DEG DEG: MD XASAN SHEEKH OO GACANTIISA ISKU TOOGANAYO~RW XAMSE OO WAR LAGA NAXO SHAACIYEY+XOG CULUS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 หลายเดือนก่อน +5

    CEEB LOOMA DHINTO!

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 หลายเดือนก่อน +3

    SUBXAANELAAH ILAAHAY MUU KA BAQO!!!

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +2

    XAMZA, XAQIIQDISA IYO WUXU YAHAY AYU IDIIN SHEEGAY, DEG DEG WA IN DALKA LOOGA CEYRIYO.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    DEYN CAFFINTA, WAA SHAQADII U SOO QABTAY , WASIIR DR. BEYLE, WAX KALA SHEEG,

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    XAMZA, AWALBA WA LA OGAA IN U YAHAY KORNEEL NABAD SUGGIDA KENYA, MA WAX FIICAN MIYA LA FILAYAY.

  • @Hayat_f
    @Hayat_f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maamulka Xassan dhiiqo iyo diirad la saarayo,dawlad wanaag ayuu ka hadlay hhhhh Wallaahi waan qoslay,dal & ummad ay tuugo afduubtay !

  • @Hayat_f
    @Hayat_f 2 หลายเดือนก่อน

    Ileyn marxuum waa uun marxuum !

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhibataduh waa somalidah sababto ah nocas bah u ah dowlad

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illahey kabaq hamza jeebkujire alla beenbadana.marka maxaad uqodoneysan qabuuraha waakan shacabkii muqdish qaxaayaane

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 หลายเดือนก่อน

    SHEYDAN XASAN WIXII SHACABKA KA GALAY ITOBIYA AYAA KA AAREYSAA.

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo oo bada siiyay ethopia

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada ma dowlad ayaa lacagsiineysa? Xirfad noic kasta iney bartaan qabtaana. Tipo talyano qeyr maleh, fujino not, why do choose italy

  • @SaalimCumar-l5i
    @SaalimCumar-l5i 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ku dagaalamaysaan inaad difaacdan xasan waa aduun akhirana waad ilow santahay alle xalaga cabsado shacabka halo turo waxaan dhacaayo hadaad weli difaac ku jirtaan idinko ka cararaaya mucaaradka dalkan iyo dadkaba waxaa dilay eena duugey aadan madoowe qabrigii allaha madoweyo iyo xildhibaanada badankod kuwa xalaasha ah allaha xafidho guul inta ladagaalameyso dhulmiga damul jadiid

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    hadey joogaana wax idiinma qaban karaan hadey idiin hadlaan lacag ma siinayo xasan xaguu caalam ku arkay dhalinyaro soo ma aheyn kuwuu isku sawirey uu ku yiri anigaa shaqo idiin abuuraya diyaaradna wuu ka raacey 2 sano kadib ayey weydiiyeen madaxweyne aawey shaqo abuurkii aad natiri waa idiin sameeynayaa waxuu yiri iskudarsada oo abuurta shaqo tuuuuuuuuug baarlamaan tuuuug wasiir

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 2 หลายเดือนก่อน

    Illahey kuduleey .shacabka inkaartoda illahey ha idinkurida adiga iyo hassan tuug

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    maye waxey idinka codsanayaan iney dowlada ku bananbaxaan markaas ayaa siineysaan warqad ey idinku banaanbaxaan war meeqa bilood ayay sheegayeen cunadii ayaa waxey idinka gashey god hadaad tihiin dowlad gaajeysan oo masakiinta maalin walba soo shaqeeya cuntada carurta iyo waalidgood ayaa hunguri idinka galey

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 2 หลายเดือนก่อน

    Kan xamse wuxuu xukumaa xamar
    oo kaliya, xamse wuxuu ku faanayaa guulihii nabad iyo nolol ay
    Gaartay, war xamsoow isku xishoow wadanka shaqada aad ka
    Hayso waa shaqo biyatooni, wadanka shaqo kama haysid biyatooni ayaad tahay, xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin.

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 2 หลายเดือนก่อน

    bal allaan idinku dhaarshaye bal qofkaan wuxuu ku hadlaayo dhageysta dhalinyaradi la laayey ayuu leeyahay waa la sheegaayey in dhalinyarada la laayey

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 2 หลายเดือนก่อน

    War kan beenbadanaa.war hamzow beenta dhaaf.maxaad shacbka ubarakicineysaan haduu wadanka dhaqalahiisa kobcay