DEG DEG: RASAAS CULUS OO KA DHACEYSA BARTAMAHA MUQDISHO~KACDOONKI OO DURBA BILOWDAY+XAALKA OO KACSAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waa wixii laga dhaxlayn dulmigii ay kula kacayn madaxwayne farmaajo.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 หลายเดือนก่อน +1

    dhalinyaradu waa lafdhabartene dhiranayal dhulkawada difaca 🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥🔥♥️♥️✌️🙏

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer Xil. Ha ka leexanin xafiiska. Hadaad shsqo raadsatid waxaa lagugu xirayaa xildhibaankaagii keen. Laguma dhahayo shahaadadaada keen laguma dhahayo.

  • @alkhayrtv95
    @alkhayrtv95 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul k d s guul ama geerisharafleh

  • @SiciidHosen
    @SiciidHosen 2 หลายเดือนก่อน

    Xil dhibaan caaq ah Hal abuur kulahaa waxaan xildhibaan ah

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله dhalin yaraadaan weli iimaan ayey leeyihiin lkn waxay la yihiin dawlad

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Hamar in laydinka barakiciyaa la rabaa itoobiyaan ayaa lacag laga qaatey

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    لمن لا عهد له لا دين له

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 2 หลายเดือนก่อน

  • @SiciidHosen
    @SiciidHosen 2 หลายเดือนก่อน

    Xoolo kasta aduunka xildhibaan Ada noqdey

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunka ayaa laysku ciqaabay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa loo baahan yahay badbaada qaran.

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 2 หลายเดือนก่อน

    Share

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    Galah ✌🏿 dagalkah

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Itobiyaan ayaa la keeni rabaa weli idinka ma fahmin miskiiiin

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Madaale waa diin laawe

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    MARKASTA OO AAD SOMALILAND XASIDAN IDINKANA XASIDNIMADA IDIN LAA GOAYSA B IYO T MIDNA MA TIHIN BAROORTA BADHI IYO QADAWAYNAY

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    HAWIIYE MARAN AYAA FARAAMAJO LEEYAHAY MUDAHARADA IYADOO AAN MEELAAHII DARODONA LAGA MUDAHARADIN WALEE CAWAA HADAAN DHINTO DOQOMA TIHIN HAWIYOW

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 หลายเดือนก่อน

    Somali galbeed nasiiya ,bad bacac mushtar.

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 2 หลายเดือนก่อน

    Arintaas waxaa sameeya bajaajta Tara Tara Itoobiya ay ayuu ku cabirqaataan. Ee iska celiya

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugadii iyo haraagii nabad iyo nolol ayaa buuqaya hala soo qabqabto

  • @SiciidHosen
    @SiciidHosen 2 หลายเดือนก่อน

    Asaga hal abuur keen xoolayahoow jeebka ka hadalsinayaa

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh waxa dhalinyarada sheegaayaan Xassan maba oga . Xaaraan ayuu ka dhergey waxaad sheegaysaan kuma socoto.

  • @muxudinshiqaxmedlacala970
    @muxudinshiqaxmedlacala970 2 หลายเดือนก่อน

    Midka dhahayo dhalinyarada ticnation habartano kuwi yaqinay aya wax ku la waayo ninki wax samaysanayo wuxu la imanaya kenyati ama ajanib kale xagu uga sh aqaysana farsamada uu bartay

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan wuu mirqaansan yahay khamri muu cabaa hala baaro

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 หลายเดือนก่อน

    dowlad hade wada tuugo tahey canshuuraha tii shacabka dakadaha elaborka tii hawada iyo lacagta mucaawanada caalamka laga soo qaadey kuli jebabkoda aye ku shubtan

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    booliskow xasan wuu socdaa ee dhaliyarada ilaaliya oo xabad ha tuurina dajiya xasan uu dajinkaraa ee dhibka hesta ee amarada laga soo siiye intuu diyaarada saarna oy ugu darantahay jabuuti iyo gudihii oo lacagtii uu baray raba waxuu rabaa iney qaraxdo oo uu cararao idinkanadhalinyaradoy dhagax ha tuurna ee boorar soo qaata maalin walba ilaa uu idiin fuliyo habeenkiina meesha fariita

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    dhalinyaroy iyo inta jecel dalkaan ismaaciil babaris waxuu soo wadaa ciidan waxii xasan qabankariwaayey qabta ee yeysan dalka soo galin kuukuuyo is itoobiyaba ayagaa ka daran kuwii hore iyga lahorbixiyo kuwa cusubna dhagax kala hor taga waxa soomaaliya heerka ay maanta joogto gaarsiiyey waa ismaaciil xtaa markuu jiradey oo marwalbafaransloola cararayo oo baabirs xiran yahay oo iskadhexseexanaya hoolka weyn hadana marku soo kaco intuu alxamdlilaah dhi lahaa soomaaliya wali mey nooshahay ayuu leeyahay