DIET PLAN FULL DAY CUNTOOYINKA LA ISKU CAATEEYO QADO/ QURAAC/CASHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 742

  • @somaliwhatsapp4012
    @somaliwhatsapp4012 3 ปีที่แล้ว +38

    Mnshalh inta hooyo jecel janada alle hadin geeyo like isaara somalinimo nasraay wll xagee kaa helaaa

  • @munahusseinm4458
    @munahusseinm4458 3 ปีที่แล้ว +133

    Asc nasro Abayo Allah ku xafido Waxan u bahanahay hoyo nujiso ayan ahay side isku catay kara inta ila midka eh Like sara si cod sigena ay u tixgiliso walashen nasra😘😘

    • @hafsoqurux4517
      @hafsoqurux4517 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba kula mid aan ahay wane jecelhay catada lkn waan nujiyaa nasro cadey no so sheeg xabibiti

    • @maryamamaxamud265
      @maryamamaxamud265 3 ปีที่แล้ว

      Abayayaal ana niiku mid eh wax icaawa wan rawaa hooyo nuujisa waxyaba ay cini laheyd noosogali nasa cadey

    • @fathihassan8690
      @fathihassan8690 3 ปีที่แล้ว

      Aniga idinla mid waana ubaahnhy waxn ahy hooyo nuujiso caatana waan ubahy

    • @aminaahmed5065
      @aminaahmed5065 3 ปีที่แล้ว +15

      Abaayoyin marka hore waxaan idinkula talinaya haday ilmahiina ka yar yihiin 6 bilood oo naasnuujintuna tahay mid joogta ah wax diet ah ama iscaateen ha bilaabin,waxaadna badsataan biyaha cad iyo digirta noocyadeeda kala duwan sokor la'aan ayaadna cuneysaan ama dalacbilaash ka dhigta
      Mida xigta 6bil ka weyn yihiin waa caadi markaa quraac iyo qado iyo casho fudud cuna laba iyo tobanka galabnimo hadii la dhaafo waxaan biyo cad ahayn ha cabina socod 30 daqiiqa sameeya isbadal weyn isku arkeysiin

    • @iskufilangagalejhn2387
      @iskufilangagalejhn2387 3 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah Abaayooyin gabdhaha badankood umusha wee ku cayilaan lkn ani caato ayn ku noqday mxd ileedihiin walaalaheey

  • @ubaaxibrahim896
    @ubaaxibrahim896 3 ปีที่แล้ว +80

    Coffee without sugar is actually good.

    • @carfooncali1678
      @carfooncali1678 3 ปีที่แล้ว +2

      Adban uga helay qaliyeey ilaahay gacantaada ha ku barakeeyo shukran xabbti💓

    • @unknownperson3532
      @unknownperson3532 3 ปีที่แล้ว

      That is not has taste

  • @Sharmake_ismaiel
    @Sharmake_ismaiel 3 ปีที่แล้ว +53

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato

    • @legendyare
      @legendyare 3 ปีที่แล้ว

      Walal wankusare adigana isar pls subscribe igucawi

    • @ifraaxgarane132
      @ifraaxgarane132 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameen

  • @xalimomaxamed8561
    @xalimomaxamed8561 3 ปีที่แล้ว +44

    Masha Allah inta nasra jecel like ii saara plz walalayaal

  • @sarakeen446
    @sarakeen446 3 ปีที่แล้ว +11

    Than you abaayo walhi manta dhan ayaan ka fekerayey see isku cadeeysa mahadsantahy xbbti

    • @imaansacad4921
      @imaansacad4921 3 ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa abyo

    • @farxaddaqoyskafamily5449
      @farxaddaqoyskafamily5449 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxbyaalow alle halugumahdiyo cayilku wa cunto cafimad iyo nasiino odayaashana haloduceyo ilen iyagaa usababahekk

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 3 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid wllo fikradaada waxaan ku biirinayaa mid kale hadaad tahy qof miisaankiisa dhimaya. Waa malab + Liimo dhanaan +Sanjabiil shiidan iyo biyo diiraan ama qandac ah isku qas ka dibna cab hadaad joogteydo waxaa hubaal ah inaad isbadel dareemi doonto. Digniin wax sonkor ah haku isticmaalin marnabna aniga waa tijaabiyey ✅ 100%✅. No sugar🚫 No fatty foods

    • @Maryanruun33520
      @Maryanruun33520 ปีที่แล้ว

      Wll waxa ku waydiiyy Sokor dhan maa iska ilaalinaa mise waa iska yareynaa

    • @ahmettcarloz3830
      @ahmettcarloz3830 ปีที่แล้ว

      @@Maryanruun33520 iska daa hadey macquyl thy

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah walshey nasra ilahey haku xafido adiga iyo All familygada waxan kudarsan laha ani ahan waxa jira gabdho iney cateyna raban anan heli karin iney kaligod goni wax usameystan ama anan heli karin waxyabAhan dha dhananka ah waxana ani kudarsan lahaa subixi ku quraco calenta cagaran ama qaxwo kob iyo 3 ukun oo biyo lagu kariyay waliba ukunta kandhexe jalaha inad iska bixisa fcn qadada familyga lacun ha iska badin waxkastey ahataba cashadana digir cagaar only ama xoga borash ah canaha aan faadka laheyn kudarso sokorta cusbada salida iska yaree malinkastana isku day inad ugu yaran 20 xita socoto biyaha cadiga aad u cab insha alalh nasraay mahad sanid waxad nothy macalimad buuxda ada hanti iigu filan my dear sister 🙏❤❤❤

  • @yaaskacadey1838
    @yaaskacadey1838 3 ปีที่แล้ว +9

    Cawa qofki uhureye nasip uyeshey ☝️ Nasra Alle haku xafido abayo wax badan kafaida

  • @anizahashi4214
    @anizahashi4214 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi vediogan after ane year aa firsanoya wax walba easy aa iga dhigtay wlhi illah wax walba haku fududeyo hbbti nasra wax badn ka faiday malmhan diet samenayay hda fuded aba iga dhigtay masha allah

  • @amalaxmed7193
    @amalaxmed7193 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hbbt shukran noolaso dhaqso part yada lale

  • @Abderauf16
    @Abderauf16 3 ปีที่แล้ว +2

    The best Diet Canbuulo Iyo Macsaro Yaa Igu Raacsan

  • @maryamoshhasan866
    @maryamoshhasan866 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa aallah abaayo noo soo gali talaajada sida loo isticmaalo qudurta loo galiyo

  • @haniibrahim258
    @haniibrahim258 3 ปีที่แล้ว

    Abayo mahadsanid. Nosoogali kuwa kalane. Jazakallaah khayr.

  • @yaasiinmorata2480
    @yaasiinmorata2480 3 ปีที่แล้ว +2

    Nasro abayo adi somali maa jogtaa hadaad somali jogto Maxa loga soo carara Hadiiba Intaan oo wax yalaan ani wlahi uma maleyn jirin markan jogay in laga helayo mise hada dhow aya Company so baxay Somalia wey soo labandoontaa Insha aallah 💢💢💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah wllshay qaali waa kahelay aduunka farxad iyo caafimaad kawaar aakhirana janatulfardaws allaah hanagu kulmiyo aamiin mahadsanid walaal ❤❤❤👍👍👍👍👍💞⚘

  • @samirahussen8574
    @samirahussen8574 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abayo waa sifiican oo health ah balse yaanyada miraha ha ku cunin ee iska reeb xaga caafimadka uma fiicna kilyaha sifiican uma qashin saari karaan

  • @istahilmohammed8199
    @istahilmohammed8199 3 ปีที่แล้ว

    Asc wlshy nasra ilaahye haku xiftiyo wxd iagaso cawisa cuntada uroon hooyadu markey nujinayso khyr hele

  • @fatimasalah8730
    @fatimasalah8730 3 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti nasro sharaf horay usoco guul bn kurajeenayaa insha allh

  • @raqiashaaban7615
    @raqiashaaban7615 3 ปีที่แล้ว +5

    ManshAllah thank u for listening to us 🤩❤

  • @ramlayusuf8017
    @ramlayusuf8017 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo cunooyin leysku cayliyo noo soo gali hormar wacan xpptii

  • @umuyuusuf3669
    @umuyuusuf3669 3 ปีที่แล้ว

    Masha Alh.uqti.alha ku.xafido.wana.la.dhacay.jadwalka.dayitka.shugran.xabibti

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir4255 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllshy subax wngsn marka hore mahadsanid nasra

  • @fahmachannel7524
    @fahmachannel7524 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah , allah kuxafido mel walbo aad jogto abyo, abyo waxan kuwaydina qabkay lohagajiya maxana lagu hagajiya markad video lahagajina oo lasogabina, uqtii jawab kasuga.

  • @FarxiyoCali-hp6ym
    @FarxiyoCali-hp6ym 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nasro abaayo cuntooyin kale laysku caateeyo soogili

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah xbbti hore usoco gabar qalbi wanaagsan aan jeclahay asxaabeey abayadeen waxyara uga dhiman 300k aan gaarsiino inta aan la gaarin sanadka cusub

  • @awadomar3743
    @awadomar3743 3 ปีที่แล้ว

    Black coffee is the best for diet no milk no sugar sister

  • @hodanabdikhadar4550
    @hodanabdikhadar4550 3 ปีที่แล้ว

    Msh llh macalimadena
    Ilahy haku barakeeyo
    Abyo qali part3 ino so samey
    Ilahy haku xifdiyo qliyey

  • @dhahraanabdulahi5165
    @dhahraanabdulahi5165 3 ปีที่แล้ว

    Masha alha abyo mcnto qeyr alle hakgu badlo abyo hormar wcn

  • @munoabukar8815
    @munoabukar8815 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha ku xafido my sister wn ka faideystay shagran xbbti nasra

  • @shamsomuhumedmuhumed7610
    @shamsomuhumedmuhumed7610 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wankahelay muqaalkan kihore sidokale nosobadi muqalada cunoyinka laisku cateeyo

  • @sagalniyadsan1867
    @sagalniyadsan1867 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh wlhi wa ianfacaa cunada dheydka nasro mhdsnd abaayo gacanta ilaah hakuu barakeeyo

  • @kowthershire1054
    @kowthershire1054 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo inoo soo badi adoo mahsan wllhi wax badan ka faiday tnx❤️😍

  • @farhioyosofmuse3237
    @farhioyosofmuse3237 3 ปีที่แล้ว

    M.a nasro waan ka Helay cdy
    Jazakallaah abyo

  • @fadumoahmed8482
    @fadumoahmed8482 3 ปีที่แล้ว +5

    Wcs macalimadeyda masha allh wax badan waa aad inuu faa ideysey mahadsanid nasro qurux waxaana cawa ku faraxsanahy inaan noqdey qofkii u hureeyey love u ❤ xapipty

  • @xaawomaxamuudlibin7585
    @xaawomaxamuudlibin7585 3 ปีที่แล้ว

    Asc xbbti waxan ku weydinayaa waxaan rabaa inaan iska dhimo misaankeyga xoogaa ma jidhaa wax aan ku badalan karo qajaarka? Sababtoo halka aan joogo laguma gaddo Wana wayaye Iyo basbaaska misaanka ma wax buu ku kordhiyaa? aad bn ucunaa una jeclahaye mahadsanid wn rajeynayaah inaad iga soo jawaabto❤️❤️💞💞

  • @ubahhassan6662
    @ubahhassan6662 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allh abaayo wan Ka helnay nasra cdey allh Ka ajar siiyo part three wan Ka sugynaaa I.a

  • @shamsomuhumedmuhumed7610
    @shamsomuhumedmuhumed7610 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo nasri waxan ahay gabadh sidada camal iska rideeso misanka digirta mala cunikara

  • @maryanyuusuf1857
    @maryanyuusuf1857 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc nasro abayo masha alaah alle hakuxafido

  • @abdullahisalad1361
    @abdullahisalad1361 3 ปีที่แล้ว

    Maashalah nasra cadey guuleyso xabiibti

  • @Asraabdulahi32
    @Asraabdulahi32 3 ปีที่แล้ว

    M.a nasra Qaali waa diet aad ufiican xitaa caafimad ahn allah haku xifdiyo

  • @hawaa4258
    @hawaa4258 3 ปีที่แล้ว +6

    Thank you for sharing with us the queen of Mogadishu

  • @laylhussen6503
    @laylhussen6503 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah nasro walal wan kahelay shugran inbadan

  • @nasriinbintuhusein7846
    @nasriinbintuhusein7846 3 ปีที่แล้ว +1

    Ansalaaatadiii dhameedba adaaa cida ka dhameeyay sxb intaaan qofcunay kunasta cayil uma dhinna becouse protein waaa iskuguroonaaatay

  • @suleeqocabdiqadir6366
    @suleeqocabdiqadir6366 3 ปีที่แล้ว

    Shukrn xppti wan ka fa idesty cuntda inta ugu jclhya ku drsty adne wa ku frxsnhy in an isku doqnhy wan ku takera byo

  • @sahrasaed5417
    @sahrasaed5417 3 ปีที่แล้ว

    Nasro aniga day routine adi iyo familkaaga alle haku barakeeyo

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wad u fa,idesay asxabta iscateneso

  • @shukrisugaal5629
    @shukrisugaal5629 3 ปีที่แล้ว

    mashaa alllaah tabarakalllaah hambalyo faaaiido socotaa thy mcnto

  • @miskicali8360
    @miskicali8360 3 ปีที่แล้ว

    Aniga ayu ad ii anfacaya horta inkasto ay laqabsi rabto,,jizakallah abayo

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 3 ปีที่แล้ว

    Xabiibti jazakallah kheir nooso badi plz

  • @fartahassan4731
    @fartahassan4731 3 ปีที่แล้ว

    qofka markuu is caateenaayo 24 saac waxaa laga rabaa inuu cuno 8 jeer mana ahan cuntooyinka culus cuntooyinka waxaa laraba inay dhelis titan yihiin waxan abyo kgula talinaa protein klya inaadan badsan 3 dexdada waqti waxaaa u badan protein waxaana lagaarabaa 7 nuuc ee cuntada inaa cunto

  • @faaizomohamed5894
    @faaizomohamed5894 3 ปีที่แล้ว

    Thankz xpipti wax bdn kaa faa'idnay gacntaada allah ku barkeeyo apyo mcn

  • @naciimomohammedahmed7595
    @naciimomohammedahmed7595 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah xabiibti waad naka dhistay wlh hadalkaaka waarun qofka waa inuu ko aan lahaada markaas ayuu iscaaden Kara ilaahey haku xafido adika iyo family kaaka aamin yarabi

  • @xamdicandulahimaxamed
    @xamdicandulahimaxamed 11 วันที่ผ่านมา

    Abaayo gacantaada alaha kubarakeeyo❤❤❤❤

  • @hanihassan5271
    @hanihassan5271 3 ปีที่แล้ว

    Gacmaha alle haku barakeeyo wax badan ka faaidney caawa qadka iga xun

  • @nashwahnashwaan6789
    @nashwahnashwaan6789 3 ปีที่แล้ว

    macalimadayda alle haku xafido
    dar alle ayaa kuu jeclahay

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah dadka baahida isku dilaayoo isnafaqee isna caatee ileen wax lagu ceylaa maahee sirtaan halaga faa iideysto

  • @halimoadam8994
    @halimoadam8994 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo Alle haku xafido xabibt ino so sameey qeybo kale xaqiiqdi aadbn uga helay masha Allah team balbalaarka inan Ka baxo Ayn rapa hello team caato

  • @abdirashiidabdullahi2223
    @abdirashiidabdullahi2223 2 ปีที่แล้ว

    Abayo gareen tea maka fiicantahy mise mida arka iska gata hda ubahny iso jawab

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 3 ปีที่แล้ว

    Qajaar iyo yaanyo qeedhin ahaa lacunayaa waa iga omateed badantihiin wlhy mad waxyar iska shiishid

  • @awadomar3743
    @awadomar3743 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo salida iska daa waxaa jiraa oil lives oil oo spray ah ku buufi birta wax yar kaliya hamarin chicken ka

  • @farxiyodiria8807
    @farxiyodiria8807 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo allaha kubarakeeya qaali canug yar 2bil joogaa nuujiyaa waxan siiya nas bis eh caano macabo sideen iskudhimikaraa anoo isticmaalo rashinka caadiga eh

  • @sucdimacalin8101
    @sucdimacalin8101 3 ปีที่แล้ว +9

    Aad ayaan ugu heesanaaa
    Quruxey
    Ha inoo noqdo mid socdo
    Part 3 soo wad misaan dhimista insha allah

    • @maareyebugsiiye8615
      @maareyebugsiiye8615 3 ปีที่แล้ว

      Mashaallh nasraabtidoon Alle ha ku xafido 💋🧡

  • @faizoapdi6496
    @faizoapdi6496 3 ปีที่แล้ว

    M.a alaab lahubo waaye barakow xbbti

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 3 ปีที่แล้ว

    Malabka hada jira sonkor waaye adoo nus qaado yat ku darsato dhaanto iska ilaali cusbada iyo sonkorta badan iska ilaali

  • @fartunqalbi1679
    @fartunqalbi1679 3 ปีที่แล้ว +4

    Nasroy abayo Allah Ku barakeyo iska ka jeclahaye ❤❤❤

  • @rahmaabdilahi8251
    @rahmaabdilahi8251 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallo Mashlh wallo thanks marka hore walhi wan ka heley duhur wangsan wallo shugran xabibitii noo soo badiye🌹🌹🌹

  • @fardowzofunnymaxamed8840
    @fardowzofunnymaxamed8840 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo aad ayan ugahelnay abyo part 3 nosogali

  • @abdulkadirali9399
    @abdulkadirali9399 3 ปีที่แล้ว

    Abayo allaha kuu daweeyo cunno cfmd leh

  • @faizasharif5697
    @faizasharif5697 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyoo naarsoo anigoo nunaa yar nuujiinyoo oo Hal sano jiiro DiET maasaamen kaara jwp ? Plz xapptii qalpi

  • @qumaneyyy
    @qumaneyyy ปีที่แล้ว

    Kharashkas mxa ku galinaya cuntada un iska yare green tea na isticmal exercise na samee khalaas

  • @suurobadan2886
    @suurobadan2886 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo waa mahadsantahay hooyo nuujinayso waxay isku caataynayso naaskana aan ka gurayn noo soo gali

  • @sahraomar4517
    @sahraomar4517 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh abyo mcnto rabi haku barakeeyo😘😘😘🥰🥰🥰💋😘😘🥰🔥♥️😘🔥🔥😍❤❤🥀🥰🥰💋🌹

  • @iqrocabdulahi7798
    @iqrocabdulahi7798 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabiibtii qurux allaw ku xifdi

  • @fatimaabdirahman6402
    @fatimaabdirahman6402 3 ปีที่แล้ว +1

    الله يبا رك فيك اختي wan kaga mahadcelinaya nasraay ilahey gacmahada ha ku barakeyo sidaad nolo wadagto wax walbo o fa ido leh
    Shugran abaayo hadaa no so sameysid part three wan jeclan laheyn keep going

  • @farhanmoh4194
    @farhanmoh4194 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha
    Allaha haku barakeyo wallseyn #Nasra_Abtidoon cadowgaaga allaha kuma tusu Hore Socod wanagsan my sister

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 3 ปีที่แล้ว

      Wll qaali wakhtiya kuguso bixiyey igu caawi subscribe

  • @laylaumardiini1103
    @laylaumardiini1103 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasro abaayo canaha fat malahan miya coffee kudarsanaysid

  • @fatumashire3406
    @fatumashire3406 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo you can use tuna water instead of oil midakale sunflower oil is not that much good because Omega 6 and Omega 3 are not balance olive oil, coconut oil avocado oil are good for cooking because they contain healthy fat that our body need it thanks

  • @my_queen_muna_qaali716
    @my_queen_muna_qaali716 3 ปีที่แล้ว

    Nasra wll Ani calooshoo qudha ban rabaa inaan iska jaro markaa ma isticmaali karaa plz isoo kawaab🙏🙏

  • @sacdiyoabdilahi6708
    @sacdiyoabdilahi6708 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo kher allah haku siyo dad ka oo nujinya ilmaha maxa ufican

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa dhadhanaan aad ufiican dhareerka iga daaday nasro ilaaheey ha kuu daaweeyo caafimaad ku cun😋😋😋😄😍😍

  • @princessnoura6741
    @princessnoura6741 3 ปีที่แล้ว

    Maclimadeena waad ku mahadsantahy aad iyo aad baan ugu helay thank you

  • @istahilali2370
    @istahilali2370 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo hadi nujinayo ilmu yare kwrn

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 3 ปีที่แล้ว

    Jazakumulah qeyr soo badi nasriin

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs masha Allah Ilaahey ha ku barakeeyo boqorada Muqdisho 👑

  • @staroftheyear6731
    @staroftheyear6731 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah hppti alle hano kaa daayo

  • @foos726
    @foos726 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo wadno faideysay ajir allaha ka siyo nasriin qurux aad baan kuu xiiseeyaa

  • @sacdiyomacalin7831
    @sacdiyomacalin7831 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlshy alle haku barakeyo

  • @نمعهنوره
    @نمعهنوره 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw masha allaah ina diet samesy we ka muqata xayati

  • @faizasamaara
    @faizasamaara 3 ปีที่แล้ว

    Macaney hooyo naas nujisa ahee maxaa isku cateya isheeg hore usoco qali catada wa qurux cafimaad ani caato waa aha plze marka dhala shuluq noqday nh😂

    • @ummuamaar3627
      @ummuamaar3627 3 ปีที่แล้ว

      Anba kula mid ayn ahay hhhhhh

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 13 วันที่ผ่านมา

      San isku catay waba nafaqo

  • @queenmulki1
    @queenmulki1 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waxaad isticmaashaa baradho qolofteeda wadato jarjar saliid cusbo yar filfil yar korkakamari kadib ofinka geli aadbeey umacaantahay

  • @daraqoon
    @daraqoon 2 หลายเดือนก่อน

    Malabka abaayo wa dawo lakin qof iscateyna uma fiicna dadka cayilka raboow uroonyahay

  • @jawadjeknaan5152
    @jawadjeknaan5152 ปีที่แล้ว

    Abaayo 93kg ayaan ahey waxaan rabaa inaan miisaan iska rido waxaan kuquraacdaa 3qaado Borash aan caano kukariyey 1qaado lows shiidan 1xabbo moos qadadana 3qaddo bariis rubuc malaay iyo ansalaatto aan karooto kudarey iyo qajaar cashadana yogad full fat ah aan liin dhanaan kumiirey sax mattahey mise pls iisoo jawaab ‏‪1:56‬‏ ‏‪1:58‬‏

  • @fartunabdisalammuse331
    @fartunabdisalammuse331 3 ปีที่แล้ว

    Canaha coffe ga u isticmashay waa nooce abayo.

  • @Mrbrawo71
    @Mrbrawo71 2 ปีที่แล้ว

    Videogan 1yr waaye anigana hadaan daawanoyaaa marka coffee ka caano booro aan karkariyay maku darsan karaaaa

  • @رقيهمحمدعبدمحمد
    @رقيهمحمدعبدمحمد 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay ha ku xafido nasra cadey waad ku mahadsantahay 👍👍👍👍👍

  • @الذاعيةالخير
    @الذاعيةالخير 3 ปีที่แล้ว

    Mazha allh apyo nasra wax badan wka fa'iiday Runti rbbi haku xafido frxad waarta ayan ku rajaynya inzha allh

  • @nasravip4435
    @nasravip4435 3 ปีที่แล้ว

    waa kahelay xabiibti ajir iyo xasanàad aan lasoo koobi karin allàah kaasiiyo noo soo badi muu qaalada

  • @salmomohamed9979
    @salmomohamed9979 2 ปีที่แล้ว

    Thnks abyo nasro ilahay hala awal mariyo👍

  • @ifrahahmet
    @ifrahahmet 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasro said ayaa igi helnay thanks qaali