DEG DEG: SIR CULUS SABABTA XASAN SHEEKH UQAATAY GO'AANKA HALISTA AH & XAALKA VILLA SOMALIA OO QASAN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gedo ciidanka adiguna waad kasoo qaaday jowhar Baad geysay maxaad Marka aad eedeynaysaa🎉FArmaajo

  • @SurprisedDachshund-kj5wi
    @SurprisedDachshund-kj5wi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxweyne daacad ah allaha noo keeno

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    SUBXANALLAH.ASAGAA MAANTA WAXAA U WADA SHEEGAYO WADA SAMEYEY MAANTA KU WARAAN.

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariisto ayuu raacinayaa qof kastoo Soomaali ah oo xalaal ku dhashay Xasan Maxamuud Calasow hadduu dhinto ma la oran doonaa Allaha u naxariisto ma aqaan Raganimo Arts

  • @maxamedjaamac-v1g
    @maxamedjaamac-v1g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xudumeyow Cali-wajiis intaas u sheeg

  • @SakarikeSakariyemursal
    @SakarikeSakariyemursal 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dammu jadiid madawladaa mise ' waa dinaalu shisheeye

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 2 หลายเดือนก่อน

    Mar gacanta waa laysàsaarin

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee xasan xukumaa doorasho qaban

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaad wadani buu ahaa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน

    Dawladii kacaanku waa dawladii keliya ee soomaaliya soo artsy oo gaarsiisey halkakii ugu sareysay ee ay dawladii gaarto

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 2 หลายเดือนก่อน

    Xukunka m siyaad wuxuu lamid ahaa kan ka jira masar waxayna iskumid ahaayeen jamaal cabdi naasir sadat iyo xusni mubarak

  • @SaalimCumar-l5i
    @SaalimCumar-l5i 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa waa siyaad barre allow kuu naxariisto laguma ilaawikaro gadaashaa waxaa noo yimid xassan manexe

    • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
      @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 หลายเดือนก่อน

      Adeer siyaad bare alaha u naxariisto ragbaa kaga horeeyey siyaad bare oo u keenay qaran soomaaliyeed dhamaana wey dhinteen alaga u naxariisto meydkaan
      Aad maalin walba aad xanbaar san tihin eenkaba la aanta xamar lagaga saaray iska dhiga haduu geesi yhy kumaan kun oo ciidan isagoo heysta caydiid ilaa iyo kenya ma cayrsan la heyn

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan,maanta adeykuhaysataa lagaayeelimaayo musuqmaasuq 😂😂😂😂😂

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa u kAwada hadlee MW HASSAN SHEIKH ASAGA AYEY KA DHEXGUUXAYSAY TIINA WAA U SAMEYEY MW HASSAN SHEIKH.

  • @SakarikeSakariyemursal
    @SakarikeSakariyemursal 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan avagaahana ayaa balanqaaday indlaku ulaabto. 199q uunafuliyey

  • @alimohamed3764
    @alimohamed3764 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga weriye noqonmeeysid taariiqdaa kusheegeeysa

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan ilaawo dhawa ma umulbaa shalay waxii aw didana manta iniku yeela yaa ka aqbalaya?

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa ka socda dalka oo dhan dadweynihii wey ka niyad jabeen, Takale dhanwalba dalkii itoobia ayay isku dhiibeen,sidaa si darteed,dadweynihii qalbigaa istaagey, Itoopiana basaasiin iyo dadweynahoogii wey soo deysey si somalida ey u qabsadaan, markaa baadhistaan, sameyneyna,waa taa, dhalinbadan baana sidaasi ogaatey, oo imaneysa dhawaan, dhuuxa ama dhagta laad laadiya, Daman Dareen maleh,😢

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan ayax asga ayaa IS akhriyaaya

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh wuxuu aaminsan yahay inuu xoog Qabiil kooxeed Ku yimid Villa Somalia islamarkaana uu Ku sii joogi Karo Villa Somalia.
    Waa damaciisa ,wax qarsoon ma ahan, qofkii intaas Fahmi waayo waa Nasiib darro weyn Ku haysa.

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh wuu ka adag yhy macaaradka

  • @SaalimCumar-l5i
    @SaalimCumar-l5i 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey xassn mawaashey mase anaa modey kursiga inaad joogtid ma adaa fikirkaa wada mase farmaajo iyo wm qodobada ma adigaa sameysatey marka hore mase waa lawada sameyey shedan baa tahey shacabka utur 10sano waxaad ku gaari weysey oo dhulmi ah gaari meysid waxaan alle kaaga bariney masiibo rabaani oo ku reebata

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 หลายเดือนก่อน

    ASC viva7up Waaaaaaaa Addan darran yahay Xasan shiikh ma aha inu musajidka Ka hadlo siyasada waaaaaaa danbi
    Xasan shiikh
    Qabirahan qoyskisay ha soooo dhamado
    Wanna qasab dorasho
    Manta dalkii Nabad ma aha ras caser to raskaboni
    Say Ku ledahay dorasho cod iyo qof
    Ma Ku dhaccdaaaa
    Xasan xumow

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Aabe siyaat ahlu jano waaye janadana wuu ku jiraa idinkaan kaa cunay

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare wuxu aha wadani daacad ah oo wadaniya inta ceeb ku shegaysana waa tuug

  • @SakarikeSakariyemursal
    @SakarikeSakariyemursal 2 หลายเดือนก่อน

    Waa balantii xasan kuyimid 1991. Inloonoqdo

  • @mahadilkacase6323
    @mahadilkacase6323 2 หลายเดือนก่อน

    Doorasho diid

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 2 หลายเดือนก่อน

    islamidma aha yaanlaiskuma ekayaanlaiskudarin

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 2 หลายเดือนก่อน

    haku tashan been aanjirin waxaanjirin

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo.waa.argagixiso.qaraxyo.badan.kadam.beeyay.xasan.sheekh.uukusaxan.yahay.dorosho.qof.iyo.cod.ah..hadiiloobahanyahay.dadka.dib.udhigaya.soomaalia..inloojoojiyo.yaakeenikara.halistawayn.bassterbasd.tahay.wareye

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    MW HASSAN SHEIKH MADAWEYNE SOMALIYEED MA'AHA EE WAA MADAXWEYNE DALAL KALEE U SHAQEYA OO LA ADEEGSASO.UMMADI SOMALIYEEDNA WAA U JAHAWAREERIYEH DHAC DIL BOOB, ILAA XABAALIHI AYUU DHAAFIWAYEY.

  • @Calibaari-t3j
    @Calibaari-t3j 2 หลายเดือนก่อน

    Mucarad haduuna aheynin Abkaal waxba matare doono wayo farmajo inu xamr cidan mucarad ah ku daxsamesto ha sugin

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน

    xasan gurguurte afkiisa iyo dhegihiisu isma maqlaan dhaqankiisii shalay iyo dhaqankiisa maantuna iskamawar hayaan kkkkk xasan gurguurte wax kasta oo shalay diidayay isagaa maanta faraha kulajira kkkkkkkk😂😛

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 หลายเดือนก่อน

    No.need.farmaajo.he
    .isteroist.he.is.cerimii nal..somalia.will.wine

    • @maxamedjaamac-v1g
      @maxamedjaamac-v1g 2 หลายเดือนก่อน

      Cali-wajiis oo masaajidka madaxtooyadda ee XSM ka hadley iimaan ka ah bal raadiya wareysi uu ku taageerayo XSM isagoo Aayado daliishanaya!!!