Sideed Ku HelI Wax Walba | 250 Xeelad Nafsi Cajiib ah |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ค. 2023
  • Maanta waxaan kuu wadaa wax cajiib ah 250 xeelad nafsi ah , wixii aad rabto aad ku heli karto , kaana dhigayso qof haybed leh cajiib ah wax walbana si sahlan ku dhamaysan karo waana buug magacii .. buug 10baneeyo buugaag muhiim ah soo xigtay .
    waxaa mudan in aan ku xusuusiyo arrinkaan mwoduucaan ku saabsan :
    Xeeladahaan aan sheegayno waxaa macquul ah qaar in lagu tilmaami karo dhagar isdaba marin dhakridada dadka .. laakiin arrinkaan ogoow .. hubka waad isku difaaci kartaa isla waqtigaasna dulmi waad ku gaysan kartaa .. xeeladahaan aan sheegi doono u arag sidii hub aad gacanta ku haysato : aad u adeegsan doonto kaliye inta mudan in loo adeegsado ama ugu yaraan caqliayda dadka ayaad ogaan .. koobkaada shaaha ah kuna soo dhawoow mowduuca yaa ahlan wasahlan
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 531

  • @nabadiyonolol8637
    @nabadiyonolol8637 ปีที่แล้ว +294

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah like saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @Khurazanyy
    @Khurazanyy ปีที่แล้ว +96

    Ilaahay baa mahad leh haduu somali kasoo saaray nin saan ah Omer inshar allah Haku barakeeyo wllhi mufakir kaa wacan masoo Marin umadan somaliyed allah cimri dheer iyo cibaado khaatumada kheyr kuugu khatim...🥰

    • @SuhaybSitiin
      @SuhaybSitiin ปีที่แล้ว +1

      Amin

    • @user-jm1pf5ok7n
      @user-jm1pf5ok7n 2 หลายเดือนก่อน

      M.a ina dhiri galino moyee niyad jab uma ogalin ❤❤

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +50

    Allow Qofkii isoo booqda Cimrigisa raaji🤲🥰

  • @AhmedHazzan
    @AhmedHazzan 4 หลายเดือนก่อน +5

    Allahu akbar fadlan like iisaar

  • @RamdaDhipley-jl4rv
    @RamdaDhipley-jl4rv ปีที่แล้ว +11

    Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
    Wuxuuna yiri :
    (والفجر وليال عشر)
    Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu Ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.
    Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah.
    1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.
    2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laga soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.
    3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.
    4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.
    5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga.
    6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.
    7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.
    😎 Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.
    9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا)
    10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana
    wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.
    Ilaahow kuwa loo dambi dhaafo nagu dar.

  • @LOBO___669
    @LOBO___669 ปีที่แล้ว +85

    Lkn Qofka Darajo Uuna Uqalmin Ilama haboona In loogu yeero siduu Nabiga Yiri "انزلو الناس منازلهم " Mahadsanid Wll Omar

    • @IbrahimShaafi
      @IbrahimShaafi ปีที่แล้ว +7

      Wll si qaldan bad wax ufahamtay omer waxa uukawada qofka haduu dadka dhexdooda maqaam kaleyahay io sharaf ugu wac magaca maqaamka Iska hupso wll inta aad wax falcelin🥰🙏

    • @xasanhiil4812
      @xasanhiil4812 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@IbrahimShaafi lkin wlaal yarkaan xumaan masheegin sidu ufahmay uunbow kaahadlay hadalkiisa ceeb malahn

    • @SahroquruxQurux
      @SahroquruxQurux 2 หลายเดือนก่อน

      ​99o9o9o

    • @user-jd4us8hy2v
      @user-jd4us8hy2v หลายเดือนก่อน

      Nabiga zcw wuxuu ujedy qofka tusake boqor hebel waad dhihi kartaa sida uu nabigu u yiri boqorka xabashida. Najashi

  • @nasri8654
    @nasri8654 ปีที่แล้ว +32

    Cumer inshaar ogaansho guulayso guulayso guulayso guulayso guulayso. Wky buugta noogu soodadaal zxb Alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido ❤. Thanks Wky Cumer inshaar Cumer inshaar .

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 ปีที่แล้ว +22

    2:02 Xeeladan waa mid aan tijaabiyay arkayna mana illaawo qofka magacayga inta badan iigu yeedha anna si gaara baan u ixtiraamaa oo ugu yeedhaa.

  • @mizkiahmet8090
    @mizkiahmet8090 ปีที่แล้ว +8

    Xeelada labaad aad baan u arkay waba caadadayda ina qofka magicisa ugu yeedho ana waan jeclhy inu qofka magacyga igu yeero ❤

  • @YousufSheikh-iy6jd
    @YousufSheikh-iy6jd ปีที่แล้ว +192

    الحمد الله الذي هدانا لهذا وماكنا لنهتدي لولا أن هدانا الله، اول شخص ❤

    • @arday661
      @arday661 ปีที่แล้ว +4

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @YasiinJimale
      @YasiinJimale ปีที่แล้ว +4

      ونزعنا مافي صدورهم من غل تجري من تحتهم الانهر وقالوا الحمدلله الدي هدانا لهدذا وماكنا لنهتدي لولا ان هد ان الله لقد جاءت رسل ربنا بالحق ونودوا ان تلكم تلجنة او رثتموها بماكنتم تعملون 😢

    • @cumayrcali2468
      @cumayrcali2468 ปีที่แล้ว

      ما شا

    • @DjibrilBarkad
      @DjibrilBarkad ปีที่แล้ว

      ​@@arday661😊😊😊😊😊😊

    • @caddeshaare3980
      @caddeshaare3980 11 หลายเดือนก่อน

      walaahi wax feecan buusheegay😊😊😊😊😊😊😊

  • @AweizAbdiDalha-zl9fk
    @AweizAbdiDalha-zl9fk 9 หลายเดือนก่อน +6

    ALLAH IS ONE

  • @cabdiraxmaanxasan3905
    @cabdiraxmaanxasan3905 ปีที่แล้ว +16

    WALAAL ALAAH HAKAA RAALI NOQDO AAKHRO. IYO ADUUNBA🤲 aamiin❤❤

  • @cilmiiyoxikmad1406
    @cilmiiyoxikmad1406 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allah, cumarow waxaa hubaal ah in dad badan aad ku saacidi doonto, sidi ay kalsooni iyo farxad ugu noolaan lahaateen.

  • @ahmedcabdiraxmaan2470
    @ahmedcabdiraxmaan2470 ปีที่แล้ว +8

    Ku seli nabigeena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Moh__ilko
    @Moh__ilko 8 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkasan aniga qudhaydu kamid ahay😅😅😅😅😂 cumar inshaar legend ❤❤❤❤

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 ปีที่แล้ว +11

    Ustaad Cumar Allaha ku xifdiyo👍

  • @hudailwaad8267
    @hudailwaad8267 ปีที่แล้ว +91

    Coming soon 800k than 1M than 10M insha allh🥰❤️

    • @xmze75
      @xmze75 ปีที่แล้ว +1

      𝐈 . 𝐀❤

    • @azuzu.
      @azuzu. ปีที่แล้ว +1

      Ani isoo raac nooh 😂😥🥺

    • @xmze75
      @xmze75 ปีที่แล้ว +2

      @@azuzu. Adna iso rac

  • @odayhebel868
    @odayhebel868 ปีที่แล้ว +4

    Noolow walal cumar runtii wax badan Baan kaa faa'iday

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle4477 ปีที่แล้ว +40

    Hadaan awoodi lahaa
    Nolosheeyda wax qaaliya Oon halmar dhiibi Karo
    Si degdega Ayaan kuu siin.lahaa
    Mathalan Hadaan awoodo 1one TH-cam channel ugu horeeya adduunka 👌👍

    • @farhiyashilaabo6012
      @farhiyashilaabo6012 ปีที่แล้ว +3

      Odhahda ah qof qof ba badali karo ana qirayo sababto ah omar ba anu ibadalay cajaib ma amineysa isticmalka faraha badan ee mobilka oo xata eed layga dhigi jiray inu usababa inan iskayareyo inan ahay shaqsiyan qofkan ahay xata asaga ibaray😂 marmar waxan isdhaha nolshaba may hda kubilabato yacni dhowr sano kahor saad aheyd marka dib ufirisid ada isnacayo sometimes lkn waxa muhimka ah wa inad cashar kabaran karto waxwaliba ood horay uqaladay

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms ปีที่แล้ว

      Kkkkk waxaad samaysay wixii uu kula taliyay

    • @adanabdulle4477
      @adanabdulle4477 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiyashilaabo6012 wlhi waan isdhahay yaa hada kuu bilaabo
      Lkn Waxaa raaxestay ilmaha oow aabo u noqon doono 🤲

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 ปีที่แล้ว +14

    Omar inshar waxaan jecalahy tusaalayaasha aad soo qaadato ka hor intaad qoddobka sheegin.
    Mahadsanid Saaxiib 👏👏💯

  • @hasniadesh1516
    @hasniadesh1516 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sxb nosobadi ogashow

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan846 ปีที่แล้ว +65

    الحمد الله على نعمة الإسلام ❤

    • @guuleedaxmed-ci3dn
      @guuleedaxmed-ci3dn 3 หลายเดือนก่อน +1

      Praise be to god for the blessing of islam ❤

  • @ridwanahmed219
    @ridwanahmed219 ปีที่แล้ว +6

    Magaranayo waxkale oon dhaho balse waxaan kuleeyahay uun alle cimiriga hakuu daayo omer😢

  • @abaadirow
    @abaadirow ปีที่แล้ว +8

    Bal eega midbaa intii ilasoo dhagayso macalinkan ila iman doonaa waxaanu soo wada dhagaysanoo markaasaanu geesaha isla geli🤣Thanks ustaad

  • @Sheegey-te4oq
    @Sheegey-te4oq ปีที่แล้ว +8

    The best TH-cam channel ever in somali love ❤

  • @yuusufcali4042
    @yuusufcali4042 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah waa muuqaal icajibiyay ilaahey hukuugu hanuuniyo wadada wanaagsan ilaaheyna hakuubarakeeyo aqoontaada

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +4

    War cad o cusub somali arinkan sida xun ayey uistacmali donan wa dad dinaca xun wax kafiriyo lakin wa arin aad ufucan o icajibiyay mashallah 🎉🎉🎉

  • @alirooblebulshawi7709
    @alirooblebulshawi7709 ปีที่แล้ว +9

    Alle cilmigaada hakuu siyaadiyo sxb macane❤

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 ปีที่แล้ว +2

    شكرا استاد عمر انشار، جزاك الله خيرا ❤

  • @CabdikaafiHobyo
    @CabdikaafiHobyo 9 หลายเดือนก่อน +3

    Cumar wa ku tagera zxp aad io aad☝👊🥺💯

  • @xasanbk7550
    @xasanbk7550 ปีที่แล้ว +2

    Shukran wllo cumar maxamed inshaar galap wanagsan

  • @anaslabamadax-tq5xm
    @anaslabamadax-tq5xm ปีที่แล้ว +4

    ilaahay haku barakeeyo akhii cumar inshaar

  • @samatiikaelababitto9413
    @samatiikaelababitto9413 ปีที่แล้ว +2

    Caqliga iyo cimriga alah ku barakeyo wllke cumar❤

  • @user-xp7en7or3k
    @user-xp7en7or3k ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah Akhii Cumar Allaah yaxfadak dad badan ayaa dhantaa markaad in badan no faideysey ayaa wax naweydisatey dadqar waba ku furayan san iisaran Qof wax garad ah Allaah ku barakeyo Shukrn

  • @MaxamedAxmed-lo5iy
    @MaxamedAxmed-lo5iy 4 หลายเดือนก่อน +2

    الحمدلله على نعمة الإسلام

  • @asalogaden4537
    @asalogaden4537 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah boqortooyo sharaf ku noolow sxp qaali Cumar inshaar

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +4

    Jazakallh khayr ustaad omar🤎🥰

  • @iamzackyy__4339
    @iamzackyy__4339 ปีที่แล้ว +30

    amazing work brother

  • @faadumoali9278
    @faadumoali9278 ปีที่แล้ว +9

    Alaah hadii aan awood hada ayaaa 1m kugaarsiin lahaaa ❤❤❤❤❤❤❤❤💯

    • @xadaari289
      @xadaari289 หลายเดือนก่อน

      Iminka wu gadhay

  • @ibrahimxarashle4476
    @ibrahimxarashle4476 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll cumar inshaar waad ku mahad santahay sogud binta moowdoocaan alle hakula garabgalo انشاالله

  • @ismacilabulbarakat9769
    @ismacilabulbarakat9769 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله كل خير استاذ❤

  • @mtani7228
    @mtani7228 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah qodobo aad uwanaagsan ayaad taabatay ustaad cumar.
    Aan kugu darsadee dhawr jeer isticmaalay khidadaha sida
    1. Inaad badaw iska dhigto
    2. Adoo wax fahansan inaad iska dhigto qof aan waxa laga hadlayo waxba ka fahasanayn.
    3. Inaan marmar ku ciyaarto ama kaftan wax kaga qado wax aad rabto.
    Mida iigu yaabka badnayd waxay ahayd inaan shirkad shirkada lacagaha lagalo baxo ku tiyaabiyay qodobka badawtinimada la iska dhigayo kadin markaan arkay inay dayacaad badan ka muuqato waxa aan kala baxay lacag dhanayd 700$

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 ปีที่แล้ว +4

    أحسنتم النشر بارك الله فيك 💖💯💯🙏🙏

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 ปีที่แล้ว +3

    Msha allah waa mawduuc wanaagsan laakiin mawduucan waxa ku jiro qodobo fıdrada saliimka ah ee diinteena islaamku ina farayso ka soo horjeeda.
    Sidaa daraadeed waxaan Kugula talinayaa
    Inaad ka fogaato wax Kasta oo islmaaka ka soo horjeeda

  • @aishagaraadgaas4545
    @aishagaraadgaas4545 12 วันที่ผ่านมา

    Alxdullah ilaahay mahad iska leh bulshadeena siiyay Cumarow adiga oo kale oo laying allaha noo kaa daayo aad baan mowduucyadaada u xdhagastaa umadeenu way u baahan tahy rage adiga ookala allah ku xafido gaashAn k inoo hay guulayso hooyo

  • @marwaancade3982
    @marwaancade3982 ปีที่แล้ว +3

    Shukran akhiii jazaka Allahu khayran

  • @user-pq5vc6ui3v
    @user-pq5vc6ui3v ปีที่แล้ว

    Omar really waa video ugu cajiibsana ee aan fiirsaday oo nuucisa ah.

  • @flyshakor
    @flyshakor ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mowduuc aad u muhiim San aya nala wadaagtay adigo mhd san topics nuucyadan ah sobadi aad ban kugu xeranahy ✌

  • @dafamoha451
    @dafamoha451 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsan tahy mudane omar inshar keep going

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllha waa qodob laa qadan karoo, anigu shakhsii ahaan waan ka helay dhowar qodob oo aan jecladay waan muhiim wllhi markan aan eegay waan loo bahan yay dhinaac walba iyo markastaba hadad eegto cumarooow..................................

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 10 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay Cumar ❗🥰🙏💯

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... ปีที่แล้ว +3

    Mashallah, mahadsanid wall❤

  • @omartiger774
    @omartiger774 ปีที่แล้ว

    Congratulations 🎊 👏 ❤ Wll Omar inshar Samigayga ❤

  • @user-ze1fm3fe8q
    @user-ze1fm3fe8q ปีที่แล้ว +1

    Thanks walalo Omar in shar sidaad marwalba noogu faaiidaysid

  • @abdemalekali9742
    @abdemalekali9742 ปีที่แล้ว +2

    Dear brother Omar inshar mashkuuran maa gasar 🙏

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 27 วันที่ผ่านมา

    Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤

  • @ApzhirAhmett.
    @ApzhirAhmett. ปีที่แล้ว +4

    Mash,Allah ömer keep up pro 👏

  • @cabdiraxman7734
    @cabdiraxman7734 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll ustad ❤omer

  • @apdyrahmanibro1042
    @apdyrahmanibro1042 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad omar inshar 😊

  • @bintuibrahim194
    @bintuibrahim194 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا يا اخي ❤❤

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 ปีที่แล้ว +1

    Maash allaah aaad baan ooga heelaay sheekadada maanta wa shugran nasiixa

  • @halimasada
    @halimasada ปีที่แล้ว +1

    Yaasalaam ustaad omar waa xeelado cajiib ah runti,, dabcan wanjecladay buugan😊

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid, walaal Cumar Inshaar .

  • @tialeytagi6412
    @tialeytagi6412 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Omar

  • @juleybiibofficial6811
    @juleybiibofficial6811 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Mcln ❤allah darti ayaa kuu jeclhy ❤

  • @faisoyusuf7323
    @faisoyusuf7323 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha kubarakeeyo ustadi🤲

  • @asmaomar7589
    @asmaomar7589 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah tabarakalaah mawduuca aad cajiib shukran jaziiran

  • @mohammedbashiir8186
    @mohammedbashiir8186 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Omaroow

  • @sihaamqorane6951
    @sihaamqorane6951 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خیرا جز

  • @user-zi3jt3ud4w
    @user-zi3jt3ud4w 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mazha Allah ilahay maskaxda hakubarakeyo wll alxamdulilah

  • @CabdirashiidxaragoIbnuFaarax
    @CabdirashiidxaragoIbnuFaarax ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xafido wll cumar nin meel dheere wx ka eega

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad

  • @rumanaden3327
    @rumanaden3327 ปีที่แล้ว +3

    m. a wallaky cumar m. a ilahy hakubarayeyo m. a ❤

  • @suu403
    @suu403 ปีที่แล้ว

    Allah ka abal mariyo wll faidoyin badan ayan ka hela vidio kasta so galiso thanks wll

  • @cabdikariin3830
    @cabdikariin3830 ปีที่แล้ว +1

    Respect wlhi ustad ❤️🙏

  • @iqlasahmad1474
    @iqlasahmad1474 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ii wad madsan tahay allAhakuxifdiyo

  • @Barwaaqomotivication-gq4ep
    @Barwaaqomotivication-gq4ep ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allah Haku xifdiyo 🎉

  • @SakariyeAbdi-oe7ex
    @SakariyeAbdi-oe7ex ปีที่แล้ว +3

    Manta cidi igma soo hormarin❤

  • @husainhusain4765
    @husainhusain4765 ปีที่แล้ว

    Masha Alaah tabaraka laah jasaka laah qer walal

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 ปีที่แล้ว +10

    i love it mashallah ❤

  • @captainmalik-ng2uc
    @captainmalik-ng2uc ปีที่แล้ว +2

    Allah ku sharfo dhiiri giliyeheena ogaansho

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 ปีที่แล้ว +1

    800k hambalyo Ustaad❤️✨

  • @MustafeCumar-sy4nw
    @MustafeCumar-sy4nw หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hore u soco wll cumeer inshaar❤

  • @abdirizak4523
    @abdirizak4523 ปีที่แล้ว +3

    Story ga ama shekoyin kaga cilmi badan yaa ka faaiidey Omar inshaar
    magacaga aan adeegsatey waxaa rajena inaad ku farxi marka loo eego shakada hada waad mahatsanthy Ustaad

  • @hanuunwade2
    @hanuunwade2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid mudane

  • @Aliaboob-sk7je
    @Aliaboob-sk7je ปีที่แล้ว +1

    Wll gulayso ilahay haku barakeyo❤❤

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 ปีที่แล้ว +2

    Waad ku Mahadsantahay
    barnaamijkan inaadan
    Lacag naga siinin sxp omer inshaar

  • @user-bo3hd6bm5p
    @user-bo3hd6bm5p ปีที่แล้ว

    M.shallah thnkz Omar inshaar

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 ปีที่แล้ว

    msha allh waxyalaha so gudbiso faido wen kagu qaba tnkz wallkey khayr hel❤

  • @870mx
    @870mx ปีที่แล้ว +3

    Omar inshaar xeeladahan wallaahi qaar kamida waykaa muuqdaan

  • @ridwanabdullahi6863
    @ridwanabdullahi6863 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah aad ayaa ugu faaiday waad mahadsanthy wll

  • @xasanhiil4812
    @xasanhiil4812 6 หลายเดือนก่อน

    Omar ishaar barakallah addun iyo aaqiro walal

  • @ANIGAAKHRIS
    @ANIGAAKHRIS ปีที่แล้ว

    Cumarow waad iga qoslisay wll jawiga No saxday شكرا أستاذ 😅❤

  • @paasaaleshop861
    @paasaaleshop861 9 หลายเดือนก่อน +1

    OMar Inshaar AllaHa ku BarakeeYo wxa tahey mid mar walpa Nala waDaaGa wixi aY naftaYaDu ubahneyd

  • @user-tk3uw2tg7f
    @user-tk3uw2tg7f 11 หลายเดือนก่อน

    Waamahadsantahay walaal cumar

  • @abdiqaadirabass2033
    @abdiqaadirabass2033 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ku barakeyo sxb

  • @yuusufahmed8351
    @yuusufahmed8351 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hawlo dadweyne oo muhim ah

  • @cafiifa241
    @cafiifa241 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mudane Omar 😊

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia ปีที่แล้ว +2

    Ustaad horey u soco cilmi baad inala wadaagtay

  • @abdikafiqalbixabxab3977
    @abdikafiqalbixabxab3977 ปีที่แล้ว

    Masha allah cumar aaad aa u mahadsantahay❤