DEG DEG: FAHAD YAASIIN & MD X/SHEEKH OO KASOO MUUQDAY LIISKA MAGACYADA SIYAASIYIN DALKA SOMALIA KU..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤

  • @abdisamadmohamed8662
    @abdisamadmohamed8662 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xisbiyada waa in sharuud lugu xiro, xisbiga waa in noqon hal qabiil oo uu noqdo4

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 2 หลายเดือนก่อน

    Very good. Puntland is strong, solid and stable. By if SSC has better place than Puntland, the door is wide open for them.

  • @abdisamadmohamed8662
    @abdisamadmohamed8662 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in tartan la giliyaa xisbiyada badan si loo helo sedexda xisbi ugu sareeyo noqdaan xisbiyada tartamaayo ay noqdaan kan noqonaayo madaxweynaha

  • @abdirashiidmohamed4199
    @abdirashiidmohamed4199 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa gabar wax og

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 หลายเดือนก่อน

    4 5 wax la yiraahdo maba la yaqaanno, sidaa darteed waxa raba, kuwo aanba u dhalan ayaa meelaha kala duwan dhibaatadasi wey ka jirtaa. Dad waxaa jira aanba baarlamaanka aqoonin dagaalkan ka hor qaarna waxay heli jireen 1 kursi, haddana waxay heystaan dhowr kursi sidaa darteed caddaalad ma jirto, waxaana laga cabsanayaa in dadkasi la xiro.

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 หลายเดือนก่อน

      4,5 waxaa shirkii Carte ee Jabuuti geystay Beelaha Irir Samaale oo aay Jabuuti ku jirto, waxaana hoos loogu dhigayey Beesha Daarood! Arrintaasi waxaay keentay in aay Xildhibaano isla eg Baarlamaanka ka fadhiyaan, Beesha Dhulbahante iyo Beesha Ciise ee Soomaaliya ka degto, tuulada Lughaye!

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    waa sada caalamku nooyaqaano in qabiilkii aan dagaalameun 4,5 kan dagaalamayana waa kaamil soomaaliya ha looladhaqmo iney yahiin qabaail waxaan ku jirnaa ayaama jaahiliya nin walba ninkuu ka xoog weyn yahay ha u cabiidsado