Indhaha Godka ah maxaa lagu daaweeyaa.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024
- Indhaha Godka ah waxyaabaha sababo iyo habka loo daaweeyo ayuu ku saabsan yahay muuqaalkaan.
🔵Ka dalbo Ookiyaalka difaaca shaashadaha iyo cadceeda👇ahyaaoptical.com/
🔵Ka Wac Baaritaanka indhaha & Daaweynteeda👉+252612882886.
🔵 Follow me👇
/ dr_ahyaa
/ dr.ahyaa
Fadlan La wadaag asxaabtaada muuqaaladena. Mahadsanidiin❤️
Dr.la kulankada ayan jecleystay ee isku magalo man jognaa aniga moqdisho nabro soo laab laabtay ayaa isha iiga yaal wan ku wareray
Dr mahadsanid aniga indhahyga waa god god biyo cabistyda waa yartahay sidoo kle cunto cunistydana waaa yartahy awal indho god god malaheen laakiin hda biyo bdn baan cabaa kaniiniga Vitiman c waa isticmaalaaa waxaan rajeynaa inuu iga bi'idoono insha allaaah
Ustaad indhaha xasaasiyada qaba ee aragtida dheer sifiin aan loo arkeen maxaa lagu dawaynkaraa 👍👍
Asc ditore suaal markaan goojada indhaha ku shubto waxeey iga soo baxdaa saanka wana dhadhansha meesha isku furaan sanka iyo afka gudaha maxaa waaye 😮
Dr:ahyaa aad bad u mahadsanthay Meesha madow Isha haday ku cadaaato maxaa lagu daweeyaa (alaha kaa ajar siiyo)
Dr hoyoyinka nujiya ohbenki dhawr mar sokaco maxa kula talin lahed❤
Dr wad mahadsantay wax ii knay hurdo xumida
Thanks drkeyga waa so tijaabinaa ❤😊
Alle haku karameyo dr♥️♥️
Asc ditore suaal markaan goojada indhaha ku shubto waxeey iga soo baxdaa saanka wana dhadhansha meesha isku furaan sanka iyo afka gudaha maxaa waaye 😮
Wll wan la cadi banahay indhaha hoostoda godgodka ee DR maqarka Halken kahela
Mashaa allah aadban ugu helley dadka dhafra ayaan ahay hadana indhaha ayaa ilinta iga imadaa waa inaan dhafarka joojiyaa dr mahadsanid
Insha allah.Adigaa mudan
00000
Dr erleji baa igoday dhaqtar kastana wantagay dawoylayso qoraa markay igadhamato halkii cuncunku igabilaabaa ilatali Dr
Dr ma shegin qofka dhaxal uleh waxu ku daweyn karo indhaha hostod
Dr cidiyaha ka soo hadal cidiyaha iney go aan waxa keeno iyo waxa loga hortago❤
Marki uu dhahey 'biyaha jirkaaga kujira oo yar ama cabitaankaaga biyaha oo yar' isla markiiba caagada biyaha lagu shubto akteeda taaley ayan dhameeyey markiiba wan go aansadey in aan cabitaankeyga badiyo
Haa sax anigaba cabitaankaygu wuuyaryahy😊
Digtoore intee Kala soxariraa
Dawadan aad ayaa ugu bahaanhy
Sanboorka indhaha markuu kureebo madow maxaa lgu bi iyaaaa inadhaha hostooda yacni madow noqdaan isoo sheeeg bls
Salaam Alaykuma Dr waxaad ka hadashaa sida lagu daaweeya dhaqdhaqaya Oo Araguna daciif yahay please and please thanks
Dr kaadida badan markan jiifto 1sac kadib waan soo kacaa xanuun miyaa mise caafimad
Indhaha oo cawlin kaanoqoto qaybkooda madow maxaa lagu daweeyaa
Doctar suaal waxaa jiro wadanka aan joogo dadja markey indha godaan waxaa jiro cirbad lagu duro midaas waxaa ladhahaa filter oo qurxineyso godkaas wax dhiba amey keneysaa midaa
Dr aniga indhahyga kor iyo hoos waxay siiinoqonyan God bilbabisha kadanbeeso t
Mahad sanid dr
Suashaydu waxay tahay Cunista badan Ee milixda indhaha Ma wax dhibaato ah aye Ukeeni karta ?
Masha allah dr thank you 👍🏻👌🏻👍🏻
cirbada side effec ma leedahay dr
Dr anigaa indhahaa ayaa xanuunyaa intay marki hore way I cuncuneen
Caado wareerka maxaakwno nalawadaag
Dr wn leyahy aadna way I godanyihin wx biya isheg
Asc doctor kheyr allah ku siyeee waxaa iga jawabtaa indhah godka noqdo vataminka uroon magaceesa maiso qori kartaa indhaha ayaa yod i ah mar walba wagii hore markan xanunsado ama dalanahy oo aan hurdo seexan ayaaan isku arki jirau lkn hada waaba iga bi i ladahay dadeydana aad uma weyna waxan jiraa 22sano plz can u help me talo wanagsan
Abayo marki lagu so shego iso sheg ana
Ani xata jwbta wan sugaya
@@farxiyoabdiwahab2011 irbada💉 xal no ah😂
@@aishoabshir8487 mayooy indhaha ha igaridin abaa
Doctor jawapta laso dhakhso
Mahadsanid
جزاك الله خير
Naqada benda sxb milix is mariyo indhole iyo noqonaya
Hye mahadsanid
Asc dr indhaha dabkaa ku.shidin ama baalasha goo.go.o maxaa u.hal ah
Baaritaan indhaha ah samee .
Markan jiifto indhaheega waa caad lkn. Markaan soo kaco indhaha wuu I bararaa😢
Dr serumka xagee ka heli karaa muqdisho jogaa
Dr aniga waan indho wawaynaa balse inta uu sanadkan yahay way igoteen misaankeygu aad ayuu ubadnan jiray markii hore waxaan ahaan jiray 89 hadana waxaan anahay 56
Mahadsanid dr
Dr collagen markuu kaadhamaado na god uunoqdaaindhaha
Dr habeenkii ma seexdo ilaa 3:34 gaadho mana shaqeeyo hadaan seexdo goor fiican ma seexan karo wn isku buuqayaa sidaas darteed indhaha hoostooda wey imadoobaadeen weyna godan yihiin 😢
mahdsnd dr ilhy khar badn haku seeye wx badan ayaan ka scideryey
Adigaa mudan walaashey
Wll waa nin khayrka ka shaqeeya dadkuu uu faaideeya
titor axya Somali miyad jogta xamar miyad jogta iteh fadhi sata
Seramka xgee ka heli karaa dr
Dr aniga cuntada cusbada ku badan ayan cuna biyahana maba cabo😢😢😢
Dr maxaa lagu dawe yaa indhaha bararan
Asc Dr idhaha ayaa markasita i oyaya maraka maxa sababa pisi iso jawab khayr Allha haku siye
Quraan isa saara byo wxso kle il waye la dhahyey iyo sixir
Wllo xasaa siyada in dhaha ma lagu dawe ya
Mxa sababo indhaha iney ilimeyan Ama marka Qofka u xanaqo u indhah la gadudtan
Dawooyin aan kuwan ahayn lama istic maali karo
Xaruntada xaykutaal
Jazakallah Allah qer dr
🙏
Dr Indhaha Hoostiisa lebaato ayaan marsada dhib miyukeena Dr ika jawaab
Dil dilaaca jirka mxaa lagu daaweeyaa dr
Dr:ahyaa aad bad umahadsanthy birta-is haha madow haday ku cadaato kwrn aad baad umahadsanthy
Thank you so much dr ahyaa
You welcome❤️
@@drahyaa xididada indhaha hostoda maxaa lagu daweyaa
Dr indha korkooda oo nabro kasoo baxo maxaa keena 🥺
Khay rabi haku siiyo wll
Serabta intee ka hela
Ma abuurta alle ayaa lala dagaalamayaa indhaha godani waa abuuta ilaahay
Doctor cirbada hyaluronic acid dambi miya
Dgr maxa laga daweyaa enerjiga kudhaca indhaha
Dhaqtar wan utagey waxa igu dhahay waa enerji goojo iso siiyeey isbuuc an isticmaley wali kama an bogson
Muuqaal hore ku saabsan xasaasiyada ayaa jiro.
@@drahyaa mahadsanid Dr
Maxa sababa indhuhu colorkodu noqdo hurud iyadon wax xanuni jirin
Beer xanuun
Dr aniga wan dhafar bdnhy indhaha god Inoqda qaliil aya ka dareema wax bdn Talephone hadan isticmalo jwb dr
𝑰𝒔 𝒌𝒂 𝒅𝒂𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒇𝒓𝒌𝒂 𝒊𝒔 𝒌𝒂 𝒈𝒖𝒖𝒓𝒔𝒐
daawooyinka saxda ah ee loo isticmalo xasaasiyada Ayan kaaraba ama idha gaduudka
Dhaqtaran utegay waxow isoo qoray daawooyin waxna way igu Tari waayeen marka waxaan kaa codsanayaa inaad ii sheegto daawooyinka saxda ah ee loo isticmaalo xasaasiyada adoo mahadsan
Familyga leh side xal ah iso jwb
Aniga god bey iyihin ilaa marka yaraa marka hada mala ba bainkara
Dr marqa jubaha se fekti gisa kasohadal
Thanks doctor
Ani dhafarkeyga saaid eh 3saac ama 2saac habeen ayaa sexdaa lkn waa Iska yareena I.a
Aniga wal wal iyo fikirba iyo dhafarka saaxib bn la ahay
Xitaa markaan ohinta aad u badiyo aad bey godka u noqdaan sido kle madow ayey i noqdeen anigu jirkeyga isku mid maanhan
Sido kle dr wd mahadsantahay
Lkn xidid ayaa uga sobaxay sanka mesha isha u dhow oo cagara maxaa sababo
😢plz iso jwb
Wxan is idhi waa ilintada 😢
Mahadsnid dr waan kaa faidy
Contact lenes somali ma laga helaa fadlan iiga soo jawaan
Jazaklah dr 🌺🌺🌺🌺
Canaha ku wa dhananka ah yogurt cml ma sara
Zamzam
Haday idhuhu binkii noqodaa maxa keenay
Dhiktor indha yar mxa lagu daaweeya
Xaaji ama dr . Laba indhood ayaa mid ka mid ah ayaa I gaduuda tay meesha madoowna qeyb yar oo ka mid ah ayaa wxa kory cad cadaan yar ee jwb mhdsanis
Walal hada aniga isku dayo inaa kaga jawaabo waxaad iska fiirisaa cholesterol
Mhdsnid ♥️♥️♥️♥️
Madowga indhaha hostoda maxa kena dr
Hadeer sidey ku noqdeeen walaashy , aniga ayey hde i heysataa
Wlhi muqalkyga waye muqalkan
Asc Dr adoo raali ah indhaha wey i cun cuna hal il ayaa i yaratay 2014 ila iyo hada indhahane aad ayey i xanunaan iftinka wow i dhibaa hadii gojada indhaha lagu shubo hadan is timcalo wan ficanhy hadii ey iga dhamato wey i cun cunayan weyna i xanunayaa plz isoo jwb alle dartiis
Dhiktor indha yar maxa lagu daaweeya
Dgr ani ilin ma iga imaaneeso waliba anigoo dhalin yara ah iso jwb pls . .. . . .
Wax kaloo kuu wehliyo miyaa jiro ama culees aa dareemeeso?!
@@drahyaa may digtoore ❤❤
Biya bdn ma cbo habenkina hurda igu film ma sexdo qof wayel hya mr ksta wa so kca
Maashaa alaaah ❤️❤️❤️❤️
Marka aan Mobile firsanaayo waan ilmena/waa oynaa
Kulama midnhy
Dr adiga cml ahay sas god mala dhihi kara aniga in isla sinata jeclahay
M.a doctor waa mahad tahay
Waad kumahad santahay
Dr jwb ayaan ka rabaa in hadii aad moqdisho jogtid isheg
Haa mogadishaa joogaa.0612882886
Dhoktor indhaha yar mxa lagu daaweeya
DhaxLka igaso waran
𝚆𝚕𝚕𝚕 𝚖𝚊𝚔𝚞𝚕𝚊 𝚜𝚘𝚘 𝚡𝚒𝚍𝚑𝚒𝚒𝚍𝚑𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚊𝚊
Mahadsanid
Serabta intee ka hela
Serabta intee ka hela