEEKH OO HALIS KUSUGAN MUQDISHO & ITOOBIYA OO CAAWA DIIDAY INAY...
DEG DEG: RW XAMSE OO ARIN UU SAMEEYEY KA ABUURTAY VILLA SOMALIA BUUQ WEYN & XAALKA XAMAR OO KACSAN..
มุมมอง 9K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: RW XAMSE OO ARIN UU SAMEEYEY KA ABUURTAY VILLA SOMALIA BUUQ WEYN & XAALKA XAMAR OO KACSAN..
DEG DEG: SIR CULUS ITOOBIYA OO KASHIFTAY SHIRQOOLKA MD X/SHEEKH EE BADDA UGA IIBSADEEN BADDA SOMALIA
มุมมอง 6K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: SIR CULUS ITOOBIYA OO KASHIFTAY SHIRQOOLKA MD X/SHEEKH EE BADDA UGA IIBSADEEN BADDA SOMALIA
DEG DEG: MD X/SHEEKH OO DALKA KA MAQAN CAAWANA HURDADA KA SOOMAY KADIB MARKII SHIRQOOL AY UDHIGEEN..
มุมมอง 10K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: MD X/SHEEKH OO DALKA KA MAQAN CAAWANA HURDADA KA SOOMAY KADIB MARKII SHIRQOOL AY UDHIGEEN..
DEG DEG: MD XASAN SHEEKH OO GO'AANKI UGU XUMAA QAATAY~AWOODA MUCAARADKA & XOG CUSUB OO LAGA HELAY...
มุมมอง 12K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: MD XASAN SHEEKH OO GO'AANKI UGU XUMAA QAATAY~AWOODA MUCAARADKA & XOG CUSUB OO LAGA HELAY...
DEG DEG: GABADHA MADAXWEYNAHA OO WAR LAMA FILAAN AH KASOO SAARTAY KACDOONKA LAGA ABAABULAYO MUQDISHO
มุมมอง 10K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: GABADHA MADAXWEYNAHA OO WAR LAMA FILAAN AH KASOO SAARTAY KACDOONKA LAGA ABAABULAYO MUQDISHO
DEG DEG: WARKI UGU WEYNAA OO NAGA SOO GAARAY MUQDISHO~MD X/SHEEKH OO HALIS KU JIRA+XAALKA OO CAKIRAN
มุมมอง 8K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: WARKI UGU WEYNAA OO NAGA SOO GAARAY MUQDISHO~MD X/SHEEKH OO HALIS KU JIRA XAALKA OO CAKIRAN
DEG DEG: FAHAD YAASIIN & MD X/SHEEKH OO KASOO MUUQDAY LIISKA MAGACYADA SIYAASIYIN DALKA SOMALIA KU..
มุมมอง 11K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: FAHAD YAASIIN & MD X/SHEEKH OO KASOO MUUQDAY LIISKA MAGACYADA SIYAASIYIN DALKA SOMALIA KU..
DEG DEG: SHEEKH SHARIIF OO HELAY HUBKII UU KU RIDI LAHAA MD XASAN SHEEKH+JAWIGA VILLADA OO KACSAN...
มุมมอง 11K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: SHEEKH SHARIIF OO HELAY HUBKII UU KU RIDI LAHAA MD XASAN SHEEKH JAWIGA VILLADA OO KACSAN...
DEG DEG: BAARLAMAANKA GOLAHA SHACABKA OO SI LAMA FILAAN AH USOO SAARAY GO'AAN CULUS OO KA NIXIYEY...
มุมมอง 3.8K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: BAARLAMAANKA GOLAHA SHACABKA OO SI LAMA FILAAN AH USOO SAARAY GO'AAN CULUS OO KA NIXIYEY...
DEG DEG: SIR CULUS SABABTA XASAN SHEEKH UQAATAY GO'AANKA HALISTA AH & XAALKA VILLA SOMALIA OO QASAN!
มุมมอง 15K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: SIR CULUS SABABTA XASAN SHEEKH UQAATAY GO'AANKA HALISTA AH & XAALKA VILLA SOMALIA OO QASAN!
DEG DEG: GO'AAN CULUS OO CAAWA SAQ DHEXE LAGU GAARAY GUDAHA VILLA SOMALIA & CIIDAMO AY DIYAARSADEEN.
มุมมอง 3.6K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: GO'AAN CULUS OO CAAWA SAQ DHEXE LAGU GAARAY GUDAHA VILLA SOMALIA & CIIDAMO AY DIYAARSADEEN.
DEG DEG: XOG CULUS OO CAAWA NASOO GAARTAY GURIGA MD X/SHEEKH ISAGOO GO'AAN KU GAARAY INUU SAMENAYO..
มุมมอง 6K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: XOG CULUS OO CAAWA NASOO GAARTAY GURIGA MD X/SHEEKH ISAGOO GO'AAN KU GAARAY INUU SAMENAYO..
Aduunyo intee lamataa somali maryooleeyna inteey marayaan kkkkk qabiil aa u dhamaaneeysiin 😢😢😢😢
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤
Eloboorka maxa karabtin iyo diyaridi imaneysa yaab
Ninkaan ma mahad ayaa soo diray waxaa layiri adiga iyo mahadba Isa soo raaca bal kaalaya ciliya waxaa la layahay meel lagu baroobeeyo hubkii la idinka biliqaystaye car caalay
War raabi ha laga baqo dadka soomaliyeed yaan la bar kicin
Bixi reerkiisa ha ka soo qaad0 dadka reer muqdhisho Kaliya maxa saaray canshuurta
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤
Madaxweynaha maanta si fiican uu u hadlay, waaw😊
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Bixi cige reekiisu ma baxsho culusow baa lacagta ku qarsada
Xaaraan bay ku qaadanaysan hadii ay qaataan qiyaamahay keenayaan
waxaan lah yabah kuwah kah sugayah xasan moryan khyr? unukah leh xamar mah sidah bah idin danbaysay ilahay bah idin maqan
Dalku muxuu dal ku noqon karaa hadii aan la dhiibin canshuurta maxaase lagu difaacayaa dalka wada aad dooneysaan maxaa lagu dhisaa dowladuna waa inay miisaantaa qaab nolaleedka shacabka maamul gobaleedyada canshuurtooda iyagaa qaata waayo bulshada deegaankooda waxay la mid yihiin deegaankiina
Kan ha suginina inuu wax Qurux Badan idinku soo kordhiyo!
Walaalayaalow Mw xasan shiikh muxuu shacabka som ama dalka som ku kordhiyay bal caddeeya dadkuna ha maqleene caruurtiisa iyo xaasaskisa u meleyay moyane
dhiiqo daayeer daayeer dhalay tuug ah. oo dalkii iibsadey bad iyo berriba cid wax kaa dhegeysan mayso jaajuus shisheeye dalka lagaa qabey.
A.s.c Walaal ninkan xasan sheekh waa kadaab ee wadanka hala qabto
Waayo ninka muslimka ah xumaan kasta uu qabo shacbiga intaan oo dhibaato inuu u geysto ma dhicin . Ninkaan naga hubiya. Nin wadanka xaraashaaya umada barakicinaaya . Sidan waa shaqa yahuud hitler ayaa yahuud sidan ku sameyn jirey hadaad taariikhda taqaanaan. (Timir lafaa ku jirta ) Xassan xumoow ????? BECARFUL shacabka somaaliyeed
Xasan xaraash hala baaro muslim ama gaal aad ayaan ushakisanahay wayna soo bixi doontaa idim Allaah. Waxaa nagu jira dad badan oo muslim ahaa oo gaaloobey oo aan dadku ku baraarugsaneyn ???? Wallaahu Aclam
Waa fasahaad kale . Sidii gaalada oo kale . وإذا قيل لهم لا تفسدوا في الارض قالوا إنما نحن مصلحون الا انهم هم المفسدون ولكن لا يشعرون.
waa wadan moryan iyo mafiyo u so shaqoh taktay waxan somalih bah kah danbaysah
🤣🤣🤣Haaa beledkaan unukaa iska leh Cid Fowdo ku Samaayn Karta Ma jirto bixiya Cashurta aaheeey
Walaal Ha ku dambaawin ciidan masaari ah ayaa soo socdo doorasho dambe ha sugin haddii la qabtana waa ku shubasho oo balaayo abuuri doonto
.shiekh shariif dalka hooyo hala bad baadiyo waayo wuxu maraya marxalad aad iyo aad uxun dalka Somalia hala badbadsho inteey goori goortahay insha Allah 🤲💔😭
Warqabad waar laga wanaagsan wareysigan wax ma hayo
ALLA BEEN BADANAA XAMAREEYBA WELI WEERAR AAY KU HAAYAN AL SHABAAB MAANTAA UGU DANBEESAY DAANIILE QARAX LABO JEER AYY KU DHUFTEEN
FASHILKII. IYO. CEEBTII. AYUU. HUUHAA. CAQLI. KA. DHIGTA. ALSHABAAB. ADIGA. HADLAYA. AYAA. ALSHABAAB. AH. WAR. CALI. DARADIISA. YAA. MAQLAYA. YAAHUU😮😅😊😅😮😢
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
((( KAADIB. TUUG. MOORYAAN. HIIQO. XASUUQ. IYO. BOOBKA. HANTIDA. INTAAS. BAAD. CAAN. KU. TIHIIN. BEENAALE. YAA NIICDAADA. RABA. YAAHUU
Allah hooyooy maxey tahay Masìibada. Dalkiina ku habsatay. 👀👀💔💔😭😭
Nopal ✌ peace
Been-loow naga aamus.
Sidii abidbaba ay ahaan jirtay itoobiya anigaa iska u leyni diidan ilhaanada lagu Soo xawilay arligiina siisii haduu islaam yahay iyo ehel carbeed umulihii iyo ilmihii reer falastiin ayuu xataa wax ka aasi lahaa dib u eega arimaha dabcan wabiga niil ma uu Maro aaga sool iyo mudug iyo ceelka hiiraan midna waa inaad ogaataan odeyga siisii aduun lacageed ayuu siiyey odayga kale oo arligiyo umuduba waa xaraash ee yaan la IL duufin
Halaga deeyo shacabka Somaliyeed cashuurta aanay qaadikarin iyo xuquuqla'aan ay ka cabanayaan. Dawladu haka fekerto danta dadweynaha , waxaa jirta shaqala'aan dhaliyarada , nabadgeliyo daro caasimada , dilal xaqdaro ah oo shacabka muqdisho qabaan
Yaa rabi waad aragtaa 34 sano masiibada ku socota maatada somali weyn yaa rabi mooryaanta qaraxa iyo kuwa dawlad sheegta ay ku hayaan shacabka waad aragtaa yaa rabi mooryaanta ka dul qaad shacabka
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ haa haa❤
Asc min fadlak ka hadla shirkadda MAAZIM CONSTRUCTION COMPANY oo guri walbaba ku soo rogtay 5.000 Doollar 4.800 Doollar oo INTERLOCK guri kastaba oo ay leedahay teleenkaas lacagta ku soo shuba. SUBXAANALLAAH
dow lad ma ahan rida tuug arur tey dhalin yarada hal abur kodii pur purin ku haya hala rido
Mudane madaxweeyne taadu dhamid teeyduna dhigid yaan lagaa dhaadhicinin socon meeysee mudane waan hubaa mudane ineeysan madaxaaga ka imaan xamar xuubsigaan socda
alshabaab waxey dhamaan lahaayeen barigii macawisleyda hiiraan ay niyad u dagaalamaayeen odowaa iyo biixinx hor socdeen iyo cali jeyte diyaaradaha tukiguna xoog u garaacaayeen nuskood wey dhinteen amiiradii xasan amar ayaa la soosiiyey waakan kala fidhiyey odowaa biixi jeyte hubkiina ka xirtey ciidanka
Madaxweyne shik sharif noolaaw. Weligaa ha ka daalin nabadeynta. Waad mahadsantahay
Vivo Prof dalha. Alla ku xafido.
Haddiiba soomaaliya indhaha oo loo shito lagu qaadan karo badeeda iyo dhulkeeda. Waa in dalka la daafacaa.
Kuligood qeyr malahane allow wiil dhalinyara oo dalka diinta dadka wax u taro noo keen ya rabi
SHEEKH SHARIF: Garoowe 1, Garoowe 2, iyo Gaalkacyo Accord ayaa lagu xasuustaa! Intii SHEEKH-Shariif la dooran lahaa waxaa la QAATAY in NIN REER Puntland ah la iska DOORTO!! Kkk… kkk… kkk. Aah, LOL!!
Nac-Nacda Itoobiya waxaa buun-buuninaya soomaalidaa ee meelahaas ka hadla.
Mahadsant warqabad NEWZ ❤❤
Abiib wuxuu gaaray inuu afkiisa ka yiraahdo haduu xasan Ii diido sidaan rabo muuse ayaan tiisa qaadanayaa waxse la yaabo leh dal soomaaliyeed oo itoobiya ay leeyahay cidii aan anagu rabno oo kaliya ayaa ay la heshiin karaan nasiib daro waxaa sagaalka futo leh maanta waa soomaali xasan shiikh iyo wasiir madaxaa na furan iyo mahad salad iyo sanbalooshe iyo muuse biixi iyo ismaaciil cumar geele ayaa ka masuul ah abii oromo inuu maanta godey noo soo dhoobo ciidan leh cir iyo dhul markii horena kalifay inuu ku dhawaaqo isiiya hadii kale waan qaadan xasan shiikh xiniinyaha xabadi ku goysay sidii qabiil iyo qabyaalad uu u eryanayey ayuu beel beel u kala qaybiyey hadana waxay soo gaadhay in wabiga niil dagaalka ka socdaa uu ka bilowdo gobalada soaaliya masar dalka somaaliya kaliya waxaa keenaya islaamnimo ma ahan xiriirkii naga dhaxeyn jiray ma ahan walaalnimo ma ahan waase wabiga niil hadaba niil ma luuq Buu ku yaalaa mise balad weyne iyo jowhar Buu ku yaalaa mise sool Buu ku yaalaa
Waxba ha isaso dhisin dameer iyo labadisa dhagod a tihin no more abgal danbe in dalkan lagu amino
Shariifka isagaa bahdilan, waayoo Waxaan ognahay in shariifka uu doorashadii uu galay uu helay inta aan ogahay, markaas ayuu leeyahay ama aad leedihiin xasan ayuu bahdilay? Waar isku xishooda, teeda kale waxaa tiri, farmaajo taariikhda madow ee dalka u taalla ma taqaanude soo baro. Doqon baa tahaye.