Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul | Dr Abdi Ahmed Caabi

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 653

  • @hodancabdulaahi160
    @hodancabdulaahi160 ปีที่แล้ว +19

    Hooyadaa iyo abahaa janadda alah kawaraabiuo adigana cimri dherr allaha ku siiyo aniga caabuqa sanka ayaa ihaya iisooduceeya inta iga dambaysasa 🥺🤲 hadana bilaawa in.a jassakallh sheikh❤🙏

    • @zakariyemohamed3761
      @zakariyemohamed3761 ปีที่แล้ว

      Hodan abdulahi hada see dareemaysaa
      Ma bogsatay

    • @ashafarah8141
      @ashafarah8141 หลายเดือนก่อน

      QqqqqQ​@@zakariyemohamed3761

  • @fatxicali2187
    @fatxicali2187 ปีที่แล้ว +7

    Cado wareer ayaan qabay lafaha xanuun markan liinta biyo kulul cabay wanka cfmaday alxmdulilah qayr allaha ku siyo waridkaga janadul fardoowso allaha galiyo

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 หลายเดือนก่อน +2

      Byo meqa mraa isticmashy

  • @DiirharoOnline
    @DiirharoOnline 3 ปีที่แล้ว +8

    Dr. Cabdi aad baan u mahadsantahay Allahaa ku barakeeyo wax weyn baan kaa faaiiday maanta.

  • @inacige505
    @inacige505 ปีที่แล้ว +4

    Mashalah ilaHay naxaristii jano ha ka warbiyo adunka iyo akhriba liiban walldinta alaHa haw naxristo hada nol yihin cibriga alaha ha barkiyo adigana cimri dheer iyo cibada suban waxabadan no fa idaysay 🤲

  • @ladanehx
    @ladanehx 6 ปีที่แล้ว +15

    Maansha alaah Ilaahay adiga iyo waaldiintaaba u naxariiso arin caafimaad leh ayaad umada u keentay waana kaaga mahadinaynaa iinsha alaah dad badan oo tijaabiyayna waan arkay aniguna sidoo kale

  • @fartunali390
    @fartunali390 7 ปีที่แล้ว +13

    Dad badan oo qalbiga ka jirran baa hal kaan waxku soo qoray
    Xaasidiinyahay wasakhdaa ammaan siiya dr caabbi
    Mooryaanyahay mooryaantu dhashay liindhanaan iyo biyo kulul waxba katarimayaan kuwa quluubtoodu maaraysatay ee munaafiqiintaah
    Dr caabbi jazaakallaahu khayran

    • @macalinkaxasan6128
      @macalinkaxasan6128 6 ปีที่แล้ว

      Waamahadsantaha

    • @qaranbilenews1143
      @qaranbilenews1143 6 ปีที่แล้ว

      Fartun Ali
      Caabi waa qabiili ee isagu qabiilka ha iska daaweeyo waayo waxaan oran lahaa kani Dr qabiili

    • @qaranbilenews1143
      @qaranbilenews1143 6 ปีที่แล้ว

      Magaaladaas aad sheegey maxad kadoontey.Dt qabiili Dr beenaale

    • @ubahyusuf7
      @ubahyusuf7 6 ปีที่แล้ว

      Fartun Ali

  • @drnuurtasheikh4392
    @drnuurtasheikh4392 7 ปีที่แล้ว +6

    MAASHAA ALLAH waan isticmaaley waana ku cafimaaday Alxm Dr ALLAHA KA ajir siiyo

  • @CabdinuurAadanjaamac-nx9qv
    @CabdinuurAadanjaamac-nx9qv ปีที่แล้ว +2

    والله صدق رسول صلى الله عليه وسلم
    حيث قال (تداو ياعباد الله فإن الله لم يضع داء اإلا وضع له شفاء)
    جزاك الله خيرا في الدارين 💞👍🏻

  • @mahamedaidid6232
    @mahamedaidid6232 6 ปีที่แล้ว +19

    maanta waxaan arkay oomarkhaati ka ahaa labo qof oo ii dhawaa oo madaxu xanuunaayey ayaa liindhanaan madaxa marsaday labadiiba way bogsadeen anoo agtaagan walaahi

  • @dujaanaahmad7977
    @dujaanaahmad7977 7 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah wa run wlhi ani walalkey ba. Ku caafimadey 40 san ka hor shukran jzk allah ha ka abal mariyo

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency 6 ปีที่แล้ว +12

    Jazaaka laah qeyr hada xanuun gaas ayaa i haayay waan tijaabiyay ilaheey ayaa daawo iigu daray alxmdulilaah thank you 🙏

    • @engalisalad2023
      @engalisalad2023 6 ปีที่แล้ว

      Ma hubtaa meeqo maalin kugu qaadatay suldan

    • @nimcomahamed5183
      @nimcomahamed5183 6 ปีที่แล้ว

      mustafe Galeyr

    • @GggGgg-be8xp
      @GggGgg-be8xp 2 ปีที่แล้ว

      Walal ameey gaas kuugu kicine liinta iso jawab gasaa i hayo inabilawa rawa

    • @muniiisha1485
      @muniiisha1485 ปีที่แล้ว

      M. Dr qof uur leh ma cini karaa

  • @bisharoyusuf5537
    @bisharoyusuf5537 7 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah sheekh caabi alaha ku xifdiyo

  • @munacadey7171
    @munacadey7171 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka laahu qeyran insha allah wa baaraka alaahu fiikum anta wa ahlaka insha allah sheeq caabi wey kuu gaari doontaa sadaqadan waalidkaga insha allah

  • @niyaadahmed8337
    @niyaadahmed8337 7 ปีที่แล้ว +2

    jazaakumulaah qeyr labadaada waalid janadii allaha geeyo adiga iyo walidkaa dembi giina allaha dhaafo insha allaah wn isticmalaa

  • @jiijomuusexaaji1534
    @jiijomuusexaaji1534 7 ปีที่แล้ว

    Qeyr allaha ku siiyo waa isku arkay kaadi badan iyo dhidid iyo wax yaabo kale qeyr allaha ku Dr waa kugu dhahad celi masha

  • @f.o847
    @f.o847 2 ปีที่แล้ว

    Jazaa kallaah khayr.
    dambigeena iyo dabiga waalid keemba
    Allaha dhaafo iyo kiii Muslimiintoo dhan

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 7 ปีที่แล้ว +5

    Waa runtiis wadaadkaan aniga caloosha aa iga furfuureysey Allahmdulillaah markaan tijaabiyey illaahey caafimaad uu igu siiyey. Wabaasiirka xitaa markaan biyihi kululaay aan cabey waaba iga shuuqdey musqusha ima dhibto haddana kaadi badan illaahey amarkiisa. Hal maalin aan wax badan miirtey waa ku wareerey. Markaan 3 jeer dhiijisto waa igu filantahay. Ee qiyaas u qaata.

  • @nadifanoor9476
    @nadifanoor9476 6 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah adeer waad mahadsantahay jazaakallaah

  • @engneermohamud7164
    @engneermohamud7164 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakkllaah Kheee shiikh allaha Fambigaaga iyo Dambiga waalidka allaha dhaafo

  • @abdullhiissaq1585
    @abdullhiissaq1585 7 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله!
    الله أكبر
    جزيت خيرا د أحمد.

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +1

    ❤s❤c❤w❤❤allaahu❤❤akbar❤ader jisakumallaah walidkaga iyo adigaba nxris janno allaha idinku abaalmariyo iyo dhmn islmkodhan iyo walidentenii inti dhimtay ehel iyo wllba janno allaha ku abaalmariyo aamiin yrabbii mhdsnid

  • @sameerayousef8047
    @sameerayousef8047 10 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله نصيحة جدا جيدة اجرب من بكرة بإذن الواحد الاحد

  • @maryanahmed7228
    @maryanahmed7228 7 ปีที่แล้ว +3

    ilahey haku siiyo aduun iyo aqiiro taama jazakallaahu kheyran

  • @abdimaligmohamed7867
    @abdimaligmohamed7867 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sheikh jazakallah kheeran

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 หลายเดือนก่อน

    MASHALLAH SHEIKH JAZAA KULA KHAYR WAA SUBXALLAH MUCJASADA LIINTU

  • @ShortmanShortman-wo6jv
    @ShortmanShortman-wo6jv 6 ปีที่แล้ว +1

    maa sha alah waa lid kaa alaha u na xariisto iyo adigsba

  • @luulxasan3246
    @luulxasan3246 6 ปีที่แล้ว +1

    jasaaga laaah shiikh Dr kheer Allah kusiiyo janatul fardoosa hooy kaaga Allah ka dhigo

  • @cashoxasanhenna3796
    @cashoxasanhenna3796 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh illahey haku dabi dhafo adunyo iyo aqiro adiga iy walidka illahey naxriis jano haidin siyo Aamiin

  • @leilasheikmohamed1052
    @leilasheikmohamed1052 6 ปีที่แล้ว +1

    Adiga ehelkaagaba alle ha xafido caafimaadna ha idinsiiyo jana aduun iyo mid aakhirana alle ha idiinku deeqo waaridkiina alle ha unaxariisto fardawsul aclaa alle hageeyo amiin

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 7 ปีที่แล้ว

    Jasaakallah khayr janadii fardowsa allah ha ku geeyo

  • @fitaaxaweis4542
    @fitaaxaweis4542 6 ปีที่แล้ว +1

    Qeyr illahey haku siyo adiga iyo walidga

  • @luulmuse9488
    @luulmuse9488 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah Dr alle haidin dhawro adi iyo ehilkaga ba aduun iyo akhiro iyo muslimka dhmnti

  • @AyanAli-km4fv
    @AyanAli-km4fv 7 ปีที่แล้ว +4

    mashaallah amin ilahe haku xafido adiga iyo familykada.wan tijibin inshaallah

  • @maryamali9714
    @maryamali9714 7 ปีที่แล้ว +2

    جزائك الله خيرا

  • @aminabare865
    @aminabare865 7 ปีที่แล้ว +3

    Adiga iyo waalidiintaadaba janatul firdowsa ALLAHA idinkugu bishaareeyo

  • @ayaandagan4962
    @ayaandagan4962 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheekh jaskumullah illahy haka abal mariyo faa idoyinbbadan oo lintu lethy aya no sharaxty jas igaga alle jano haka dhigo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaaciilsheikh926
    @ismaaciilsheikh926 6 ปีที่แล้ว +6

    mahadsanid janada allaah kugaliyo adiga iyo waalidkaaba

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q 2 หลายเดือนก่อน

    Dr Axmed cabdi caabi, janno fardowsa alle hakugu bishareyo adiga iyo walidkaa aamin❤❤❤

  • @omarnuh
    @omarnuh ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much Dr: Abdi Ahmed Abi
    I have been using The Limoen for along time
    Till my Doctor said to me what you have use because i didnt ask him one qunine for more than 10years.( Alhamdulillahi Rabil Alamin Alshukri)sat.10:26pm.17dec.2022.holland.

  • @fatimaosman4089
    @fatimaosman4089 7 ปีที่แล้ว

    Maa sha alaah baarakalash fiikum faa idooyin baa kahelay

  • @jamacnajax338
    @jamacnajax338 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shiikh Allah haku xifdiyo ana illaahay hanaga siiyo càafimad khayr qaba isha Allah

  • @maqosle3944
    @maqosle3944 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haku abaal mariyo hooyadaa iyo aabahaana rabbi ha u naxariisto

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 7 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallaahu kheyr. Illaahey ha ku xafido adduun tamaam iyo aakhirana janatul firdowso. Ameen

  • @alpi143abdalle8
    @alpi143abdalle8 7 ปีที่แล้ว

    maasha Allah sheikh Allah haku xafido

  • @maxamuudaxmed954
    @maxamuudaxmed954 3 ปีที่แล้ว

    alaah khayr hakugubedelo adiga iyo walidiintaba janatul fardawsa hageyo

  • @maxamedcabdi2232
    @maxamedcabdi2232 หลายเดือนก่อน

    Allh ha ku barakeeyo adiga iyo caruurtaadana allh haku xiftiyo

  • @maxamedjeele5876
    @maxamedjeele5876 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah jinada ale haku geeyo adiga iyo waalidkaaba

  • @sumayahussien9268
    @sumayahussien9268 6 ปีที่แล้ว +11

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

    • @anuahmed7573
      @anuahmed7573 ปีที่แล้ว

      P5555ssdŕrŕrttþtþrrz6yyttt5tþþ5⅚6ujvby

    • @fatumahassan627
      @fatumahassan627 ปีที่แล้ว +1

      @@anuahmed7573 what do write

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    Ala ha u naxariisto dhamaan waalidiinteenii Aamiin

  • @saciidasaafi973
    @saciidasaafi973 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazaka laah qeyr

  • @mahamedxidiro754
    @mahamedxidiro754 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaalaah Mashaalaah Mashaalaah ilaahay ajjar iyo xasanaad alle ha kaasiyo

  • @sasacaca3699
    @sasacaca3699 6 ปีที่แล้ว

    Salafmediya aad iyo aad baad ugumahadsan tihiin in aad noo soo gudbiseen dr ka cilmigiisa baaraka laah fiikum dr kana ajar alaha ka siiyo anigu ilaahey caafimaad buu iiga dhigay liinta alxamdu lilaah waxaan idinka codsanayaa inaad noo soo gudbisaan marar badan wali cilmigiisa waynu u baahanahay qaasatan hadii la caafimaaday mudo ka dib ma la cabi karaa xanuun kale haduu yimaado laa qadara laah

  • @sarahs2565
    @sarahs2565 7 ปีที่แล้ว

    jzklaah Dr ilaahey waalidkada I adiguba ha idiin denbi dhaafo janadi allaha kugu bishaareyo insha allaaah aamiin ya allah

  • @osmangeele2446
    @osmangeele2446 7 ปีที่แล้ว

    Ellahay haku xifdiyo waan istjc maalidoonaa insh allah

  • @lamahuraanchannel5733
    @lamahuraanchannel5733 7 ปีที่แล้ว

    jasaja laahu Dr waansamayndoonaa dadbadana u sheegi doonaa

  • @yaxyesamiir4349
    @yaxyesamiir4349 3 หลายเดือนก่อน

    Mhd snd dr walid kga alle ha.u dhambi Dhafo janatul firdows alle haka warabiyo🙏

  • @sagalali5983
    @sagalali5983 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle ha ku xafido.

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 6 หลายเดือนก่อน

    Thnk you dr alh kushrfo jazaklh khyr

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 ปีที่แล้ว

    Maasha allah maasha allah walahii waa farxad iyo faa,ido weyn

  • @zahraabdullahiali3414
    @zahraabdullahiali3414 7 ปีที่แล้ว

    sheikh jazaka Allah kheyr

  • @nazibali6169
    @nazibali6169 4 ปีที่แล้ว

    Ajar allah kaasiiyo Dr dijaabo ayaan ku sameeynayaa insha allah ilaah cafimaad ha inuku siiyo adikane sadaqada jaariya allah kaka dhiko

  • @khadijaqurux660
    @khadijaqurux660 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allaha ku sharfo sheekh waxa weyn ayan kaa faideysanay

  • @aqoonside7090
    @aqoonside7090 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Alaah Dr.caabi janatul fardowsa baara kalaahu fiik

  • @barkadabdi1653
    @barkadabdi1653 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku xifdiyo ABOO

  • @abdimohamed7432
    @abdimohamed7432 7 ปีที่แล้ว +5

    MASHAA ALLAH Cilmiga alle ha ku Barakayo aad noo soo Gudbisay Xasanadka alle ha kugu daro Amiin

    • @khalilsaed8108
      @khalilsaed8108 2 ปีที่แล้ว

      Cabdi caabi nambar Kaaga disagre

    • @khalilsaed8108
      @khalilsaed8108 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi caabi nambar kaagashaashadasoodhig

    • @zamzamdualle3383
      @zamzamdualle3383 ปีที่แล้ว

      Ascww
      Walaal ALLAAH ha barakeeyo
      Suaal
      3 Koob ee biyaha ah kulul ah mid kasta ma jeex Liin ah baa lagu darayaa

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 หลายเดือนก่อน

    اللهم امين شكرا لك ❤❤ Rabi haku siiyo niyadaada waxay jeceshahay

  • @kulmiyecabdi1972
    @kulmiyecabdi1972 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alehaku barakeeyo shekh

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku barakeeyo waalidiintaadana alle haka jasaayi siiyo

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheekhoow ilaahay haku barakeeyo oo haku xifdiyo waxaad noo soo gudbisey khayr waan aan tijaabiyey weyna i anfacdey

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 4 ปีที่แล้ว

      xanuunkee u isticmaashay oo aad kaga ladnaatay wll iisoo jawaab

  • @sheymaa114i9
    @sheymaa114i9 7 ปีที่แล้ว +2

    maasha Allaah jazakalaahukhayran

  • @umaaliyahessa3155
    @umaaliyahessa3155 หลายเดือนก่อน

    Waan tijaabinayaa insha’Allah, 10 beri markaan istici maalo anaa idinla wadaagaya. Waxen bilaabaya 6 June 2024 insha’Allah

  • @deeqoladan407
    @deeqoladan407 7 ปีที่แล้ว +1

    Kheer allaah hakusiyo sheekh

  • @abdishakurhassanhussein163
    @abdishakurhassanhussein163 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid dr Abdi Caabi

  • @laylaaxmed2055
    @laylaaxmed2055 7 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah qeer walaalajar allaha kaa siiyo

  • @fowziassecretrecipes
    @fowziassecretrecipes 6 ปีที่แล้ว +2

    Allaha kaa ajar siiyo dad badan baa ku caafimaaday

  • @anasmaxamed5841
    @anasmaxamed5841 2 ปีที่แล้ว

    Jizakalaahu Qeyr allha ka abaal mariyo

  • @Jacfarmaxamedxmuuse
    @Jacfarmaxamedxmuuse 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay waalidintada janatul firdowsa ha ugu deeqo

  • @maxamedakram3493
    @maxamedakram3493 6 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku barakeeyo Dr.cabdi axmed caabi , sido kale waad mahadsan tihiin salaf media.

  • @Hooda36
    @Hooda36 7 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah walaal illaahay haku dhawro and thank you for your advice👍

    • @isseabdi3810
      @isseabdi3810 2 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah adiga iyo waalidkaa Allah janatul firdowda ha adiin gelyo aamiin

  • @mustafibraahimali3898
    @mustafibraahimali3898 6 ปีที่แล้ว +2

    asc waxan salamaya sheekh cabdi caabi waxan u mahad celinaya salaf madia wxan shekha ugu ducaynaya aduun iyo aaqiro in illaah u wasiciyo cilmigiisa uuna siiyo rali galintiisa masha allah

    • @asiyaabdi2636
      @asiyaabdi2636 6 ปีที่แล้ว

      Manshaalh ilaahay janada hakugeeyo

  • @sayidomarosman1853
    @sayidomarosman1853 7 ปีที่แล้ว +2

    jazaakal Allah qayr

  • @shiriinhasan363
    @shiriinhasan363 7 ปีที่แล้ว +4

    Insha allaah alle abalkada janatul fardows alle haka dhigo adiga iyo ehelkada

    • @nstahayosalo8740
      @nstahayosalo8740 3 ปีที่แล้ว

      Alle. Haka. Abal.mariyo.walidiin. Tadana. Alle. Ha. Ku. Garsiiyo

  • @AhmedMohamed-pu7tw
    @AhmedMohamed-pu7tw 6 ปีที่แล้ว

    Jasakalah wll alle haw naxaristo walidka iyo muslimkanoo dhan

  • @cabdijabaarcali369
    @cabdijabaarcali369 5 หลายเดือนก่อน

    maashaa allaah guulayso walaal waa naseexo wanaagsan

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @ifraahahmed7425
    @ifraahahmed7425 7 ปีที่แล้ว

    masha allah jazaaka llahu khayr

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah👍🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖♥️💜💚🌹🌹

  • @m.a.k1853
    @m.a.k1853 7 ปีที่แล้ว +17

    dr.ku waxa uu shegay wax saxan iyo wax qaldanba wey isigu jiraan addunkan qof wax wada saxan sheega ma jiro..
    1. liinto waxay leedahay acid farabadan (citric acid +ascorbic acid ) marka indhaha iyo sanka waa khatar in loo isticmalo hadii aad waayo badan isticmaashidna indhahana wey ridi kartaa sankana waxay kugu sababi karta allergy ama cancer mida kale wax walba oo acidkisu badanyihin loguma dhegdhego ,
    2. biyaha kulul iyo liinta waxey kordhiyan metabolismka taa aya kenta calamadaha uu dr.ku sheegay sida ( daacada ,gaajada,riixda)...waana fiicantahay hada cabtid
    3. waxa liinta jirka laiska mariyo waxyaabo badan oo isku jiro weeye mida koobad hadii aad acid malin walba jirkaga marisid skin kaga dhibato yey u keeni karta hal mar iyo labo mar waa iska caadi ,mida kale liinta aad jilbaha ama aad jirka kale marineysid ma aha iyada waxa aad xunuunka kaaga baaba"ayo ee waa ku celcelinta gacanta taa oo u dhiganta massage oo kale massagekana wuxuu kordhiya serotoninka iyo dopa ga iyo hormone kale kuwaa oo qofka ka baabiya xanuunka isla markana ka dhiga qof faraxsan
    4. acidka (ascorbic acid) yaaa keena in uu dhegdhego dhiig istaaga hadii liinta la mariyo meesha uu dhiigu ka socdo
    5.seed ka lemonka isaguna ma keeno fuuntow wax layirahdo seed kaa waxa ku badan salicylic acid ama aspirin kaa oo madaxxanuunka loo siiyo carrruurta

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว +15

    Maasha alah aniga ayaa isticmalay mudo hal isbuuc ka hor Walaahi maalin tii iigu horeysay Waan ku xanuun saday dhidid fara badan aniga dhan dhan Waan saqraamay caloosha lalabo eyr fara badan oo caloosha ka dareemayay Alhamdu lilaah ka dib Waan ku caafimaaday kow maxaan ahaa dadka aad caloosha u adkaa mar marka qaar hal isbuuc maanan aanan jirin mushqusha hada Maasha alah anigana dhan qafiif baan dareemayaa teeda kale waan buurnaa Waxaan dareemayaa celeyskii I saarnaa ayaa iga sii dhacayo Maasha alah jirkeyga nadiif nuur qaas ahaan maqaarkeyga ilaahay janada ha kuugu bishaareeyo noolow waligaa adeer mcn

    • @user-yt5ox8cm9f
      @user-yt5ox8cm9f 7 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo aniga isbuucan ayan bilaabey matiijo fican rajeynayaa inshaa alaah ❤

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-yt5ox8cm9fabyo iwrn wx natijo ah maheshy

    • @user-yt5ox8cm9f
      @user-yt5ox8cm9f 6 หลายเดือนก่อน

      @@DumarBilla Haa alxmdu lilaah 🤲

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 หลายเดือนก่อน

      @@user-yt5ox8cm9f mxaa iskaga dawynysay mcnt ilhy hku barkeye meqa bri aa waday

  • @guribila9738
    @guribila9738 5 ปีที่แล้ว

    Allaha kaa abaal mariyo dr lintu waa dawo

  • @subanhyasin7357
    @subanhyasin7357 7 ปีที่แล้ว

    jazakkallah khayr

  • @h.hasanyaarabiadnan5266
    @h.hasanyaarabiadnan5266 7 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah allaahuxafido

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallah khayr

  • @cumaribraahin2909
    @cumaribraahin2909 7 ปีที่แล้ว +1

    wall allaha abaaliyo janotu firdawsa allaha idin geeyo adiga iyo ehelkaagaba

  • @alexaplis6912
    @alexaplis6912 2 ปีที่แล้ว +1

    Adiga iyo waalidkaaba janatul firdoows allaha idingeeyo

  • @abdinasirwarsame9983
    @abdinasirwarsame9983 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waa dawo fiican

  • @hawaali3585
    @hawaali3585 7 ปีที่แล้ว

    Allaah ha gaarsiiyo waalidkaa

  • @mahmuodali8164
    @mahmuodali8164 6 ปีที่แล้ว

    Mncha allAAH alle ha kaa abaal mariyo

  • @abdinoorgedi7029
    @abdinoorgedi7029 ปีที่แล้ว

    Jazakallah Dr.

  • @abdinuur2699
    @abdinuur2699 6 ปีที่แล้ว

    Alle haku xifdiyo