Dr Ayanle Ali
Dr Ayanle Ali
  • 28
  • 98 764
HYPERTENSION ( HIGH BLOOD PRESSURE ) wax ka ogow xanuunka dhiig karka ( Dr. Ayanle Ali Mohamoud )
video gaan waxaad ka faaidi doontaan xog aad muhiim u ah oo ku saabsan xanuunka dhiig karka oo dad badan oo Somali ah ay qabaan. fadlan haduu kusoo gaadho muuqaalkan si fcn u daawo hana Naga ilaawin subscribe ta iyo like ta . thanks
มุมมอง: 392

วีดีโอ

Wax ka ogow xanuunka " GASARKA " ( Pott's Disease ) Dr. Ayanle Ali Mohamoud
มุมมอง 1.5K6 หลายเดือนก่อน
Xanuunka GASARKU waa nooc ka mid ah Tiibijada ama Qaaxada ku dhacda lafaha balse dadkeena soomaaliyeed ay gubaan taaso keeni karta markasta uu qofku daawada ka daaho in ay isku dumaan lafihii dhabarku dhaawacna xangulaha gaadhsiin karta. kana dhigi karta in qofku qaybta danbe ee jidhka dareenku ka tago curyaanimo na ku keeni karta.
Xanuunka Meningitis / Qoor Gooye ama Majaajiska . ( Dr. Ayanle Ali Mohamoud )
มุมมอง 2.2K7 หลายเดือนก่อน
Xanuunka Meningitis / Qoor Gooye ama Majaajiska . ( Dr. Ayanle Ali Mohamoud )
Xanuun ku dhaca dabciga qofka ( PARANOID PERSONALITY DISORDER) afsomali - Dr. Ayanle Ali Mohamoud
มุมมอง 6338 หลายเดือนก่อน
Xanuun ku dhaca dabciga qofka ( PARANOID PERSONALITY DISORDER) afsomali - Dr. Ayanle Ali Mohamoud
Bell's Palsy (Xanuunka Shimbirta ama afqalooca ) Dr. Ayanle Ali Mohamoud
มุมมอง 2.2K9 หลายเดือนก่อน
Bell's Palsy (Xanuunka Shimbirta ama afqalooca ) Dr. Ayanle Ali Mohamoud
HIV/AIDS ( Xanuunka Dilaaga ah ee HIV/AIDS) - Dr. Ayane Ali Moh'ud
มุมมอง 10K10 หลายเดือนก่อน
HIV/AIDS ( Xanuunka Dilaaga ah ee HIV/AIDS) - Dr. Ayane Ali Moh'ud
CAGO OLOLKA AMA CAGO HURKA - Dr. Ayanle Ali Mohamoud
มุมมอง 9K10 หลายเดือนก่อน
CAGO OLOLKA AMA CAGO HURKA - Dr. Ayanle Ali Mohamoud
ANTENATAL / PERINATAL CARE ( la - Socodka Hooyada uurka leh - Dr - Ayanle Ali Mohamoud
มุมมอง 61110 หลายเดือนก่อน
ANTENATAL / PERINATAL CARE ( la - Socodka Hooyada uurka leh - Dr - Ayanle Ali Mohamoud
Ciyaalka iskukaaja - Kaadi baxsadka ( ENURESIS) - AF - SOMALI
มุมมอง 43010 หลายเดือนก่อน
Ciyaalka iskukaaja - Kaadi baxsadka ( ENURESIS) - AF - SOMALI
Madhalaysnimo - INFERTILITY af somali
มุมมอง 92810 หลายเดือนก่อน
Madhalaysnimo - INFERTILITY af somali
KANIINADA PIG POWER IYO KANIINKA ABU BARIISKA ( DEXAMETHAZONE ) KA . wax ka baro waxyeeladooda.
มุมมอง 13K10 หลายเดือนก่อน
KANIINADA PIG POWER IYO KANIINKA ABU BARIISKA ( DEXAMETHAZONE ) KA . wax ka baro waxyeeladooda.
Down syndrome ( Af-Somali) Trisomy 21
มุมมอง 1.2K10 หลายเดือนก่อน
Down syndrome ( Af-Somali) Trisomy 21
Latent TB infection (LTBI) - Af- Somali Qaaxada Qarsoon ama Huruda - Dr. Ayanle Ali
มุมมอง 9K10 หลายเดือนก่อน
Latent TB infection (LTBI) - Af- Somali Qaaxada Qarsoon ama Huruda - Dr. Ayanle Ali
Attention Deficit Hyperactivity Disorder (ADHD) - Afsomali Xanuunka Maqane jooge ama Qalqaali
มุมมอง 2.5K11 หลายเดือนก่อน
Attention Deficit Hyperactivity Disorder (ADHD) - Afsomali Xanuunka Maqane jooge ama Qalqaali
Hypothyroidism - Af - Somali ( Qanjidhka thyroid ka oo shaqadiisa yareeya ama gaba. Dr. Ayanle Ali
มุมมอง 11K11 หลายเดือนก่อน
Casharkaan waxad tka faaidi doontaan xog muhiima oo ku saabsan shaqada hormonada T3 iyo T4 markay hoos u dhacdo ama hawl gab noqdaan. waana baraarujin caatfimaad oo wax ku ool ah hadaba daawade waxaan kaa codsanynaa inaad youtube ka SUBSCRIBE ta aadan nagala bakhaylin waayo dhiiri gelinta kaliya ee aan haysto waa idinka si aan idiinku soo gudbiyo xogo caafimaad oo muhiima si dadka soomaliyeed u...
Post -Traumatic - Stress - Disorder (PTSD). Naxdinta Mahadhadaa Af- Somali Dr. Ayanle Ali
มุมมอง 42411 หลายเดือนก่อน
Post -Traumatic - Stress - Disorder (PTSD). Naxdinta Mahadhadaa Af- Somali Dr. Ayanle Ali
Obsessive - Compulsive - Disorder ( OCD) AF - SOMALI . Dr. Ayanle Ali Mohamoud
มุมมอง 1.2K11 หลายเดือนก่อน
Obsessive - Compulsive - Disorder ( OCD) AF - SOMALI . Dr. Ayanle Ali Mohamoud
PANIC ATTACK or PANIC DISORDER ( AF-SOMALI). Dr. Ayanle Ali Mohamoud
มุมมอง 3.6K11 หลายเดือนก่อน
PANIC ATTACK or PANIC DISORDER ( AF-SOMALI). Dr. Ayanle Ali Mohamoud
Anxiety (Af - Somali ) Walwal iyo walaac Dr. Ayanle Ali Mohamoud
มุมมอง 2.2K11 หลายเดือนก่อน
Anxiety (Af - Somali ) Walwal iyo walaac Dr. Ayanle Ali Mohamoud
BIPOLAR DISORDER ( AF-SOMALI ) DR.AYANLE ALI
มุมมอง 1.1K11 หลายเดือนก่อน
BIPOLAR DISORDER ( AF-SOMALI ) DR.AYANLE ALI
WAX KA OGOW XANUUNKA DEPRESSION KA ( NIYAD JABKA)
มุมมอง 2.3K11 หลายเดือนก่อน
WAX KA OGOW XANUUNKA DEPRESSION KA ( NIYAD JABKA)
MAXAA KEENA QANJO XANUUNKA AMA XOQODAHA , QUMANKA #TONSILLITIS#
มุมมอง 3.1Kปีที่แล้ว
MAXAA KEENA QANJO XANUUNKA AMA XOQODAHA , QUMANKA #TONSILLITIS#
MAXAA KEENA AF URKA ( BAD BREATH OR HALITOSIS)
มุมมอง 2.1Kปีที่แล้ว
MAXAA KEENA AF URKA ( BAD BREATH OR HALITOSIS)
XANUUNKA GAASKA AMA GAASTARIGA (GASTRITIS)
มุมมอง 764ปีที่แล้ว
XANUUNKA GAASKA AMA GAASTARIGA (GASTRITIS)
XANUUNKA MACAAN AMA SONKOROWGA ( DIABETES MELLITUS)
มุมมอง 281ปีที่แล้ว
XANUUNKA MACAAN AMA SONKOROWGA ( DIABETES MELLITUS)
xanuunka TB da ama (Qaaxada)
มุมมอง 13Kปีที่แล้ว
xanuunka TB da ama (Qaaxada)
13 December 2022
มุมมอง 161ปีที่แล้ว
13 December 2022
xanuunka Cagaarshowga (hepatitis)
มุมมอง 3.9Kปีที่แล้ว
xanuunka Cagaarshowga (hepatitis)

ความคิดเห็น

  • @aaminamahamed426
    @aaminamahamed426 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xageetoogtaa

  • @aaminamahamed426
    @aaminamahamed426 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowomaleeyahay

  • @eng.mustafemohamed2013
    @eng.mustafemohamed2013 2 วันที่ผ่านมา

    Asc wllo Aniga wn ku dhashay

  • @DahirmaxamedA-mr2ji
    @DahirmaxamedA-mr2ji 5 วันที่ผ่านมา

    Asc maxaa lagu daaweyaa

  • @Kaldeeqa229
    @Kaldeeqa229 6 วันที่ผ่านมา

    Wll sharooobada Globpower ka soo hadal waxan ahay qof 19 hada weight 37 saas darteed ban usoo qaatey dhib ma Igu keenaysa wll😢 cunto walba waa cunay wax ba igama tarayaan Maxa Igu la talin lahayd

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 8 วันที่ผ่านมา

    Dr ma isku darsan karaa dawada iyo dabka

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 8 วันที่ผ่านมา

    Xanuunkan iminkuu ihayaa iguma weynaan oo lafaha ima burburin inaan is gubo ayaan rabey dhakhtar hadaan tago si wacan ma layga dawaynayaa dr

  • @user-kg5yo2zf3g
    @user-kg5yo2zf3g 8 วันที่ผ่านมา

    Horta intu joga dr

  • @user-fg2th8mw6h
    @user-fg2th8mw6h 9 วันที่ผ่านมา

    😮😮😮😮

  • @BadraHappy
    @BadraHappy 14 วันที่ผ่านมา

    Thnks😊

  • @user-dk8ef4pf4x
    @user-dk8ef4pf4x 21 วันที่ผ่านมา

    Dr waa leyga beeray mana qabo lakiin waxa leygu dhahy dhiga berkaada koreeya hadana daawo maheyno inaa in uu cilada keeno mooyane

  • @Mohamedgacayte
    @Mohamedgacayte 22 วันที่ผ่านมา

    Hepatitis:inflammation of liver Sign and symptoms 1 fatigue 2 jaundice 3 nasuea and vomiting How to transmitted .sex .body fluid .blood .Vertical transmission

  • @ABDIAZIIZAli-pv9vj
    @ABDIAZIIZAli-pv9vj 24 วันที่ผ่านมา

    Wcz

  • @AbdinajibJr
    @AbdinajibJr 27 วันที่ผ่านมา

    Wll aniga ayuu iii haya Wana lidawin wayii wax tala iishi

  • @AbdinajibJr
    @AbdinajibJr 27 วันที่ผ่านมา

    Wll aniga ayuu iii haya Wana lidawin wayii wax tala iishi

  • @AbdinajibJr
    @AbdinajibJr 27 วันที่ผ่านมา

    Wll aniga ayuu iii haya Wana lidawin wayii wax tala iishi

  • @ShukriMahamud-op3rm
    @ShukriMahamud-op3rm 29 วันที่ผ่านมา

    Dr please lprkaga isheeg ka dhcsn ayaa qpaa😢😢😢😢

  • @HaniBilediini-sf1sv
    @HaniBilediini-sf1sv หลายเดือนก่อน

    ❤❤😊

  • @user-kg5yo2zf3g
    @user-kg5yo2zf3g หลายเดือนก่อน

    Dr inte kala so hadlaa

  • @zamitaomarzamita7077
    @zamitaomarzamita7077 หลายเดือนก่อน

    Marke labada ayay igu so nuqutay

  • @Khadar-tv8pr
    @Khadar-tv8pr หลายเดือนก่อน

    Thank you DR

  • @AsliXuseen-wi5kr
    @AsliXuseen-wi5kr หลายเดือนก่อน

    Inte ka helaa dector😊❤ xgee kala soo xiriira

  • @user-wv3bx5or7s
    @user-wv3bx5or7s หลายเดือนก่อน

    Dr waxaan darema walwal walbahaar cabsi wadno garaac laabta ciriiri ka daremaa mararka qaar armat dhimo rabta is dhahaa dhimasho hadaa maqlo wa kasi dara kor xanuun daal pls i caawi😢😢😢

  • @NasteexoIbrahim-dr3dv
    @NasteexoIbrahim-dr3dv หลายเดือนก่อน

    Shukrn ❤

  • @user-bw4mp6bc4y
    @user-bw4mp6bc4y หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsanthy

  • @mustafAbdiwarsame
    @mustafAbdiwarsame หลายเดือนก่อน

    thanks, ustaad.

  • @NiciimaAhmet
    @NiciimaAhmet หลายเดือนก่อน

    Wax ka yar 5 bilod ban cunay dil dilac isku arkay 😢

  • @XaawoAbdi-mo2pv
    @XaawoAbdi-mo2pv หลายเดือนก่อน

    waan cunayy wana ku caylayyy😢

  • @CaliBlack-vb8hk
    @CaliBlack-vb8hk หลายเดือนก่อน

    Asc Dr Ayanle Ali Candhuftayda waxan kadaremaa Dhadhan maal maal qanjirada dhuntana culays ayaa iga saaran ilaa dhagaha marka siden xal ugu gadhi karaa Dr.

  • @user-rf1eq7kf7l
    @user-rf1eq7kf7l หลายเดือนก่อน

    Masha allah Dr mahadsanid

  • @fartunahmed9989
    @fartunahmed9989 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah

  • @hassanfashion996
    @hassanfashion996 หลายเดือนก่อน

    Dr xge lagu daweya neh

  • @ZuzaanMuhudiin
    @ZuzaanMuhudiin หลายเดือนก่อน

    Dr maxa keyno Wal Walka Io maskxda wxa yalo xun kag so dhaco

  • @xaliimosacdiya4621
    @xaliimosacdiya4621 2 หลายเดือนก่อน

    Cagaha wey huraan mana ka seexan karo

  • @user-pn1uw5ri7c
    @user-pn1uw5ri7c 2 หลายเดือนก่อน

    Dr waxad wax ka badashay noloshayda waxan ahaa qof aminsan inaan mugdi galay mar walba waxaa maskax dayda ku soo dhaca hadalo xunxun kuwaso aniga igu abuuray murugo walwal kadibna aan ku fakaray nafta inaan is dhafiyo balse mar walba waxaan soo xasuusanayay akhiro iyo qofkii naftiisa haliga waxa ku dhacaya waxaan helay casharadaada wana ogaaday waxa i haya iyo dawadiisa waa depression and anxiety wana mahadsantahy waxaa dajisay qalbigayga Illahy janadisa haka warabiyo 😭🥺

  • @sheikhabdullahiahmedhasa-kk3pq
    @sheikhabdullahiahmedhasa-kk3pq 2 หลายเดือนก่อน

    Lambarkaaga iisheeg wll

  • @sportschennel
    @sportschennel 2 หลายเดือนก่อน

    Dr aad baan ku salamaya suwaal dhiig ku daatay oo la bixiyey oo aan maydhay maka qaadi karaa hadii aan gacanta nabar ku leeyahy ta labad cadayga malagu kala qaadi karaa

  • @user-ft9uu6fq3z
    @user-ft9uu6fq3z 2 หลายเดือนก่อน

    Dr asc waxan ahay qof lanol panic attack mudo sanad ah ina suala kawaydiya rabay see kuula soo xiriiri kara

  • @XamdaMaxamed-uo5pr
    @XamdaMaxamed-uo5pr 2 หลายเดือนก่อน

    Ani wan la dhipaNaHy😢

  • @safiyasaleebaan2638
    @safiyasaleebaan2638 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Dr hada ayuu ihayaa lkn wa li kama ladnaa ilaa bil buu ihayaa

    • @hassanfashion996
      @hassanfashion996 หลายเดือนก่อน

      Max ku daweysay

    • @ahmetthosseinbashiir5918
      @ahmetthosseinbashiir5918 หลายเดือนก่อน

      Ani hada igu dhacay wanba cabsanaya please ishek mxaan kusameeya 😢😢😢

    • @shaymayasiin669
      @shaymayasiin669 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@ahmetthosseinbashiir5918 maka bay wllo😢

  • @mohamedomar4820
    @mohamedomar4820 2 หลายเดือนก่อน

    Dr kwran timo jarayaasha ma laga qaadaaa

  • @khadradioman8843
    @khadradioman8843 2 หลายเดือนก่อน

    Dr xagee isbitalkagu yahay

    • @drayanleali
      @drayanleali 2 หลายเดือนก่อน

      Laascaanood

  • @ZakiyaCabdul
    @ZakiyaCabdul 2 หลายเดือนก่อน

    Gormay ilmahaasu kurogmadan

  • @subanabdiraxman2747
    @subanabdiraxman2747 2 หลายเดือนก่อน

    😢 3:52 ❤8 bilod hore ba la iga dawada wn dhamaysaty alx 6 biloda qatay caloshay iga dhacay wali misngay u hoosya maxa xala Dr ?

  • @najma5685
    @najma5685 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga waan so gartey 😢

  • @faadumocapdulaahi8864
    @faadumocapdulaahi8864 2 หลายเดือนก่อน

    Wllky cunto yin layska ilaliyo majiran o inta xanunka qabto wax yela kugaysan kara dhowan balayga helayye

  • @AbdullahiademMohamed-zh3my
    @AbdullahiademMohamed-zh3my 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allh dr si fcn aa u sharaxday

  • @33mrL
    @33mrL 3 หลายเดือนก่อน

    Doctor gabadhayda baaqabta ee maxan sameeyaa

  • @HamdiT2728
    @HamdiT2728 3 หลายเดือนก่อน

    Asc dr ayaanle bisha cas ee laaska miyaa mahadsanid dr

  • @HamdiT2728
    @HamdiT2728 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga gsbar buu afar jeeri gaga dhacay dector waana la gubay kamana tegin uu