15 Astaamahaan Hadii Aad is ku aragto ogow xasad ayaa ku haayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2021

ความคิดเห็น • 1K

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 16 วันที่ผ่านมา +6

    Musiibadaas Aniga qabi jiray malintan baqara bilabay ayaan ficnaaday alhamdullih

  • @adontiialle5345
    @adontiialle5345 3 ปีที่แล้ว +159

    Intaaba waan leyahay cadhada mahane illahay hana caafiyo aniyo intii Muslim ahee xanunsanba🤲😭😭

    • @nasromahdi467
      @nasromahdi467 3 ปีที่แล้ว +5

      Shekahn aniga mo iga shekenoya nin ima qawo lkn inta kale o shegay wa isku arka wlhi 😪

    • @user-ib8hb6bz5i
      @user-ib8hb6bz5i 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahy indhaha ka tuuro qofkasta xaasida aabayo intaba waaqabaa ilahyow na caafi
      Abayo ma is cilaajtey adigu 😢😢

    • @xawocnuur1751
      @xawocnuur1751 2 ปีที่แล้ว

      Alle Aniga hadaa wan isku arkay

    • @kunkaroon8399
      @kunkaroon8399 2 ปีที่แล้ว

      @@xawocnuur1751 illahay haku cafiyo xapiipti
      Seetahay abayo

    • @tasniimmohamed7
      @tasniimmohamed7 ปีที่แล้ว

      Amiin Yaa Rabi😭🤲

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +362

    Codsigeena Waa like

    • @sidramoha1646
      @sidramoha1646 3 ปีที่แล้ว +3

      Sheekh 5kamid ah baan leeyhy alle ha ina caafiyo

    • @hodanmahamed3973
      @hodanmahamed3973 3 ปีที่แล้ว +2

      Shiiq ilaahey hakuxadido

    • @rmobile5674
      @rmobile5674 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc sheekh allahakuxafido. Waxaan. Raba riyadii aankusogudbiyay. Magacay guwaa naciimo. Maxad sheekh. Iisoojawaab. Bii idnillaah.

    • @sucdidagan2200
      @sucdidagan2200 3 ปีที่แล้ว +1

      wan sarnay waxa kasto akhi

    • @aragsanmohamedhassan8401
      @aragsanmohamedhassan8401 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc

  • @shashale
    @shashale 3 ปีที่แล้ว +68

    Wallhi sheikh dacad ah aya tahy Allah ku barakeyo

  • @gatawe
    @gatawe ปีที่แล้ว +20

    1- Cadho joogto ah
    2- Shaqo ama hawlkasta oo aan bilaabo ma dhamaystiranto
    3-Waxaan mararka qaar aaminaa inaan hore udhimanayo
    4-waxaan xoog ujeclahay inaan kali ahaado oo aan kaliday iska ahaado
    5-saamalayl
    6- mararka qaar waxaan sameeyaa dhawaq aanan ugu talo galin
    7- mararka qaar waan sasaa
    ILLAAHAYBAA JIRRA

  • @naimafarah3728
    @naimafarah3728 3 ปีที่แล้ว +15

    Asc Sheikh Jazakalah Calamadahaas Oo Dhan Wan Leyahay Ee Ilaahey Cafimad Taam Ah Allaha Na Wada Siiyo

  • @xafsaxasan6613
    @xafsaxasan6613 3 ปีที่แล้ว +22

    Sheikh jasakalah mar kasta like wa kusara ani

  • @liyaanlibaanmedia9221
    @liyaanlibaanmedia9221 3 ปีที่แล้ว +36

    All sheekh Astaamahaan aad shegtaay dhaan anigo ii haaya Allah igaa qaade inta musliim Allah kaa qaado

  • @farfiaquen2655
    @farfiaquen2655 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi aniga sidan eh mudo 3 sano ya rabi I caafi io inta Muslim ah cfmd sii ya rabiii🥺😭🤲

    • @Adno-fm6kk
      @Adno-fm6kk 3 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaamiin abyo Ani maantaan Soo booqdey anoo xanuunsan oo dhaqaaqi la

    • @ahmedfarah3709
      @ahmedfarah3709 หลายเดือนก่อน

      Maka.caafimaday. walaal

  • @liimintan2352
    @liimintan2352 2 ปีที่แล้ว +20

    Wllahi Billahi illah Magaciisan Ku dhaartey intan La sheegey oo dhan waan ahay illah i Caafiyo Shaqadeyda Nacey Gurigayga Nacey Asxabteyda Nacey Wehensi 100 kiiba 100 ah i haaya yaa allah adiga i abuurtey Daawo isbitaal kasta Oo Magalada ku yaal daawo waan ka garan waayey Ya allah adiga taladeyda Ku saartey Ducadiina iigu Kaaba

    • @abdiwelijaffaal
      @abdiwelijaffaal 2 ปีที่แล้ว

      Wll alle haku cafiyo inte jogta

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 ปีที่แล้ว +1

      Sxp maka badbaadey ilahey idamkii 😢 anaa saas udhibane

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 ปีที่แล้ว

      @@abdiwelijaffaal 😅hagana majoogta nio il isaga shaki sanehee

    • @sabirinnburhan3658
      @sabirinnburhan3658 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku cafiyo

    • @aliseef7919
      @aliseef7919 ปีที่แล้ว +1

      Waa

  • @user-uo1zm7px3h
    @user-uo1zm7px3h 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allow wan xanuun sanahay aniga iyo hooyadee rabiyow na caafi waa bil Ramadan ya rabbi

  • @soomaalriyadaada8405
    @soomaalriyadaada8405 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Shiikh Alle ha ku barakeeyo .Illaahay ha caafiyo dhamaan muslimiinta aammiin

  • @rahmoadam5978
    @rahmoadam5978 3 ปีที่แล้ว +139

    Walwalka iyo carada iyo hamansiga iyo caajiska waan isku arkay lkn anigo cidna la wadagin ayan qura,aan aqriska badsaday alx waan caafimaday wlhi

    • @abdulkadiromar4824
      @abdulkadiromar4824 3 ปีที่แล้ว +2

      Sheega allahu kubarkeeyo

    • @teamewalalaha1431
      @teamewalalaha1431 3 ปีที่แล้ว +1

      Axl

    • @maryamyasin799
      @maryamyasin799 3 ปีที่แล้ว

      Masha allaha quraanka waadaawada saxda ah allha ina waa fajiyo🤒

    • @user-ib8hb6bz5i
      @user-ib8hb6bz5i 3 ปีที่แล้ว

      Mashalllah abaayo intaba Waa isku Arkey calamadahas see isku cilaajtey adigu ma ila wadagi kartaa

    • @craxmaanmaxamed9879
      @craxmaanmaxamed9879 11 หลายเดือนก่อน

      Albaqra badso

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 2 ปีที่แล้ว +4

    Maa shaa allaah
    Jazaakallaahu khayral jazaa
    Baarakallaahu fiika
    Sheekh aadbaan ugubagay janankaagan

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakahu caato ayaan isku arkay iyo hilmaan jooto ah illay hanaga ilaaliyo

  • @hawadahir9560
    @hawadahir9560 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah shiekh❤

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 3 ปีที่แล้ว +23

    جزاك الله خير🙏🏽❤️

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 ปีที่แล้ว +23

    *HAADAA ARAGTID QORAALKAAGA IN AAN LIKE LA SAARIN OGOOW XASAD BAA KU HAYA AMA IL*

  • @ismailkhana9179
    @ismailkhana9179 3 ปีที่แล้ว +3

    Shugrane shiqowa alaaha kubarkeye inshaa alaaha yaa rabi caalamiin aamiin aamiin aamiin scw

  • @queenaraweeloali8589
    @queenaraweeloali8589 3 ปีที่แล้ว +8

    1 waan baqayaa waxaan arkayaa geeri waan ka naxaya waxaana laydhahayaa waad dhimaneysaa markuu xanuunku I qabtana waa laygu cabsi galinayaa waad dhimanaysaa guriga oon ka baqaayo kaligay😭
    2 amateedkoo iga xidhan ama cuno aan cuni karin
    3 welwel iyo walbahaar, caajis waxaan qaban jirey oon qabaneyn haday noqoto naftayda guriga, waxaan doorbidaya inaan jiifo uun waxaan xanuunka qabaa muddo 4 bilooda😭😭
    Cilaaj iyo dhakhtarba waan dhameeyay walina gacanta alle ayay waxwaliba ku jiraan please ii soo duceeya walaalahayga muslimka ahoow inuu alle caafimaad taama isiiyo🤲🤲qofkasta oo arka ama akhiraya qoraalkaygan ii duceeee jasakallah🙏🙏🙏🙏🙏

    • @umuisraa1402
      @umuisraa1402 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahey haku cafiyo wlshey ana sas ahy geeri hada maqlo wa naxa in naqaska leygu xeraya u maleya wal wal hada xanun yar daremo wa dhimane wlhi ilahey hanaga dul qado

    • @deqamohamoud5879
      @deqamohamoud5879 3 ปีที่แล้ว +1

      Tasbiixda iyo ducooyinka badso sibahaan tasbiixda badso hbenki marka sii sexnaysana tasbiixso quraana sii akhri ducana sii akhriso sexna salaadna joogtee balse wlshy ducada iyo tasbiixda badi alleh ayaa ka qadya isku arki maysid

    • @xalimoxalimo7337
      @xalimoxalimo7337 3 ปีที่แล้ว

      illaahay ha ku shaafiyo wllo

    • @Queeen123
      @Queeen123 3 ปีที่แล้ว

      Allaha ku cafiyo abyo aniga sas aha lkn alxmdullilah is cilaaj hbbti hana jojin mudo laba bilood insha allah suratul baqarah qolkaga ku daro naftadana u aqriso saliga nabiga sallalahu calayhi wasalam baadi insha allah allah ku cafiyo waliba cafimad dag dag🥺🙏

    • @sameeraadem7408
      @sameeraadem7408 3 ปีที่แล้ว

      Ax wlhi walaaley waxaasa I haysta anigana ilahy hayna wada caafiyo wlhi astaamahaaga oo dhan ban isku arkay imika mudo ilaa 2bilood ah quraanka iyo salaadaba waa jeclaa imika labadaba waaka baqaa wlhi ilhow na caafi dhamaantayo

  • @abdiqanitimo4706
    @abdiqanitimo4706 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga salaada markaan tukanaayo een misaajid kujiro wada habaansi ayaan ahay quraanka markaan isleeyay akhriso kahortuu isii fuulaaba caajis halaysoo duceeyo walaalayaal sidii khayrlay noqone

  • @mahadyare6945
    @mahadyare6945 3 ปีที่แล้ว +3

    Calaamadahaan 6 kamid ah waan isku arkay
    1 caaato
    2 kali ahaanshaha
    3 jilba xanuun
    4 xanaaq joogta ah
    5 Walwal
    6 Shaki badan xaasle maahi balsa dadka ii dhaw macnaha
    Insha allah inaan aniga is daaweyn karo wax kafiican malahan shukran sheikh

    • @mahadyare6945
      @mahadyare6945 3 ปีที่แล้ว

      Like 👍🏼 iyo subscribe ba waad istaahisha waana saaray

    • @Zaki_Muse
      @Zaki_Muse 2 ปีที่แล้ว

      @@mahadyare6945 side ka noqoty hada sxb

  • @Maxadsheekh
    @Maxadsheekh หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءاللہ

  • @hibaaqxassan9781
    @hibaaqxassan9781 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku wanaagiyo shiikhow wllhi isha baniaadamku waa xun yahe 😪

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi ปีที่แล้ว

      Illhay haku caafiyo xapipti
      😢

  • @osmandoli6803
    @osmandoli6803 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Sheikh dhaman waxa aad no sheedtay wa aragnay ee wa aqrisan doona quranka aad no so shhegtay, ijir iyo xasanad aan la koobi karin Allaha ka ssiyo. Amin

    • @sammie1163
      @sammie1163 11 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @umusundusqaali8963
    @umusundusqaali8963 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah sheikh kheyr Allah haku siiyo

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 🦋🦋🦋Allaah Haku Barakeyo Amiin amiin 🦋

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว +1

    shiiqow calaaamadahan kuli waan leeyahay Iisoo ducey inuu alle iga caafiyo iyo dhammaan intii Muslim ah oo xanuunsan

  • @maxamudsiciid6034
    @maxamudsiciid6034 2 ปีที่แล้ว +10

    Shiikh waxan qaba gabar waxay iminka i haysaa inan yaro 2bilod jirta
    Markan xaskyga usoo dhawadaba waxay dareemaYsa diiqad karaahiyeysi inaan u tago wey idiidaa
    Haday i ogolaatan waxdareen ah ma dareento sidoo kalle caradeedana wa badan tahay ay wxyr bay ka xanaaqaYsaa ee igu soo duceeYa waa marwadayda aan jeclahay 😭😭😭🤲❤💯

    • @najimaislaamic4126
      @najimaislaamic4126 ปีที่แล้ว +2

      Ilaaahay waxa idin ku dhex jira ha idi. Ka dhex saaro

    • @roodayoonis2685
      @roodayoonis2685 ปีที่แล้ว +1

      Alle waxa idinku dhex jira hadinka saro waxan kugula talin lahaa inad dulqad badan same oo usamir surutul baqara akhri yana ha akhrido hadi aydan garanayn dhagaysta malin walba guriga halaga shido saliga nabiga scw kudadal iyo dhagaysiga qisaska inshalah allah waa fududaynaya inshalah

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah shiikh allaha miisaanka kuu saaro

  • @sihaamcadey2737
    @sihaamcadey2737 3 ปีที่แล้ว +5

    لما شفت هذا المقطعبصراحه لما شفت لاني مختار بكيتلما اقرا قران نفسي احد اسمه اسير تعباندائما انا كذا لما اسمع القراناستعيني بالله على نياتكم الدعاء مستجابادعوني الدعاء كم

  • @saamiyasaamiya4718
    @saamiyasaamiya4718 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sheekh intaad shegty wan leyahy wad mahadsanyhy ajir allaha kaasiyo

  • @ayangurey3732
    @ayangurey3732 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah. Illaahey hakaa jiseeyo talo ka wanaagsan waligeey ma maqlin. Ajar iyo xasanaad iyo miisaanka aaqiro allaha kugu daro. 🤲🤲🤲👌👌👌♥️♥️♥️♥️

  • @aishahassan2327
    @aishahassan2327 3 ปีที่แล้ว +150

    Shiiqoow xaas baan ahay ani markuu ningeygu iisoo dhawaado cun cun hoose aan tareemaa waxaana uu i haayaa 2 sano qofkii arka qoraalgeyga iisoo duceeya plz plz

    • @bahsanrage683
      @bahsanrage683 3 ปีที่แล้ว +4

      Allah haku caafiyo walasheey

    • @sucdimedia
      @sucdimedia 3 ปีที่แล้ว +4

      Allah ku cafiyo is cilaaji abayo

    • @hanajamac6484
      @hanajamac6484 3 ปีที่แล้ว +3

      Alha ka cafiyo wll

    • @yussufabdi2601
      @yussufabdi2601 3 ปีที่แล้ว +4

      Walaaal ilaaah hakucaafiyo e adhkaarta aqriso markaad rabtid xajigaaga

    • @ibrahimcuurshe5770
      @ibrahimcuurshe5770 3 ปีที่แล้ว +4

      Ilaaahy hku caafiyo byo

  • @hawaosman3965
    @hawaosman3965 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikhow jazaakallah ilahey kheyr haku siiyo badanaa waa isku arky mana fahamsanen waxa ihayo waa inaa qur'aan isa saaro waayo 😭

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheer shekhei

  • @xurmokhadar5853
    @xurmokhadar5853 3 ปีที่แล้ว +3

    Jasklahu khayr shekh iso duceya in illhy ii cafiyo wan xanusanya

  • @sumayoahmed8975
    @sumayoahmed8975 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlh shikhow intasba wan isku arkay 🥺 wan somanhy 🥺 inan ben ku shegeyn 🥺 ilahow cafimad isiii 🥺 amiin yarabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 iso duceya walalyal 😥😥🙏🙏 sh eikh iso ducee alla dartiii i.a 😥🙏🙏

    • @najahahmet2266
      @najahahmet2266 ปีที่แล้ว +1

      Alle heyna caafiyo dhamaanteenba wll

    • @zamzamlucky2974
      @zamzamlucky2974 6 วันที่ผ่านมา

      Amiin wllo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qadarcadow7647
    @qadarcadow7647 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sheq maadama aad na xasuusise like 👍

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw sheekh riyo ayaa laygu dhahay suuratu mulimiin akhri waa suurdee kher AllAAh ha ku siiyee

    • @nstahayosalo8740
      @nstahayosalo8740 3 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @juuqyare4588
      @juuqyare4588 3 ปีที่แล้ว

      @@nstahayosalo8740 u om

  • @quruxhaweenbintucarab7374
    @quruxhaweenbintucarab7374 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahi sheekh intaba waan isku arkay waan soomaalaay been ma sheegayo alle ha i caafiyo aniga iyo inta ila midka ah

  • @yusraabdala1135
    @yusraabdala1135 3 ปีที่แล้ว +18

    Wllhi sheikh arimaha aad sheegtay badan kood wey ihaa yaan iisooduceya in ilahey iga caafiyo iyo dhaman intoo haayo cudur kaan alaha ka caafiyo

  • @liyaanlibaanmedia9221
    @liyaanlibaanmedia9221 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu alif qeeyr sheekh

  • @shukriyaha3881
    @shukriyaha3881 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah TabarakAllah aad ba sheikh u mahad aan tahey

  • @ubaxdaahir3893
    @ubaxdaahir3893 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha alah tabarka laah shekhuna ale ha ku barakyo

  • @caashocali9274
    @caashocali9274 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah ilahey haku xifdoyo WALAHI wan kufaraxay ilahey haku xifdoyo

  • @Ramiish
    @Ramiish ปีที่แล้ว +1

    calaamadaha intooda badan wan leyahy alle ha iga caafio aniga iyo intii muslim ahaba

  • @nasranoorburow8612
    @nasranoorburow8612 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheik rimii

  • @binusayidetoile668
    @binusayidetoile668 3 ปีที่แล้ว +5

    Shikhow aniga cilada igu wayan inta ad sheektay waa caaro iyo xanaaq an ciidna kadanbayan shaydan moye allahum najaynaaa

  • @hankaabfilms7552
    @hankaabfilms7552 3 ปีที่แล้ว +25

    Dhibta iyo walwalka ihaysta een cadaab uga baqayo iyo inu alle idanbi dhaafi iyo inkale e qof kasto qoraalkayga arkaaa ha igu duceeyo in alle idanbi dhaafo

  • @user-es7jc8jj3l
    @user-es7jc8jj3l หลายเดือนก่อน

    sheeqow qeer allah ku siiyo bookteyda ka hadadhay calamadahad dhan waa qabaa lkn waxa igu daran waa wareer iyo madaxa I guuxaya😢😢

  • @nacimaabdinalka1977
    @nacimaabdinalka1977 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu kheyr shaikh

  • @xafzohaaji6332
    @xafzohaaji6332 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc Sheekh Ilaah kheer Allaha kheer haku siiyee ii fasir Riyadan.waxan ku riyooday Anigoo cunayo Xalwo oo gacanta ku heesto waana socday
    Leyma qabo SHEEKH waxana ahay Ardayad Qu’aan
    SHUKRAN SHEEKH

    • @deeqaali1153
      @deeqaali1153 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan maqlay nin caalima guursada qofkaas

    • @xafzohaaji6332
      @xafzohaaji6332 3 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqaali1153
      Shukran Deeqo Abaayo

  • @amiiraahmed7385
    @amiiraahmed7385 3 ปีที่แล้ว +5

    Ajar iyo xasanaad alaha kaa siiyo walaalkey mahadsanid

  • @ahmedomar3264
    @ahmedomar3264 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah kheyr akhii islamarkiba waa cafimaday

  • @sacido1721
    @sacido1721 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh alaha ku barakeeyo xanuunadaan waxaan heystaa walaahi

  • @amranabdullahhussein2388
    @amranabdullahhussein2388 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah hakaa ajarsiiyo sheekhow

  • @MiraMahamoud
    @MiraMahamoud 7 หลายเดือนก่อน +5

    Asc, maanta aan dhagaystey videogan. Waana ku ooyay waayo waxaad tilmaamtey oo dhan waan wada leeyahay. Lkn xalkii aan isku dabiibi laahana waad isiisey alxamdulillah. Aad ayaad ugu mahadsan tahay sheekh, ilaahay haa ku barakeeyo muraadka aad leedahay na haa ku siiyo. Sukran ❤.

  • @farhiomumin3692
    @farhiomumin3692 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheeqoow iaaah haku barakeeyo aaduun iyo aanqiraba🤲🤲🤲🤲

  • @SaynabcabdiXasan
    @SaynabcabdiXasan หลายเดือนก่อน +1

    Hurado cuunto laa’aan i haysa sheekh😢 ilahayow i caafi iso ducey walalayal 😢

  • @safiyayaasin7529
    @safiyayaasin7529 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxan ledahay
    1 hamasi
    2 goni gosad
    3warerka
    4 shaqo aan dhamayn
    5 cajis
    6 cadho badan
    7 geerida waan kabaq
    8 walwalka waan ledahay
    Subxana Allah rabiyo icaafi ilmiyaa waxan i hatsta

    • @rodaomar4445
      @rodaomar4445 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo waa kula qabaa arintaan wallaahi

    • @fartunosman7167
      @fartunosman7167 3 ปีที่แล้ว

      @@rodaomar4445 ani wan kulaqaba 2yeara

    • @fardowsoxasan6482
      @fardowsoxasan6482 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi aniba sido kale waa isla yaabay calaamadaha oo dhan waa qabaa

    • @hamdiosmanhanshi6837
      @hamdiosmanhanshi6837 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo hada sidee noqoty ana ah sidas

    • @najahahmet2266
      @najahahmet2266 ปีที่แล้ว

      @@hamdiosmanhanshi6837 ani xitaaa wllhi

  • @umuabdulaziz5786
    @umuabdulaziz5786 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc sheekh wxn raba nanbarkaga ilahay haku barakeya

  • @shamsoaadan2515
    @shamsoaadan2515 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shukran sheikh jisakallaah

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 2 ปีที่แล้ว

    allahu Akbar, sheekh illahay raali hakaa ahaado.

  • @caishacudonlyrics5816
    @caishacudonlyrics5816 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi billahi shekhow nafatayda kahadashy cafimad allah nasiiyo aniga waan iskutufaa alxmdullillah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah barakallah. ❤️🏆🇸🇴❤️

  • @yasminhussein294
    @yasminhussein294 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheikh

  • @liseosman7216
    @liseosman7216 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi sheeq beentaa maaha anaa qabay intaan qaar kamidah madax xanuun uwayn alxamdulilaah hada waxaan ladiriraa kalinimada. Sheeq ilaah haku barakeeyo

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh mhdsanid insha Allaah wan isku tufaya qeyb ayan isku arkay calamadahan

    • @bishaarohaaji8129
      @bishaarohaaji8129 3 ปีที่แล้ว

      sheqow qeer badan allaha kuxifdiyo lkn wllhi waa wax iheysto inta cudur aad soowada sheegtay waa dhibka ugu weyn naheysto odeygeyga xataa mahishiino asagana mashqeysan karo shaqo kasto uubillbo dhaxdu oga tagaa wan isku fhibsano aan gaarnay marwallbo inan kalla tagno aan kudhawaanaa siduu illahay igu ogyahay waa wax yabaha iheysto

    • @bishaarohaaji8129
      @bishaarohaaji8129 3 ปีที่แล้ว

      jisakuma llaah qeer illahay haku barakeyo

  • @caish3987
    @caish3987 3 ปีที่แล้ว +6

    10:34🙄
    Iyaa Alxamdulilah .
    Hal maka Qabi sheekh xagad Iigu saadine bisinke .
    Alxamdulilah ,subxanallah Allaha caafiyo umada Anagana ilaahay nooma keeno

  • @f.n6491
    @f.n6491 3 ปีที่แล้ว +2

    JazakaAllah kheyr

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 ปีที่แล้ว

    Thank you sheikh allaha kuxafido

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 3 ปีที่แล้ว +9

    Alla bisinka Wallahi calaamado badan baan isku arkaa ilahow isahal 😭

    • @mubariksheikh9960
      @mubariksheikh9960 3 ปีที่แล้ว

      Walee

    • @maxamudxuseen8609
      @maxamudxuseen8609 3 ปีที่แล้ว

      Aamin wll ale hakushaafiyo .magacaa wll

    • @xaajiqoorta7988
      @xaajiqoorta7988 3 ปีที่แล้ว

      Walal calaamada sheequ uu sheege waxee is_shabahaan calamadaha vitamin C la'aanta

    • @xaajiqoorta7988
      @xaajiqoorta7988 3 ปีที่แล้ว

      Marka waxan ku gu la talin lahaa inad doctor tagtid oo Isa Soo baartid

  • @rodaomar4445
    @rodaomar4445 3 ปีที่แล้ว +7

    Shiioow aniga iga hadlaysaa wallaahi

  • @amalibrahim6846
    @amalibrahim6846 3 ปีที่แล้ว

    Asc jazakalaah qeyr sheekh rami Allah ku xifdiyo

  • @faisaadey7585
    @faisaadey7585 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah Ilahy ha ku xafido sheekh

  • @ismahaanali556
    @ismahaanali556 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc shekhena khayr alleh haku siyo aduun iyo akhiraba meel garaan sida what's inaan ku so gudbiye xalayna waan kuwaysiyee iso sheeg shiikh

  • @geeridaxasuuso9536
    @geeridaxasuuso9536 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @nasramohamud4388
    @nasramohamud4388 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha idiin xafido aamiin aamin aamin yarabi

  • @raxmakalib9861
    @raxmakalib9861 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekh thanx

  • @ibtizaamahmed
    @ibtizaamahmed 3 ปีที่แล้ว +7

    Sheikh aniga calamadahas oo dhan wan leyahay waxa ii dheer miskankayga wa badana iyo hurdol,aan 😓😓 iso ducay illahay haku xifdiyo

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว

      Tasi il iyo xasad midna maaha wa xanuun kale lakiin waxan ku odhan lahaa hadad qurboha joogto dhakhtar u sheeg quraan badan akhri ama dhageyso ruqiya huruudna cab sida shaaha

    • @ibtizaamahmed
      @ibtizaamahmed 3 ปีที่แล้ว

      @@june6206 sheikh qurbaha ma jogo somalia Ayan jooga sheikh number kaga private ka ma heli Kara si an khas kula so xiriiro illahay haku xifdiyo

  • @ayanabdi4546
    @ayanabdi4546 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheq Allah hakuxifdoyo Waxan rabaa labarkaga riyo badan ayaan kuriyooday

  • @AyaanmohamedMohamuud
    @AyaanmohamedMohamuud หลายเดือนก่อน

    Cimriga allaha ku dhereyo wlhi inta aad shegtay sheeq 10 bilod Ayan la xanunsanay dadka ila nol wey iga yaaban yihiin wlhi illahow na caafi dhamaan teen yaa rabi

  • @sayliciofficial4358
    @sayliciofficial4358 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhow allah haka abaal mariyo calamadahn oo dhan wn leeyahy allah ban cafimaad ka rajynynaa

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 2 ปีที่แล้ว +25

    1:Hamaansi badan
    2:Daacsi badan
    3:oohin bilaa sabab
    4: wajiga oo is badala
    5: Caatanimo
    6:Gooni Ahaansho Ayaad jeclaanaysaa.
    7: Jilbaha oo ku xanuunka
    8:wareer jooga ah
    9:Shaqo oo la qabo oo la dhameeyneeyn, shaqadii Ayaa kaa hor umaanaysa.
    10; Caajis, Ayaa ku helaa,12maalintii aajiiftaa.
    11: Xanaaq, caro badan:::: Cayuumu naaska ken ugu dagan.
    12:matey Ayaad isku Arkaysaa
    13: madax xanuun joogtaa
    14: walal iyo walbahaar
    Raqiga: ugu wanaagsan Ayaan kuu sheegaayaa Nabarkiisa Ayaan kuu sheegaayaa:
    Raaqiga ugu fiican waa Adigee isku Tue Adiga dhawaada Ayaa daawo where isku tuf oo Alle bari
    12:Geerida Aad ka cabsanaysaa

    • @n.a.1916
      @n.a.1916 2 ปีที่แล้ว +1

      Mhdsanid wll, sidan 15 daqiiqo u dhamaysan lahaa baaban ka sii warwarsanaye hahaha.

    • @ilyasheykal7635
      @ilyasheykal7635 ปีที่แล้ว

      allh qeyr kusiyo wll

  • @munoabukar8773
    @munoabukar8773 3 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahay sHeekh hano gargaaro caajis iyo xanaaq ayaa guryihii dumiyey 😕😕

    • @shoshoabdi8091
      @shoshoabdi8091 3 ปีที่แล้ว

      Wallhi waa run taa 😭😭😭😭gurigey waxaa dumiyay xanaaq 😭😭😭😭dadedu na waa 22 sano

    • @shoshoabdi8091
      @shoshoabdi8091 3 ปีที่แล้ว

      Carur teda waan is weynay

    • @munoabukar8773
      @munoabukar8773 3 ปีที่แล้ว

      @@shoshoabdi8091 abaayo iska sabar waa aduun waxaan awlaadadana ilaahy hakuu sahlo

    • @shoshoabdi8091
      @shoshoabdi8091 3 ปีที่แล้ว +1

      @@munoabukar8773 أن الله مع صابرين مهما كانت الظروف صعبه الله فوق الظروف نحمد الله ونشكر الله خالق الكون 🤲👆😔

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shukran sheikh 🏆

  • @maxamediimaan7588
    @maxamediimaan7588 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakaumullah sheekh

  • @faadmacismaan7652
    @faadmacismaan7652 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wan leyahay salad markan ku jiro iyo quranka marka la aqrinayo ohintana wan leyahay allaha iisahlo

  • @mahamedismail3598
    @mahamedismail3598 2 ปีที่แล้ว +16

    اللهم صل وسلم وبارك علۍ نبينا وسيدنا محمد وعلۍ آله وصحبه أجمعين

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 2 ปีที่แล้ว

    ماشا الله،
    Qeyr Allah ku siiyo,

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah qeer illah ha ku siiyo

  • @m.d.t-series2704
    @m.d.t-series2704 3 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh astamaha ad soo tirisay waxan leyahay ;
    1.Hamaansi markaan salad tukanayo nuc walboy tahay iyo hamaansi markaan quranka aqrinaayo.
    2.Caatanimo xeeta dhowr mar ayan is baaniyay
    3.Gooni ahaansho ayan iska jeclahay 2011 wixi ka horeyay sas man ahayn oo bulsho wad ayan ahaan jiray walaahi.
    4.Shaqo la qabto oo la dhameystirin.
    5. Caroo badni waxan wax ahayn ayan mararka qaar ka carooday markay iga ba 'ada ayan isla yaaba.
    walaahi Ciyaar igama aha iyo qosol qosol ee wa iga dhab .

    • @ismahaanaxmed4674
      @ismahaanaxmed4674 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi anbo saas ayaan ahy ale hana caafiyo asaa wax awodee

  • @barwaqaabdirahman5045
    @barwaqaabdirahman5045 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheik runtii waye wlhi aniga cidla ay jeclaya😭🙏

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu khair sheekh ❤

  • @cashamansuuri1873
    @cashamansuuri1873 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah.been kuma sheegin.illahey dartiis ku jecelahay.illahey ha ku cafido

  • @nacimaabdinalka1977
    @nacimaabdinalka1977 3 ปีที่แล้ว +18

    Mida 2aad riyada nabiga scw wexey u dhacday sidan gurigeyna ayu imaday nabiga scw qol ey walalhey sexdan ayu galay wilasha wa wada salamen aniga wan salami rabay hooyo igu dhahday ka xishoo nabiga ajnabi ayu ka yahay wan oyay 😭kadib wa I yeray hab ayu isiyay 😭😭😭😭😭 salallaahu caleyhi wasalam waxan ku iri kuwa malinta qiyaame ushafeeco qaado allaah iga dhigo aniga oo oynaayo lkn ma usan I jawabin 😭😭😭😭😭😭😭

    • @abdinasirxasan1124
      @abdinasirxasan1124 3 ปีที่แล้ว

      Mash Allah

    • @abdinasirxasan1124
      @abdinasirxasan1124 3 ปีที่แล้ว

      Walashey Nacima Abdi Waad Guuleysatay Walashey Mash Allah Alayacizak

    • @adnadhaymansacid2132
      @adnadhaymansacid2132 3 ปีที่แล้ว

      Iiintaa had sheeegtay shiiikh waan qaaaba 😥😥

    • @mustafmoalimmuxudiinkaraam7820
      @mustafmoalimmuxudiinkaraam7820 3 ปีที่แล้ว +1

      Beenleey aa tahay maxaa yeelay nabiga (scw) inta uu noolaa naag ajnabi gacantiisa kuma taaban mrka meshaas ayee ku fashilmatay riyadaada sorry

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 3 ปีที่แล้ว

      Lagayaba cunug yar inay ahayd according to the dream

  • @xurmokhadar5853
    @xurmokhadar5853 3 ปีที่แล้ว +10

    Dhekh waxd kaso hadsha xasdka isha gurka dida

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah khayr allaha ku siiyo

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah yaxfathak yaa Shaikh♥