PANIC ATTACK or PANIC DISORDER ( AF-SOMALI). Dr. Ayanle Ali Mohamoud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ส.ค. 2023

ความคิดเห็น • 56

  • @BadraHappy
    @BadraHappy วันที่ผ่านมา +1

    Thnks😊

  • @drayanleali
    @drayanleali  7 หลายเดือนก่อน +2

    Special thanks to those who have watched this video and subscribed over the last week or so. I really appreciate your support! Don’t forget to hit the like bottom and share this health awareness to your families and friends.

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 11 หลายเดือนก่อน

    M.a dr❤

  • @inbufaandhe7683
    @inbufaandhe7683 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah dr horay usoco

  • @safasalleban
    @safasalleban 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ayaanle alle hakusharafo xanuunkan walaalkey baa la dhiban ee daawa noosheeg ugu fiican

  • @user-eo1fw1wz6z
    @user-eo1fw1wz6z 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dr lacag kasta wan bixinaya isheg mel an kala so xijriro pleae dr dalkina majogi

  • @user-ek9zk6ei1e
    @user-ek9zk6ei1e 6 หลายเดือนก่อน

    Dr halkee joogtaa inaan xaruntada sooboqdan rabaa plz iisheek

  • @nimcokhaliif5282
    @nimcokhaliif5282 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga intaa wey iheysa lkn dhididka gacmaha iyo lugaha iga imadan

  • @maymuunadan1773
    @maymuunadan1773 5 หลายเดือนก่อน +2

    ani waxa u iku dhacay 2023/2/2
    1 wadnao xanon
    2 wadnao karaca
    3 cabsi farabadan
    4 marwalba waxad ka baqay sa dhimasho
    5 wareer iyo rajo la aan
    xaladas ana lanool Allah ha nacaafiyo😢😢

    • @ayaanismail8063
      @ayaanismail8063 5 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ban ahay wlhi 😭😭😭

    • @maymuunadan1773
      @maymuunadan1773 5 หลายเดือนก่อน

      @@ayaanismail8063 Abyo allh ha na caafiyo

    • @GARAADLEY
      @GARAADLEY 4 หลายเดือนก่อน +3

      Haduu iheystaa dhibka ilaahey hanaga dulqaado feker cabsi walwal in xanuun halisa igu dhacayo maskaxdu ishegysa oohin rajo xumo mustaqbalkeyga inuu burburayo markan guriga kali kunoqdo wan iska ooya kaligey 😢 ilaahaw wa maalin jimca dhibka nagadul qaad oo qalbiga iyo niyada noo xasili yaa rabal caalamiin🤲🤲

    • @maymuunadan1773
      @maymuunadan1773 4 หลายเดือนก่อน

      @@GARAADLEY Aamin wall is ilaw sii wll taas ku tadal l.a wad roo naan

    • @user-yo8ms8di3m
      @user-yo8ms8di3m 4 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo adowba 2023/ kugu dhece anoo 14 sano Jira oo igu dhcay hada 18 sanaa jiraa Marka abyo allha na caafiyo dhamnteen haben howeytoo dhan xita wan Soo jedey cabsi oohin dhimsho an ka fkraayo markaasaa waxn damcay Inan bananka inaa u boxo iska qeyliyo hadana wan is celiyey

  • @user-ft9uu6fq3z
    @user-ft9uu6fq3z หลายเดือนก่อน

    Dr asc waxan ahay qof lanol panic attack mudo sanad ah ina suala kawaydiya rabay see kuula soo xiriiri kara

  • @FardowsaMahamed-np3iy
    @FardowsaMahamed-np3iy 11 หลายเดือนก่อน

    M.a dr waxbadan waakafahanay ilaaahay ajar hakaaga qoro sfcna waan kuuguxiranahy hampalyo cilmigaa naafica ah ee sida fudud nagusoogaarayna ilaahay hanagu anfaco mahadsanid

  • @RuunsalaadmaxamedRuunppe
    @RuunsalaadmaxamedRuunppe 4 หลายเดือนก่อน

    Wxayalhaasa waaan isku aragaye dr maxa sameya😢

  • @zakiabdiibrahim8052
    @zakiabdiibrahim8052 8 หลายเดือนก่อน

    Dr hlkee ayaa lagal soo xidhidhi karaana

  • @hothanali8846
    @hothanali8846 6 หลายเดือนก่อน

    Dr xanunkaan maxaa daawo u ah

  • @Fadumoomar-hm4hw
    @Fadumoomar-hm4hw 3 หลายเดือนก่อน +3

    Doctor 23/3/2023, soonki maalinti saddexaad anigoo iska joogo ba mar un la igu soo boday wana orday inaan dhiman rabo ban mooday wana ashahaatay cabsi walwal wadno garaac xabadka oo i xanuuno rajo xumo wareer gacmaha iyo lugaha qaboow nafta la car caraa mar walbo dhimasho ba ku fakaraa marku igu koco wan is dhiiba inaan dhiman rabo ban mooda

    • @ShaficiFaysal-oq8vx
      @ShaficiFaysal-oq8vx 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga xitaaa wan kula qabaa aniga is qubaysanayo ayuu igu so poday aniga yaa mushqushii ayan is soo baxay asida ayan daremaya wlhi

    • @ShamsaAbdi-ck9wy
      @ShamsaAbdi-ck9wy 2 หลายเดือนก่อน +1

      Apyoy anga hda xaladas hda kujira😢

    • @ShaficiFaysal-oq8vx
      @ShaficiFaysal-oq8vx 2 หลายเดือนก่อน

      @@ShamsaAbdi-ck9wy gormee kugu dhcy

    • @ShamsaAbdi-ck9wy
      @ShamsaAbdi-ck9wy 2 หลายเดือนก่อน

      @@ShaficiFaysal-oq8vx adga January 2024 igu dcy

    • @Fartun76
      @Fartun76 หลายเดือนก่อน

      ​@@ShaficiFaysal-oq8vx hada senoqoty xppty

  • @drszaariita5363
    @drszaariita5363 10 หลายเดือนก่อน +3

    14 isku kee racay 😢2018 ilaa hada wuu ihaayaa waxaan is dhaha wadno xnn ayaad qabtaa😢

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi 9 หลายเดือนก่อน

      Hada see noqotay 😢

    • @AmranmaxamedDucaale
      @AmranmaxamedDucaale 3 หลายเดือนก่อน

      Naqasku maku qabtaa

    • @ShaficiFaysal-oq8vx
      @ShaficiFaysal-oq8vx 3 หลายเดือนก่อน

      Naqas aniga saa I'd ayuu I qabtaa Bahalkan ilahay ha nag qado aniga 1 wèek ayuu is key hen aaa

    • @user-pi9ek4cm5s
      @user-pi9ek4cm5s 2 หลายเดือนก่อน

      Ilhy hana cafio gaas ba modayy ani😢

  • @AbdifataxXasan-mi2db
    @AbdifataxXasan-mi2db 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dre obsessive compulsive disorder OCD kasoo hadal thanks

    • @drayanleali
      @drayanleali  11 หลายเดือนก่อน

      INSHALLAH WLL

  • @mahadabdi1326
    @mahadabdi1326 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dr lanbarkaga whats app ka nosheeg

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waxyaabaha igu sababayo miyaan ka fogaada tusaale aniga waxaan aad uga cabsadaa laamiga iyo gaariyaasha inan ka cabsadana waxaa keenay anigoo yar oo 8 jir ba Malin laamiga dhex bartankiisa taagan arkay eey gaari dardaraayo secondkaas uu dardaraye oo dhulka kusii rafrafanaaye intaas ishaa ki haaye markaan xaafada imaaday shock baan qaaday ilaa hada aan weynahy waan ka cabsadaa laami dhan hadane danaa marwalbo igu kaxeyso marwalbo laami arko ama intaa usii socda gaari saaranhy intaas oo dhan panic attack wuu igu kacaa

  • @AsmaMoxamuud-fj1qx
    @AsmaMoxamuud-fj1qx 6 หลายเดือนก่อน +1

    Doctor waan qaba xaladaas wuxu igu dhcy ano f3 ah teramki danbe xnunkas drted wn dhigan wayey f4 keygina isaga drtii bn u dhign wyey gurigan ku dhameystey ila hdana wa ihaya shly o ugu dnbeysey wu iqabtey wxana leyhy inaan mrka an iscontroliwaayo in aan qayliyo oon cararo wixi iga horyimada xita jiiiro mararka qaar ano caga cad o madax qawanbaan dibada u acraraa wxana dhibsada qaylada iyo canaanta iyo 2 qof iney isku buqan doctor mxaad igula tlin lhyd 😢

    • @NajaadMuumin8899
      @NajaadMuumin8899 6 หลายเดือนก่อน +2

      Wloh alaha ka caafiyo anba wan leehey marku iqabto ala baqra shita wan tasbixisada ee marka qiran shido tasbixiso warwarka iyo diiqada ka yaranysa taxliilan samayso ani wuxu igu kaca markan naxo ama murgoodo ama waxa aan dhibsanyo lay dhaho intan wants ka ilaaliya 😢alaha ka dulqaado wloh

    • @ilhanxarago9449
      @ilhanxarago9449 หลายเดือนก่อน

      ​@@NajaadMuumin8899qalbi iso qabo insha allah ana saasa marka wax dhibsado 😢

  • @kowsarabdale6960
    @kowsarabdale6960 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runta dictor dawoyinka dhimirka u fican cudurkan wan arkay taa daawo nerfo ayaa qaatay ka dib wan ku cafimad alx sanad ka ficnay lkin marku so labto dawadaas isticmali karaa maaho dictorka dhimirka iso qore

    • @drayanleali
      @drayanleali  3 หลายเดือนก่อน

      Haa wll

    • @mahadabdi1326
      @mahadabdi1326 3 หลายเดือนก่อน

      Wll lnbarkee kala so xiriira😢

    • @ShaficiFaysal-oq8vx
      @ShaficiFaysal-oq8vx 3 หลายเดือนก่อน

      Cudur aniga la dhiban nefaha aya said I xanunayo one week auu ihena
      Wuu igu so labana 😢😢😢

    • @kowsarabdale6960
      @kowsarabdale6960 3 หลายเดือนก่อน

      @@ShaficiFaysal-oq8vx allaha ku caafiyo wll

  • @haniyasinmahmed
    @haniyasinmahmed 5 หลายเดือนก่อน

    Daawo maledahay dr la cunayo