Shaqooyinka iyo Madooyinka Mechanical Engineering!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @Ulusow58
    @Ulusow58 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah Engineer
    Faham fiican ayaad ka bixisay
    Mechanical engineering aniga ayaa barta inta aaad sheegtay oo dhan waaa muhiiim
    jzklh khyr

  • @TraderOmar
    @TraderOmar ปีที่แล้ว +1

    Maaha allaah waan dhammeeyay MECH Eng. Si fiicanna waad usharaxday

  • @haldoorfilmsandvlogs388
    @haldoorfilmsandvlogs388 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku barakeeyo wll aad ban ugu xidhnahay casharadada ❤

  • @Ibnu-isse32
    @Ibnu-isse32 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin aad aya ugu mahad santahay waqtigada qaliga ah ee aad nasiisay
    Waxa ka codsana jamacadaha ugu fiican inaad nuso bandhigto wadamada qaasadan dadka Malaysia 🇲🇾
    Heerarka shahaadoyinka waqtiga ay qadaneeso

  • @somalisongs9782
    @somalisongs9782 4 ปีที่แล้ว +3

    Petrolium engineering , iyo militry engineering, ka soo hadal Thanks

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanķs ustaadi aad ayaan uga helay qaabka aad noogu soo diyaariso
    Ee IT INFORMATION TECHNOLOGY
    noo soo diyaari waxey tahy waxyaaba lpp adeg sado shaqadeeda ♥️❤

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  4 ปีที่แล้ว +1

      U welcome bro.
      Hopefully waan kasoo hadli

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 2 ปีที่แล้ว +2

    Really the physics was my interestful subject in school

  • @abshirxassan4976
    @abshirxassan4976 3 ปีที่แล้ว +4

    Please chemical engineering hasoo hadal ustaad

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +2

      th-cam.com/video/8RPfBZUHBMQ/w-d-xo.html

  • @abdirrahmanzakaria9521
    @abdirrahmanzakaria9521 3 ปีที่แล้ว +1

    wan ku faraxsanahay in aad ustaad iga aqbashay dalabkayga shukran ustaad

    • @Axmad_moxamad
      @Axmad_moxamad ปีที่แล้ว

      mechanical engineering miya dhigata wll

  • @abdinsirmohammedomar1945
    @abdinsirmohammedomar1945 10 หลายเดือนก่อน

    JazaakaAllah

  • @abdiasisomer6713
    @abdiasisomer6713 4 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad waxaan ka sugnaaba waa Chemical Engineering inad naga jaahil bixiso.
    Guuleyso wll idamka alle.

  • @Zolaouais
    @Zolaouais 3 หลายเดือนก่อน +1

    Why U didn't talk gas turbine 😢

  • @khadijoqurxaney562
    @khadijoqurxaney562 ปีที่แล้ว +2

    Adoo mahadsan kasoo hadal Aerospace engineering

  • @Ahmed-cg3se
    @Ahmed-cg3se 4 ปีที่แล้ว

    Aaad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ustaad

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 8 หลายเดือนก่อน

    Jezakalahu kheyr

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 3 วันที่ผ่านมา

    Physics, Math's iyo Biology waan aqaan balse chemistry ga ayaa igu adag 😂

  • @samomaalnsm5569
    @samomaalnsm5569 4 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad baan kaaga mahd celinayaa zxp qli walhi wax badn baad ii furtey ilaahy ha kaa abaal mariyo zxp haday jiraan waxyaabo kle oo muhima wllo adoo mahd san noo soo gudbi

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad baad u mahadsantahay

  • @yousufyoungest3767
    @yousufyoungest3767 4 ปีที่แล้ว +1

    Mhdznid engineer🙏👏

  • @losalag7726
    @losalag7726 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalin industrial engineering ma inoo soo diyaarin kartaaa? Mahad sanid

  • @hassandeeq8136
    @hassandeeq8136 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan kaa sugayaa geology

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin waxaan kaa sugnaaba waa kuliyada dhaqaalaha ama economic

  • @hanadabdi777
    @hanadabdi777 4 ปีที่แล้ว

    Eng abdiwali next team PS &IR ku sugayaan

  • @awahidakhayrfarah7635
    @awahidakhayrfarah7635 2 ปีที่แล้ว

    Macallin masoogalisid talecommunication enginering

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 2 ปีที่แล้ว +1

    Air dynamic force

  • @Islam-f4h5s
    @Islam-f4h5s 4 หลายเดือนก่อน +1

    I am Mechanical Engineer Student 👨‍🎓

  • @wanagsaneyasin3982
    @wanagsaneyasin3982 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustad hadi aad awoodo video badan nooga soo samee mechanical engineer ka mhd sanid

  • @abdikadirofficial943
    @abdikadirofficial943 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb waxaan ka codsanayaa inaad inoo sow diyaariso conmunication engineering thanks marar badan ayaa kaa codsaday lkn waxaan umaleynayaa inaad arkin

  • @Kzhdwwa
    @Kzhdwwa 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah mahadsanid eng

  • @abdilahiadan9071
    @abdilahiadan9071 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @MohamedAhmed-nr7dk
    @MohamedAhmed-nr7dk 4 ปีที่แล้ว

    Guleeyso maclin Guleeyso maclin
    Aad iyo aad baa umahdsanthy

  • @mohamedherzi840
    @mohamedherzi840 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp software engineering xog naga sii🙏🙏

  • @ismahansaciid2245
    @ismahansaciid2245 9 หลายเดือนก่อน

    M.a waan kaheley walhi hada ku biiri waxa badan sodhig🙏🙏🙏

  • @apdirahman9522
    @apdirahman9522 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Wll

  • @taysiiralbaani1877
    @taysiiralbaani1877 3 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sharaxaad ka bixi islamic bank

  • @CkmibrahimCkmibrahim
    @CkmibrahimCkmibrahim 3 หลายเดือนก่อน

    Wadankayna soomaliya malagu bartaa mm engenearing. Ka

  • @legendmrmaracade8868
    @legendmrmaracade8868 3 ปีที่แล้ว

    Maasha a allh
    Mhd sanid ustd

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan jeclahy inaan sameeYo diyaradaha iyo agabka dagalka Ee kuliyadaan barto ii sheeg thanks

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 ปีที่แล้ว

    Mantay ayan sogalay madk physcs ah waxan kartaa mechanical engineering sanadki kowad semester one mid term exam bari idhamana insha Allah fahanki aan kahaystay madaadan ayad isii balaarisay ustad mahdsanid

  • @hassanibrahim2781
    @hassanibrahim2781 ปีที่แล้ว

    Electromechanical kasoo hadal

  • @mahamedabdihakim7030
    @mahamedabdihakim7030 3 ปีที่แล้ว

    M.a wll waan xiiseeyaa xifadaan sideen ku heli karaa

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว

    Msha Allah ustaad mahad sanid

  • @sakicadde4696
    @sakicadde4696 4 ปีที่แล้ว

    Adoo mhdsn focultyga political science kasoo falaqaw

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo waxaan ardayad secondary lkn waxaan rabaa in aan barto culuumta bada mxay faaido leedahay

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 4 ปีที่แล้ว

      Yacnii waxaan u jeedaa mxaa lagu bartaa wllo midaas kasoo hadal

  • @sakicadde4696
    @sakicadde4696 4 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd sxb waa focultyga aad daneynaayey

  • @Abdirahamantom1
    @Abdirahamantom1 3 ปีที่แล้ว

    Walaal biomedical engineer ka soo hadal

  • @hassanyousif6358
    @hassanyousif6358 4 ปีที่แล้ว

    Sxb ka hadaal systeme enerji

  • @faisalahaji6116
    @faisalahaji6116 4 ปีที่แล้ว

    Industrial Engineering

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 2 ปีที่แล้ว

    Xaganu ka barana

  • @hassanyousif6358
    @hassanyousif6358 4 ปีที่แล้ว

    Solairka

  • @jamaderajo3097
    @jamaderajo3097 4 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay walaal ,waxaan ahay Arday Culuumta Engineeriyada dhigta ,wax badan ayaan ka Faa'iday Videos-kaaga ,fadlan noo badi casharada.