Attention Deficit Hyperactivity Disorder (ADHD) - Afsomali Xanuunka Maqane jooge ama Qalqaali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2023

ความคิดเห็น • 21

  • @mustafAbdiwarsame
    @mustafAbdiwarsame หลายเดือนก่อน

    thanks, ustaad.

  • @nimo5432
    @nimo5432 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah walal jisaa kalaa khayr

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah Dr. Sifiican baad u bayanisay waz baan kaa fahmay.

  • @user-yj7fm5lr9i
    @user-yj7fm5lr9i 11 หลายเดือนก่อน +1

    Magaciisa ba xanuunkan cajiiba . thanks dr ayanle

  • @drayanleali
    @drayanleali  7 หลายเดือนก่อน

    Special thanks to those who have watched this video and subscribed over the last week or so. I really appreciate your support! Don’t forget to hit the like bottom and share this health awareness to your families and friends.

  • @faadumocumani9320
    @faadumocumani9320 11 หลายเดือนก่อน

    Shugran ustaad

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid diktoore ❤

  • @ikrandirie4079
    @ikrandirie4079 11 หลายเดือนก่อน

    Allah haku barakeeyo dr

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran Dr🎉

    • @cilmiside6334
      @cilmiside6334 8 หลายเดือนก่อน

      ada mudan walal

  • @ahmett5979
    @ahmett5979 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dr jasaaka laah intee kala soo xiriraa

    • @drayanleali
      @drayanleali  9 หลายเดือนก่อน

      00252634494966

  • @Moana22
    @Moana22 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaadan hyperactivity lahen neh?

  • @saccidoshiiq590
    @saccidoshiiq590 7 หลายเดือนก่อน

    Wiil 3 jira hesta finland ku nolahay wiilka meel ma fadhisanaayo xanaqiisa aad ayu u badan yahay haduu xanaqa wax kasto u gcnta ku haayo wa kugu dhufana Mar xanaaq ayuu sariir iska so turay 2 ilkood o karo aya wax ka gareyn mala dhihi kara wu qaba hada baritaan aya u socdo

  • @hafsomohamed5401
    @hafsomohamed5401 9 หลายเดือนก่อน +1

    ADHD IYO neurodevelopmental disorder isku mid miya dr

    • @drayanleali
      @drayanleali  9 หลายเดือนก่อน +1

      Nuero developmental disorder wax badan bay isugu jiraan waana qayb kamida ADHD guud ahaan. Balse ADHD xaga mental illness wuu galaa

    • @hafsomohamed5401
      @hafsomohamed5401 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@drayanleali ok Dr neurodevelopmental disorder kaso hadal adigo mahadsan

    • @drayanleali
      @drayanleali  8 หลายเดือนก่อน

      @@hafsomohamed5401 way badan yihiin neuro developmental disorders ku walal ADHD waa qayb kamida lknse waxaa kamida ND Disorders ka sida attention-deficit/hyperactivity disorder (ADHD), autism, learning disabilities, intellectual disability conduct disorders, cerebral palsy, and impairments in vision and hearing. dhamaan waan kasoo wada hadli doona
      inshaalh

  • @user-lh2ue9vb4q
    @user-lh2ue9vb4q 8 หลายเดือนก่อน

    Dr wiil aan dhalay waa qalqaali waanu cadhoonayaa dhakhso laakiin schoolka iyo macalimiinta wuu ixtiraamaa

    • @cilmiside6334
      @cilmiside6334 8 หลายเดือนก่อน

      mar haduu macaliiminta ixtiraamayo wuu fcn yahay . cadhada iyo qaylda uun ka ilaaliya

    • @user-lh2ue9vb4q
      @user-lh2ue9vb4q 7 หลายเดือนก่อน

      Thanks wall haye insha allah