Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #Ayub_Sakiin
    HAL SIR OO KAA DHIGI DOONTA IN AAD KU JARTID CALOOSHA KUNA DHINTID MIISAANKAAGA OO DHAN!
    NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
    / @ayubyusufsakiin
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @hazemez9555
    @hazemez9555 2 ปีที่แล้ว +262

    Wllhi Ma aqaan sidaa ku mahad celi bro Waa ika Fujisay 91 aya ahaa 4 bil baa waday hada 68 baa ahay thanks my pro riyo iku dagneed baa irumeesay wlllhi

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว +12

      Mansha Allah wallo hanbalyo❤ana maanta ayaan bilaabaya isoo duce waxan ahay hooyo 5 ciyaala dhashay 60 kilo ayaan ahaan jiray iminkana 80 kilo🙈manta ayaan bilaabay waxaa raba 65 in aan ku noqdo bal wan kula wadaagi waxii aan kala kulmo
      Wallo miyaay jirta wax aad samaysay oo dheraad ah ama wax talo aad igu darayso?

    • @hazemez9555
      @hazemez9555 2 ปีที่แล้ว +4

      @@NH-lb2tw muhiimda waaa inaa joogteeysaa oo aa niyada kalisaa inaa 1bisha kowad inaa jadwalka la qabsado

    • @cabdijaamac2714
      @cabdijaamac2714 2 ปีที่แล้ว +2

      Gg

    • @sowturahma3326
      @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +2

      @@hazemez9555 talooyinka macalinka ku siiye maad raacday wll mise wax dheraad ayaad sameyse

    • @sahajaguar1959
      @sahajaguar1959 2 ปีที่แล้ว +1

      @@NH-lb2tw walalo waxmakadagten mise wili

  • @newlife8281
    @newlife8281 4 ปีที่แล้ว +62

    1) liin iyo sinjibiil
    2) aroorti beed qajaar
    Qadada
    3) barris cad iyo digaag ama kaluun
    Casho
    4) khudrad ama yogar 4 saac ka hor hurdadaada cab biyo liin iyo sinjibil leh

    • @umofaduma7708
      @umofaduma7708 ปีที่แล้ว +2

      mhdaaanid wl calool qudha rabaa inajaro

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  5 ปีที่แล้ว +797

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka..sidee tihiin? Waan idin xiisay inbadan. Soo carar oo soo qaado qalin iyo warqad waayo maanta waxaan kuu wadaa fikrad CAJIIB AH oo la tijaabiyay laguna Guulaystay..sirtii aad ku dhimi lahayd miisaankaaga uguna JARI lahayd CALOOSHA! Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. Mahadsanidiin.

    • @bintigacal2875
      @bintigacal2875 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allh

    • @xanaancabdirisaq8028
      @xanaancabdirisaq8028 5 ปีที่แล้ว

      Masha allh shukrn wll

    • @lailaomar7910
      @lailaomar7910 5 ปีที่แล้ว +3

      wcs xidigeen wn kuu fcnahy sidoo kle wn kuu xiisnay

    • @luulomar7674
      @luulomar7674 5 ปีที่แล้ว +2

      Ayuub Yusuf sikiin Ilaahey dartiisa kujeclahay❤

    • @bintumohamed249
      @bintumohamed249 5 ปีที่แล้ว +1

      Shukran ustad yusuf sakiin lkn nima shegin misankagu intuu yahay ama inta dhexdhexad ka ah

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 5 ปีที่แล้ว +354

    Waa talo fcn xaga cuntada waan kugu raacsanahay marwalba waa in cuntada labedelo lkn dadku waxay kala hor imanan maxaan cunaa

  • @abdimalik2017
    @abdimalik2017 5 ปีที่แล้ว +686

    21/3/2019
    Waxeey aheed maalinkii aan daawaday muuqaalka is caa teeynta ee uu noo soo diyaariay macalin ayuub
    Markaan muuqaalka daawanayay waxa uu ahaa kiilaadkeeygu 110 kg
    Laba maalin kadib waxaan go.aan ku gaaray in aan qaado talaabo walbo oo uu macalinka soo bandhigay waxaan niyadeeyda kula dar daarmay in eey udulqaadato nolosha isbadali doonto 3 bil kadib maanta taariikhda waxa eey tahay
    11/7/2019 imisa kg ayaan ahay ayaad isleedahay maanta waxaan ahay 78 kg
    Waxaan uga mahad celinayaa macalin ayuub dhiirigalinta marwalbo oo uu nala garab taaganyahay isaga la.aantiisa maanta nolosheeyda waxba iskama badali lahayn mahadsanid ustaad 🖐🖐🖐🖐

    • @WhyNot-yz5vp
      @WhyNot-yz5vp 5 ปีที่แล้ว +8

      So Maxaa sameysay Sxb

    • @ibnusuldaan3301
      @ibnusuldaan3301 5 ปีที่แล้ว +5

      @abdimalik guled
      Saad u sameysay ma inala wadaagi kartaa

    • @ayan5790
      @ayan5790 5 ปีที่แล้ว +6

      Hambalyo wa u qalanta guushan

    • @abdimalik2017
      @abdimalik2017 5 ปีที่แล้ว +10

      @@WhyNot-yz5vpwalaal waxaan sameeyay muqaalka macalinka soo dhiga oo kujira kanaalkiisa ayaan horay udaawaday qaabka uu sharacay ayaana raacay oo aan ku dhaqmay

    • @abdimalik2017
      @abdimalik2017 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ayan5790 mahadsanid walaal

  • @ramlaabdullahi5665
    @ramlaabdullahi5665 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaana rabin inaan miizankeyga dhimo , lkn aan ubaahanhy inaan caloosha iska jaro madama miizankeygu badneen 54 ayaan ahay, jir ahaanna sidaan ayaa iiqurxan
    Lkn calool iyo xulus yar ayaa igu taal inaan jaro ayaana go'aansaday
    Ma sameyn karaa cabitaankas ookliya inan cabo siduu macalinka sheegay oo ma iga jarmaysa
    Please jawaab ayaan ubaahanhy

  • @hamdamahmud8968
    @hamdamahmud8968 3 ปีที่แล้ว +14

    Mn fhmin ma lagu dhuubnaya wll aniga waxad iisheegta wax an calshda kaliya iskga jaro inti igu raacsan like sii si uu inagu so jawaabo

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 3 ปีที่แล้ว +1

      hamda mahmud. calosha waye wxu kushegay Wxaa Catadaa wa Gooni Kadaawo Taan wa Calooshaa abyo

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh runti muqaalkan wax bdn ayaa ka faa,idey thnks in mbd pafafsoore yusuf sakiin 👌🏽🇸🇴👍🏼👌🏽👌🏽🇸🇴👌🏽🇸🇴👌🏽🇸🇴👍🏼👍🏼🇸🇴🇸🇴👌🏽👌🏽🇸🇴👌🏽🇸🇴👍🏼🤵🏻🤵🏼🤵🏻🤵🏻👍🏼💪😘😘👍👍😘👍👍😘😘💪😘👍🇸🇴🇸🇴

  • @faliseilmi719
    @faliseilmi719 4 ปีที่แล้ว +9

    Shugran macalin dhrigalintada aad ayaan ugu farxaa mahadsanid 👍

  • @siman8711
    @siman8711 5 ปีที่แล้ว +12

    MAASHA ALLAAH AWALAAL QAALI AH JAZAAKALLAAH KHEYR

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 5 ปีที่แล้ว +46

    Waan tijaabinayaa ustaad insha allah maanta oo khamiis ah ayaan bilaabay hawshaas.

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 4 ปีที่แล้ว

      DIYAAR CHANEL howshi ma wada maxase ku surta gale

    • @ahmettcarloz3830
      @ahmettcarloz3830 2 ปีที่แล้ว

      Mxaa ku suuto gly 🌙

    • @umuibraahim8481
      @umuibraahim8481 หลายเดือนก่อน

      Asc ustaa mata bilaawa misakeega qa eerno lga qalya2 mar ahay

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 หลายเดือนก่อน

      @@bartaynoloshicusbeyd8103 5 cisho gudahood bay afar kiiloo iga dhacday

  • @khaalidsaakho7894
    @khaalidsaakho7894 3 ปีที่แล้ว +3

    Insha allah tomorrow ayan bilapaya life change ina sameyo ustad ayub yusuf sakiin allaha ku xafido amen insha allah

  • @Queenberlula
    @Queenberlula ปีที่แล้ว +14

    Manta oo aay tahay taariikhda 10 December 2022 ayaan bilaabayaa weyna iga go'antahay hada miisankeygu waa 80 kg waxa iska key badala wan idiin la wadaagi donaa Insha allah.

    • @axmadxusen3319
      @axmadxusen3319 ปีที่แล้ว

      Xagee wax kuu maraayaan manta waa 21 December wax isbadala

    • @isxaaqxassan6536
      @isxaaqxassan6536 ปีที่แล้ว +1

      Hgg

    • @ikraanifka7166
      @ikraanifka7166 ปีที่แล้ว

      Hello warkaa keeyn heee mxa dareyntay wllw

  • @luulomar7674
    @luulomar7674 5 ปีที่แล้ว +19

    Ilaah dartisa kujeclahay❤

  • @hananhirsi8710
    @hananhirsi8710 5 ปีที่แล้ว +38

    Thank you so much maclin you helped me alot me Allah bless you🤲🤲 forever and your life 🤗💯💯 # teacher Ayub Yusuf sakiin 💖💖

    • @sakariyehassan3170
      @sakariyehassan3170 5 ปีที่แล้ว

      Siilka miyaaa dhubeee 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @rahmanuur407
      @rahmanuur407 5 ปีที่แล้ว +4

      @@sakariyehassan3170 afka Suubso wll. Kheyr ka ayaa ku jiro

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 3 ปีที่แล้ว

      aniga 1da march bn bilaabaa insha allaah

    • @hibaaqgobsan9912
      @hibaaqgobsan9912 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyomaxamud3990 wlo maa dhubatay ilahy ban kugu dharshe

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 3 ปีที่แล้ว

      @@hibaaqgobsan9912 maya xabiibti xoogaa safaro baa isoo galay hadaan toos ubilaabi rabaa ma ila bilaabeysaa qaali

  • @zamiiracadey4776
    @zamiiracadey4776 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waxad sheegaysid ma cuni karee lkn qudaar bes isticmaalaa jawaabta kusoo siinaa insha'allh

  • @LadnaSaleban
    @LadnaSaleban 12 วันที่ผ่านมา

    Cawa oo ay tariikhdu tahey 17/9/24 ayaan bilaabi doona wxn so laban doona 17/10/24 wxn rajeynaya inan ka keeno natiijo fcn misan keyguna waa 68 wxn donaya inan noqdo 50 iso duceeya ❤

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah walal , i will try from tommorow markaa waa waxaa inoo balan ah 14 Nov insha Allah. Alle ha in fududeeyo.

    • @naleeyefilms4159
      @naleeyefilms4159 4 ปีที่แล้ว

      Manta weyeh 14kii novemebr wax jawaaba nasii

    • @mohamedaden8637
      @mohamedaden8637 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha Allah walal i tried inaan cabo sinjibiil iyo liin dhannantii inkastoo anan si regular ah aanan u isticmaalin lkn walhy isbedel badan ayaan dareemay. You know why walal calooshaydu way dibirsanan jirtay waanay buurnayd lkn hadda waa badan ayaa iga dhacay. Miisankayga maan eegin lkn fudayd badan ayaan iska arkay sida fudayd 👏👏👏 walal arday ayan ahay jaamacad ku jira chance badan ma helo. Lkn your plan is really successful, i appretiate. Waan sii wadi cabitaankas Insha Allah. Once again shukran walla

  • @ganiabdi3019
    @ganiabdi3019 4 ปีที่แล้ว +1

    Ana waxaan bilaabay 12/24/2019 waxaan ahay hada 85 kg bil kadib baan erg ayaa intaan noqdo insha allaah macalinku wuu mahadsan yahay walaal jira guulayso

  • @kaltunosman8363
    @kaltunosman8363 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah iwill tray to do

  • @Asmashi866
    @Asmashi866 4 ปีที่แล้ว +10

    04/07/2020 ayaan Aniga bilaabay miisankaygu 73kg inshallah waa idinla soo socod siin natajida inshallah

  • @SahalDugsiiye
    @SahalDugsiiye 2 หลายเดือนก่อน

    Allah aqliga ku barakeeyo

  • @HanadDacad-jc7tz
    @HanadDacad-jc7tz 3 หลายเดือนก่อน

    Youtopka caawa waxaan usoogalay moowduuc kusaabsan sidaan caloosha kujarilahaa waxaan rajaynayaa in aan ku guulaysto jadwalkaan anoo faraxsane aan kugu soolaabto in shaa Allaah

  • @jaabirahmed4946
    @jaabirahmed4946 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @hafsakhadar213
    @hafsakhadar213 4 ปีที่แล้ว +2

    Caaw 14/3/2020 ayaan goaanka qadanyaa inshallah waan idiin soo dhigi natiijada aan gaadho

  • @ahmeda.c.m8940
    @ahmeda.c.m8940 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz walal ayuub ayaan kaaka mahad celinYaa wall
    Hadii aan sidaad sameyo bayo caadi ah macabi karaa mise inta liiska ilaalinyo ayee kujraan macalin ayuub

    • @abumushraf5342
      @abumushraf5342 4 ปีที่แล้ว

      Wll biyaha waad cabi kartaa wax dhib ah kugu keeni mayaan

  • @ridwaanaliawil4003
    @ridwaanaliawil4003 4 ปีที่แล้ว +2

    Manta ayuup ayan ka joog mudadii 3 bilood ahyd alxm alle waa igu guuleeyye
    Ayuub 116 ka ban ahaaa lkn hada ayuub wxa ahyn 75 mahd sdn ayup wx rajanayaaa inta ina ka soo hoosays malmahn

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 ปีที่แล้ว +3

    Inshaa alaah goordhow ayaan bilaabaayaa hada waxaan ahay 90
    Wixii isbedela waan idiin sheegi doonaa

  • @ciisehaji7616
    @ciisehaji7616 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah waanu sameyn doonaa bi idnilaah jwbta ayaan iskugu imaan doonaa hadii Allah idmo thanks brother

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxan racaya jadwalkan
    Mudo bil kadib ayaan kaso jawabaya insha Allah

    • @abdullahihassan9265
      @abdullahihassan9265 4 ปีที่แล้ว

      2 bilood ayaa kasoo wareegaty caae result

    • @suleeqasiman3043
      @suleeqasiman3043 3 ปีที่แล้ว

      2 sano kasoo wareegte result ga nooshegy🤣

  • @cashuraofficial8309
    @cashuraofficial8309 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah walalkey qali waa war Fiican

    • @canabcabdi2160
      @canabcabdi2160 3 ปีที่แล้ว

      Soor cano geel maku cunikaraa

  • @nimcohassan6790
    @nimcohassan6790 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi manta ayaan bilabayaa Ishaa allha 1 kabacdi ayaan ayaan wax soqoraa

  • @nasroruun7425
    @nasroruun7425 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll madam aad no shektay wax yawaha aan isku badali lahayn

  • @ayaandahir2952
    @ayaandahir2952 ปีที่แล้ว

    94:5 ayn ahy mnta i.a after 7 days waxn sugaya result anku farxo o macqul ah i.a 🤲rabii haila garab galo anga intii kle amiin wlhi ango la yaban misankyga ayn arky taloyinkan o radinayo wxn isku cateyn laha shukran wllo

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 5 ปีที่แล้ว +13

    Insha allah 7malin kadib kusolabanaya 😂😂😂 Mahadsanid

  • @MohamedAskar-l7h
    @MohamedAskar-l7h 11 วันที่ผ่านมา

    Hada aya raba in dijabiyo in sha allah

  • @mohamedabdullahi3006
    @mohamedabdullahi3006 5 ปีที่แล้ว +6

    Sual bal yaa iga jaahil bixiya.
    Habeenkii iyo subaxdii xilli kasta sedax liin iyo Jab sanjabiil miyaan isticmalaa .
    Mise subixii ayaan diyarsadaa oo sedaxda koob mid subixii mid duhurkii midka kalena habeenkii ayaan ka dhigtaa?
    Fadlan igu caawi ustaadow

    • @fartunabdi3341
      @fartunabdi3341 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa waalal mid subixi mid duhurki mid hawenki saas aya yeeli inshAllah

    • @queenkothar4934
      @queenkothar4934 5 ปีที่แล้ว +1

      Hal mar aya diyarinaysa mark u bahatana kululey ama darmuus ku shubo

  • @فاطمهبنتعبدالله-ك7ه
    @فاطمهبنتعبدالله-ك7ه 5 ปีที่แล้ว +2

    وعليكم السلام اخي ايوب شكرا

  • @najaxfariid2161
    @najaxfariid2161 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo manta oo tahay bishu 29/9/2022 ayaan bilaabay insha allaah misaankaygu saayid ayuu uwayn yahay

    • @ilkacase2143
      @ilkacase2143 2 ปีที่แล้ว

      Jawaan baa noqoty miya 😅😅😅

  • @maryamruun8617
    @maryamruun8617 4 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaadi

  • @hibonuuraaadan4456
    @hibonuuraaadan4456 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll dawaaan isticmaal ma cabi karaa isoo jawaab wll

  • @kadarabdillahi7007
    @kadarabdillahi7007 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wll wiilku aad buu u mddnyhy lkin wxn fahmi waayey biyah iyo liina sinjibisha marka la kariyo ma la shiidaya mise biyaha la miiranayaa iso jaawaba ilhy baan adiiku dhrshe qofkasto gradayo qoralkygan arkay plse waan u baahanhy jisaakalahu khyr wiilka wllo🙏

    • @anisaahmed304
      @anisaahmed304 3 ปีที่แล้ว

      Walamiraa saas ayaa ufahmay

  • @zeozain7956
    @zeozain7956 4 ปีที่แล้ว

    Asc marka horay
    Waxaa tiri walal bariiska waad kucunikartaa dorada iyo malayga lkn suaasheyda waxeythy hilibka kwrn wax dhib ah miyuu leyahy?

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 4 ปีที่แล้ว +6

    I wanna start today nd coming back after 10 days so inshallah lets see wht the result will be

    • @zakielmi1418
      @zakielmi1418 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed Artan update ???

    • @cigaalyare8114
      @cigaalyare8114 4 ปีที่แล้ว

      @@zakielmi1418 Yep i am Looool 😂

    • @shukrisharafhassan7558
      @shukrisharafhassan7558 4 ปีที่แล้ว

      Natiijada ila wadaag hadaa waday oo ku faaiday walal

    • @cigaalyare8114
      @cigaalyare8114 4 ปีที่แล้ว

      @@shukrisharafhassan7558 Ohhhh sorry ..iima suuragelin inan bilaabo wll 🙈🙈

    • @shukrisharafhassan7558
      @shukrisharafhassan7558 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cigaalyare8114 dhib maleh isku day markaa diyaar u noqoto wallky💕

  • @abdiaziizmaxamed643
    @abdiaziizmaxamed643 4 ปีที่แล้ว

    Shukran akhuuya ayuub Yusuf sakiin

  • @farhiyojama9956
    @farhiyojama9956 ปีที่แล้ว

    Ustaad lowska ma cuni karaa Peña butter ka ah

  • @SihaamCabdi-he7fc
    @SihaamCabdi-he7fc หลายเดือนก่อน

    Aniga umul ayaan ku jiraa calosha ayaan rabaa inaan iska jaro maxaa sameyaa marka

  • @sucdicaddey7597
    @sucdicaddey7597 19 วันที่ผ่านมา

    Gaas ayn qabaa sanjabiil iyo liin macabi kari lkn biyo kulul kalikooda macabi karaa ila taliya sa😢

  • @anzalosman6998
    @anzalosman6998 5 ปีที่แล้ว +3

    JazakAllah qeyr May Allah reward you!

  • @a.eabdirahman3876
    @a.eabdirahman3876 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxad noqotay macalinka nolsha
    Ustad thnkiz

  • @fadumoyasir3313
    @fadumoyasir3313 3 ปีที่แล้ว

    insha alah casharkan at ayu ii anfacay thnkz ustad

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 2 ปีที่แล้ว +2

    Manta oo ay bishu tahay 22/08/2022 ayaan bilaabay insha allah guul ustaad kaliya waxad ii sheegtaa yoogada maxaad uga jeeda.

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 4 ปีที่แล้ว +5

    Maantay oo bishu tahay 15/01/2020 baan goankan qadan waana i diin soo sheegin jawabta insha allh ty

    • @faridofarido5953
      @faridofarido5953 4 ปีที่แล้ว

      Ruwayda j Jama ka wran maxa isbedel ah ee aad aragtay

    • @faadumocadeey8807
      @faadumocadeey8807 4 ปีที่แล้ว

      Abyo max isag garty

    • @deeqoahmed4891
      @deeqoahmed4891 4 ปีที่แล้ว

      RUWEYDA WALAL MAXAD NATIIJO HESHAY

  • @cqaadirmohamed8705
    @cqaadirmohamed8705 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Ayuub malaga kewaye toono mise kan bada

  • @asmaabdikadir5356
    @asmaabdikadir5356 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll aad ayan kusalmyaa Waxad ku mahadsantahay sida wangsan ad nogu so gudbisay casharkan waxan dhagestay 2019 bishi 11nad waxan bilaby diet sida ad shegtay inan jojiyo waxay alha ana ku cayilayo ma jirka fat ka usameya sanjbishi iyo lintina wan isticmlay 6mnths waxa iga goay 18kg

  • @maymuunahmed9148
    @maymuunahmed9148 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayub wad mahsan tahy walalky liinta markii dabka la saarayo qolofka ma laga fiiqaya mise waa lagu karinaya

  • @sucdicadeey9315
    @sucdicadeey9315 4 ปีที่แล้ว +2

    01/07/2020 aya bilaabe wixi aan iska badalo wan kugu so qora qeyr alle haku siiyo 😊

    • @queenmuuna2213
      @queenmuuna2213 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa iska kaa badalay

    • @sucdicadeey9315
      @sucdicadeey9315 3 ปีที่แล้ว

      @@queenmuuna2213 alx meeshi aan Rabe wan gaare wllkeyna qeyr alle ha siiyo wuu inoo faaideye adne sameey insha Allah

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 3 ปีที่แล้ว

      @@sucdicadeey9315 maxa sameyasay aniga rabaa inaa bilaawa

    • @sucdicadeey9315
      @sucdicadeey9315 3 ปีที่แล้ว

      @@khadraali7062 intuu samey dhahay aya sameeye marki hore 7beri challenge aya sameeye kadib Mark arke inuu miisanka iyo calosha iga jare wan sii wade ilaa mesha ka Rabe ka gaare

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 3 ปีที่แล้ว

      @@sucdicadeey9315 cunida maxaa cuneysay aniga 71 kg ahay caloosha i fadhida ima sacuta dhibka jiro

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 5 ปีที่แล้ว +14

    Wlhii xaqiiq weye waxaan u share Gareeyay asxaaptayda

  • @hamdaabdilahi1017
    @hamdaabdilahi1017 3 ปีที่แล้ว +1

    wlhyi wan dhamaystay muqalka su aal wll ado raliya marabo inaan jidhka kale dhimo ama aan dhuubto lkn waxan raba xoga calosha inaan iska yareyo marka casharkan ma calosho qudha mise jidhko dhan ayan ka dhubanaya ado mahadsan

  • @shahidyare3375
    @shahidyare3375 3 ปีที่แล้ว

    Su aaal yaan yara qabaa ustadad hadii dorada bariska lagu cunayo doroda sidee lo karinyaaa saalid mise salidana ka fogow ayad dhahday

  • @NimcoSiciid-c6w
    @NimcoSiciid-c6w 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @fatmaxalane803
    @fatmaxalane803 4 ปีที่แล้ว

    Wanda kumahadsanrhay inntaa cilmigaaga nooga FAA.ideystay Inagana Allaha na waafajiyo wll sidaa kadamacsannahay

  • @AsmoAbdiraxman
    @AsmoAbdiraxman หลายเดือนก่อน +1

    Maanta ayaan bilaabayaa 18/8/2024 i.a after 7 days

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 2 ปีที่แล้ว

    mnshalah talo wanagsn manshalah thanks aniga inaan is caateyo wan rabaa xaqiiqdii

  • @halimadaud5104
    @halimadaud5104 2 ปีที่แล้ว

    Wcs masha allah keep going my dear brother allah ha noo kaxafido

  • @sarahamaar6420
    @sarahamaar6420 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah jezakalllah khayr.

  • @mulkitogane4143
    @mulkitogane4143 4 ปีที่แล้ว +1

    mashalh. shugran

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 ปีที่แล้ว +4

    Boqortooyo raxwayn #luwaay

    • @abumalik8309
      @abumalik8309 5 ปีที่แล้ว +3

      Saaxip aniga waxa ahy gabr somaliyed ah oo xamar ku dhalaty mana aaminsani inaad iga xigto ayup waayo waa somaali aniga waxa ahy somaali adigana somaali

  • @jaamacasad4083
    @jaamacasad4083 3 ปีที่แล้ว

    M.a zxp wan ka hely wana jadwal macquulah bila dhip kujar misankaaga

  • @mustafemohamedabdi3735
    @mustafemohamedabdi3735 5 ปีที่แล้ว +13

    Ninyohow anigu waa beeran jiray lkn waan catoobay lkn buurantii baan raadinayaa iminka lol

    • @caashoaxmed2085
      @caashoaxmed2085 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk wlhi aniga macayilni cataba radinaya

    • @mustafemohamedabdi3735
      @mustafemohamedabdi3735 3 ปีที่แล้ว

      @@caashoaxmed2085
      Hhh hanaad cayilayn caatada aad raadinayso maxay tahay

  • @fathiabdi492
    @fathiabdi492 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a illah calosha hanaka jaro

  • @ridwaanaliawil4003
    @ridwaanaliawil4003 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo alle haka abaal mariyo ayyub yusuf

  • @nasirmohamed1589
    @nasirmohamed1589 17 วันที่ผ่านมา

    Todobaad wa sheeko raqiis ah

  • @RashkaYare-k8k
    @RashkaYare-k8k 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @abdirahmanbulle8221
    @abdirahmanbulle8221 3 ปีที่แล้ว +195

    Waa so tijaabiyay maanta waxay ii tahy 5 maalin waxaa iiga dhacy 3kg waa wadi doona i.a

  • @isabellaqueen5898
    @isabellaqueen5898 ปีที่แล้ว +88

    Liin
    Sanjabiil
    3 cup water
    Dabka saar
    Qandac
    Day 1
    Daqiiqado sugee
    Egg+qanjaar
    Qadada bariis biyo cad lakukariye +malaay
    Cashada qudaar
    Biyo liin iyo sanjabiil

    • @umofaduma7708
      @umofaduma7708 ปีที่แล้ว +3

      wl calosha keliya iyo garbaha an rabaa ina iskajaro labadasa hilib igasaranyahay isocawi miisankaygu waa 65shan

    • @Shakirdhegacade
      @Shakirdhegacade ปีที่แล้ว +7

      3 xabo liin dhanan ah
      sanjabiil qoyan
      kari oo sug intay kala dagayso
      koob ka cab caloshada maran
      30 daqiqi kdib quraaaco
      quraac 3 xabo ukun iyo salat
      koob kale cab sanjabishi iyo linti
      cashada waxad cuni karta qudaar ama yokorti bila fett ah
      afar saac ama sedex sac kahor wax cun ama cashe hurdada kahor
      inta adan sexan cab koob kulul liin dhanan ah kdib sexo kadib soo bilaaab jadwalki

    • @Shakirdhegacade
      @Shakirdhegacade ปีที่แล้ว +1

      maanta bilaabay natijada bil kadib kula so xarira 80kg ban ahay waxan rabaa 74 ina garo ama

    • @munadagan148
      @munadagan148 ปีที่แล้ว

      Imisa mared

    • @Shakirdhegacade
      @Shakirdhegacade ปีที่แล้ว

      @@munadagan148 alxmdlh hadafk wan garey 75 kg aya garey hada wax la iga rabaa talabada labad ah ina ilaaliyo misankayga siaan dib ugu noqon meshi hore mahadsanid ustad

  • @nimconuura1044
    @nimconuura1044 5 ปีที่แล้ว +214

    Ilaahoow maskaxdaada kuu barakeey iyo xigmadaada adiga iyo familkaada ilaahoow idin xafid aamiin

  • @cwalixasan7694
    @cwalixasan7694 3 ปีที่แล้ว +30

    No saliid
    No sokor
    No bur
    No baasto
    No bariis
    Bilaa sanjabiil ayaadba caata noqoneysaa🤣🤣🤣

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 5 ปีที่แล้ว +41

    Subhana’Allah 7 Cisho waa Dream in natiijo lagu arko, waxaa laga yaabaa bil iyo wax la mida in laga arko natiijo muuqata, lintai iyo sanjabiilka way fiican yihiin, cunto soomaali joojiya, sokor iyo cusbo iska yareeya biyo caba cuntada dhulka kasoo baxdana cuna, dhaqdhaqaaqana badiya, Diintaadana ku dhag wax kaa xumaanaya ma jirto, Jazaka’Allahu Khairan 🙏🏽

    • @maxamedmahad7131
      @maxamedmahad7131 2 ปีที่แล้ว +3

      Ana ku arkay abayo wax markad sameysid ayad daremeysa adiga mafahmi kartid waxa uu kuhadlayo calosheyda hada way yar tahay alx misan badan waa iga dhaceen qof walba wuxu idhaha waba is badashe maxa nusatay

    • @xafsiinaabdulahi6822
      @xafsiinaabdulahi6822 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedmahad7131 ma isticmashay walal mhdsanid

    • @MowliidCabdicilmi-zb5wv
      @MowliidCabdicilmi-zb5wv 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@maxamedmahad7131sxb hada. Se thahay

    • @nasirmohamed1589
      @nasirmohamed1589 17 วันที่ผ่านมา

      Todobaad wa sheeko gaaban uguyeran lix bilood ama kabadan

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 4 ปีที่แล้ว +33

    si aad mawduuca ciwaankan u guda gashid daqiiqada 4:21 min gayso 😀

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 3 ปีที่แล้ว +1

      👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

    • @mumtazway2008
      @mumtazway2008 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaifudese thanks wlh😂😂

    • @mariaahmed9313
      @mariaahmed9313 3 ปีที่แล้ว +1

      Mhdsanid wll qali

    • @gabileyboy1515
      @gabileyboy1515 3 ปีที่แล้ว

      @@mumtazway2008 youtube layda waan la ybaa waxay 1 min kuugu sharixi karaaan ayay 15 min ku waramayaan

    • @gabileyboy1515
      @gabileyboy1515 3 ปีที่แล้ว

      @@mariaahmed9313 adaaa mudan wall macn

  • @abdiwalishikhdonyussuf1757
    @abdiwalishikhdonyussuf1757 3 ปีที่แล้ว +12

    Mantay tarikhdo tahay 4june-jimco-2021 soolabnaaa fri-11 June-2021 hadaa miisankeygu waa 74kg insha allaha isbadal ayaa rajenaaa

  • @lifeisaction24hourapdateve19
    @lifeisaction24hourapdateve19 5 ปีที่แล้ว +31

    ilaahow xasadka kasaar qalbigayga

  • @pilotkaduula
    @pilotkaduula 5 ปีที่แล้ว +19

    Macalin waxan dhalinyar 16 jir miisankaygu waa 89 waxan rabaa in an dhimokaro

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 3 ปีที่แล้ว

      Dadaal saaxib

    • @pilotkaduula
      @pilotkaduula 3 ปีที่แล้ว

      @@usernotfound162 68 ayaan noqdey zxp hada alxm after 1 year

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 3 ปีที่แล้ว

      @@pilotkaduula side saxib

  • @naimayusuf7955
    @naimayusuf7955 3 ปีที่แล้ว +12

    Couch fcn ayaad tahay macalinkrena tahay youtopkaaga 2 sano ayaan ku xirnahay aniga waxan ahay hada 76 awool waxan ahaa 102kg alx. Wali goal kuga ma garin 63 insha allaah rajenayaa

    • @nuseymachenal5893
      @nuseymachenal5893 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo maxaa sameysayna cdey

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah khatar shaqo wayn baad qabatay

  • @sportschannel4699
    @sportschannel4699 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi muqalkan wxan dawaday 3 year ago anigoo ah misaankeyga 114kg oona joga xamar baan ayuub yusuf sakiin dawaday taladiisana waan qatay wlhi 2 mouth baan wxan ku riday 50kg xaqiiqdii balse hada oo ah 2023 oo aan jogana south africa misankeyguna yahay 90kg baan dawanaya i.a waan bilaabi just in thank @Ayuub yusuf sakiin teacher

    • @fariyoabdi8913
      @fariyoabdi8913 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale kula bilaabaa anigane

  • @muniiromaxamednuurmaaranmu54
    @muniiromaxamednuurmaaranmu54 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa allh lkn walalkey waxan ahy Hooyo Somali ah waxa leygo qalay 3canug marka caluusha sede iskaga jara

  • @SaaraAaqil
    @SaaraAaqil 5 วันที่ผ่านมา +1

    Inshallah waan tijaabin doona bari ayaana ka bilaabi doona thanks wll ❤ 7 day's kadib war farxad leh inshallah 😊

  • @hanaaxmed2252
    @hanaaxmed2252 4 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah macalin waad mahadsantahay inbadan lkn waxaan doonayaa taladaada hadaan exercise ku daro kawaran arinka iga soo jawab mahadsanid

  • @cabdinaasircumarcabdalle6621
    @cabdinaasircumarcabdalle6621 5 ปีที่แล้ว +6

    Asc wll Ayuup tallo ayan ka Raba Talada waxa ay tahy Aniga wxn ahy Qof Dumar Inkasto Ciwanka Magac raged Ku qoron yahay lkm Qofka qoraalka Ku so Qoraayoh Wa Qof dumar ah marka Magaceyga Wa Bahja Wxn Jooga somali Da'deydeyduna wa 19 insha'alllah 2020 wxn raba Inan aroos galo Wxn ahy qof cayilan saas ay thy miisankyga ma aqaamo Ama Wligyga Ma is miisaamin Inaan is caateeyo ayan rabaa. Isla sanadkan aan Ku jirno oo hada dhamaadka ah Ila Talli Plz plz plz iisoo Jawaap

  • @ayansharif8023
    @ayansharif8023 3 ปีที่แล้ว +9

    Aad iyo aad bad u mahad san tahy wllo wan ku gulaystay inan iska gooyo calosha mahd snid 100/100

    • @muniiraabuukar6781
      @muniiraabuukar6781 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo sidee iska jirtey??

    • @rahmaali4428
      @rahmaali4428 2 ปีที่แล้ว

      Abayo please caloosha sidee u jartay nagu caawi

  • @updikadirmohamed7442
    @updikadirmohamed7442 5 ปีที่แล้ว +26

    First ahy like isaar plz

    • @hilalsaid3966
      @hilalsaid3966 5 ปีที่แล้ว

      Tuuugsi waan kuu sarany maalin dambo ha tuug sanin

    • @sayidhashi9600
      @sayidhashi9600 5 ปีที่แล้ว

      @@hilalsaid3966 😅😅😅😅😅

  • @RaxmoBashiir-f7l
    @RaxmoBashiir-f7l 10 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga wn jeclahay inaan is caateeyo hadana go aan malihi maalin taan cunada iskadayo maalinta kale wn cunaaaaa😢😢😢😢😢

  • @canacabe7926
    @canacabe7926 5 ปีที่แล้ว +10

    Wlh walalkaan somaliyeed kama daalo xataa haduu sacad hadlaayo
    Walal wlh dhiro galintaada aad na dhiiro galinaysid waku mahadsan tahay

  • @rahmomire2844
    @rahmomire2844 5 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid macalinkeena, sulaasha aan ku weydiin waxey tahahay rootiga ama canjeelada ka sameesan qamadiga maxaa lagu cunayaa oo lagu qooynayaa ileen waa qaleele?.
    Mahadsanid walaal Ayuub

    • @Im___saitt
      @Im___saitt 2 ปีที่แล้ว

      Adih fahan wlle sifcn ugu cesho clipka

  • @bintifeeysalaxmednn9134
    @bintifeeysalaxmednn9134 5 ปีที่แล้ว +8

    Wcs macalima ayuub wllhi aniga ayaa sameyey mudu shanbil😭😭 waan guleysatey 😍alxamdu lilaah👍👍 waxaan ahayey tadawaten masha Allah hada waxaan ahay qonton iyo sideed alxamdu lilha wad mahad san tahy😍 hada iyo horey isku mid ma ihi alxamdu lilha wlhi culees ayan ahan jirey hada masha Allah ❤👏wn gule satey

    • @mashallh9455
      @mashallh9455 5 ปีที่แล้ว

      Wan Kumahd celinawllo wan kulibni dhirgalintad

    • @ifraahyasin5161
      @ifraahyasin5161 4 ปีที่แล้ว

      Mahad sanid wallo

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 4 ปีที่แล้ว +50

    Kkkkkkkkk waayahee maxaan cunaa anoo isdhahay umbaad adiguna dhahday "waan ku maqlaa waxaad leedahay wixii oo dhanba iga celisaye maxaan cunaa" waayo intii aay soomalidu cunaysayba waad noo diiday, aad ayaad u mahadsantahay sxb

  • @xamdiomar5682
    @xamdiomar5682 4 ปีที่แล้ว +9

    Waad ku mhdsnthy wllo sida fudud oo inoogu sharaxdey lkn bariis iyo baasto la'aan ilamahan inaan isbuuc gaari garo

    • @deeqoaadan8719
      @deeqoaadan8719 3 ปีที่แล้ว

      Abayo dantada ku jirto aniba wan dhafays

  • @srk6186
    @srk6186 5 ปีที่แล้ว +18

    #eedadyda waxay sxb latahy koo calool wayn leh muuqaalkaan intay iisootirday kulahaa eedo hebel utir waxaa laga yaabaa inuu anfaco😂😂 markaas baan dhahay adiga ma udirdid kulahaa waxaa ka cabsanaa unuu idhaho qofta xaa calooshyda tusay 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @fartuuncali2324
      @fartuuncali2324 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @amaanimoha8997
      @amaanimoha8997 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 5 ปีที่แล้ว +22

    Wlahi anaa saas aa igu dhacday anoo umalay ayaa miisankaygu gaaray80kg video kaga aaan daawaday wlahi 3bilood 20kg aa iga dhacday
    Hada markii dadki i arkaan
    Maxa kugu dhacay
    Gm maa gashay ayey i le yihiin
    Yaaap ani.......?

    • @gobaadahmed7340
      @gobaadahmed7340 5 ปีที่แล้ว

      Aisha GAABO manta ayaan bilaabaya inshallah waan ku guuleysan

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 5 ปีที่แล้ว

      Aisha Gaabo ma noojisa aniga noojiya ma iska ridi kara anoo noojinaya

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 5 ปีที่แล้ว

      Habibti waxaa sameysay inaa ogaado rabi laha

    • @Iscaates
      @Iscaates 4 ปีที่แล้ว

      Aisha GAABO Abaayo meeqo Bil ayuu bebygaaga aha ani gabarteeyda 5 bil ee jirtaa hada marka waanka baqayaa sanjabiisha iyo linta Aniga hada 17 kilo ayaa dheeraad igu eh ii soo jawaab Abaayo Qaali

    • @faadumocadeey8807
      @faadumocadeey8807 4 ปีที่แล้ว

      Mashlh abyo cashrkn miy samedy meqo ay wdy

  • @libanahmed7277
    @libanahmed7277 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy ayaaa mahad iska leh mar labad waxn u mahad celinaya macalin ayuub yousuf waxan ku Gulaystay inaaan dhimo misankayga anoo racaya Tilmaamaha Macalinka mudo 20 malmod ah ayaaa waxa iga adhacay 7kG ilahy ayaaa mahad iska leh