KANIINADA PIG POWER IYO KANIINKA ABU BARIISKA ( DEXAMETHAZONE ) KA . wax ka baro waxyeeladooda.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @HooyoXalliimo
    @HooyoXalliimo 18 วันที่ผ่านมา

    Thank you dr

  • @HappyBicycle-jl9wk
    @HappyBicycle-jl9wk 11 วันที่ผ่านมา

    Thanks dr

  • @user-dv4pt6jn8g
    @user-dv4pt6jn8g 9 หลายเดือนก่อน +2

    doctor khayr alle hakusiiyo galabta ayaan ba soogatay nin ka farmashiga ayaa ba igu dha hay qaado hada ayaan ba tuulayaa

  • @cilmiside6334
    @cilmiside6334 ปีที่แล้ว +1

    Laba lugood istakiina kkk thanks dr

  • @Nuuraadan867
    @Nuuraadan867 ปีที่แล้ว +4

    Big power ka sharoobo qatay wax dhipato Kuma arag waayo Dr ba I qoray❤
    Lkn kan bariiska wan qatay ayadoo cid I qorin xanuunkii aan ka qatay ila manta oo one year kaso wareegty wan la dhipaabatoonaya wadna xanuun😢

    • @drayanleali
      @drayanleali  ปีที่แล้ว

      Allah hakaa caafiyo . Xarun caafimaad tag walal si loo hubiyo kelyahaaga iyo hormones kaaga

  • @BishbishKadiro
    @BishbishKadiro 11 วันที่ผ่านมา

    Thankis 😂😂😂😂 dr

  • @muhammedadu3622
    @muhammedadu3622 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dr I just using is vitamin😢is good or not. I don't understand you language answer me

  • @BarwaqoSaleban-tj2hl
    @BarwaqoSaleban-tj2hl 10 หลายเดือนก่อน +2

    Tanks wll mahadsaniin

  • @niciimajanno4217
    @niciimajanno4217 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla waxan cunay bariiska lkn wlahay dhibka aan kala kulmay alla og plz iska ulaaliya 😢

  • @ayanmohamed6297
    @ayanmohamed6297 7 หลายเดือนก่อน

    Thankis Dr

  • @HaniBilediini-sf1sv
    @HaniBilediini-sf1sv 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤😊

  • @sumayoclahi6703
    @sumayoclahi6703 7 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn dr ani aad caato u,ahay saasna waa uqatay ilaahada waa qata lkn cadadaydii bil dhan iska socotaa 😢

    • @drayanleali
      @drayanleali  7 หลายเดือนก่อน

      Iskadaa walal video macnihiisana dhuux iyo dhibaatooyunka ay keenan daawooyinkaas

  • @user-be4or3zs1f
    @user-be4or3zs1f 5 หลายเดือนก่อน

    Wll big bawarta kaligeda ma wax bey iyeli hadan iska badin amateda ma lihi waxn na ma cuno

  • @AminacawilAmina
    @AminacawilAmina หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

    • @drayanleali
      @drayanleali  หลายเดือนก่อน

      Adaa mudan wll

  • @amuun9967
    @amuun9967 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi anay lugaha iqalajiyen kubab WAA WAYN BAAN Lhaa waa baan isku cuney labadaba oomateed xumaa ihaysay lknse taan ka qaday ilaa ip hda waa ihaysaa jeex jeex iyo qalal baan la qaday yaab wlhi😊

  • @Kaldeeqa229
    @Kaldeeqa229 หลายเดือนก่อน

    Wll sharooobada Globpower ka soo hadal waxan ahay qof 19 hada weight 37 saas darteed ban usoo qaatey dhib ma Igu keenaysa wll😢 cunto walba waa cunay wax ba igama tarayaan Maxa Igu la talin lahayd

  • @user-yj7fm5lr9i
    @user-yj7fm5lr9i ปีที่แล้ว

    Dumarkii somalidu khatar bay ku jitaan subcanallah

  • @user-bw4fy6kh9u
    @user-bw4fy6kh9u 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll

  • @Umuamiir-uk3jm
    @Umuamiir-uk3jm 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dr 2 sanno ayn cunayay wn jojiyay lkn sideydi baan ku noqday

    • @user-jo6ym8he3z
      @user-jo6ym8he3z 7 หลายเดือนก่อน

      Walhi xanun miyu kuu keny apyo 😢

    • @user-jo6ym8he3z
      @user-jo6ym8he3z 5 หลายเดือนก่อน

      Apyo dhaqsi miya sidada kulabane

  • @ashraa435
    @ashraa435 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dr

  • @FoosiyaJaamac-wf3zc
    @FoosiyaJaamac-wf3zc 6 หลายเดือนก่อน +1

    Syrupka becoactinta ka sohadal dr

    • @drayanleali
      @drayanleali  6 หลายเดือนก่อน

      Hye wll

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@drayanleali9 vitimin kawarn

  • @najma5685
    @najma5685 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga waan so gartey 😢

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 9 หลายเดือนก่อน

    Xasasiyd waa lo cuni karaa sow maaha ka bariiska.. san boor xataa waa leyhy . Ka waran

  • @user-bw4fy6kh9u
    @user-bw4fy6kh9u 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kawaran 9 fitaminka wl

  • @NiciimaAhmet
    @NiciimaAhmet 3 หลายเดือนก่อน

    Wax ka yar 5 bilod ban cunay dil dilac isku arkay 😢

  • @user-xd2dg7hu6i
    @user-xd2dg7hu6i ปีที่แล้ว

    Hore usoco dr

  • @FardowsaMahamed-np3iy
    @FardowsaMahamed-np3iy ปีที่แล้ว

    M.a

  • @AnisoAbditakiye
    @AnisoAbditakiye 6 หลายเดือนก่อน

    Dr qof uur leh ma cuni kra😊

  • @XaawoAbdi-mo2pv
    @XaawoAbdi-mo2pv 3 หลายเดือนก่อน

    waan cunayy wana ku caylayyy😢

    • @GarasYare-un4xc
      @GarasYare-un4xc 20 วันที่ผ่านมา

      Abayo maxaaa cuntay neh kiniiniga mise sharoobadaa

  • @YaasminCasey
    @YaasminCasey 16 วันที่ผ่านมา

    Thanks dr