DEG DEG: XOGTII UDAMBEYSAY XAALKA MUQDISHO~GANACSATADA OO GO'AAN CULUS QAATAY & REER MUQDISHO OO...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalayaalow Mw xasan shiikh muxuu shacabka som ama dalka som ku kordhiyay bal caddeeya dadkuna ha maqleene caruurtiisa iyo xaasaskisa u meleyay moyane

  • @halimojama8925
    @halimojama8925 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaraan bay ku qaadanaysan hadii ay qaataan qiyaamahay keenayaan

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bixi cige reekiisu ma baxsho culusow baa lacagta ku qarsada

  • @MaryanMacalinmuuse
    @MaryanMacalinmuuse 2 หลายเดือนก่อน

    War raabi ha laga baqo dadka soomaliyeed yaan la bar kicin

  • @MaryanMacalinmuuse
    @MaryanMacalinmuuse 2 หลายเดือนก่อน

    Bixi reerkiisa ha ka soo qaad0 dadka reer muqdhisho Kaliya maxa saaray canshuurta

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    waxaan lah yabah kuwah kah sugayah xasan moryan khyr? unukah leh xamar mah sidah bah idin danbaysay ilahay bah idin maqan

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 2 หลายเดือนก่อน

    Dalku muxuu dal ku noqon karaa hadii aan la dhiibin canshuurta maxaase lagu difaacayaa dalka wada aad dooneysaan maxaa lagu dhisaa dowladuna waa inay miisaantaa qaab nolaleedka shacabka maamul gobaleedyada canshuurtooda iyagaa qaata waayo bulshada deegaankooda waxay la mid yihiin deegaankiina

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kan ha suginina inuu wax Qurux Badan idinku soo kordhiyo!