- 501
- 2 132 901
Dr Ahyaa
Norway
เข้าร่วมเมื่อ 27 ธ.ค. 2013
Magacaygu waa ahyaudin Ali gaacuur ( Dr. Ahyaa) waxaan ahay dhaqtarka cudurada indhaha & Aragga (OD). Kana hawl gala somalia.Halkaan waxaan idin kula wadaagayaa macluumaad iyo talooyin caafimaadka indhaha iyo aragga.
Address ka xarunteeda daryeelka indhaha:
📍Somalia- Mogadisho- Wadada Wadnaha- isgoyska Floransa- Dhanka 15 May -Ahyaa Eye Care 📞0612882886
🕑 Saacadaha Shaqada: 8:30am-5Pm
Hadii aa rabtid dr ahyaa in aad la talin hab online ahaan ah kula kulantid linkigaan hoose balan ka qabso. Xiliga balanta neh aad u dhowr .mahadsanid.

Mobelka caruurta leeskaga mashquuliyo maxaa ka dhalan karo?
Mobelka caruurta leeskaga mashquuliyo maxaa ka dhalan karo?
มุมมอง: 671
วีดีโอ
Kalarka indhahaaga kuma qanacsanid miyaa 👀?
มุมมอง 4969 หลายเดือนก่อน
Kalarka indhahaaga kuma qanacsanid miyaa 👀?
Si dabiici ah ku ilaali caafimaadka indhahaaga jimicsi!.
มุมมอง 95310 หลายเดือนก่อน
Si dabiici ah ku ilaali caafimaadka indhahaaga jimicsi!.
6 caado u xun indhaha oo somalida u badan yihiin!
มุมมอง 1.1K10 หลายเดือนก่อน
6 caado u xun indhaha oo somalida u badan yihiin!
wax ka ogow xanuunka daafka ee magaalka ku jiro
มุมมอง 2.5K11 หลายเดือนก่อน
wax ka ogow xanuunka daafka ee magaalka ku jiro
Qofka Bu'da ishiisa oo looga sooci karo dadka kale.
มุมมอง 231ปีที่แล้ว
Qofka Bu'da ishiisa oo looga sooci karo dadka kale.
8 cunto ee u xun indhahaaga iyo araggaga.
มุมมอง 715ปีที่แล้ว
8 cunto ee u xun indhahaaga iyo araggaga.
wawalka dhibaato nooce u keeni karaa caafimaadka indhahaaga
มุมมอง 332ปีที่แล้ว
wawalka dhibaato nooce u keeni karaa caafimaadka indhahaaga
wiilka somaaliyeed ee indhahiisa somalida soo jiidatay.
มุมมอง 333ปีที่แล้ว
wiilka somaaliyeed ee indhahiisa somalida soo jiidatay.
Burcad badeedka maxee isha u dabooli jireen?
มุมมอง 151ปีที่แล้ว
Burcad badeedka maxee isha u dabooli jireen?
Goormee indhoolaha somalia ku nool sidaan oo kale u noolaan doonaa?🧑🦯👩🦯?
มุมมอง 217ปีที่แล้ว
Goormee indhoolaha somalia ku nool sidaan oo kale u noolaan doonaa?🧑🦯👩🦯?
Cudurada ugu badan ee sababa arag la`aanta.
มุมมอง 272ปีที่แล้ว
Cudurada ugu badan ee sababa arag la`aanta.
Qaraabada inaa ka guursatid maa kuu qorsheesan?
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
Qaraabada inaa ka guursatid maa kuu qorsheesan?
indhaha sidaan maa lagu cadeen karaa?Falcelin..
มุมมอง 859ปีที่แล้ว
indhaha sidaan maa lagu cadeen karaa?Falcelin..
Ookiyaalka birta maa fiican mise midka caaga?
มุมมอง 2.7Kปีที่แล้ว
Ookiyaalka birta maa fiican mise midka caaga?
4 xanuun indhaha caruurta ku dhalan karaan.
มุมมอง 4.4Kปีที่แล้ว
4 xanuun indhaha caruurta ku dhalan karaan.
7 Calaamad oo caafimaadka indhahaaga degniin u ah.
มุมมอง 1.3Kปีที่แล้ว
7 Calaamad oo caafimaadka indhahaaga degniin u ah.
Maxaa sababay indha gaduud ka / casaanka.
มุมมอง 3.1Kปีที่แล้ว
Maxaa sababay indha gaduud ka / casaanka.
5 Arimood indhahaaga haduu yeesho kuu keeneeso madax xanuun.
มุมมอง 1Kปีที่แล้ว
5 Arimood indhahaaga haduu yeesho kuu keeneeso madax xanuun.
9 kaan arimood araggaaga ayuu daciifinayaa.
มุมมอง 1.5Kปีที่แล้ว
9 kaan arimood araggaaga ayuu daciifinayaa.
Horta dhaqtar indho walboo la arko ookiyaal muxuu u wataa?!
มุมมอง 620ปีที่แล้ว
Horta dhaqtar indho walboo la arko ookiyaal muxuu u wataa?!
ookiyaalka solarka( jiilka 8aad)ee difaaca cadceeda.
มุมมอง 1.3Kปีที่แล้ว
ookiyaalka solarka( jiilka 8aad)ee difaaca cadceeda.
@LeoMessi xasuustiisa caawinaada caruurtii indhoolayaasha
มุมมอง 6322 ปีที่แล้ว
@LeoMessi xasuustiisa caawinaada caruurtii indhoolayaasha
6 sabab oo indhaha u xoqi doonin maanta ka dib
มุมมอง 1K2 ปีที่แล้ว
6 sabab oo indhaha u xoqi doonin maanta ka dib
Dr maala aragga miyuu usoo celiyay wiilkaan soomaliga ah.
มุมมอง 1K2 ปีที่แล้ว
Dr maala aragga miyuu usoo celiyay wiilkaan soomaliga ah.
sidee kuula kulmi karaa dr ahyaa| 5 Suaalood|.
มุมมอง 6302 ปีที่แล้ว
sidee kuula kulmi karaa dr ahyaa| 5 Suaalood|.
Harata xashishak.waa.beera.jaano.
Wasamada xashisha ❤ no kadhedada
Dhaktarada kaliya fahmaya cidkale sikale ufahmayan
Dr indhaha casaan weye maxa sameya cuncun badan xita wa leyahy
Malaga bogsan karaa indho qalaylka
Malaga bogsan karaa xaaladan indho qalaylka
Plz iso jwb canug yar 11 bil jira aya isha mesha madowga dhaxdiisa cadan sagtin ah kuleh cadi miya walibo markuu oyo sagtintana wey weynanosaa marba marka kadambeya
Ii sheeg ciladaha ku dhaco isha bani aadamka
Ha wa isku arkay wana ka welwelsanahay
Waxba kama qabn karo 2gbdhod indhahoda😢 lkn aaaad baan uga qlbi xumahy in alle u qadaray in argtidoda daciif tahy alle inaan idin bariyo baan awoda 😢😢😢
Asc xididka xeran maxaa uxal ah
Aniga biyo macabo anoo sadex balin cabin markuu madaxa ixanuno ayaaan wax yar cabaaaa oon ima qabto maxa xala ah😢😢
Asc dr wakusalmay waxahy gabar somaliyed waxa indaba iga dhacay cudurkan ladhaho GLAUCOMA qofdayr ahay dawada waqata waxa kusuaala zanu kas madhamada ?
Waji love xagee ku ilowde😂
🎉🎉🎉😢😮😮 waamaasantahay🎉🎉
Dr madow iyo gobninba waaleeyahy
Oo kiyaal Yayauureed😅😅😅😅
dr asc waxaan haystaa ilmo yar oo xasaasiyad xunleh sida waxkasta oo lashido ama la buufiyo ,saabuunaha cuntooyinka cabitaanada
Hadal badanaa😅😅
Dhatar siden ku cadey karna indhahyga 😢
Mahadsanid❤
Dr corneal arcus mxa sababo pls iga so jwp isheyda wareg blue ku waregsan age 27😢
Waxan rabaa idhahaa cadeeyo
Wareeg cad ba ku waregsan Alerji aan baxyna wa qaba wax iku kiciya maqan waxy dhahen dhakahtirtu dhiigaga wax diidan
Asc dr baby 5 bilood jira markas Waxaa ku aragnaa indhaha isku dhigaya gaduud noqonaa dr la geyay infekshan lagu sheegay markale ku aragnay indhaha gaduud saaid ah Maxaa talo na siin laheed Mahadsanid
Mhdsanid videogan wan qatay jasaka llah khyr
Dr gabar 9 jir aya ijogta indha xanun ayey ku dhalaty iftinka qoraxda iyo indhaha o biyo ka imadan weyna iska bararn marar qaar dr okiyaal ma u bahanthy
Wareeg coffee ☝🏿
Asc
❤❤❤
Side loo istagin dr
masamen kara marku iguyaalo abututuu😢
Meeqa Mar dr
M.a dr walhi wan isku arkay wana dhibsaday illhey ha inaga dul qade araga hos madow iga jiro qofna kulama daremayo😢 dawadisa isheg mahdsanid❤
Qof leh unbaa og walahi waa xanuun xaaladiisa wata alleh ha Inaga dulqaado
Dr Haduu igu Yaalaa Finankaas Masaajka maxaan u isticmaalaa Ma Saliid ama Cream baa jiro mise Gacanteyda Kaliyaan isticmaalaa Igaso Jawaab Adigoo Mahadsan Dr 🙏🙏🙏
How side ku kontroleysa fadlan noso sheg
Allah haka aabal mareyo
❤
Sidee loo control karaa maad soo raacisid
Waa si wanaagsane sidee loo kaantarooli karaaa
Sax wakula qaba fikirkaas dacifada araga fog qaba 😢
Mahadsanid wllo
dr hadii hal il ookaliya kuxanuunto isbuuc dhan oo gaduudata oo iftiinka dhibaayo oo bararsan oo waliba labada gees indhaha kuxanuunaan waliba wareega kuxanuuno oo sifiican qofk ufiirin kirin maxaa ladhihi karaa xanuunkaas😢
Dr indhaha dhalalku ku sameysay kaso hadala
20/20 baad noofabaxday waxma nooma adaan sheegin seecamal indhahaa idaan isoojawaab
Haa aniga qabo sidee ku Heli karaa daddeyda waa 29 jir
Waa xaqiiqo Laa kin Dr Waa dadka Yaryar Abaayasheen Sidaan Way ka xishoon Jireen