Hypothyroidism - Af - Somali ( Qanjidhka thyroid ka oo shaqadiisa yareeya ama gaba. Dr. Ayanle Ali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ส.ค. 2023
  • Casharkaan waxad tka faaidi doontaan xog muhiima oo ku saabsan shaqada hormonada T3 iyo T4 markay hoos u dhacdo ama hawl gab noqdaan. waana baraarujin caatfimaad oo wax ku ool ah hadaba daawade waxaan kaa codsanynaa inaad youtube ka SUBSCRIBE ta aadan nagala bakhaylin waayo dhiiri gelinta kaliya ee aan haysto waa idinka si aan idiinku soo gudbiyo xogo caafimaad oo muhiima si dadka soomaliyeed uga faaidaystaan. idinkaan wax idinku nahay MAHADSANIDIIN.

ความคิดเห็น • 31

  • @muniiraxirsi4381
    @muniiraxirsi4381 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaadkaygii Horumar wacan anaganah wad noo faaiidaysee Allh haka Abaal mariyo🙏

  • @user-sl3fv8qx3w
    @user-sl3fv8qx3w 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah ku barakeeyo doctar

  • @user-cc1fw8qq4f
    @user-cc1fw8qq4f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wllky

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 11 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going Doctor❤

  • @abdulkerimahmed5414
    @abdulkerimahmed5414 11 หลายเดือนก่อน

    Keep up dr Ayanle sxb👍

  • @drayanleali
    @drayanleali  7 หลายเดือนก่อน

    Special thanks to those who have watched this video and subscribed over the last week or so. I really appreciate your support! Don’t forget to hit the like bottom and share this health awareness to your families and friends.

  • @ikraandirie-1232
    @ikraandirie-1232 11 หลายเดือนก่อน

    Ilhy cilmiga haku barakeyo

  • @user-yj7fm5lr9i
    @user-yj7fm5lr9i 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb hore u soco runtii wax badan waa la gaa faaiidayaa . Horumar wacan Dr Keena

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah tabarakallaah doctor wax badan ayaad noo faidaysay ilahay misaanka Xasanaadka ha kuu saaro

  • @user-on8tx7yd6h
    @user-on8tx7yd6h 11 หลายเดือนก่อน +1

    Keep Going wll❤

  • @sahraxajilegedieged4813
    @sahraxajilegedieged4813 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha alla

  • @fayax6588
    @fayax6588 11 หลายเดือนก่อน +3

    dre qaybta kale hyperthyroidism ka soo gali thanks

  • @user-pu7hi2hq2x
    @user-pu7hi2hq2x 7 หลายเดือนก่อน +1

    dr xanuunka waudhiibanahay dhiigbaxmakeena

  • @ShukriMahamud-op3rm
    @ShukriMahamud-op3rm หลายเดือนก่อน

    Dr please lprkaga isheeg ka dhcsn ayaa qpaa😢😢😢😢

  • @DahirmaxamedA-mr2ji
    @DahirmaxamedA-mr2ji 7 วันที่ผ่านมา

    Asc maxaa lagu daaweyaa

  • @user-gb5uc6ch2v
    @user-gb5uc6ch2v 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ishge dwadisa

  • @faadumocapdulaahi8864
    @faadumocapdulaahi8864 2 หลายเดือนก่อน

    Wllky cunto yin layska ilaliyo majiran o inta xanunka qabto wax yela kugaysan kara dhowan balayga helayye

  • @user-fw4oe5wm2v
    @user-fw4oe5wm2v 7 หลายเดือนก่อน

    Ustad xnnkas kuleelban mayahy

  • @nastexonalka9091
    @nastexonalka9091 7 หลายเดือนก่อน

    Dr qof thyroid qawo xulbad macawi karaa mise wax ayee kadhibe

  • @shiksh742
    @shiksh742 8 หลายเดือนก่อน

    Asc walaaloow see laguula soo xariiri karaah

  • @buraneburane217
    @buraneburane217 9 หลายเดือนก่อน

    Lkn digtoor adoo mahadsan bal sookoob astaamaha hypothyroidism ka lagu garto

  • @dhemanlulaa1515
    @dhemanlulaa1515 8 หลายเดือนก่อน

    Dr meel lagala so xıdhıdho

  • @maryanabshir2270
    @maryanabshir2270 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alaa aniga miid ayaa kacdaa miid aya dhacdaa

  • @Samaan__
    @Samaan__ 5 หลายเดือนก่อน

    labo sano qabaa thyroid ka dhuunta iso buraty Allah ah nacafiyo 😢😢

    • @drayanleali
      @drayanleali  5 หลายเดือนก่อน

      Dhakhtar tag walal Allah Haku caafiyo wlashay

  • @user-br3yh5jf1t
    @user-br3yh5jf1t 8 หลายเดือนก่อน

    Dr.koorso mabixasaa