DEG DEG: DAGAALKII LAGA CABSI QABAY MUQDISHO OO BILOWDAY~FARMAAJO & SAAMEYNTA KACDOONKA+SIR LA HELAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hasaa Xasan gorgurde dalka wa laga saraya xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo so labo

  • @lulaahmed1270
    @lulaahmed1270 2 หลายเดือนก่อน

    Keep keep going keep going. Keep going out Hassan shake out out Hassan Shaq out. Keep going. Keep going Hassan out.

  • @FaadumoLeego
    @FaadumoLeego 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada cabaadkooda wllhi wuu idhibaayaa aniga iyo wixii damiir leh xaqooda allaha u ifiyo insha allaah 😢😢😢😢😢

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 หลายเดือนก่อน +2

    I am sorry walahi ilahey kan mid ka kheer badan allaha noo keeno aamiin yaarabi

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 หลายเดือนก่อน +2

    Damu Qashan ummaddii waa cuntay argagax ayaa ku rideen ma Gefeyaal baa tihiin war Bajaaje 250 Intee ka keenayaa

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 หลายเดือนก่อน

    Nabsigii Farmajo laga galey waad haysiin. heraabow. Qabiilkii halkaasuu idin digay.
    Illaahay haydin ka saaro Amiin
    Xassan munaafaq iyo madaalo ilaahay hanaga qabto Amiin

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 2 หลายเดือนก่อน

    wax dhacaayo maleh

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 2 หลายเดือนก่อน

    OH CALAACALKU WAA NADHIBAYAA !!!

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan Dhiiqo iska caydhiya. Xabashi ayu u shaqeeya. Xabashi buu raba in Somaaliya ka qadato.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cadowga Somaaliya oo doonaayo, inuu Dalkeena, Cidlo kaqaato, intaasay rabaan inay Maqlaan ooy Dalkeena Cidlo kaqaataan🙄🤔Allahu Mustacaan🤔🤔

  • @husseinshaykhii5714
    @husseinshaykhii5714 2 หลายเดือนก่อน

    Andhuurtaani saan badan ummadda soomaali ma qaadi kartaa?
    Waa Maya.

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 2 หลายเดือนก่อน

    MAAMMULKA XASAN WAXA UU WADO WAA AFMAROOJIS YAAB IYO AMANKAAG !!!

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +1

    xasan moryan iyo villa family waa in viladah logu galah moryantah waa in xasan moryan xog logah sarah xamar war hubkah lah so baxahah waa in lah jojiyah canshurtah

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 หลายเดือนก่อน

    Odayaalkii oo dhisay waa ladilay si oday masul reerkisa ka aheen looxusho masuul dadweeyne marka nimanay reer daris aheen aabahoda kamid aha odaygi ugudanbeyay ladilo m ardhow mar dher ma aqano in ladilay

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 dalkaga aya ajnabi cml ku tahy wa dhibto hada tugstin xita canshur ma hurtiin😂😂😂

  • @rynmm5137
    @rynmm5137 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkii muuse bix̌i taageeryo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa yaa intaa loo socdaa ?

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 หลายเดือนก่อน

    Gurigaaga ala ku noq dagaalka

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 2 หลายเดือนก่อน

    kk farmajo wxuukufiicnay qof banaanbixikaro majirin noocaan isagaayaqaan

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 หลายเดือนก่อน

    Xaaraan bay ku kortay

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 2 หลายเดือนก่อน

    Jidadku way nja jajaban yihiin machismo cash uurhayeesho maxaa Ballygawley qaadaa

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma farmaajo ayaa saameyn ku leh, waar ka daaya arrintan, Faarmaajo waa tuu ku casheeyey sarkaal Ikraam tahliil ,& xildh. Aamina Enj.yarisow & 800 qofood oo so kala duwan loo dilay cashadii ugu dambeysay waa tii Gen. GALAAAL.
    Markaa ayaad leedahay, taasi waxay iga tahay digniin.

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 2 หลายเดือนก่อน

    Asakerey kaday rasasata dhalinyarada in kacadon oo wadanka laga badabadiyo dowalada ku shekaneto an is ka qabano

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 2 หลายเดือนก่อน

    Dhaartu idin qabato dawladu maaha

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey waad dhoohantihiin garashadiina way idinka luntay xasan ayax oo ah Nin aan lahayn damiir naxdineed sidoo kale waa arxanlaawe aan damqasho lahayn

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale Beenaale aamus