Channel kan True Cable TV wan ku cusbahay runti wan ka dharge la ahay culumada ilahay cilmiga siyay dawashada video goda masha Allah Tabarakallah runti nimcada alle S.W.C na siyay lama so kobe karo alxmdulillah xubin ba xubinta kale ka muhimsan allow no siyadi cafimadka inta xanunsan ne cafimad sii amiin
Dr Shine waa ninka ugu caansan una cilmi badan dhakhaatiirta somaaliyeed. Gobollada oo dhan ayuu dadka qalliin ku sameeyaa, waana in la isa sii qoro si aad uga faaiidaysato qalliinka iyo daaweynta Dr shiine.
Dr shiine waxaan ahay qof la yiri waxaa indhaha kaa soo cadadin biyo waxaa la ii soo siiyey kinini 3da waqti markiba mid liq buu dhaq tarki iyri bil markaa liqdid igu soo noqo dhaq tar kale baa yiri 2 sano wad, 1 sano markan liqayey baa n ku laabtay waxuu yiri dhaqtarkii hore iska daa kininiga 3 bil ka bacdi igu soo noqo dhaq tarki i yiri 2 sano wad baa i yri ha joojin ki niniga wad meeshii aad 3da ka liqi jirtay 1 kaliya liq waxaa idhibaya iftiinka moobelada indhaha holac baa iga baxaya wareer saa,id ah baa i qabanaya markaan xanaqo maxaa igula talin lahayd alaha ku xifdiyo
Sc walal qoraalkan soo qortay ee ishada hadii ay soo caadinsyaan biyo xaga dambe dhaqtarka ku noqo waxaad ku tidhadaa iga baadh cudurka glaucoma ee indha ku dhaca aniga il aya layga helay weligay dawo ayaan qadanayaa waa cudur indha rida ka baadh you tubka ha dhayalsan halkaad joogtaa
الله اكبر الله اكبر شكرآ يارب الحمدالله🤲🤲🤲
أللهم متعنا بابصارنا واسماعنا وقواتنا ابدا ما احييتنا واجعلهم الوارث منا امين يارب العالمين
Maansha allaah jazaaka laahay khayran. ilaahay ha ku xifdiyo
شكرا
إنك طبيب حادق
ألمؤمن ناصح ومنصوح
Channel kan True Cable TV wan ku cusbahay runti wan ka dharge la ahay culumada ilahay cilmiga siyay dawashada video goda masha Allah Tabarakallah runti nimcada alle S.W.C na siyay lama so kobe karo alxmdulillah xubin ba xubinta kale ka muhimsan allow no siyadi cafimadka inta xanunsan ne cafimad sii amiin
Asc saxib dr su aal ayn waydin laha xage ka waydiya
Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin ❤❤❤❤❤
Dr shiine waa markii iigu horeeysay oo aan arko waxow u eg yahay nin mutacalim ah oo aad uyaqaan cilmiga indhaha Allaha barakeeyo.
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illahay haa ku dheereyo Cimriga iyo cafimaad kaba insha Allah mhdsanid dr Shiino
Fikir khayr qaba ayaabad nookeenteen masha allah
Masha allah “true cable” aad ayaad ugu mahad santihiin cilmigii oo somali garayzan oo dhan ayad noozoo uruurizeen khayr allaha idiin siiyo dhakhaatiirta idinkana khayr allaha idiin ziiyo
Mansha allah
Maanshalaah dr shiine alaha kuxifdiyo hooyadey ayuu 2 indhoodba uqalay gacantaada alaha barakeeyo
Alhamdulilah very true
Maashaa Allah Dr ilaahay ha xifdiyo, waadadka aan u baahanahay
Jazakallah! Sheekh, Digtoor Shiine.
Masha alllllah Dr shiine nolow abid❤
لا اله الا انت سبحانك إني كنت من الظالمين
Jazaakalaahu khayran
Mashaa ALLAAH Dr.shiine ALLAAH ha ku xafido
Illahay hakubarakeyo sheekh
Mashlh Dr shiine ilaahay ajar iyo xasanaad hakusiiyo
Alxamduĺlahi Allah mahad iska leh Allow in dheheyga ii daa yaaarabi umadana udaa yaarabi. Dr shiine Allah kher hakusiiyo yaarabi.
Ascwrb ilaahay ayaa ku mahadsan asagaa nasiiyay indhaha
Rabi cimriga ha kuu barakeeyo
جزاك الله
Mansha allaah Dr ، shiine alle hakudaayo iftiin ayaad tahaye
Mnsha allaah dr♥️🐎
Jazaka laaha ilaah haku xifdiyo5
Masha Allah.
DR Shiine Allah Hakaa Abaal Mariyo Sidaa Wax Noogu Siyaadisay
Mansha allah dr❤
🥰🥰❤
Mashallah daktar keeni somalia ALLOW ku hifdi
Alxamdu lilaah illaahow noo barakee
Mansh allh alle haku xifdiyo sh dr shiine
Dr Shine waa ninka ugu caansan una cilmi badan dhakhaatiirta somaaliyeed. Gobollada oo dhan ayuu dadka qalliin ku sameeyaa, waana in la isa sii qoro si aad uga faaiidaysato qalliinka iyo daaweynta Dr shiine.
Maashaa allaah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 illahy qabka u wax u abuuray bal firiyaa hadii aad imaan leedahy wad ilmyiin oo waxad la yaabysa abuurta illahy😭😭😭😭😭😭😭😭
Masha alaah Doctor
Yes
Maaasha Alh Adeero Dr mohamoud ( shiine)
Maxaa lagu daweyaa ama fiican barejarka indhaha marku ku kaco
Hada aniga 30% bey I kacsan yihiin
jazakalah sheikh alle haku dhawro
Masha Allah Dr sh. Shiine
Ilahaya haku xafadiyo amiin yarabi
masha allah
الحمدالله على النعمة
Masha allah digtoor
Dr shiine ASC
O8 09 20 ayaan hospitalka manhal isku daweeyay Ishii alhamdulillaah way fiicantahay, waxan dareemayaa oo qudha markaan iftiin laydhka eego labada dhinac ayuu xadhko oo kale ii yeelanayaa , dawadii aad i siiseen dabadeed dawo kale ma isticmaalin
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Alxmdulillah Alxmdulillah Alxmdulillah
الحمد الله على النعمة العيون
Jasakallah Shikhana
Masha allaah gulayso
Aad baad ugu mahadsan tihiin barmaamujkan aad kuso gudbisaan caafimadka. Jazakumullah khayr
9
Akxmdullah mansha alla
Al xamdulilaahi rabil caalamiin
سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أنه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم اللهم صلي على سيدنا محمد
Alxamdu lilaah
aad ayaad u mahad San tahay dr shine mahad sanid
Somalay waan xanunsanahay oo araga ayaa aad I dacife ii soo duceya pls😢😢
Ilahay hakuu cafio abaayo mcn 🤲🥹🥹
Mash Allah jizzaakallahu kheyr shiekh
Asc
Asc glocoma mxa lgu gartaa calamadihiisa .wad mahasntahy Dr shiine
Asc wll dr shiine lambar maad ka heysaa wll
Mashaa alllaah
Dr waxaan ka cawanayaa indhaha oo daubal vision idhahayaan
Husein Shakar Maasha allah
n
Dr lambarkiisa see u helaa
Cajiib
Allaa yaxfadak.....
100% waad mhd snthy dr. m.a
Allahamdulilah
shine
digtore
Asc dt daafka maxaa udawaa
Dr.shiine 600.dolar ayaad iga qaadata waxbana iimaqaban ilaahada ishwyda waa eber alx ilaahey ayaan karajeynayaa tan labaadna inow sidii hora iiga dhigo
Sorry wll.
Ilaahay muraadkaaga si de-deg ah hakugu siiyo.
Wll waxaan kuwaydiinayaa cilladda indhaha kaa haleeshay ee Dr-ku wax kaqabanwaayey maxay tahay Dr-ka nin fiican baa laygu sheegay e?
shikh ama digtor andhahagu biyo iyo xanun ayay yeshen markaa maxa ilagudbon shekh iso jawaab bls
What takes cataracts away?
Asc
Dr shiine waxaan ahay qof la yiri waxaa indhaha kaa soo cadadin biyo waxaa la ii soo siiyey kinini 3da waqti markiba mid liq buu dhaq tarki iyri bil markaa liqdid igu soo noqo dhaq tar kale baa yiri 2 sano wad, 1 sano markan liqayey baa n ku laabtay waxuu yiri dhaqtarkii hore iska daa kininiga 3 bil ka bacdi igu soo noqo dhaq tarki i yiri 2 sano wad baa i yri ha joojin ki niniga wad meeshii aad 3da ka liqi jirtay 1 kaliya liq waxaa idhibaya iftiinka moobelada indhaha holac baa iga baxaya wareer saa,id ah baa i qabanaya markaan xanaqo maxaa igula talin lahayd alaha ku xifdiyo
Sc walal qoraalkan soo qortay ee ishada hadii ay soo caadinsyaan biyo xaga dambe dhaqtarka ku noqo waxaad ku tidhadaa iga baadh cudurka glaucoma ee indha ku dhaca aniga il aya layga helay weligay dawo ayaan qadanayaa waa cudur indha rida ka baadh you tubka ha dhayalsan halkaad joogtaa
Plz halkee laga heli karaa dr shiine
hrgeysa ayuu dhkhtar ku hysta
Mahadsanid Xppti waan helay
💜💚💛🧡🖤
Asc dr wax baan kaawaydiinlaa indhaha ila soo xiriir
Jizaa ka Allah
Walalow sh halku joga
Muna a hargeysa
Dr shine wan jeclhy aderow alle hanokadaayo
Dr shine alaha kuxafido intakadib wankuwayidinaya subag ayileyihin ayalayidhi waxanaqalayi midkamida kadib tikale ayayi xidheen oo subagbaabuxiyayi araga qariyayi marki hore waxankuqlayi aids mark a tikale madamayi isxidhayi malaqalikara oo kalsoni malaguqalikara madamo ooyi tikale anqalayi saxnayitahayi kawaran
Dr wii 14 jira isha ka dhacday irbada ka muday waa dantay
Dr isha biyaha kasocdo maxa ladhihi karaaa
digtoore indha caadku fuulo maxaa daawo uah
hoyadey aa inodhola ah xamar ma imaa kartaa
Xamar ayuu daggan yahay
@@jamaodowa7884 ma dagan xamar hargysa ayu dagan yahy xafada calamadaha
Ayaan Cismaan hargaysa iyo xamar labadaba xarumo ayuu ku leeyhy hargaysa calaamadaha muqdisho hodan gaar ahaan kpp area bosaaso manhal hospital,guriceel, baydhabo, baladween, kismaayo, jawhar, galkacayo, cadaado, laascaano, burco, balad xaawo, ceerigaabo intaaso mglo ayuu xarumo ku leeyhy.
Runtaa sheekh
Masha Allah
Masha allah