DEG DEG: WARKI UGU WEYNAA OO NAGA SOO GAARAY MUQDISHO~MD X/SHEEKH OO HALIS KU JIRA+XAALKA OO CAKIRAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤

  • @Mahad-b3l
    @Mahad-b3l 2 หลายเดือนก่อน

    A.s.c shacabka soomaaliyeed xasansheekh waa kadaab sixun ayuu udhimandoonaa teda kale masajidka waa kaxaaraan Kalama duniya

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Shabab muxuu ka qabtay

  • @SaalimCumar-l5i
    @SaalimCumar-l5i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madax weynaha waa runtii asaga reerkiisa waa enef meel kasto ninkiis ayuu meel saartey inkirka dhaaf ee waa ceebowdey

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa asaga disanayo ayuu ka hatlaya Hassan shekh.

  • @CabdiqadirCumar-v5x
    @CabdiqadirCumar-v5x 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynuhu wainuu/ushaqeyo
    Bulshada qebeheedakaladuwan wanaxilkuu/udjartay Malintiixilka
    uulawareegay wakuwuu/Laha anigadamadqadaya Bulshada
    Horawmarkeda iyo Dhaqalaha Buluga ahba 😮😮

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Halista ugu wayn waxaa uu xasan sheikh samayn doonaa maalmaha soo socdo iyadoo ethiopia ay leedahay ma rabno badda beec mushtar ee waxaan rabaa dhul i gooni ah iyo bad ii gooni oo base ah taas oo aakhirkii ay dalka la wareegto xaq ayna u yeelanayso in qodoto bensin waana uu saxiixi doonaa waa nin damiir lahayn aqoon siyaasadeed lahayn waxaana uu haystaa aadan madoobe oo isna iimaan daran .

  • @AhmedAbdiqadir-fe1ec
    @AhmedAbdiqadir-fe1ec 2 หลายเดือนก่อน

    Guryaha tuugada lagu hisanay ha ka shaqeeyaan dhalin yaradu meel kale iyo balayn kale ma waayay madax waynuhu

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan Beenaale . Ilaahay ka yaab. Dabaqa addaa dhisanaya iyo tuugtaad.