DEG DEG: QALADKII UGU WEYNAA OO AY GALEEN DAMU JADIID KADIB MARKII AY U OGOLAADEEN IN ITOOBIYA AY...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan madhane hadal uma fureen itoobiya hadal jilic ayuu bilaabay itoobiya wax uma diinin bad xasan baahane intuu madax yahay somaaliya guul gaadhi mayso

  • @AbdirahmanIbrahim-b9d
    @AbdirahmanIbrahim-b9d 2 หลายเดือนก่อน

    Asc.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fashilka xasan waa in uu aqoonsan waayey ssc, awdal state amhara state, tigree state, somali state taas oo aby xaar ka keeni lahayd iyo in uu geed iskaga xiro oo uusan dalkiisii kula gorgortama.

    • @MAOmar-oy2uh
      @MAOmar-oy2uh 2 หลายเดือนก่อน

      waa wadaduu garanwaayey hassan sheikh

  • @AbdirahmanIbrahim-b9d
    @AbdirahmanIbrahim-b9d 2 หลายเดือนก่อน

    Qalad

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 2 หลายเดือนก่อน

    Marba Haday Ogolaadeen In Baddeena Laga Wada Hadalo.Maxaa Diidaaya In Ay U Saxeexaan.Anaa Saxeexaya Iyo Mayee Anaa Saxeexayaaya Ayay Isku Dagaaleen Muyse Biixi Iyo Xasan Sheekh Maxamuud..Laakiin Turkigu Indhaha Ayaan Ku Haaynaa

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 หลายเดือนก่อน

    Hawiye ayuu diray aqoon lahayn

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 หลายเดือนก่อน

    Asc.
    Waxaaba QALAD weeyn ahayd in Badda iyo Dhulka soomaaliya muran la galiyo.

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df 2 หลายเดือนก่อน

      Somalia shaqo kuma laha xeebta iyo dekedaha Somaliland. MD Xasan Sheekh ma iman karaa Berbera? Waa maya. Maxaa kale ee jira?

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 หลายเดือนก่อน

    Bada soomaliya. ayaaleh ciddkale kama hadli karto. keenya way qososhay dawladwalba waana tijaabinee

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 หลายเดือนก่อน

    İtobiya badmalaha waa amar alla ha aqbalaan. Yay ismodin itobiya inay. Xoog wax ku qaadankarto. Mardambe wadahadal majiro.

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 หลายเดือนก่อน

    Dhibta meeshakajirta ama incadawga ithobiya damaciyo
    Badena dhulkena.
    Waxa dabadakarixaya waa cadawga imaarat. Cadawgasuna wuxu nofadhiya
    Dalkena MW xasan wuxu laleyahay saaxiibtinimo weyn
    Marka wainaan garana meesha nalakahaysto.
    Ithobiya dalkayagon xataa lahayn dawlad.
    Masamayn tanokale.
    E cadawga muslimiinta imaarat weye dhibka✅

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waxaa ay doonayso, Somalia ma doonayso khiyaama soo jireen ka ah.
    Annagu waxaa u arragna Ethiopia waxaay wax ku doonaysa xoog-xoog iyo dagaal inay wax ku hesho aan soconayn.

  • @AbdirahmanIbrahim-b9d
    @AbdirahmanIbrahim-b9d 2 หลายเดือนก่อน

    Qalad