DEG DEG: SAADAQ JOHN OO WAR CULUS KASOO SAARAY XOGTA SHEEEGYSA INUU GEERIYOODAY ISMAACIIL CUMAR GELE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 172

  • @AbassMahamoud-o7c
    @AbassMahamoud-o7c 3 หลายเดือนก่อน +9

    ❤❤❤❤❤❤Qe dieu tout puissant guerri notre président inchallah vive Djibouti et Djibouti vivra et notre président est vivant et vivra amin

  • @MaxamuudYaasiin
    @MaxamuudYaasiin 3 หลายเดือนก่อน +15

    Ilaahay ha caafimaadiyo madax weyne ismaaciil geeridiisu been

  • @AhmedwaberiAhmedwaberi
    @AhmedwaberiAhmedwaberi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ku xafidu apo Gueleh ❤❤❤❤

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha unaxariisto cidkastoo muslima❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 3 หลายเดือนก่อน

    ASC ALLAH HACAAFIYO AABE ISMAACIIL CUMAR GEELE WAXAAN LEEYAHAY REER SOMALILAND WAAR XISHOODA OO JOOJIYA NACAYBKA IYO CUQDADA PLEASE GUUL DJIBOUTI 🇩🇯 LONG LIVE ISMAACIIL WE ARE FROM BORAMA AWDAL

  • @ismDirir
    @ismDirir 3 หลายเดือนก่อน

    Asc insha allah allah ha u gargaaro caafmaadka ismaciil cumar geele insha allah indha allah

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 3 หลายเดือนก่อน +1

    kana oo nafda wo a ismaciil cumar gelee wa nolyahi❤❤❤❤

    • @AhmedJimale
      @AhmedJimale 3 หลายเดือนก่อน

      @@sahrailtrihe9389 KU DULIGA AH CBBDII BAQTISAY HOOSTIINA KA HELA

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 3 หลายเดือนก่อน +8

    Jabuuti beelo umaa rabno waa dad somali ah oo iyaaguba dulman laakin ismacil o geele u ducayn mayno wayo qayin ilaahay ka furtay oo somaliya meesha ay joogto dhigay ilaahay waxaan ka barinay inaanu caafimad Helin amin amin

    • @nastehonasteho8581
      @nastehonasteho8581 3 หลายเดือนก่อน

      Dhilo cuqdada ku haysa akhiro la sug ifka iog waxba lagama qadikarayo dhilo idoor bad tahay ayaan jeclahay

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 3 หลายเดือนก่อน

    Ascwb inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun hadii uu dhintay Alaha ha u naxariisto hadii uu noolyahayna caafimaad cibaado suuban alaha nawada siiyo Aamiin Subxaanaka Yaa RAXIIm

  • @cabdillaahicabdi7423
    @cabdillaahicabdi7423 3 หลายเดือนก่อน +5

    Jabuuti alah hawaanaajiyo jabuuti wajiraysaa insha alaah wuucaafimaadi jabuuti waanu jecelay

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 3 หลายเดือนก่อน

    Warya shaqo maheysi dantada raaac Allaha ween ha ô dayo soubxana Allaha Allaha noo dayo cimri dherere iyo cafimad Amiiiin ya Rab

  • @shafiesiyad795
    @shafiesiyad795 3 หลายเดือนก่อน

    Allah hacafiyoo amiiin😢

  • @SaadaAden-u1k
    @SaadaAden-u1k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masayr bahaya inta xanuunsan Allah ha cafiyoo

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay cafimaad ha siiyo ismaciil cumar geel Wa garabka Somalia

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 3 หลายเดือนก่อน

    Bmadaxweynaha Allah ha caafiyo!
    Jabuuti Allah ha badbaadiyo

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ismail Omar guelleh has never been a righteous person ever since he became the president of Djibouti. He ruled with an iron fist, drove many people to detention without trial and nepotism,clanism and/ or tribalism is the order of the day. His human rights track record is many metres below see level. History will only tell how bad things are in Djibouti. I know that for those who tell the truth about the prevailing situation in Djibouti are regarded as liars and enemies of the dictator and there's no day djiboutian citizens will openly speak about it for fear of their lives. Finally we wish the citizens of Djibouti a peaceful transition in case their leader has fled to the next world.

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Illaah caafimaadka baxsha ayaan u baryeenaa wanika kaliya. Ee soomaalida labaad dhishay dagaaladii sukeeye ka bacdi ilaah ha caafiyo ma hilmaami doono mada aad soomali u gashay vivo jabuuti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha Caafiyo MW Ismaciil C Geele Bi Raxmate Allaah

  • @abdiqafaribrahim
    @abdiqafaribrahim 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaah hacaafiyo itopiaya isaga nagahortaagan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 หลายเดือนก่อน

    Jiir joog abbo ismacil ❤❤❤

  • @IlmiMohamed-r2m
    @IlmiMohamed-r2m 3 หลายเดือนก่อน

    Fowsiya maasha allah waad mahadsan tahay,madaxweynahhana allaha caafiyo

  • @MedElmi-q4h
    @MedElmi-q4h 3 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxweynahayaga Djibouti ismacil cumar geele cadawgii ha jabo alle hanoo caafiyo amiiin

    • @AhmedJimale
      @AhmedJimale 3 หลายเดือนก่อน

      @@MedElmi-q4h AMIIN YARABI

  • @arragbilla8154
    @arragbilla8154 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cimri dheer iyo cafimdbn ku rajeynaya. Our president Ismael omar ❤❤❤

    • @NeimaNeiman
      @NeimaNeiman 3 หลายเดือนก่อน

      Hand a

  • @AbdirashidKhalif-n3q
    @AbdirashidKhalif-n3q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaalah Waan idin salamanca Aallaha caafiyo

    • @AhmedJimale
      @AhmedJimale 3 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirashidKhalif-n3q AAMIIN YARABI

  •  3 หลายเดือนก่อน

    1000 al-hamdoulah

  • @Daynewsverified
    @Daynewsverified 3 หลายเดือนก่อน +12

    Vive Djibouti est notre président de la République de Djibouti

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 หลายเดือนก่อน

      @@Daynewsverified Somalida Jabuuti🇩🇯 waa inay difaacaan dalka siiba Beesha Ciise yaynan Canfarta uraysa ee asalkeeda Ethiopia 🇪🇹 ka’timid yaynan isu soo sharixin Madaxwaynenimo qowmiyad deegaanka lagu abuuray martina ku tahay 😤 mana dhici karto. Waa in Somalida meelwalba aan joogno siiba SomaliGalbeed iyo Somaliland aan ku abtirsado Jabuuti loogu gurmadaa haday isku dayaan oo Jihaadna loo’diyaar garoobaa haday Cafartu soo damacdo inay Madaxwayne soo damacdo waxaana gadaal kariixaya Faransiiska 🇫🇷 kufaarka uraya 💩🤧 Walahi waa dad Marti dalka ugu yimid qarniyo hore oo Gadabiirsi marti ahaan ku keenay Jabuuti Fransiiskuna ka’codsaday ciisaha markay calanka qadanayeen inaan Cafarta dalka laga ‘eryin magan’galyo lasiiyo ay shaqaale dalka kanoqdaan calanka kadib. Maantase shar ayay damacsan yihiin walahi waa inaynan soo hawaysan Xilka Madaxwayne walahi waa calol’xumo haday isku dayaan waa in lawada gowracaa InshaAllah Anigoo reer SOMALILANDER ah diyaar ayaan unahay dhalinteena Xalaasha ah in aad gurmad ugu tagno aan jihaadka kawayb qaadano walaalaheen Reer Jabuuti, hadiikale waa nagu gunnimo Somalideena oon awoowayaasheen taariikhday noogaga tageen aan dayacno 😢 InshaAllah ilaahay Somali dayici mayo waana in loogurmadaa ciise, Gadabiirsi & Isaaq aan iswada garab istaagnaa ilaa Xamar waa in gurmadku uu kayimaadaa Geele wadanka malaha haduu dhintana waa in qof’fiican uu dowladda qabtaa Somalinimo leh diintana difaaca oo geesi Ciise ah siiba soo xoreeya ilaa diridhabe iyo Citi xoog InshaAllah waana nagu qasab inaan garab’istaagnaa inshaAllah Somalina yaan dhulkeena iyo Bedaheena nalaga qaadin marnaba rabbiyow hana’ciilin oo cadowga aan ka adkaanaa siiba Yuhuuda iyo ReerGalbeedka garabka kusiinaya Ethiopia iyo kenya iyo Alshabaabka ay maalgaliyaan 👎🏼🇺🇸🇮🇱🇬🇧🇪🇺🇦🇪🇸🇦🇺🇦🇦🇺🇪🇹🇰🇪👎🏼🗑️ Shicibkaygii Somalay Canfarta indha gaar ah ku haya waa Oromo kale dhul balaadhsi iyo khiyaamo u socoto walahi tabarna malaha xoolodhaqatada ayaa ka’adag walahi💪🏼khiyaamay wadaan oo Ethiopia 🇪🇹 ayay doonayaan in Jabuuti hadhow lagu daro walahi waa inaan Somalida inta ku abtirsataa jihaadka dhulkeena aan ku difaacanayno waa inaan diyaar u noqonaa oo aan Cafarta Buurahay kasoo dageen ee Ethiopia 🇪🇹 iyo Eritrea 🇪🇷 aannu dib ugu celinaa iyo Ethiopiannka ay dhiig wadaagaan InshaAllah Shicibow Dhulku waa dhulka Somaliyeed iyo badaheena cadowgu u soo milicsanayaan nacalad haku dhacdee yarab 🤲🏼💪🏼🤲🏼InshaAllah guushuna rabbi waxuu siin Somalida xalaasha ah ee daacad ah, 100% Islaamka sunnida ah ilaahayna uu inoo balan qaaday guul wax walba ay cadowgeenu isku dayaan aan dagaal la’galno wayna ku jabayaan sida awalba ilaahay ugu jabiyay uguna halaagay maanta iyo bari iyo shalay waqtigii awoowayaasheen Allahu Akbar💪🏼💪🏼Allahuma Aamiin 🤲🏼💪🏼💪🏼🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤲🏼🤲🏼

  • @seinabjesow7493
    @seinabjesow7493 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha caafiyo madaxweyne cimaanciil cumar geele

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev 3 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo Aad baan kuu salaamaya walaashay runtii warkaagu dhiiga ayuu nagu kiciyey waxaan kuleeyahay raali ahaw sidaad U sheetay waxaan nahay ul iyo diirkeed

  • @Bashiirahmed-lr5ib
    @Bashiirahmed-lr5ib 3 หลายเดือนก่อน

    Wall reer jabuuti waa wallahay wana idin jecelahay

  • @janira7480
    @janira7480 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahey ha cafiyo 🤲🤲🤲🤲 viva jabuti

  • @fatoumaaden198
    @fatoumaaden198 3 หลายเดือนก่อน

    Vive Djibouti jano ❤❤❤

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti ha noolaato Soomaaliya ha is raacdo🤲🤲

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 หลายเดือนก่อน

      Belaaya Somalia raacdaa.
      Djabouti ha raacdo Somalia, bal wexeey ka helaan hala arko😂😂😂

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o 3 หลายเดือนก่อน

    Geed walba xas gubaa wuu hoos yaalaa ee reer s.laanaw in ilaahay u naxariisto ilaahay u barya inan buu qabaye xasan gurguurte ayaa ku xiga isha alaah

  • @hassanosmanahmed7277
    @hassanosmanahmed7277 3 หลายเดือนก่อน

    I hope presedent ismail long life and good health.

  • @FoziaLadiehismail
    @FoziaLadiehismail 3 หลายเดือนก่อน

    Incha-allah longue vie notre président ❤

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha yaga oo cafimaad qab ku yimiday madaarka diyarada ee djibouti jir oo joog IOG ammiin Ammiin Ammiin

    • @jamilahassan7227
      @jamilahassan7227 3 หลายเดือนก่อน

      Jabuti cidna balaayo lama rabta naagta hadlaysaa lakin odagiinu waa dhibaatadayada wadankayagana wuu qasaa hadiin joogo anaga hana dhaafo

  • @Whizzkayo
    @Whizzkayo 3 หลายเดือนก่อน

    Alle ha cafiyo madax wayne dired nolod

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil cumar Geele waa odayga iyo siyaasiga ruug cadaaga ah ee qudha ee maanta somalidu heysto ALLAH cimrigiisa ha dheereyo

  • @KimiaYoussouf
    @KimiaYoussouf 3 หลายเดือนก่อน

    ياللهم٠اشف٠اتشاف❤❤😢😢😢😢😢

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ geele alle ayaa yaqaano meeshuu geynaayo wallee

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    in shah Allah ilahay ha dhafiyoh umadah dhaman cadowgah gudahah iyo kan dibedah

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 3 หลายเดือนก่อน

    Umada allaha dhaafiyo waa dhibaatada somaliya iyo jabuutiba waa Aabaha irir samtale keenay

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 หลายเดือนก่อน

    Rabi Ha Caafiyo Madaxwyne Ismaaciil Cumar Geele

  • @oubah2501
    @oubah2501 3 หลายเดือนก่อน

    La hawla walagouwata Ila bilah.
    Nowlaba wadhinte. Habaar hosta madhafo, douada aya kawanagssan. Allahayow aafi Ismael Omar Guelleh. Amin

  • @miadovvlacon8418
    @miadovvlacon8418 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤ vive i o g

  • @Bashiirahmed-lr5ib
    @Bashiirahmed-lr5ib 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haydiin caafimadiyo

  • @AbdinurAbdiqadir
    @AbdinurAbdiqadir 3 หลายเดือนก่อน

    Geele dadka maanta nool ninka ugu muhimsan waaye Allah ha caafiyo dadki ma ware haddii uu dhinto gelle jabuute nabad insha Allah

    • @AbdinurAbdiqadir
      @AbdinurAbdiqadir 3 หลายเดือนก่อน

      Gabadhan very good idea waa saas qof waa dhiman kara laakinku marwalba nabada u dan ah

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 3 หลายเดือนก่อน

    UMADA ALLAHA DAAFIYA DUQAAN INA CUMAR GELLE EE XAFAAYADA SITA

  • @miadovvlacon8418
    @miadovvlacon8418 3 หลายเดือนก่อน +1

    Vevi noter presiden ❤❤❤❤❤

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 3 หลายเดือนก่อน

    Maxa loo Qarin Waxaa lagu Badalin Madax weeyne kale 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @nastehonasteho8581
    @nastehonasteho8581 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allahaw cafi ismail daweye

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 3 หลายเดือนก่อน +2

    Notre président il est vivant en bonne santé. Vive Notre Président IOG 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @dalmardiaspora9607
    @dalmardiaspora9607 3 หลายเดือนก่อน

    Sadaq John wa oromo

  • @nagatatty5771
    @nagatatty5771 3 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilah il va bien

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 3 หลายเดือนก่อน

    vive ismeal cumar geulleh ❤

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 3 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay caafimaad ha siiyo aamiin
    walaashay markii hargaysa iyo SL laga qaxay waxii raga waxa loo dhiibi jiray dawladii siyaad bare oo isna dili jiray laakiin maanta ma aha maalin la kala cawdo ee ilaahay haw gar gaaro

    • @ashaabubakar5573
      @ashaabubakar5573 3 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay caafimaad ha siiyo aamiin aamin aamin aamin❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuqabto

  • @Daynewsverified
    @Daynewsverified 3 หลายเดือนก่อน

    War bena war bena ana quu shegeya il est vivant est vivra inshallah longue vie

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 3 หลายเดือนก่อน

    Sadaq Jon hadu shegay wa sax faransa la geyay wa xanun saday Geri lama shegi karo cafimad alaha siyo

  • @samiakheyre762
    @samiakheyre762 3 หลายเดือนก่อน

    Anaa ku sheegay oo arkay

  • @ayannasteh2241
    @ayannasteh2241 3 หลายเดือนก่อน

    Caynashaha dalkeena allaha no xafido..

  • @FoziaLadiehismail
    @FoziaLadiehismail 3 หลายเดือนก่อน

    ASC caffimad iyo longue vie abbo Ismaël nollow

  • @siciidabdule949
    @siciidabdule949 3 หลายเดือนก่อน

    Allahaa caafiyo

  • @MiranIdirss
    @MiranIdirss 3 หลายเดือนก่อน +3

    Cadawgii hajabo
    Mm ismaciil cumar geele wuu
    Caafimaad qabaa

    • @AhmedJimale
      @AhmedJimale 3 หลายเดือนก่อน

      @@MiranIdirss INSHA ALLAH WAA CAFIMADAA

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha no caafiyo madaxweynahayaga

  • @DahirOsman-j6g
    @DahirOsman-j6g 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxing joogaa boorama waan taageerayaa gabadhaa ree jabuuti ah madaxwaayne geese na alpha caafiyo

  • @FardoussaIssa
    @FardoussaIssa 3 หลายเดือนก่อน

    Vive Djibouti presidon Ismail Omar guelleh jiro o joG

  • @Abdinassir-w8g
    @Abdinassir-w8g 3 หลายเดือนก่อน

    Yaahuu

  • @calibare1641
    @calibare1641 3 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil cumar geele somaalidu necebyihiin laakiin shacabkareerjabuuti waajecelahay walaal odagu waanadhibaywaanakaalafurfuray allahanadhaafiya shaydaanka umadadhibay

  • @DahirOsman-j6g
    @DahirOsman-j6g 3 หลายเดือนก่อน

    U duceeya madaxwaynaha

  • @ClaahiAdan
    @ClaahiAdan 3 หลายเดือนก่อน

    Kha imin wax aad somali ku samey seyn waaad ogtihin lkn shacabka rer jabuti kuma jiraan lkn xukumadu wey nagu maday

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 3 หลายเดือนก่อน

    Samaroonhadaan nahay jabuuti waa wadankayagii geele waxaanurajay naynaa.kolay.geeri waaloo.noolyayhay

  • @axmedcabdiraxmaan555
    @axmedcabdiraxmaan555 3 หลายเดือนก่อน

    Haday somaliya dawlad heleysaa

  • @MohamedRobleh-el8ps
    @MohamedRobleh-el8ps 3 หลายเดือนก่อน

    Wa ben warka

  • @ayannasteh2241
    @ayannasteh2241 3 หลายเดือนก่อน

    Waligey qof ma habaari lkn adigu waad uu qalanta Allaha ku qaado adiga

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 3 หลายเดือนก่อน

    Mou badile gelle dofaar

  • @DeeqMohamed-sz2uf
    @DeeqMohamed-sz2uf 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qofkaan sida qof ku faraxsan u hdlayo maxuu ka faaidi rabaa hadii u dhinto.

    • @AhmedJimale
      @AhmedJimale 3 หลายเดือนก่อน

      @@DeeqMohamed-sz2uf WAXNA WAA DULI

  • @se1059
    @se1059 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadha meesha ka hadlaysa waxaan u sheegaya madaxwaye geelle wakhtigiisa haduu dhamaaday wuu dhiman hadaanu khtigiisii gaadhina wuu ladnaan cid aan ilaahay ahayn oo wax ka gaadi karta ma jirtotan aad tidhi somaliya federalist ayaanu jaar nahayna mid baan kaa idhi waad riyootaye dalka aad jaarka la tagay waa somaliland .waxaad tidhi jinsigaygu waa somali laakiin jabuutiyaan baan ahay Anna waxaan ku idhi jinsigaygu waa somali laakiin somalilander baan ahay la soco

  • @ILYASKaireh
    @ILYASKaireh 3 หลายเดือนก่อน

    Abo geelle nolow

  • @FarahguedidararFarahguedidarar
    @FarahguedidararFarahguedidarar 3 หลายเดือนก่อน

    Aicha tu as bien parlé ma sœur

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 3 หลายเดือนก่อน

    ZAADIQ JOOONE LAAFTIGISA UU SHEGAYE FAMILYGISA. UNU DHINTAYE DOQOOGI

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan la yaabanahay, dadkan habaara Madaxwayne Ismaaciil Cumar. Ajalkana Ilaahay baa gacanta ku haysta ee iska daaya habaarka...!

  • @hassanosmanahmed7277
    @hassanosmanahmed7277 3 หลายเดือนก่อน

    I beg allah to gave ismail Omar Gelle suddenly health.

  • @IdrissKhaireh
    @IdrissKhaireh 3 หลายเดือนก่อน

    Madhima n ismaacil

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 3 หลายเดือนก่อน

    ILAHEY HANOO CAFIYO SOMALI OO DHAN MAHA WAA CBBDII

  • @miadovvlacon8418
    @miadovvlacon8418 3 หลายเดือนก่อน +1

    Warqa beda la joogo

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 3 หลายเดือนก่อน

    Muxuu ismaciil dawladniimada somaliya u qasaa gabadha weydiiya

  •  3 หลายเดือนก่อน

    vivement notre président Al-hadj SEM ISMAIL OMAR GUELLEH

  • @mohamedosman3960
    @mohamedosman3960 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo anigu waxaan
    Kamid ahay somalida
    Kunool B/weyne kumana faraxsani
    Geerida walaalkeen inta aan aqrinayey wargeysyada kuma
    Arag nin somali weyn
    Ah ee kufarxaya,laakin
    Waxaan kaxumahay qaar reer jabuutiya ee
    Caytamaya uukamud yahay ninka lahaa
    Geele doofar wuu baqtiyey,waaxaaraan
    Inqof muslima layiraahdo waabaqtiyey,naftuna ilaahbaa hayee haladaayo afxumida.
    Thanks.

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 3 หลายเดือนก่อน

      Walal anigu réer djabuti ayan ahay ku mana faraxsani Allah ha caafiyo madaxweynahayaga balse ninkan caytamaya wa mid saqrana oo ku washay qurbaha

  • @andreclodion3095
    @andreclodion3095 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wa daad views radinaya somali ooh dhaan mahaa jabuti jir ooh joog waliga

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 3 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil cunar geele ma laa ig ma ahan
    Geeriduna waa hal mar
    Nabiyaashii iyo anbiyadii ayaa geeriyotay
    Xagee idin xanuuneysa reer jabuuti oo dhan waa wada ismaaciil cumar geele

  • @FatumoAlimohamed
    @FatumoAlimohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Reer somaliya wa cadawga jabuuti war had dhintana ragraga aya u taliya jabuti mana burburayso jabuti

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 3 หลายเดือนก่อน

      Dadka reer jabuuti waan jecelnahay laakiin ismaaciil waa cadawdayaga isagaa soomaaliya burburshay odaygan waligiisba wanaag kamatalin

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 3 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay subxaana watalaa masoocelsho odaygan munaafaqa ah sawkii soomaaliya gobolkamida duqaynayay hubkii laascanood dadka lagudilay isagaakeenay masiibo ilaahay hakurido

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 3 หลายเดือนก่อน

    Moriyan ka gabar siyay

  • @ismailsamaliland8214
    @ismailsamaliland8214 3 หลายเดือนก่อน

    walaal inaad dawlad noqoto ma garanaysid cida ay ahaayeen soomaali oo idil may ahayn balse waxay ahaayeen reer somaliland waadse na dafirsantahay waana lays nabsinayaa

  • @bahiayane4264
    @bahiayane4264 3 หลายเดือนก่อน

    Wabeen abihin iyo uqdada ini haysa wase isaqaow muse haniga dhinto

  • @abdilahimahamoud8303
    @abdilahimahamoud8303 3 หลายเดือนก่อน

    Vive djibouti vive président Geuleh arrêtez la lâcheté et les mensonges.

  • @abassaid8966
    @abassaid8966 3 หลายเดือนก่อน

    waaqaar jiran ismaaciil inta duraysa

  • @jamilahassan7227
    @jamilahassan7227 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia way ka raysaneysaa ismil

  • @Khadarhmad
    @Khadarhmad 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa yidhi wuudhintay

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti waydhamaan ciisena jilib jilib ayuu.isulayn canfarinawaykadhexfaaiidaysan.iskajiro