isha maku dubaaxataa ama maku jareesaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • indhaha oo ku bood boodo ama ku jareeyo ayuu ki saabsan yahay muuqaalkaan.
    🔷 Follow me👇
    / dr_ahyaa
    / doctorahyaa

ความคิดเห็น • 147

  • @drahyaa
    @drahyaa  2 ปีที่แล้ว +23

    Waa ku mahadsantihiin sidaa u like 👍 gareeseen muuqaalkaan😍🌹

  • @hanadzead7056
    @hanadzead7056 2 ปีที่แล้ว +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Dr. Ahyaa
    1: Ani rayi ahaan waxaan kugu darsan lahaa
    2:inaad tayeyso muuqaladaada dhan walba
    3 : congratulations of 20k 💖💖
    1: inaad joogtayso kahadalka cufurada indhaha

  • @FILMX-w5m
    @FILMX-w5m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shukran waxaan u haystay arin halis ah

  • @rihamahmed9174
    @rihamahmed9174 2 ปีที่แล้ว +8

    sahal iguma dubaaxdo marka ey idubaaxdana qof aan mudo arkin ayaan arkaa oo ii imaada aniga koley waa saas hurdo iguma yara caffe ma cabo shaah bishii halmar ayaa cabaa daal keyga mabadna cunadeydana waa ok ✅ social media uma badni ilaa maalinta aan fasaxa ahay moyee sida maanta okale 😁

    • @asiaahmed388
      @asiaahmed388 ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa isku mid baa nhy waayahan ima dubaaxin galabta isheyda bidix waxaa ka qaldan saas darted ayan youtube ka uga so raadiyey

    • @munomustafabdullahi4431
      @munomustafabdullahi4431 ปีที่แล้ว

      @@asiaahmed388 aniga xita galabta isha bidix igu bilaawday ilaa hada saas yotube uso aday😂

  • @aniimaarhazbeauty6620
    @aniimaarhazbeauty6620 2 ปีที่แล้ว +5

    Dr wad mahad san tahay sadex cisho isku xigta ayay ii bodayen indhuhu lkn walal fara badan ayaa jirayy dharw qodob oo aad sheegtay ayaa ayamaha igu furna marka wan yabana wad mahad san tahay dr

  • @mohamedsharif4113
    @mohamedsharif4113 2 ปีที่แล้ว +3

    Dr waad mahadsanthy
    Strss
    Murugo
    Walwal
    Dhafar
    Coffe
    Nafaqo daro
    Kuwaan kuli wey jitaan please mxaan isku daaweeyaa

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 5 หลายเดือนก่อน

    arinta 1 ihesato ishane hade biriq idhahdi😂 iyo 7 ihesato

  • @salmocabdiraxmaan8061
    @salmocabdiraxmaan8061 29 วันที่ผ่านมา

    Week bay hada saa itahay
    Waxa laygu dhahay qof baa dhimanaya aad ka naxdo

  • @qalanjomohamed8908
    @qalanjomohamed8908 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga xasaasiyo Ama. Walwal ayan isleeyahay

  • @aliabdirahman6092
    @aliabdirahman6092 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid drs ahyaa
    1 sobadi ka hadalka caafimaadka indhaha
    2 muqaalka yuu dheereyn ugu badnan 8 ugu yaraan 5 daqiiqo

  • @MuuseJimcaale-kq4jy
    @MuuseJimcaale-kq4jy 21 วันที่ผ่านมา

    Isha bidix baa I oo yeeysoo

  • @raxmocqaadir1214
    @raxmocqaadir1214 2 ปีที่แล้ว +2

    Xiligaan ubahnaah baan arkay
    Txnkz dr

  • @sabrinasomali2897
    @sabrinasomali2897 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhafarka,coffeega iyo Allergy intaas baan kulansaday🥺

  • @mubaaraksalaad8373
    @mubaaraksalaad8373 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb guleyso ilahay Kasho Koley wax wanagsan aya so gudbisa ❤

  • @xulkaxogaha5810
    @xulkaxogaha5810 2 ปีที่แล้ว +2

    Diktoore aad baad umahad santahy waxa iikenay waan fahmay waa hurdo yari wiil saaxibo nahay ayaa muuqalka ilawadagy allah kaa abaal mariyo

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo

  • @AishaMohamed-q6y
    @AishaMohamed-q6y 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sidaa nogu fafahisay

  • @sawdasiciid3466
    @sawdasiciid3466 2 ปีที่แล้ว +4

    Dr sax waxa isho aad iidubaaxisa wakhtiyada qaar waxan dareemaa war war fara badan iyo naxdin
    Waxa laygu dhahaa ruubaa da aya ama qof baa dhimanaya markaas aad baan usii naxaa 😂😂😂😂😂😂

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 2 ปีที่แล้ว

      Waxas marunba wlo ani malmahan said idubaxine

    • @khadroaden
      @khadroaden ปีที่แล้ว

      @@ayaanyusuf1921 ani hade ii dhaq dhaq qesaa

  • @wilqaranofficial3690
    @wilqaranofficial3690 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr ad Bay igu badan tahay calamada indha dubaxa qab ahana wan u dalanahy anon soco ama an shaq qaban hurdadana way igu yar tahay said jirkana tabar dari ban daremaa gacmaha dhu dhumaha haba igu dar nadeyna jwp

  • @hanadhaashi8945
    @hanadhaashi8945 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a dr ahya mahasanid bulashada somaliyeed shaqo wngsan u heesa allah haka ajar siiyo allah ha ku xifdiyo 🥀❤️❤️💯💯🙏🙏

  • @fartuuncali2123
    @fartuuncali2123 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr indhaheyga markan mugdigalo waxakabaxaya iftin kasobaxaya indhaha dhexdoda makan geesaha firinaayo Ayaana igudaran weyna ixanunayaan markii iguhoresey waxan isticmalay qalajiye saida iyo dinsi weliba anoo nujinaya iso jawab insha allh

  • @fartatuuney1087
    @fartatuuney1087 2 ปีที่แล้ว +1

    Drs please ika sohadal waxa kena suulka bitix oo tubaxmeso ama jareso

  • @samiiracabdi8807
    @samiiracabdi8807 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jazaakallaah qeer Dr

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 2 หลายเดือนก่อน

    Nolosheeyda intaan xasuusti 2 mar ayaan isku atkry mar 2012 & 2024 biahii hore laba isbuuc dhanaa ayaa isha bidixda i dubaaxineysey hurda la’aan 8 daal jirka ah ayaana ihu sababbey markaan qiimeeyey

  • @maxamaedbisle5067
    @maxamaedbisle5067 2 ปีที่แล้ว +4

    Man sha alah wll ilaahay haku xiftiyo ani dhafar badnahay Isha ibood bodaysa

    • @ehlu_taqwa
      @ehlu_taqwa 5 หลายเดือนก่อน

      sxp waa dhafar badnahay ayada maa keenaysaa

  • @jiijajaanii2544
    @jiijajaanii2544 2 ปีที่แล้ว +2

    alle haku sharfo💯❤❤

  • @muktarmohamedsufi4901
    @muktarmohamedsufi4901 2 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsan tahay haddaanba dareemaya isha midig oo dubaaxeyso

  • @nuraaden6665
    @nuraaden6665 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Dr waxan qabaa su aal Colgate ilkaha lagu cadeydo dhib miyey u keentaa afka sida urka

  • @hindiyasheeq8313
    @hindiyasheeq8313 2 ปีที่แล้ว

    iyo waxladhahy mark Qof.dhimanyo cml indhah sas Qof aay.dhimqnyo been miy

  • @rahmadeeka6660
    @rahmadeeka6660 8 หลายเดือนก่อน

    6 subaxnimo ilaaa 3:5imakala joojin waa yabnhyy Dr

  • @Abdiomarali86
    @Abdiomarali86 หลายเดือนก่อน

    Dr tahangis aniga ayaa isku arkay oo il idubaxisa hurdadana waa igu yartahay kafegana waa caba thanks

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid digtoor

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 5 หลายเดือนก่อน

    Dr iga soo jawab plz hal il liga fiiqe mudo aad udher mar walbo wee bararan tahy maxa iga dijin karoo

  • @maxamedamin2489
    @maxamedamin2489 2 ปีที่แล้ว +2

    Ee lacak aa heele in aad dha heysid ayan mooday any keep going bro

  • @safiyahassan5151
    @safiyahassan5151 10 หลายเดือนก่อน

    Isha markey u maleyso in ay ku dhegtay koronto maxaa sababa

  • @sucaadobarre3441
    @sucaadobarre3441 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr ahyaa allaha ku xafido gabar yar o aan eedo u ahay ayaa indha ka xanuunsan xanuunkaasna waan fahmiweynay Isha meesha madow Ayaa war wareegsaneyso walaa baliisha araga sidee lodaweyaa iso jawab dr mahadsanid

    • @drahyaa
      @drahyaa  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa kasoo hadlayaa walal insha allah. Ilaahay hanoo caafiyo gabadheena. Mahadsanid

    • @sucaadobarre3441
      @sucaadobarre3441 2 ปีที่แล้ว

      Thanks

  • @PRINCESSXALIIMA102
    @PRINCESSXALIIMA102 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks Isha idubaxinese wax Bala umaleye

  • @manasahal1290
    @manasahal1290 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi tiktok kaso raacay aaynta zaid igu kacsan teed kle allergeya zaid igu kacsan wax kle umeeley wllhi tnx dr

  • @MahadXasan-l4p
    @MahadXasan-l4p 7 หลายเดือนก่อน

    Ok cabitan hay kofi inergi ban cabaa
    Subax kasta
    Waana sababta ii keeneysa
    Il gariirka,
    Waan joojinaa

  • @ayaankafiabdi20
    @ayaankafiabdi20 ปีที่แล้ว

    Ani shalay ilaa cawa wey idubaxinesaa subta magaranayi

  • @YuusufGuure
    @YuusufGuure 2 หลายเดือนก่อน

    M.a waa kafaaideystey hada ayaanba dareemaaya Dr❤

  • @MustafeMustafeindho
    @MustafeMustafeindho 7 หลายเดือนก่อน

    War zxp wllhi mudo 4 bilooda ah wxn isku arky ilsha oo bigbig leh zxp intaa aad sheegtay midqudha uun hadii ay ahyn intakle ma lihi 1 waa walwalkaa wllhi igu badan zxp

  • @sadiaabdi1092
    @sadiaabdi1092 ปีที่แล้ว

    Wlh runta waye waxaa jirtay mar an ciyalkeyga kamaqnaa walal walal said ihaay waxaaba ifadhisan wayay indhaa dibaxintoda waxaa is irii talow maxaa lagu shegi dona wayo somalida kamaqlay jiraa ama indhaha dubaxinayo maficno marba nocbe ugu yeraan marka cawa o an wax wall wal ihaysan isku arkay markas qoray maxa keno indhaaha kudibaxiyo video isobaxay aa kahadlayso waxaan daremaya indho dal marka waa sida aa shegtay dr thankis waa ifaideysay fikrad kale an kashakisana aa igabaxday

  • @abdirahmanmuhudinahmed
    @abdirahmanmuhudinahmed 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr Noosoo kordhi Barnaamij Test Eye ah ✅

  • @daahirmacalin7080
    @daahirmacalin7080 ปีที่แล้ว

    Qeybaha jirka kale ookudubxadana maxaa keena

  • @caishamuuze2167
    @caishamuuze2167 2 ปีที่แล้ว

    Dr ani wxn ahay arday intabadan markaan wx badan akhriyo 'Markan hurdada kasotooso' ama inbadan isticmaalo telka wxa iyaroxanuunoh indhaha 'welibeh iyagoo iguduudan inbadan
    Ciladan wamxy

  • @maxaaigafirin2022
    @maxaaigafirin2022 2 ปีที่แล้ว

    Dr waxa iisheegtaa maxa sababa indho cuncunka

  • @Kaafi_Somali25
    @Kaafi_Somali25 11 หลายเดือนก่อน

    Dr aniga baryahan ayaan aad isugu arkaya isha iney i dubaxeso qasatan isha midig ayan aad ugu arkayaa dubaxidaan😓😔😔😔

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 ปีที่แล้ว

    Ishq markay i dubaaxiso geeri baa la ii soo sheegaa maanta waa i dubaaxinaysaa laakiin waxq yaalaha aad sheegte oo dhan waa iwaan qabaa

  • @AbdaleNuur-n4p
    @AbdaleNuur-n4p 2 หลายเดือนก่อน

    Thank as dictoor m.a

  • @nasrasalat7747
    @nasrasalat7747 2 ปีที่แล้ว

    Horta aniga indhaha markey i dubaxiyan wa lasim inan isku dhacno seygeyga on oyo kadib ey i ficnane wlhi invadan ayan arkey

  • @AbshirOmar-gr5hr
    @AbshirOmar-gr5hr ปีที่แล้ว

    Waxad ka hadashaa il dhawacanto o arag LA anta

  • @diinaarimustafajeilani8879
    @diinaarimustafajeilani8879 2 ปีที่แล้ว

    Asc Dr ahyaa indhaha Aya aad iiboodbooda xita hadii an iska dhaafo wxyabada so sheegtay sida cabista shaaha badan alcohol e.t.c Dr marwalba ayay iiboodbooda Isha plz iso jwb

  • @sacaadaahmed
    @sacaadaahmed ปีที่แล้ว

    Wr dr anigu way i gariir taa waxaana igu keena cimilada oo kulul markan jawi qabow joogo ima gariirto

  • @samatapoigamer2835
    @samatapoigamer2835 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr. Hal suaaal aa ku weedinaa
    Markaa meel ka soo kacdid ama fadhi aa ka kacdit kabacdi indhahaa mogdi mogdi ay noqdaan iyo xoogaa wareer maxaa keenay🙏

    • @asmaahmed7208
      @asmaahmed7208 2 ปีที่แล้ว

      bilaa dhig ayad tahay wllo dhiga kugu yara

    • @samatapoigamer2835
      @samatapoigamer2835 2 ปีที่แล้ว

      @@asmaahmed7208 hada saas maa ilehdahy🥺🥺🤒

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 2 ปีที่แล้ว

    Wale waa runta aniga coca aad uu cabaa, mar mar waa isku arkay left eye ibodboda

  • @ayuubahmed1526
    @ayuubahmed1526 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @saamimohamedshariif8009
    @saamimohamedshariif8009 2 ปีที่แล้ว

    Mudo isbuuc ah baan isku arkay hada waayo 10 shaqo ah ku jiraa markaa ka soo baxana gym aadaa 2 saac oo kale 11 hour jir jirkeyga daalan yahay Dr waxaa ii dheer 10 sexdaa habeenkii

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 ปีที่แล้ว

    Shalay ilaa.manta sas ahay😢

  • @a.kqanciye8270
    @a.kqanciye8270 2 ปีที่แล้ว +1

    DR AHYAA WAANKU SALAMAY SAXIB ANIGAA UGU HOREEYO

    • @drahyaa
      @drahyaa  2 ปีที่แล้ว +1

      mahadsanid sxp❤️

  • @anwardiamond9952
    @anwardiamond9952 2 ปีที่แล้ว

    Vidioga video kale dulsaar

  • @sahrosiman5704
    @sahrosiman5704 2 ปีที่แล้ว

    Catamarans aniga ayaa isgu array side sameyyaa jawaab isii

  • @surayaabdi7014
    @surayaabdi7014 ปีที่แล้ว

    DR maxaa ka dhaxeya indhah iyo Migraine oo kilaalaa ley qoray waligeyna waan watay isgoo garado laheen

  • @mariamosman6909
    @mariamosman6909 2 ปีที่แล้ว

    1month be ibod bodesa wlhi🥺

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Dr

  • @hoodomaxamud1548
    @hoodomaxamud1548 2 ปีที่แล้ว

    Waxan xasusta waagi an yara maxan jogay mel beediye ah ka dibna malin kasta ildhaha i dubaxin jiray ayeyday ayan la jogay wan u shega waxay dhahda roba so da aya ama adhina mid na cuna isha baal ka jar 😂😂malin kasta sida bal u jarayey waxan ka dhameyey balashii indhaha iminka indhihi balasha ku jar hhhh kama walwale wan is ogay ina hore uso cunay

  • @maxameddeeq3874
    @maxameddeeq3874 2 ปีที่แล้ว

    Fisutulka ka soo hadal bilaa ma lagu fiicnaa karaa dre

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 ปีที่แล้ว

    Ila week oo dhan wa i boodbodaysa

  • @sihaamsiman3523
    @sihaamsiman3523 2 ปีที่แล้ว

    Wan isku arka markan daka wawen wediyo wa shara aya dhahan

  • @AyaanAyaana-jr7ri
    @AyaanAyaana-jr7ri 4 หลายเดือนก่อน

    Thank you wllo jasakallh

  • @sadiiqomar9129
    @sadiiqomar9129 2 ปีที่แล้ว

    Dr Bagaronka Dambe Haga ji Bas

  • @UbaxCusmaam-xc2uw
    @UbaxCusmaam-xc2uw ปีที่แล้ว +1

    Xalay ilaa sakay wey i dubaxanaysaa maxa sameya😢

    • @DeeqnurSayid-yl2ge
      @DeeqnurSayid-yl2ge 7 หลายเดือนก่อน

      Abyo Kula mid ayaan ahay maxaa lagu yareeya

    • @musiclyrics7674
      @musiclyrics7674 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@DeeqnurSayid-yl2geasc wll

  • @xamdixilkas6062
    @xamdixilkas6062 2 ปีที่แล้ว

    Dr waxaan jeclaa inaa isheekto waxa sababo in Isha markaliya ay wax guduud cml ay mirikh dhahaan ama sidii bil Sii dhacayso

  • @Abdikariimwaadenmouse-yr4tk
    @Abdikariimwaadenmouse-yr4tk ปีที่แล้ว

    Indeed xoogaa saartid

  • @raxmocqaadir1214
    @raxmocqaadir1214 2 ปีที่แล้ว

    Lkn dr intaaz mid imahyzo

  • @canabxasan9214
    @canabxasan9214 2 ปีที่แล้ว

    Dr indhaha cas cas daawo maleyihiin

  • @sawdasiciid3466
    @sawdasiciid3466 2 ปีที่แล้ว

    Dr ka soo hadal marka isha iyo dhinucu wada xanuunayaan ee isha dhanaca ku xanuunaya ay iftiinka dhibsato waxana loo yaqaan dhan jaf

  • @ifraaxsiraaji4560
    @ifraaxsiraaji4560 2 ปีที่แล้ว

    In la ixama naayo lkn maal mahan saaid ayay ii bod boodee👁️

  • @munamaxamed4820
    @munamaxamed4820 ปีที่แล้ว

    Coffee aan si waali ah u cabaa

  • @Abdikariimwaadenmouse-yr4tk
    @Abdikariimwaadenmouse-yr4tk ปีที่แล้ว

    Caadka

  • @cabdiqani-n8y
    @cabdiqani-n8y 4 หลายเดือนก่อน

    Dr mahadsanid

  • @MonaMuhudin.
    @MonaMuhudin. ปีที่แล้ว

    1:22

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Nimcocabdulaahinimconadar
    @Nimcocabdulaahinimconadar 2 หลายเดือนก่อน

    Anoo yaaban oo ishu mudo isbuuc ah aad ii dibaaxaneyso ayaan muqal kaan arkay waxaana u sababeyay cabista shaaha oo aad igu badan maalinti labo tarmus waka duura
    Mid ayaan ku dhahay isha i dibaaxaneyso kuteh mala kameedka ayaa dadka juq juq isha kasiiyay xly dhan ma hurdin baalyo dheh thnks dr xaruntaada waa so boqan dona insha allh

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 2 หลายเดือนก่อน

      Ani wan ilmeyaa ama oyaa markey idubaxiso wana walwalayaa😢

  • @maxameddeeq3874
    @maxameddeeq3874 2 ปีที่แล้ว

    Fisutulka ka soo hadal dr plz

  • @maxamedwali6541
    @maxamedwali6541 2 ปีที่แล้ว

    Doctor waxad ii sheekhtaaa cudurka indhaha ku dhaco oo layiraahdo coucoma

    • @drahyaa
      @drahyaa  2 ปีที่แล้ว

      Inta ka fiirso👇
      th-cam.com/video/W1DnLzGwNQM/w-d-xo.html

  • @allahismylife1206
    @allahismylife1206 ปีที่แล้ว

    anniga garabka hostisa i bod bodaya jidhkayga marka taabto waxa moda in bahal ku bod bodayo hadana cadi noqonaya hada igu so laabanaysa wa maxay arinta Dr,pls

  • @ehlu_taqwa
    @ehlu_taqwa 5 หลายเดือนก่อน

    dr laba isbuuc isha idubaxinaysa

    • @AaminaShciise
      @AaminaShciise หลายเดือนก่อน

      Hada maku daysay

  • @gaaxnuug8325
    @gaaxnuug8325 2 ปีที่แล้ว

    dr caawa ataan imi maadaama aan doorashadii soo dhamaadeen

  • @hilalyusufyusuf8672
    @hilalyusufyusuf8672 2 ปีที่แล้ว

    DR waxan ku su,alaa indhaha biyaha ka,imanaya

  • @sunaarihussein3006
    @sunaarihussein3006 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi Almost 1 bil ayaay iboda bodeysa isha kor

  • @anshaxmohamed-pu6pd
    @anshaxmohamed-pu6pd ปีที่แล้ว

    Dr ahyaa anigaa isku arkay waa 8 calaamadood kudi waan isku arkay waa inaan raacaa hadalkaada waad ku mahadsnthy

    • @ehlu_taqwa
      @ehlu_taqwa 5 หลายเดือนก่อน

      hada side kunqootay wll

  • @akhassan6702
    @akhassan6702 2 ปีที่แล้ว

    Asc Dr ahyaa waku salaamay manta kgu so biray Dr waxaa ku wedinaa barasha indha saa id I daato maxaa sameyaa

    • @zamzamadam967
      @zamzamadam967 2 ปีที่แล้ว

      Bahal baa ku nool daawo ledahay

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 2 ปีที่แล้ว

    sxboow asaga lee iska istaagay wlhi😆😅😅😆

    • @drahyaa
      @drahyaa  2 ปีที่แล้ว

      Wee dhacdaa😀

  • @wacaalside
    @wacaalside 2 ปีที่แล้ว

    dr.kasoo hadal qaliinka qofka araga dacifka ah (long sightness/short sightness)
    fahfaahin iyo qabka loo sameyo
    dhibato maleeyahay
    iyo qiimahisa
    mahadsanid

  • @hilalyusufyusuf8672
    @hilalyusufyusuf8672 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid DR

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 ปีที่แล้ว

    Jazaaka laah Dr alha kaa abaal mariyo

  • @ayanibrahim4397
    @ayanibrahim4397 ปีที่แล้ว

    Asc dr plz iso jawaab afka I dibaaxanayo sida faruuraha iyo carabka aad iigu daran gariir cml dibaaxyo saaid ah isku arkay maxa sameyaa

  • @zaamabdi1531
    @zaamabdi1531 8 หลายเดือนก่อน

    Mantle igu dhacdy saas uso radiyay daal dhafar indho xanun wayo okilayalaha iga Japan malmahan ma xiran mnta dhan isha iboodbodeysy

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid ustaad keep going