Goob Lagu dabaasho oo qarsoon | Hidden natural swimming pool

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • I N S T A G R A M: @qays.qayser
    T W I T T E R : @qaysqayser
    F A C E B O O K: @qaysqayser
    My Facebook Page
    m.facebook.com...
    My instagram page
    www.instagram....

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @omarnaasir
    @omarnaasir 3 ปีที่แล้ว +868

    Qays Qayser brother waxa aad xusuus wanaagsan ka reebtay maalmo kamida noloshaada, waxa daawan doona muuqaalkan dhalinta faca danbe ee dalka iyo inta soomaali ku hadashaba, waan ku salaamayaa.

    • @minauhmeth1091
      @minauhmeth1091 3 ปีที่แล้ว +5

      Really wlahi wllo

    • @riyas_0749
      @riyas_0749 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah

    • @jokerlyrics2318
      @jokerlyrics2318 3 ปีที่แล้ว +2

      Cumar abdinasir Legend

    • @omarnaasir
      @omarnaasir 3 ปีที่แล้ว

      @@jokerlyrics2318 brother thank you

    • @omarnaasir
      @omarnaasir 3 ปีที่แล้ว +1

      @@riyas_0749 ✌️💯

  • @saciidaliibrahim5486
    @saciidaliibrahim5486 3 ปีที่แล้ว +235

    Ninkan waa youtuber ka kaliya ee Talent youtuber leh the one and only Qeyser🤔❤

  • @mohamedshuuke9855
    @mohamedshuuke9855 3 ปีที่แล้ว +147

    Wllhi video yada aad soo dhigtid waan kahely really
    Wxaan kaa soo daawadaa moqadiaho gaar ahaan degmada deyniile sharaf korkaaga ahaato ilaa jaziirada zaylac waan kula socday thank u

    • @AbdullahAli-hn5vi
      @AbdullahAli-hn5vi 3 ปีที่แล้ว +2

      Mhdsanid wlalo

    • @samobilemedia6326
      @samobilemedia6326 3 ปีที่แล้ว +1

      ani xita deyniila kala socdaa sxb ninku waa balo dhib badan ayuu u ,maray wlh

  • @umaymamoh1667
    @umaymamoh1667 3 ปีที่แล้ว +47

    Marka laga imaad youtuber nimada ‘ akhlaaq ayaad ledahay walal sidaad dadka hadalka uga dhagaysanayso iyo ixtiraamka . Hore u soco walal

  • @Below_7
    @Below_7 3 ปีที่แล้ว +117

    Wllahi Waxathy Qofka Kaliya Ee Muqaladisa Xisayo Sababto Ah Waxa Na Tusta Mar Waliba Dalka Quruxdisa My prother Qayes Keep goin❤️

  • @100YearsAgo.
    @100YearsAgo. 3 ปีที่แล้ว +429

    Malaysia maaha America maaha Canada maaha waa jamhuuriyada barakeysan ee
    S🍁M🍁L🍁L🍁ND

  • @jamaadmahmed3212
    @jamaadmahmed3212 3 ปีที่แล้ว +153

    Eebe weyne dalka ha inoo barakeyo
    Ameen💛

  • @takeyourtime3095
    @takeyourtime3095 3 ปีที่แล้ว +36

    Qays qeysar nin aan ku kalsoonahay from mogadishu 🇸🇴🇭🇺🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🩸💝🥳

  • @nafizaquen6587
    @nafizaquen6587 3 ปีที่แล้ว +151

    Mnshallha mnshallha mnshallha quruxda dalkayiga markan arko wan ku farxa mnshallha from lascanod 💚💟❤✌

    • @musliman8886
      @musliman8886 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa wax lagu farxo mashalh😍

    • @aaminasiciid5519
      @aaminasiciid5519 3 ปีที่แล้ว +2

      From Ana markan arko qof reer lascanood waan ku farxaaa abtiyashay io hbryarahay❤️❤️❤️❤️💕💕💕☺️☺️😘
      From burco

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว +1

      From. Muqdisho. Guuuuuuuul. Soomaaliland. ♥️👈

    • @c.digaaleofficail2334
      @c.digaaleofficail2334 3 ปีที่แล้ว

      Ma aadna dee anba lascnod ban jogaye nafisaY😂

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 3 ปีที่แล้ว +48

    ‏يقول الله عزوجل : يا أبن آدم .. لو بلغت ذنوبك عنان السماء ثم أستغفرتني ، غفرت لك ... { أستغفرالله وأتوب إليه }💜

  • @queenrahma6373
    @queenrahma6373 3 ปีที่แล้ว +345

    The one and the only, my favourite human. Nin raga dheh. I was soo eager to see this vlog wallahi 😭 😩 😍

    • @Duale20
      @Duale20 3 ปีที่แล้ว +2

      Maansha allah I like it

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว +4

      Mashaallah gbdhan point isku mid kanahay dhelinyarada very interesting point my lovely sister 1 million kabadan garsina qoys kuwa manta dawanayso waxba kafaidayn youtibe haysta intas subscribe waxna kama faidayso inta ogthy kushegan bes manta dhan qoys wax bdn cusub kabarty ani qurbe joga dhulka somaliland arag weli

    • @cabdidulqadircabdilahi7136
      @cabdidulqadircabdilahi7136 3 ปีที่แล้ว +4

      Abti nio wllhi wax kalaa tahay nio sxb vlogaga inaan daawada aduunkaan ugu jeclahay wllhi waayo wxa tahay nin quruxda dalkiisa soo bandhiga from borama ayaan kaasoosalaamayaa pro wxan rajaynayaa inaad markale nagusoo noqoto borama keep goin zxb

    • @aishaluulofficial6867
      @aishaluulofficial6867 3 ปีที่แล้ว +1

      Sweden ayaa idinka salamaya dhalin yaridiina. Malintii iigu horesay TH-cam kiina

    • @aishaluulofficial6867
      @aishaluulofficial6867 3 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah wadanka najacleesiineesan

  • @asmahassan9777
    @asmahassan9777 3 ปีที่แล้ว +26

    Ima from somali and i am happy to see this beautiful vies from somalind mashallh ilahey ha idin barakeyo and this guy he is nice one mashallh i like the way you Support your Country keep going brother 😘😘🥰🥰🙏

  • @fardousahmed4850
    @fardousahmed4850 3 ปีที่แล้ว +66

    Waan sugayay muuqaalkan waxaan xasuusta maalintaad lahayd waan soo duubayaa
    Thanks wllo anaguu guryahagya joogna wadankii nagu dalxiisisee

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +46

    Dalkeena Nimcaa Fadhida 💚💭❤️

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 ปีที่แล้ว +351

    Somaliland qurux iyo amaan illahay ha inoo siyaadiyo

    • @shaficiaxmed9769
      @shaficiaxmed9769 3 ปีที่แล้ว

      Aamin wll qli waa runtaa thanks alle haku sharfee

    • @abdiqerhassow4215
      @abdiqerhassow4215 3 ปีที่แล้ว

      Wll Somali deh land kadaaa

    • @bigie2264
      @bigie2264 3 ปีที่แล้ว +6

      @@abdiqerhassow4215 faragaajoy cuqdada iyo baroorta sidi oromodi badalu badalu oranjirtan niic duun na daba haya

    • @ladancidid
      @ladancidid 3 ปีที่แล้ว

      @@bigie2264 wlsha baan xamar ku fuulaa shaqbooy mxaaa xamar kaka baahantayy

    • @changeseeker1804
      @changeseeker1804 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdiqerhassow4215 Somaliand waytahay, 1960giina way aheyd. Hadi magacu kudhibayo, kabax meshayada

  • @cabdiraasirxuseen8276
    @cabdiraasirxuseen8276 3 ปีที่แล้ว +27

    *Mansh Allah Somaliland beautiful land and city keep going my brother from Djibouti*

  • @xamseofficiall7509
    @xamseofficiall7509 3 ปีที่แล้ว +128

    Masha Allah sxp. QAYS
    Somaliland oo kaliya mahe waa inaad Booqata Dhulka Somalidu Dagtoo Dhan Si'aan ukala Barano
    Somaliland❤️

    • @colmlander3447
      @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +4

      Lol ma Alshabaab iyo moiryaanbaad la rabtaa

    • @fadumomaxamed8811
      @fadumomaxamed8811 3 ปีที่แล้ว +1

      @@SanaagSomaliland deeganka soomalidu maanu amni ahayn 3:00ee wakhtiga danbe ee habeenkii xitaa waa lagu safraaa

    • @mohamedcarab8903
      @mohamedcarab8903 3 ปีที่แล้ว +1

      @@colmlander3447 kkk Hal magalo iyo dal dhan miyaad simeysaa

    • @yousbroido8359
      @yousbroido8359 3 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkk ALSAHAAB IISKA RARA

    • @fadumomaxamed8811
      @fadumomaxamed8811 3 ปีที่แล้ว +1

      idol dhulkayga ani alshabab mahaysto ee cidey ka haysato usheeg

  • @yusufshire
    @yusufshire 3 ปีที่แล้ว +5

    Qaysoow sxb mustaqbal ifaya baad ledahay habka sharaxaada iyo xiriirka aad dadka la samayso iyo saad u dhagaysato waa heer sare, hawshaas sii wad waxaad tahay best vlogger i know

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 3 ปีที่แล้ว +42

    Omg😂making tea in an open fire, and then go in the water.
    Waan kaa maseeray intaas waa kaftan.😆
    💓

  • @Yasin-bq5pn
    @Yasin-bq5pn 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow quruxda Somaliland waa cajiib. mahadsanid Qeys.

  • @GATEXsp
    @GATEXsp 3 ปีที่แล้ว +48

    Vlog macanihisa fahantay legend
    Somalay ninkam 1m buu inaga mudaan yahay

  • @fahimahjibril747
    @fahimahjibril747 3 ปีที่แล้ว +7

    So beautiful! I love the guy who just showed up at the top of the waterfall 😂❤️🤍💚

  • @indhodeeralayabdirahman6705
    @indhodeeralayabdirahman6705 3 ปีที่แล้ว +23

    socodbaa lagugu dow galay qays qaysrow wllo
    allah hkugu nbd galiyee ameen 😍

  • @walaalahaofficial6346
    @walaalahaofficial6346 3 ปีที่แล้ว +138

    Qays qaysar huno waxad isticmasha camerada drown Ta xaga sare duubTa markaz vediogagu wax ka kle noqonaya

    • @mohammedsaad8956
      @mohammedsaad8956 3 ปีที่แล้ว +8

      inanu lahayn baa suura gala lkn waynu u iibin karna wllo

    • @abdillahibasheabdi4904
      @abdillahibasheabdi4904 3 ปีที่แล้ว +3

      Dee huunno malaa lacagtaa ku yare ma ku caawinnaa

    • @khalidfarah5804
      @khalidfarah5804 3 ปีที่แล้ว +2

      wuu haystaa,laakin wuu soo ilaabay.

    • @ruthwantheyip5215
      @ruthwantheyip5215 3 ปีที่แล้ว

      @@mohammedsaad8956
      Ok
      M.a
      Wll
      Waa uqalmaa
      Qeys

  • @Mo_Bulshaawi
    @Mo_Bulshaawi 3 ปีที่แล้ว +16

    The legend #Qays QaysrKeep Going🌸💖✨🌺

  • @maandajiye6091
    @maandajiye6091 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansh ALAH ilahow dalkena nooda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @shaadiw5774
      @shaadiw5774 3 ปีที่แล้ว

      Dalkagu wake hooyada is qorqorka kawase

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +84

    Dabka si fiican u damiya markaad ka tegaysaan ku dhamaysataan si meeshu aanay u guban

    • @faysaibrahimfaysacali
      @faysaibrahimfaysacali 3 ปีที่แล้ว

      Manshaala nin dhulkisa lexe jeclo ka leh ika dheh💝👌

    • @colmlander3447
      @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +6

      @@faysaibrahimfaysacali thnx qali MUSTQABALKA dalkeena inaga uunbaa badali karna oo hormar gaadh siin kara

    • @fuwaascabdala9068
      @fuwaascabdala9068 3 ปีที่แล้ว

      Nin caqli badan tahay masha alaah

  • @redsandempire7389
    @redsandempire7389 3 ปีที่แล้ว +4

    Best TH-cam Channel wale iyo bile. Qays qeysar saxiib aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay soo gudbinta videogan, inshalla waxaanu kaa sugeysaa meelo badan aad noo soo duubtid dadkayagaa Qurbaha Fog jooga isha ayaanu ku macaansanaa. ilaahay haku sharfo

  • @saxansaxotube
    @saxansaxotube 3 ปีที่แล้ว +29

    Anigo Kenya joga u taught me alot about Somaliland, congrats man keep going Good bless u

  • @nazirpiihi7610
    @nazirpiihi7610 3 ปีที่แล้ว +123

    Quruxda iyo amniga somaliland ❤🤍💚yaala Alle ha ino siyaadiyo🤲

    • @faadumocali7123
      @faadumocali7123 3 ปีที่แล้ว +10

      DHULKA SOOMAALIYEED DHEH

    • @ismailabdi4206
      @ismailabdi4206 3 ปีที่แล้ว +9

      SOMALIA

    • @hamzeabdillaahihusseinalza894
      @hamzeabdillaahihusseinalza894 3 ปีที่แล้ว +6

      @@faadumocali7123
      Dhulka soomaliyed gaara ahan #Somaliland

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 ปีที่แล้ว

      @@dabayl772 cuuuc tuuf xaaaq tuuf

    • @abdirahmanrashid4526
      @abdirahmanrashid4526 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamzeabdillaahihusseinalza894 indr dhul somaliland weeyi somaliland Will never ever go back Mark ama so qor ama ha so qorin waligeed somaliland dhicimayso ku noqoto somali ee wa labada dal walalo ah sida somalida kale ama amin ta am riyoo waliga

  • @cabdiraxmaanileeyetv1733
    @cabdiraxmaanileeyetv1733 3 ปีที่แล้ว +20

    Samatar Qoodh iyo dalxiiski biyo dhacay unforgettable day ❤

  • @ayansheik6224
    @ayansheik6224 3 ปีที่แล้ว +9

    Beautiful country with such beautiful people! Spiritually rich.

  • @Azmuunedebzan
    @Azmuunedebzan 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah Qays qayser nin soo Bandhigeya Bilicda iyo quruxda wadankiisa Keep going Brother 100millon waad u qalanta wlhii❤❤❤💫

  • @amiin_bey3360
    @amiin_bey3360 3 ปีที่แล้ว +4

    Shaqsiga loo baahan yahay in laa taagero waa ninkan dhilan yarada oo kale ah oo ah dalxiise dhulkiisa ku dalxiisaya horay usocod🇸🇴❤👑

  • @mohamednur1338
    @mohamednur1338 3 ปีที่แล้ว +7

    Wow what a beautiful landscape and that natural pool is amazining and the choice of the backgroung music i like it

  • @yasinabdi5561
    @yasinabdi5561 3 ปีที่แล้ว +25

    My Best TH-cam Qays Qayser💯 Keep Going🙋🏻‍♂️ Mansh Allah Allow Noo Siyaadi Nimcadaa Dalkeene💚💬❤🥰

  • @sakibarkhad1850
    @sakibarkhad1850 3 ปีที่แล้ว +42

    Ahave waiting this moment so long 😫

  • @mohamedalibootaan4286
    @mohamedalibootaan4286 3 ปีที่แล้ว

    Qays rageedi waxan aad u jeclahay barnaamijyada quruxda badan ee aad soo diyaariso mansha allah walaal

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 ปีที่แล้ว +8

    I never knew that Erigabo Province has such a scenic environment. Walahi you have really shown us what we never expected to see. Mashallah!!!

  • @theThriller83
    @theThriller83 3 ปีที่แล้ว +5

    Qays Qayse you made me fall love with the motherland.
    Thank you for showcasing the beauty of the land and the people.

  • @fatimafariido6527
    @fatimafariido6527 3 ปีที่แล้ว +40

    Eshcalaa wiilashayadu quruxdooda m.a
    Qays iyo Asxaabtiisah guulaysta m.a
    Dalkayagu quruxdiisa laga yaab m.a
    Dhalinta somaliland salamulaahi calayk
    From Moqdisho idinka salamayaa❤️❤️🙏

    • @xareed1
      @xareed1 3 ปีที่แล้ว

      wn kaa qad nay wllshy🥰🥰

  • @apdikaniahmettosman1236
    @apdikaniahmettosman1236 ปีที่แล้ว

    my favourite youtuber qays qeysar

  • @villasomalia1756
    @villasomalia1756 3 ปีที่แล้ว +5

    Our country Somalia waa beautiful and barwaaqo mashaa allah

    • @villasomalia1756
      @villasomalia1756 3 ปีที่แล้ว +2

      @ZI keep dreaming loser you will never see independent somaliland in your LIFE time 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴☝️

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 ปีที่แล้ว +1

      riyo maalmed waa laga fiican yay 😂😂😂😂

    • @dreamdoll8700
      @dreamdoll8700 3 ปีที่แล้ว

      @ZI Laascaanood 🇸🇴

    • @dreamdoll8700
      @dreamdoll8700 3 ปีที่แล้ว +1

      @ZI go cry you isaaq

  • @umiali1785
    @umiali1785 3 ปีที่แล้ว +2

    Qays Habo Allaha ku dhowro, laakiin is ilaali meelkasta haysku tijaabin, wadankeena Allaha nabad nooga dhigo iyo midaan ku damaashadno inshallah, Guul somaliya.

  • @shaficiful
    @shaficiful 3 ปีที่แล้ว +3

    Somalia 🇸🇴 ✌🏿❤️✌🏿

  • @suldankaofficial8523
    @suldankaofficial8523 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi dhiiragalin baad mudan thy really we have beautifull country

  • @abdis70
    @abdis70 3 ปีที่แล้ว +6

    Another adventurous trip - Keep going Mr Qayser. You are still the Champ. Very informative experience.

  • @nagiibahmed713
    @nagiibahmed713 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah qays qayser hore usoco wll wxd soo bandhigtaa quruxda dhulkena hooyo amazing vlogs

  • @SirAbdifataahJama
    @SirAbdifataahJama 3 ปีที่แล้ว +7

    Quruxda Dhulkeena in La Soo Bandhigo Waa Fikir Aad U Qurux badan sababna U Noqon Doono in Dadka Dunida Ku Soo Hirtaan
    Keep Going Sxpyaal

  • @halanexassan5535
    @halanexassan5535 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah qays qaysar zxb wad ku mahadsantahay in aad dalka wanaagisa aad caalamka tusto

  • @noraa5544
    @noraa5544 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah, what a wonderful and beauty we have in our Somaliland 🥰❤️
    God Blessing my country 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @khaderdaacad2641
    @khaderdaacad2641 3 ปีที่แล้ว +2

    TH-camr sax eh baad tahay wll keep going

  • @bashirabdirizak4237
    @bashirabdirizak4237 3 ปีที่แล้ว +7

    Qays qaser legend wayn wan kuwataa zxp
    Keep going.

  • @osmansorrow4725
    @osmansorrow4725 3 ปีที่แล้ว +1

    TH-camrada adigoo kale ah dadkooda waxee u maamusaan si heer sare ah sababtoo ah waxaa tahay youtuber yaqaano shaqada uu qabanaayo waliba mararka qaar naftaada u galisaa qatar si aad usoo saarto dhulka quruxdiisa anagoo og inuu amniga eheen mid 100% ah. Hard worker ayaa tahay keep going bro.

  • @azizazoya3879
    @azizazoya3879 3 ปีที่แล้ว +38

    Its fun you have a group of people.❤

  • @aamiinfaizoffical2625
    @aamiinfaizoffical2625 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay cimiriga hakuudheereyo si aad umartomeelaha kaadhiman insha allah qoflajecelyahay ayaa tahay pro keep going

  • @amirajo460
    @amirajo460 3 ปีที่แล้ว +9

    That’s definitely amazing mashallah ☹️🖤🖤🖤🖤🖤

  • @zakiaabdilahi5903
    @zakiaabdilahi5903 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll Abdirahmanow waxan ku ahey fans number one you are my favorite TH-camr

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 3 ปีที่แล้ว +4

    Qays qaysar wlahi xusuus baad iska reebtay✔️💚💚✔️

  • @shabeelmudug9339
    @shabeelmudug9339 3 ปีที่แล้ว +1

    Kama Daaalo daawazha TH-cam kaaga
    Somali hero

  • @youngsheeno8942
    @youngsheeno8942 3 ปีที่แล้ว +3

    My brother waxaa tahay youtuberka ugu shidan somalida ninka kaliya video yadiisa aad nooxiisa geliya keep going bro

  • @suberserar4376
    @suberserar4376 3 ปีที่แล้ว +2

    Brother the music destroys the video, its like watching a music video.
    People wanna hear everything, the fire, the rocks your walking on, the wind, it gives it a true feeling!

  • @daganmahamud3745
    @daganmahamud3745 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ❤️ somalia 🇸🇴

  • @hibaaqcabdi3380
    @hibaaqcabdi3380 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allha wllo qays qayser adbad u mhdsnthy sida wagsn ed dalkaaga hooyo aad dadka aan aqoon ukala baraysid meeshan ana kala aqaan wax la yidhaa biyo dhacy galkana wax la yidhaah gal madoobe waliga wn ku dabalan jiry meeshan buurlayda waxy ka tirsan tahy degmada laasgeel e hoostimada hargeisa meeshan wxy caan ku tahy buuraha biyah mcn iyo kuwa dhanan intii aan garanyinin barasho wngsn walalken qays sida quruxda bdn eed nogu sharaxdy wd ku mhdsnthy ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @zamriyeofficial9599
    @zamriyeofficial9599 3 ปีที่แล้ว +6

    Best vloger somali🥰

  • @faaidochannel718
    @faaidochannel718 3 ปีที่แล้ว

    Inad soo bandhigto gobsmacked qurxon ee dalkaga uu leyahay waxy ka dhigan thy inay soo jiidaneyso indhaha caalamka horey u soco wll qali

  • @hanadsaleeban2965
    @hanadsaleeban2965 3 ปีที่แล้ว +21

    I my favorite channel and young man wise go forward bro🙏🙏🙏

    • @zakimohas
      @zakimohas 3 ปีที่แล้ว

      Bes kadheh bud baad la dhacdaye

  • @daus4315
    @daus4315 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah walahi rijaal iyo badh baad tahay broither Qays qayser farxad ku noolow insha allah

  • @saabirbarre4179
    @saabirbarre4179 3 ปีที่แล้ว +7

    Markii labaad anigoo ree kismayo ah baa ugu horeeyo❤
    One love ree waqoooyi

    • @xamseofficiall7509
      @xamseofficiall7509 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan ku salamay sxp

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 3 ปีที่แล้ว

      Waqooyi berigi somalia.la.odhan jirey imnka somaliland ba la.idha

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 3 ปีที่แล้ว +1

    Waddankeena Hooyo Qurux Badanaa Ilaaahyow Noodaaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤.

    • @ibrahimomar8895
      @ibrahimomar8895 3 ปีที่แล้ว +1

      Adeer meeshan Munaafaqnimo iyo maro buluug ah ood soo dhigto uma baahnee maad iska daawatid uun

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 3 ปีที่แล้ว +4

    Youberizka kle wdano zhisheye bay nagu waleen
    Adina dhulki hoyo qurxdisa natusaysa wllkey hory uzco🇸🇴❤

  • @awoahmed9917
    @awoahmed9917 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qays qaysar alle ha ku sharfo wadanka quruxdiisa ayaad sobandhigta hore usoco🥰🥰

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 3 ปีที่แล้ว +22

    Qays Qayser. Asal hadaad maqasho TH-camR waa sidan oo kale. maaha inta aad qol dhexfadhiisato maalayacni ka hadasho.

  • @ifitye7920
    @ifitye7920 3 ปีที่แล้ว +1

    Zhp nolasha socadka waan ku dhashay waan lagu soo barbariyey in kastoo socodkaygii badnaa aan Marin dhulka aad marayso happy time baan ku rajenaya zhp qaysar

  • @letsrelaxourmind4868
    @letsrelaxourmind4868 3 ปีที่แล้ว +3

    This is the real the only Somali you tuber with real content BIG love from Nairobi

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 5 หลายเดือนก่อน

    Qays qysarow biyaha fadhiya laguma dabasho sida bada maaha wa bakhtiba layidha dhooba dadka kudhegta❤❤❤❤

  • @arwaamuhammad111
    @arwaamuhammad111 3 ปีที่แล้ว +3

    Qeys love you walaalo illahay hakuxifdiyo 🇸🇴

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 ปีที่แล้ว

    The Only TH-camr Oo WadaNkiisa KufaanO ❤

  • @cawocabdi4544
    @cawocabdi4544 3 ปีที่แล้ว +7

    First
    Guuleyso geesi a.rahman

  • @haajimohamud6666
    @haajimohamud6666 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa ku mahad santahay muuqalada quruxda badan aad dalka kaso gubinayso

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 3 ปีที่แล้ว +7

    I love you somaliland. Am a somali & I don't care abt clan anymore.
    & I feel Somaliland it's ppl is mind.
    My ppl., my land, ManshaAllah we need young energetic ppl like you
    Who show the positive side of our beautifull land. Somaliland is save
    & yes it is.
    Protect our land for us frm the scavengers. Love you my land
    Allah ya Hafiz. 👍👍👍❤️❤️❤️

  • @abdiahmed4259
    @abdiahmed4259 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadbad igu dhiri galisay inan dhakhso uso noqdo Somalilander dhaba 👍🏽👍🏽

  • @hamzeomar6853
    @hamzeomar6853 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah bro waxaad ba mooda somali youtuberkii aan daydayay in aan hada helay i really enjoyed your journeys wish u show us meel walpa oo somali dagto inad adna dalxiis ku tagto...

  • @carabsaanofficial2212
    @carabsaanofficial2212 3 ปีที่แล้ว +1

    woow ma first i see i realy thinking it was not somalia or somaliland i..a i will be there one day LOVE SOMALILAND LOVE U MA PEOPLE

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +3

    Hiking, swimming, exercising!!!! Enjoy life while you're young.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah nagala so gartay utustay dadka melaha dalxiska kuwacan noso badi qoys hal million halaga garsiyo leyahy dhelinyarada

  • @azizazoya3879
    @azizazoya3879 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow! This is so beautiful nimcadaasaanan arag.❤😍

  • @jibriilahmed1817
    @jibriilahmed1817 ปีที่แล้ว

    qays qayser legend

  • @Tyga_som77
    @Tyga_som77 3 ปีที่แล้ว +12

    keep going prother

  • @xuseenarab8119
    @xuseenarab8119 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal qeys qeysar xasuus iyo muuqaal qurux badan

  • @nimaomohamed2560
    @nimaomohamed2560 3 ปีที่แล้ว +6

    Marka dadka dhulkaz leh isir wadagtan fanta Alhmadulilah nolada wllalay 🥰

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi2054 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a waan garanayay quruxda sanaag oo keliya inaadan kasoo dhamaanayn M.a dhul barwaaqaa oo wax walba leh illaahay ummada iska leh hafahansiiyo macnihiisa.❤🇸🇴

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +13

    Qays walahay rageedii baad tahay kaalay niyow ma barnaamijyada adventure ee inta group la isku raaco loo baxayo dhulka buuraha iyo dhulka nature dabeeciga ah ayaad daawataa any way sxb hore u soco

  • @arafatyassin3019
    @arafatyassin3019 3 ปีที่แล้ว +1

    Best Somali TH-camr. Always beautiful video wlahi mashaaa Allah. Horay usoco qeys ❤️

  • @HALYEY7
    @HALYEY7 3 ปีที่แล้ว +6

    Qeys In The Building Another Level

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wadankaaga ayaad quruxdiisa soo gudbisay waa wax taariikhda kuu gali doona

  • @yyusuf1120
    @yyusuf1120 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah bro keep it up the greet discovery of our country somalia 🇸🇴 big support form uk 🇬🇧

    • @dabayl772
      @dabayl772 3 ปีที่แล้ว +7

      This is somaliland 👍🏾💪🏽🔥

    • @dreamdoll8700
      @dreamdoll8700 3 ปีที่แล้ว +3

      @@dabayl772 are we not Somali 🙄 I’m from Laascaanood sanaag we want soomaaliweyn 🇸🇴💪🏽 and somalinom

    • @cumarclraxmaan6794
      @cumarclraxmaan6794 3 ปีที่แล้ว

      @@dreamdoll8700 taasi macquuL maHa

    • @dreamdoll8700
      @dreamdoll8700 3 ปีที่แล้ว

      @@cumarclraxmaan6794 🙄

    • @shaadiw5774
      @shaadiw5774 3 ปีที่แล้ว +2

      Hooyada iyo somalia bawase ka bax mesha dhila Ku xaarte

  • @farxiya.
    @farxiya. 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah beautiful

  • @cabdiraxiin9779
    @cabdiraxiin9779 3 ปีที่แล้ว +3

    REALY TH-camR QAYS QASER KEEP GOING PRO💯❤

  • @saynaba5307
    @saynaba5307 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waad ku mahaad santeey muqaalkad no so dubtaay waa daawo dalkaga kher Alleh ha ku siiyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏