U DHAMEE GEBI AHAANBA CAAJISKA WAX AKHRISKA! I WADADA GUUSHA #8

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • MAANTA AYAY KUUGU EGTAHAY CAAJISKA AAD DAREENTID MARKAAD WAX AKHRINAYSID! 6 TALAABO OO CAJAAIB AH!

ความคิดเห็น • 590

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 3 ปีที่แล้ว +130

    USTAAD ayuub Sakiin Soo noqo wanaagsan runtii waan kuu xiisnay❤🙏

    • @saafiomar4579
      @saafiomar4579 3 ปีที่แล้ว

      Haa waliba zaid illahy dartis wll♥️❤️♥️❤️♥️❤️

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 3 ปีที่แล้ว +13

    1:Goaan Adag iyo Talo saarashe Alle wayne
    2: Hadafku waa inuu. Mustaqbalkayga laxidhiidha- Dhinac Diini iyo Maadiba
    3:In aan xasuusto, in aanu jirin wax adagi ilaahey Talosaarashaded

  • @salmah3062
    @salmah3062 3 ปีที่แล้ว +40

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @updyfatahhuplale6879
    @updyfatahhuplale6879 3 ปีที่แล้ว +30

    Mahadsanit ustaadkyga kuugu faanaa dhabtii waanku jecelnhy ustaad ayuub yuusuf

  • @sacdiomohamed8334
    @sacdiomohamed8334 3 ปีที่แล้ว +9

    Ustaad waxaan xiiseeya mrksta in aan buugaag bdan akhristo blse xag dhaqaale ma ihi qof aaad usareya blse da,deydu waa 18 jir waxn bilby in aan akhriyo buugaag bdan waxn jeclysty in aan noqdi qof xikmad io caqli bdan waxn ahy galaska f2 runti mrksta sida aan ku heli lhaa ayaan ka fkra wxna joga mgalada garowe hdii aad icaawin krtid ustaad icaawi👏👏👏👏

  • @abeauty7175
    @abeauty7175 3 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah dib so labashadad wan ku faraxsanahay

  • @abdirahmanhassan121
    @abdirahmanhassan121 3 ปีที่แล้ว +25

    The first viewer. Soo dhawoow markale Mr ayub, maanta hawl badan baa ii taagan haddana caajis baan khaati ka taaganay.

  • @zakariyemohamed3943
    @zakariyemohamed3943 3 ปีที่แล้ว +10

    Halmar as kusalino nabigena Muhammad scw

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 3 ปีที่แล้ว +1

    dhamaan jawaabahan qortay iyo kuwa ustaadku waa isku mid mahadsanid ustaad qaab fiican ban kaala qayb qaadanay mowduuca muhima weeji shukran macalin

  • @ahmethzakirmohamoud334
    @ahmethzakirmohamoud334 3 ปีที่แล้ว +12

    Walal qalih aad iyo aad kuguh xiisay wlhy jacayl an kuuh qabo vidiyooshada kuh celceshan jiray
    Alle hakuh zharfo walal
    Azxapta 200k inyar ka dhiman marla channalka sii faafiya waa codsih siH walalLah kale ugah faaidaystan
    Thanks❤👆

  • @xadaariwiilsare6480
    @xadaariwiilsare6480 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank you ilaahoow ayuub jannatu fardawsa kawaraabi

  • @hanayusuf2998
    @hanayusuf2998 3 ปีที่แล้ว +7

    Macalin Ayub Mahadsanid waxaad najecleysiisaa wax aqrinta oo runtii Muhiim u ah nolosheena, mar waliba aan wax aqrino cilmina wuu inooga siyaadaa maskaxdeenana way ku kobacdaa. Wax bdn ayaan kaa faa'iiday Mahdsanid.

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء لله
    wa alxamdulillah haddad dib nooso labaty ustad wanba is weydinaynay waana wada sugeynay dhmnten.

  • @nadamoha4309
    @nadamoha4309 3 ปีที่แล้ว +2

    hdan dhul fadhiyaaa I am so exhausted to continue reading😩 after to morrow I have exam pls pray for me thnk you .
    I need to ask you question before this year it was to easy to read whole lectures and their reverence less then 12 hrs but just 2 lecture I read whole the day😩😩😩😩 why😩😩😩😩!!!!!!????? wallah I think that it’s environment I get All my answer in here 🥰

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 3 ปีที่แล้ว +38

    Soo noqod wanagsan. Xalay baan anoo TH-cam baadh-baadhey ku soo xasuustey. Waabad timi. Soomaalida waxay yidhahda "Cimri dheera" ama "Dhegta is-qabo" waan ku tabney. Soo dhawoow🤗😍

  • @sunaliitamoha1853
    @sunaliitamoha1853 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaadi waan ku xiisnay ee halke ka baxday miyad xanun satay hdad xanun san thy Alle haku caafiyo mise shaqo ba ku jirta ustadi qoralkeyga hadad aragtay repaly iso gal)😭🔥🔥❤💓

  • @zhugriahmad1837
    @zhugriahmad1837 3 ปีที่แล้ว +5

    ما شاء الله بارك الله فيك يا أخي كريم وجميل شكرا جزاك لله خيرا خير جزاءه يااخي

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 3 ปีที่แล้ว +19

    The presentation, content and video editing are amazing and on point. Thanks.

  • @mahadqaala5740
    @mahadqaala5740 3 ปีที่แล้ว +2

    Allh ku xafido usted

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanty anigoo wax akhris khasab ah wada ayaan yutub furay mise fariin taan ayaa ii taal thank you ustaad wlhi wax aan kaa faaiidayso kama faaiido jamacad iyo school midna waan u xiisay dhiiri galintaadii soo laabo plse🙏
    Mahadsanid

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ,Rabbi hakuxafido,run ahantii wanu kuxisnay hadanahay Bahda guusha🙏🙏🙏

  • @kawsariiinamaxamuud701
    @kawsariiinamaxamuud701 3 ปีที่แล้ว +11

    اللہ یخفطک سلطان ایوب🌷

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabaarakallah ustaad ayuub yuusuf sakiin imtixaan ayaa igu soo socdo waqti wanaagsan ayaad soo galisay

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ayuub waan kuu xiisnay waliba aad iyo aad ustaad fadlan soo noqo waan ku waaynay

  • @cayuushcabdullahi3
    @cayuushcabdullahi3 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqtigaa ubaahnaa ayaa kuso aadisay wana ka faidesanaa mahadsanid dr ayuub wax aqriskaa ku wareersanaa wlh waan kaga mahad celinaa videogan thnks 👍🙏

  • @haawamahamud9803
    @haawamahamud9803 3 ปีที่แล้ว +4

    صلى الله عليه وسلم

  • @keynaanyare6985
    @keynaanyare6985 3 ปีที่แล้ว +8

    M.a ustaad welcome back❣🔥

  • @sumayaabdisamad7619
    @sumayaabdisamad7619 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد.

  • @guledkhadar2186
    @guledkhadar2186 3 ปีที่แล้ว +8

    عليه أفضل الصلاة وأتم التسليم 💯

  • @yonisyare7270
    @yonisyare7270 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad

  • @Elyashagi
    @Elyashagi 3 ปีที่แล้ว +1

    Alinky Adeerkey Yusuf sakiin ky salaamahay wllkay Ayuub ilaahey ky dhowry, from xuddur

  • @aliyahbaryare7406
    @aliyahbaryare7406 3 ปีที่แล้ว

    Wcs mashaa Allah waan kufaraxsanahay soolaabashadada waxakale oo aan aad ugufaraxsahay inaan isku mowqif kanahay faransiiska iyo qofwaliba oo kuxadgudbayo rasuulkeena muxamed(scw scw scw) iyo diinteena islaamka

  • @samalegabose4133
    @samalegabose4133 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran macalin

  • @dreamgirldreamgirl1102
    @dreamgirldreamgirl1102 3 ปีที่แล้ว

    Macalin waxa ka codsanaya ina no so labato wan kuu xiisnay macalin waxa yala badan ayan ka sugeyna waxa tahay dhiira galiya nolosheyda jazakaallah macalin🥰🥰❤❤

  • @fatxiabdalla4371
    @fatxiabdalla4371 3 ปีที่แล้ว +4

    صلى الله عليه وسلم💯💯❤️❣️💓💞💕

  • @bulshoteam1206
    @bulshoteam1206 3 ปีที่แล้ว +11

    صلي الله عليه وسلم

  • @amalayub7203
    @amalayub7203 3 ปีที่แล้ว +3

    haabalyo 200k wllo ayub hormar wacn inshallahhhhh ❤️🥰

  • @ruweydocali9267
    @ruweydocali9267 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad allaha kaa abaal mariyo asxaanka aad noo fashay io dhiiragalintaadah🥺❤❤❤

  • @himilochannel2384
    @himilochannel2384 3 ปีที่แล้ว +1

    Xili ubaahnaa aa helay video thanks ustaaad

  • @RuuneeyMacalin
    @RuuneeyMacalin 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 AA kudaawanooya ustaad mahadsanid mahadsanid ❤❤❤

  • @jimcaleismailabdilahi72
    @jimcaleismailabdilahi72 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah Ustaad Inbadan ayaan Raadinayay Mawduucan 😍

  • @ibraloveofficial6565
    @ibraloveofficial6565 2 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤استاد شكرالك آلله يحفظك ❤🤲❤☝️

    • @ODAYFAJOOROFFCIAL
      @ODAYFAJOOROFFCIAL ปีที่แล้ว

      Dr. Ibra xgan majoogta ar wadilasocota secml Dr. Hhhhhgg

  • @Deeqacabdulqaadir
    @Deeqacabdulqaadir 9 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad allaha ku barakeeyo

  • @khadroxirsi8516
    @khadroxirsi8516 3 ปีที่แล้ว

    Alhamdullah adigo cfimad qaba iyo anagocafimaad qabna ayad nosolabaty mar wlba dhiiri galintada wn ubahanahy yusuf alx
    allah hanaxifdiyo

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc teacher life
    Aad ayaan kuu salaamay dhab ahaantii video gaan waa kii wax aqriskeeyga wax ka badalay thanks keep going teacher

  • @abdallejamac6802
    @abdallejamac6802 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Aan abaal u haayo allaha ku barakeeyo wllh waxbadan ayaan kaa faaiday waana kuu xiisay

  • @fardowsaabdirizack4373
    @fardowsaabdirizack4373 3 ปีที่แล้ว +1

    Mazha allah Uztad Ayuub
    Zoo noqod wngzan
    Xaqiqdii aadbay inoo farxad gelizay soo noqozhada weynu ku xiiznay😍👨‍🏫🤴

  • @khadiijamohamed324
    @khadiijamohamed324 3 ปีที่แล้ว +29

    Waqtigii loo baahna ayaad timid exmka jmcda ayaa igu soo wajahan oo aan 10 bisha galaayo
    Guuleyso ayuub

    • @asiyaiidle
      @asiyaiidle 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllhi maanta ana marka aan daawanaayo 10 casho iga hadhy malinta aan examka glaayo
      Wn rajyn inaa ka faaidaysto 3bil kabacdi ayaan daawday😘

    • @mariin7003
      @mariin7003 3 ปีที่แล้ว +1

      @@asiyaiidle mansha Allah gulesta sister intee ku noshahay sister welcome

  • @amaalsidiiq7469
    @amaalsidiiq7469 3 ปีที่แล้ว

    Macalinkayga aad baankuu taa geera waxbadana waankaafaa idaamagaca amal macnihiisa iisheeg hare usocaankuleeyey 💪💪🖒🖒👏👏

  • @bintuabduqadirosman1764
    @bintuabduqadirosman1764 3 ปีที่แล้ว +6

    Scw scw scw ❤️
    Wlhi Wan ku weynay Lkn waxaa noola imaaty mowduuc wanagsan aad ugu bahnaa mahad sanid

  • @daaudcabdiraxiinmaxamed4230
    @daaudcabdiraxiinmaxamed4230 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaad waan kusalaamey

  • @mazbaljam891
    @mazbaljam891 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustad ayub thanks 👍

  • @abdimahamed659
    @abdimahamed659 3 ปีที่แล้ว +5

    Ruug cadaagii soo rogaal celi, waan kuu xiisnay macalin. Macalin waxaan rabaa inaan kaa codsado inaad soo samayso video ku saabsan Wax barashada:
    Tusaale ahaan;
    Marka aad secondry ka baxday muddo dheer kahor oo aanad waxba baranin mudadaas waxna aanad akhriyin, muddo dheer kadib waxaad go'aansatay inaad waxbarashadii dib ugu laabato, waxaa jira in aad xataa iloobayso sida qalinka loo qabsado macalin waxaad ila wadaagtaa qodobo macquul ah oo aan si deg deg ah ugu noqdo qof dedaal dheeraad ah sameeya

  • @Filsanmohamed-ir5ku
    @Filsanmohamed-ir5ku 7 หลายเดือนก่อน

    Cimri dheer iyo caafimaad alaha ku siiyo ustaad

  • @farhiadiamond5721
    @farhiadiamond5721 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad soo laabasho wacan
    Waan kuu xiisnay.

  • @maxamedosman7608
    @maxamedosman7608 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad ayuub❤

  • @xaatimmacallin866
    @xaatimmacallin866 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub Akhii wllhy wan dhartayee taloyin aad isiisay oobadan markan dabaqay oo rabi kaalmo waydiistay wllhy imtixankaygii waxan keenay 100% oo la aamini wayay umadoo dhan oo kuhelay bilasha jamacad hadana f4 ahay iisooduce inaan hawl galan raba cajis ihaya aaad aad uwayn

  • @abdisamedmohamedfarahbiti9814
    @abdisamedmohamedfarahbiti9814 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad baad u mahadsantahy runtii waxaan kugu xidhnaa ilaa mudo ku dhow 4 sano waxaan dhihi karaa video kasta wax wayn baan ka faaiiday jazaka Allah kalimah dayibah 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🔥🔥🔥🔥we love you waan ku jecelnahy ustaad ❤️❤️❤️

  • @mohahadaafow1065
    @mohahadaafow1065 3 ปีที่แล้ว +1

    M. a ustaadi ayuub allaha ku xafido

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 3 ปีที่แล้ว +1

    Macllin ayuuub w Ku xiisnay runtii taloyinkaga wa tabnay Alle haku xafidoh adi qoyskagaba

  • @Yakko49
    @Yakko49 3 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo 200k welcome back I can’t wait 😜 your next video 💙❤️

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 ปีที่แล้ว +2

    Miss u teacher,waan ku tebnay maxaa ku helay i hope inaad fiicantahay,Samo ku waar maclin🙏❤

  • @farduzdahir3719
    @farduzdahir3719 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ayuub solabasho wacan wakuxisnee😘❣

  • @abdimalikmohdabdisalam8464
    @abdimalikmohdabdisalam8464 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad soo dhawow mar kle wlhi xili an imtixan u diyar garowayay baad soo galisay mhdznd alle haku sharfo

  • @maimun6551
    @maimun6551 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayuub wey is waafaqeen xalkaga iyo xalkeyga mahadsanid in badan

  • @sacdiyosalaadmohamed-im2vo
    @sacdiyosalaadmohamed-im2vo ปีที่แล้ว

    Maasha Allah wll qaaliya cimri dheer oo caafimaad iyo cibaado suuban wata Allah ku siiyo inshaa Allah

  • @kawsarkadar6826
    @kawsarkadar6826 3 ปีที่แล้ว

    Thanks apowe jawabhan qoray dhan aya hada ishegtY

  • @drsxafsaxasan8080
    @drsxafsaxasan8080 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad msh llah waankahelay firadaada soo naqot wanagsan

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 ปีที่แล้ว +4

    Ayuub shalaybaan daawanaayy barnaamij aad leedahay wxaan is waydiiyy xaguu Horta Ka dhacay odaygii ayuubow waanu kuu xiisnay

  • @hodanbarre4176
    @hodanbarre4176 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh thanks sad noogu daa iidaysid marwalba

  • @maryanahmed8269
    @maryanahmed8269 3 ปีที่แล้ว

    Asc ayuub aad bad umahadsantahay dhiiri galinta fiican ee aanoosojedisay allaha nagadhigo kuwii wax kuqaata adigana ajar iyo xasanaad Allha kaasiiyo aakhira iyo aruunba 👍💖

  • @sacdiyabahadoon5020
    @sacdiyabahadoon5020 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wall ayuuba waaan kuu xisanay isku soo noqod wacan

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 2 ปีที่แล้ว

    Intee kabaxdey ustaad ayub waalagu waayee waan uxiisney dhiiri gelintaadii

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan3766 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustdaad sonaqasho wacan

  • @abdallamohamed4439
    @abdallamohamed4439 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaah soonoqd wanaagsan Ustaad

  • @abdallaallasow2659
    @abdallaallasow2659 3 ปีที่แล้ว

    Ayoub marka aan dhameeyo wax barashada ayaan wada hadli doonaa aniga io adiga insha allaah wadna caabisa alle haku caabiye ayoub i oglow inaa kula hadlo waa marka aan wax barashada ii dhamaato waa hadi aan nolnahy

  • @hamdi7475
    @hamdi7475 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan arday kunool kenya waxaan dhiktaa school waxaan ahay arday cusub jinca walbo imtixaan ayaan kalaa natiijada waala sheeka laakin natiijada kuma farxin

  • @nuuramoaliim3623
    @nuuramoaliim3623 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah ad iyo aad ayaa u mahadsantahay wa nofaideysay jazakallaahu kheyr

  • @sumayochenel5297
    @sumayochenel5297 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah run ahantii aniga wax badan ayaa kafaiday sida cajiska laiskaga bixiyo iyo sida jadwal loo samesto waad kumahadsanthy sida aad markasta noo dhiiragalisid guuleeso waligaba hora usoco

  • @BeLikemartin
    @BeLikemartin 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher

  • @dr-nursaladosman9213
    @dr-nursaladosman9213 3 ปีที่แล้ว

    1.waxaan kuxalin karaa inaan doorashooyina badan aan leeyhy inaan kala hormariyo mid midne aan u aqriyo.
    2. Inaan hadafkeeyga kadhigto iyo rabitaankeeyga.
    3.waxan kuxalinaayaa inaan maskaxda usheego inaan sameyn karo I CAN DO EVERYTHING AND ITIS EASY FOR ME
    4. Inaan meel dagan aan raadso oo nidaam ah oo aanan qofna iisoo galeeynin mobelka iyo SOCIAL media ah inaan iska fogeeyo.
    5. Inaan si tartiib ah oo uu rabitaan kujiro ayaan kuxalin karaa.
    6.inaan time table sameysto asxaabteeydane aan usheego inaan waqtiyadaas jaanis heeynin si eeysan hadhoow iiga dhex galin waqtiyadaas waa waqti aan waxbarto inaan dhaho asxaabta iyo familka.
    Jawaabahaas ayaa ah aniga fikir ahaan inaan kuxaliyo caqabadahaas

  • @malak4651
    @malak4651 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub xage ka baxdey wlh wan ku xisey aniga ahan sawabto ah mar walbo wax ayan ka faidi jirey ilah ajar haka siye wallkey

  • @shaakiracabdallah2075
    @shaakiracabdallah2075 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid yuusufow wllo

  • @saaraabdisaaraabdi2901
    @saaraabdisaaraabdi2901 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustad ayub so labasho wangsan

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Jazzkallahu khayr♥️♥️♥️🎁

  • @kulkaoffaciall7912
    @kulkaoffaciall7912 3 ปีที่แล้ว +2

    Abti walaahi waan kuu xisnay soo noqod wanaagsan

  • @hamdaxikmo5079
    @hamdaxikmo5079 3 ปีที่แล้ว

    MAnsha'allah walaal sare marna barahayga qiimiga badan farxad bay ii tahay inaad mar kale hayada kusoo laabato, ilaa xadna waanu ku tabnaay waana u xiisnay dhiirigalaintaadi iyo mushkiladaha aad nala xalin jirtay....welcome back ustad🎊👏👏

  • @maryanabdi4230
    @maryanabdi4230 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb ustaad ayub masha allah sax wan kugu racsanhy fikirkaga an ku salino sumanaheyna navi mohammed scw scw scw

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah jasaakumullahu kher my teacher ❤🙏🙏🙏

  • @anisoadam1056
    @anisoadam1056 7 หลายเดือนก่อน

    Haa macalin mahadsanid 😊😊😊

  • @FaadumoColow-jy3wq
    @FaadumoColow-jy3wq 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga wallahi maqaano waxaan kugu Mahad ciliyo m.a waxaan alle kaaga baryayaa in waxwalbo oo aad jeceshahay aad heshid

  • @aamiral-hussein9651
    @aamiral-hussein9651 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllky qli waxaan ahay from four ah wxaad moodaa inaad aniga iga hadleyso wllahi illahay ha ku xafido wll mcn mush kilada I ahaysata waxay tahay si aan nan lahayn jadwal aan wax ku ar riyo ee wll ee wllky waxaan kaa cod sanayaa in aad wado un ii tilmaamto wa jawaabtaadu waa ii muhiim wllky qli 🙋‍♂️👏👏

  • @aishaabdullahinur9227
    @aishaabdullahinur9227 3 ปีที่แล้ว

    Haa waa isku wada mid jawabaha isiisay iyo kuwan qortay mr ayuub Cawo 2 October 2020 waxad isisay sidan ugari lahay hadafkeyga waxadba moda muqalkan ino aniga iquseyo mahadsanid inbada Insha allah wan solabndona anigo isbadal muuqdo la imaday Insha allah allah ilgarabkalo adig nah allah ka awalmariyo

  • @mustafeaadem9881
    @mustafeaadem9881 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad waan ku salamay hal suaal ah ayaan ku waydiinayaa hadii lagu dhaho shaqo noocee ah ayaad doonaysaa waan ku siinayba shaqadiiye balse majaalkaagii aad soobaratay aanu halkan ka shaqayn ustaad suaasha sideen uga baxaaa mahadsanid.

  • @sadiachennall9287
    @sadiachennall9287 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @anizacali4729
    @anizacali4729 3 ปีที่แล้ว +1

    Waajib baanaga saarn difaaca Nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw scw warunta wa inaan goyno badecada faransiiska

  • @abdulkadirmohamudsanei4198
    @abdulkadirmohamudsanei4198 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah ustaad Alle hakaa ajarsiiyo

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 3 ปีที่แล้ว

    Yes haa waa xaq waana sax manshlh manshlh manshlh nabiyunaa (muxamadsalalaahu caleyhi wasalam ) that's the good idea really manshlh

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Ayuub I miss you xageed ka dhacdey ilaahay ha ku dhawro 💥💥💥

  • @cabdirahmancelow808
    @cabdirahmancelow808 3 ปีที่แล้ว

    M.a ayuub mahadsanid wll