Ninkii Khilaafka Ka Dhex Qarxiyey Siilaanyo & Siyaad Barre | Jaalle Siyaad Walaalkii | Xog Layaable

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.พ. 2022
  • #Taxanaha_Xogta_Siilaanyo
    Qisada Ninkii Ay Isku Seegeen Siyaad Barre iyo Siilaanyo ee Xuddunta u ahaa Khilaafkooda
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 160

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 2 ปีที่แล้ว +8

    Caddaalad darrada iyo eexdu dalkii Somalia aad bay ugu fidaysay waana tii markii danbe
    Burburisay dalka

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Wadanka waxa burburiyay jabhadihii qabiileysnaa iyo Ethiopia oo dabada ka waday, Anaguna Ethiopia waxaanu ku kicinay Tigre, Oromo iyo Eritrea oo markii dambe goosatay, halkaa ayay Ethiopia ku wayday xeebeheedii!

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliland way naga goosatay wll😢

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 หลายเดือนก่อน +5

    M.allah...
    Axmed Maxamed maxamuud siilanyo wllhi wuxu. Ahaa halyay qaran m.allah

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 16 วันที่ผ่านมา

      HALAAGE WEEYE OO SOOMAALIA BELAAYUU U HORSEEDEY ILAAHAAY HORTIIS BAAN KU XISAABTAMI EE MAALINKAAS KA BADBAADI TAAGEERADA AAD MAANTA .

  • @rigaaxeyare8699
    @rigaaxeyare8699 2 ปีที่แล้ว +15

    Qaamus waa isha xogata waxbadan baad kaga duwantahay raga dhigaaga ah ee hore usoco xoga soo gudbi thnks

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว +3

    Jaamac maxamed qaalib buugisa raadi wllo qaali. 👏👏👏👏👏👏👏

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว +4

    wuuu ku saxsana waayo eex iyo qaarabokiil muusamaynayn

  • @abdihashi9195
    @abdihashi9195 ปีที่แล้ว +2

    Later becoming chair man of kulimye and president of somaliland

  • @user-qp2qu9qq5u
    @user-qp2qu9qq5u หลายเดือนก่อน

    Legend siLaanyo

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne Siilanyo ruug cadaa siyaasadeed Allah haku sharfo

  • @husenabdi4083
    @husenabdi4083 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waat mahadsanit taariiq maca ayaat noo sheegtay walaal

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 ปีที่แล้ว +4

    Silaanyo marku sida u fakarayey, muxu ugu fakari waayey marku noqdey M/weynaha somaliland?ma rumeysanayo anigu

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 2 ปีที่แล้ว +7

    Qabilka siyad bare waxay wasirad ku so baden 1979 wana sababdi dhagalahi somaliya burbuto wayo dad badan oo ah qabil siyad bare oon cilmi lahay aya wasaradaha yimi oo aha dad bila aqon aha oo qabil laku siiyey xilka waa sababti ay dhagalahi uu burburey.hadda cidamada waxa la keeney dad aan aqon cidamo lahayn oo ku qabil ha siyad bare.

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      80-meeyadii

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhjhh markasa lagu leeyah. Waa wadani iyo waa nin saasa cajib

  • @abdihashi9195
    @abdihashi9195 ปีที่แล้ว +1

    Siilanyo was minister of finance for somalia before we claimed independence

  • @abdishakurcumar8205
    @abdishakurcumar8205 2 ปีที่แล้ว +4

    XASUUS 💞

  • @fayzahjamac6913
    @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +35

    Reer somaliland wa dad dacad ah marka ay iska tageen oo xumaanta iyo dilka laga badeyey wadankooda ayey ku noqdeen ,somalia caga dambe oo nabad ah may dhigin.
    Somalia ha nolato .
    Somaliland ha nolato

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +3

      Adeer silaanyo donida sharaf ,wanaaga aad samaysay ilahay abaal akhira insha allah jannat alfarduus. Amiin
      Cafimaad ayaan ku rajenaya. Amiin

    • @ducaleeguree2424
      @ducaleeguree2424 ปีที่แล้ว

      Reer woqooyi wax isuguma jiraane isaaq dawlad gaar ah ha noqdeen

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 ปีที่แล้ว +1

      @@ducaleeguree2424 walal, somaliland wa mid . Dhulku ma guuro ee dadka ayaa guura .
      Somaliland wa qorax cad oo sacabka ama afka lugu qarin karn.
      dadkeeda iyo dhulkeeda

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 ปีที่แล้ว +2

      @@ducaleeguree2424 reer waqoyi, waa kuwa somali dhan caqli iyo sharaf ay ku dhantahay ,somalida kale wax ha ka barato .
      Somaliland hore u soco

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 ปีที่แล้ว +2

      @@ducaleeguree2424 somallanad waa inta somaliland ku nool ee isaaq kaliya maha .
      Sida waxaa u hadla wa inta somaliland wanaageeda iyo sharafta ay leedahay ka oooooooya.
      Somaliland waa qorax sacab lugu qarin karin.
      Somaliland jecliyaaaaaaa

  • @hassanibrahimelmi7189
    @hassanibrahimelmi7189 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxba kama jiraan warqada aad leedahay waxaa kismasyo ku ilaalinay dadka isaaqa ee dagan kismaayo Cascadlay kadaa taariikhda xun ee been abuurka ah .majiro cid cid gumaysan jirtay ama dulmi ku samay jiryay waqtigaa.

  • @Buzzwithebay
    @Buzzwithebay ปีที่แล้ว +2

    Subxaan Allaah. War waxan oo been ah ma waxaad moodeysaan in ama ifka weligeed la joogi doono, ama aan aakhri la isweydiin doonin. Wale waa yaab.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว

      Beentaad sheegaysaa waa maxay. waar waxani waa Buug. ninkii qoray baa nool kii laga qoray baa nool. waana buug ay si wada jir ah u soo saareen. kii baan akhriyay.

  • @abdika7454
    @abdika7454 ปีที่แล้ว +1

    Silanyoo wa saqanjan

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 ปีที่แล้ว +1

    For siiraanyo'; too late to leave the dictatorship, too late to fight, too late to rule a country.

  • @asalcabdalasaciid6548
    @asalcabdalasaciid6548 2 ปีที่แล้ว +3

    Nika ragi ah waa kii goaan le lakiin marka xukun ka loo dhiibo nin dadiisu waytahy lkiin caqliga 8 jir ka ah waxba kuu kal goynmaayo mujaahid siirayo danbigaaga ALLAH dhaafo aaniin

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +8

    Bahda Qaamuus hawl fiican ayay hayaan, waanan ku bogaadinayaa siday taariikhda u raadraacayaan.
    Sxb waxan kuu soo jeedin lahaa: Raadi buugga Janan Jaamac Maxamed Qaalib qoray ee “Taariikhda Soomaalida”, xog badan buu xanbaarsan yahay dhiganahaasi.

  • @abdiabdulahi9343
    @abdiabdulahi9343 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nasiib daro in beenta iyo xaaraan la baafinayo. Siilaanyo iyo Cascasey wixii dhab ah hal kalmad ah kama run ah......wallee Aakhiro warbaa jira.

  • @zackgeddi8735
    @zackgeddi8735 5 หลายเดือนก่อน

    Taariikhda ka maqan meesha ninkii cascasey dilka toogashada ah ku xukumay isaga oo og in ay madaxweynaha walaala Yahiin ,

  • @aliaboubaker9904
    @aliaboubaker9904 หลายเดือนก่อน

    Silanyo wa oqoonyahan wax tar ayu u laha somalia iyo somaliland. Wax ficaan ayu taraay.

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 2 ปีที่แล้ว +3

    Cascasey Siyaad walaalo ma ahayn ee beenta jooji

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

      Cas casey Siyaad bare ilmaader beu ahayeen.
      Reer Jamac bare
      Reer caano Geel
      Reer Faatax. Wada Famley and Raaskii Siyaad bare.dadkan
      Wlladey Somlnd hada Waxyar moyane Mayaqanaan
      Filimadii xamar iyo Generation kii waagaas Ee Marexaan

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @nuur3272
    @nuur3272 2 ปีที่แล้ว

    Muj. Siilaanyo was a man among boys politically.

  • @ckcaanka
    @ckcaanka ปีที่แล้ว +1

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens 8:10

  • @aloali920
    @aloali920 2 ปีที่แล้ว +4

    Runtii waayo aanan dhalan ayaa humaaggoodu harteyda yimid (qaamuus waxan aad uga damqadey in aad xustey qabyaaladii hadhsaneysey kacaankii kali-taliska taa oo lagu xumeeyey walaalaheenna reerwaqooyiga maxaayeeley waxay xasuus ba'an ku kicineysaa dadka reer waqooyiga waxayna xoojineysaa kala dhantaalka bulshada Soomaaliyeed inkasta oo ay taariikhtahey)

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 2 ปีที่แล้ว +3

      Hunno waliba qabilka darood waqtike ku so baden xilalika waa 1979 ka bacdi nin walba oo darood oon cilmi lahayn waxa uu rabbey tijaro dagdag .hadda marki dagalada ethopia dadka darood waxa loo so qaxeyey waqoyi.dadka darood mey rabbin in somali galbed xor nogodo lakin in dulka dadka issaq laku beero.alhamdullullah in snm aqiro uu dhirtey fagash

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      @@nuraali7610
      Sax ilashaybas inoosoo diray snm

  • @roodaismail7
    @roodaismail7 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso

  • @zermuniirchannel6395
    @zermuniirchannel6395 2 ปีที่แล้ว +2

    Boqor boqorad ka mid aha ilahaya cafimadka u dah

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha laga baqo ma siyaad bare ayuu siilanyo sidaa ula hadli karayay xildhiban cartan aakhiro meel. Kuma livid.

    • @asmahappy4846
      @asmahappy4846 ปีที่แล้ว +2

      siyaad barre ma ilaahay ayuu ahaa sawkii laridayba ee intuu cararay musqusha kudhintay

    • @user-rn8id1ym4u
      @user-rn8id1ym4u 2 หลายเดือนก่อน

      Absolutely 👏👏👏👏👏

  • @cabdiraxmaan5591
    @cabdiraxmaan5591 2 ปีที่แล้ว

    Beeeeen kkkkkkk

  • @roodaismail7
    @roodaismail7 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaamuus waligaa cadaalad samee si dayartu u hesho runta 👈👈

  • @naimaahmed3545
    @naimaahmed3545 ปีที่แล้ว

    Silayno illhye cimir hawo dheyo

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 2 ปีที่แล้ว

    INA WALANWAL WILKU DHALA KUSIDHALA GALLA AYU WEHESHANDONA

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 2 หลายเดือนก่อน

    Iminka wasiir iskudayikaraa majiro
    Meelwalba madaxweynahaa amra
    Weeybaksiidartay

  • @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay
    @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay 2 ปีที่แล้ว

    Buul waa afsoomaali. Waana aqal Soomaali yar oo qofka miskiinka ihi dego. Buulkaa la dhigay halkaasay ku lug leedahay; macnihii aqal Soomaaligii waynaa ayaa laga saaray oo buul baa la dejay, yacnii shaqadiina lagama eryin, xilna looma dhiibin.

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxan rajeynaya inaad noo soobadiso tariiqdan

    • @user-wd7re8ng9n
      @user-wd7re8ng9n 2 หลายเดือนก่อน

      Waar wuxuu ahayn jirayey

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +2

    Bahda qaamuus sxb taariikh da wanku xidhnahay laakiin waxaan arkaa inaad dhinac u leexatay nin jeclaysi baan kaa dareemay runtii mana fiicna taasi

    • @abdihariirhassan8580
      @abdihariirhassan8580 2 ปีที่แล้ว

      Waxan wax ka xunbaa dhacay oo Afweyne sameeyey intani waaba sahalo

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihariirhassan8580 Anigu adiga waxba kuma weydiin sxb

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 ปีที่แล้ว

      Waar dee buug iyo qoraalo ayuu kasoo xigtay ee maaha fakradiisa .

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 5 หลายเดือนก่อน

    Markaasey kuleeyihiin Afweyne wadani uu ahaa oo qabyaalad ma aqoon

  • @alicabdi7610
    @alicabdi7610 ปีที่แล้ว

    Janalkan astaantiisu waa astaantii shaydaan caabudka

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 ปีที่แล้ว +1

    Qabyalad iyo qurun buu Ethiopië u aaday waa akhiro iyo aduunba seeg imisa dabkuu shiday ku gubatay

    • @kidareyare1457
      @kidareyare1457 ปีที่แล้ว +1

      Marka ma somalinimo ina siyad bare walalkii kursiga uga qadaybu la jooga xayawaanyow dadku ma inay idinka idin shaqaynayeen bad u haysataa nadelyow

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 ปีที่แล้ว

      Adeer dictator iyo family yar masiirkayaga inay ka taliyan oo madaxa iyago kor utagaya nagu dul kaajaan yeeli mayno

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 ปีที่แล้ว +1

    Siilaanyo badal qaldan buu sameeyay ma reer behdhabuu af fahmayaa qof mareexaan ah nin walpo gopolkuu ka soo jeeduu ku fcnyahay hadaysan jirin hal luuqadoo lagu wada kulmo

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha alah sxb mahadsanid in badan
    Ragga hadiiba shaqo ka dhexayso waa lays qabanayaa lkn taariikhda meelna ku arki maysid 1969 ilaa 1981 reer waqooyi si gaara loo bartilmaameedsanayo ileen ayaga ayaa gobanimadoodii muqdisho keenaye tolkaas waa dad wada dhalashada xeeriya inta ogaalkayga ah balse hada somalidii oo dhan baa jaantaa Rogan noqotay

    • @abdihariirhassan8580
      @abdihariirhassan8580 2 ปีที่แล้ว

      Ma 1981 Ayaan Reer somaliland la Bartilmaameedsanayn?

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihariirhassan8580 aboowe aniga 1991 wixii ka danbeyeey groupkii dhashay Lee ahay magaratay
      Walaal somalida waa iska wada macaysatay markii keliteliskii meesha ka baxay Reer waqooyiga iskuma jiraane dad si gaara loo bartilmaameedsaday anigu ma maqal intaan taariikh laga sheekeenayo maqlayey Teedakale dadka gobolada dhexe ee dalka dagaba waa laga dhibca uruursaday wax ay si gaara u sheegtaan ama uga cawdaana ma arag marka walaal dhalinyarta hada joogta waxaas badankoodu waxba kama oga in yar mooyee aduunkaana lawada joogi maayo si kastaba halugu dhintee waa la dhimanayaa

    • @abdihariirhassan8580
      @abdihariirhassan8580 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahiahmed581 OK midse ogow koonfuri Taariikhdoodu waa in dhibaatadu dhacday 1991kii oo Aanay jirin dhibaato ka Horaysay Taariikhda Reer somaliland lagu Bilaabay Dagaalka iyo xadhigana waa 1980kii personal Attackga Reer somaliland waxa lagu Bilaabay 1980kii halka sadburisaga lagu Bilaabay 1960kii oo Ah isla markii Reer somaliland midnimada keeneenba Balse faa,iidada Aanu ka Helay Ayaa Ah mar i Dage Alle ha Dago laba jeer I Dagana Anigaa is Dagay

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihariirhassan8580 sxb waqooyiga waxaa ka horeeyey gobolada dhexe khaasatan inta hada loo yaqaano puntland weliba reer ayaa personal attack lagu hayey maadaama ay iyagu ahaayeen cidii ugu horeysay ee kelitaliska kasoo horjeensatay taasna cod walba waa og tahay taari8khda ayaana shegaysa oo dee ssdf iyo snm waa Kala horeeyeen hadana waxaasoo dhan waxaa kasii darnaa ninkii dhahay xamar ciidanka dawladu shacabka Haku wareejiyaan hubka 1991 isagana baxay dalka waana laga aamusaa taarikhdaas mugdigaah cid wad wada ma waad maqashay waa sax ma diidani 1988 wax aan la qiyaasi Karin ayaa waqooyiga ka dhacay waan ogahay taas

    • @abdihariirhassan8580
      @abdihariirhassan8580 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiahmed581 Haa Afweyne majeerteen oo jabhad samaystay wuu la Dagaalamay laakiin cadaawada iyo Axmaqnimada Reer somaliland lagula kacay 2% ka Noqon mayso ta majeerteenka ta Aad leedahay Ninbaa yidhi 1991kii ciidanku Hubka Ha dhigaan Adigu iyadaa caruurtaada iyo xaaskaaga la laynayo Ninka laynayaa inuu Hub helo iyo in Aanu Helin kaabaad jeceshahay?

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +1

    Cascasay hadii maxamed siyaad hooyadii dhasha muxuu somali dheeryahay? waa caqli xumo labedeli maayo!

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr ปีที่แล้ว

    Anagaa Kismaayo joognayoo cidna nama eryan. Markii laysku gafayna taayadii baanu oo wixii joogay xabbad kaga erinay. Qofkan liitaa muxuu ahaa?

  • @absjones2916
    @absjones2916 ปีที่แล้ว

    Nin Mareexaan ah oo kaliya oo wanaagsan waa nin Mareexaan ah oo dhintay…

  • @abuukarcabdi9294
    @abuukarcabdi9294 2 ปีที่แล้ว

    Liibaan

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว

    Siilaanyo Meesha siday tahay iyo waxa kasoo socda ayuu ogaaday madaama shaqdisa umadaxbanaanayn Oo isaga carar oo Mucaarid hubaysan noqo ayaa niyada kaga jirtay taasoo uga dhago adaygay dalabkii afwayne waanu sameeyay waa kii isaga tagay Mucaaridkii Snm hogaanka uqabtay xabad kala horymid

  • @mohamedalit8770
    @mohamedalit8770 2 ปีที่แล้ว

    Benale waa kaba qaad basas ayu aha

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 2 ปีที่แล้ว

    Siilaanyo ayaa khaldanaa,sabatoo ah madaxweynihii iyo ragii ay ehelka ahaayeenba wuu kahoryimi.

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 ปีที่แล้ว

      sow geesi isaaq maha

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@inaxaaji1935 Siilaanyo ayaa ka horyimi Siyaad Bare isagoo wasiir ah! hhhh . Caruuri war ma hayso! Maxamed Cali Shire ayaa soo sasabayay Siilaanyo! Hhhhhh.

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

      Maaad Fahmin
      Goob dhaqaale ayuu haystey iyo Gobolkii Xeebta dekeda Musuq maasaq Coruption.Cadeyno ayaa jirey Siwacan u fahan Musuqmasaq Agaasimahaasi ku kacay Just wuu bedelaayey muu eryeynin

    • @kidareyare1457
      @kidareyare1457 ปีที่แล้ว +1

      Marka ma meherad ganacsi oo siyaad lahaaba laga shaqaynayay nacala hoyada ku yaale

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 ปีที่แล้ว

    Cascasay sheekadiisu mala-awaal farshaxamaysan bay u eg tahay, Miyaanu magac saxa lahayn?

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 7 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮🤔🤔🤔 sheekada qabyaalad qabiil lesku siina xilka dowlad waxe so bilaabatey xiliga kacaanka dalkena dad jaahilnimo Ka badatey bur buriyey siyaad bare aqoon ma laheen nin geel jire ahaa kdib askari noqdey

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr ปีที่แล้ว

    Mid uun baa wadankiisii ku hadhay oo sharaf ugu nool. Aaway ilma Barre iyo Kii inantooda qabay? Qaxoonti in ku dhimatay iyo in ku gabawday bay noqdeen. La kala adkaa.

  • @husseinwarfa788
    @husseinwarfa788 หลายเดือนก่อน

    Waa been la suuq gaynayo wax caqliga galaya maaha siyad bare wasiir awooda inuu wax kadiido majirin iyagaaba aha guulwadayasl kacaana

  • @cuudcuud
    @cuudcuud ปีที่แล้ว

    SIILAANYO SHARAFTUU KU HAYSTAY MUQDISHO ETHIOBIYADUU U CARARAY MAKA HELAY MISE RAGIISII BUU BAA BIYEY IYO DALKIISII

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 2 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal bal fiirsada video gan oo muujinaya xaaladda dalku marayey iyo Siduu Siilaanyo u necbaa corruption ka dalkiisana daacadda ugu ahaa:
    th-cam.com/video/XR9Uq7vJyZU/w-d-xo.html

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 ปีที่แล้ว

    Waryaa daarooda oo waryaa sade daarooda oo waryaa laylkase daarooda oo waryaa yuusuf daarooda oo waryaa ciise Daarooda oo waryaa kablalax daarooda oo waryaa absame kablalaxa oo waryaa bartile kablalaxa oo waryaa gari koobe ah oo waryaa harti koobe ah oo waryaa majeerteena oo waryaa maxamuud hartiya oo waryaa axmed hartiya oo waryaa kaski qanbe hartiya oo waryaa liibaangashe hartiya oo waryaa geesiguule hartiya oo waryuu siciid harti la dhashay oo dhiig iyo dhacaan wadaageen iyo shahwo aabe oo qura wadaag ahaayeen oo dhiigoodu danqayaa war siciid harti dumarkoodii iyo caruurtoodii iyo waayeelkoodii laascaanood iidoor oo isu soo urursaday il-laawe iyo lug laawe aan u kala harin oo u kala reebin waxay maal iyo mood iyo hub iyo khibrad ay lahaayeen ayaa laascaanood daaroodkii deganaa xasuuqay iyo horgaladii iidoor ee garacyada dhulbahante ahaa oo todobagoogaradleeydu u soo hoos galisay odayaashii siciid harti ee qabay ayaa xasuuqaya daaroodow dumarkiinii iyo caruurtiinii iyo waayeelkiinii daarood oo war miyeydaan dhiig iyo dhacaan dhulbahante u danqanaya lahayn war daaroodow meelaad joogtaba dhulbahantaha laascaanood la soo gaar maal iyo mood iyo muruq iyo hub iyo awood aan iidoor iyo canaasiirtiisa xero daarood looga saaro si arxan daran oo waligood aan taariikhdooda ka go'in oo daaroodow in guluf iyo colaad iidoor lagu saaro mooyaane xal kale ma jiro oo deegaamadaan daarood maanta cudud daarood ayey u baahan yihiin oo kala ah: sool iyo sanaag oo war tol waa tolonee daaroodow dhulbahante wuxuu ku leeyahay waryaa tol ii ah oo dhimashadayda iyo dhaawacayga iyo dhacayga iyo kufsiga iyo xarigayga iyo hantiburburintayda iyo bahdilkaygu danqi karaa oo dhiigaygii ah oo war cunto iyo hub iyo ciidan iyo dawo laascaanood daaroodow ula soo gaara si deg deg ah oo iidoor somalinimo iyo islaamnimo iyo aadaminmo iyo ehelnimo iyo arxan toona ma leh inta hubka qoomuluutka iyo gaalada iyo dhilaystayaasha iyo boonaystayaashu ay siiyeen ay doonayaan inay daarood ku dabargooyaan daaroodow walaal noo soo gargaara si deg deg ah in sha Allah .

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂 baroor weynaaa😂😂😂😂😂

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 ปีที่แล้ว

      ​@@imbashiir1825 😂

    • @mohammedzaki4
      @mohammedzaki4 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @user-wd7re8ng9n
    @user-wd7re8ng9n 2 หลายเดือนก่อน

    Waar wuxuu ahay jiratay ninkii somaliya lacagta iyo qorsha samaysanaye

  • @souhebabdoulkader3803
    @souhebabdoulkader3803 4 หลายเดือนก่อน

    Waysucamirayaan

  • @souhebabdoulkader3803
    @souhebabdoulkader3803 4 หลายเดือนก่อน

    Waxani imika ma film hindi ahayuu noomatayaa walee iidoor beentiisa waxlaqaadankarayomaaha

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 หลายเดือนก่อน

      Iiidoor dadka heesaha ugu badan ee kacaanka iyaga laha majeerteen ayaa isku diray isaaq iyo siyaad barre

  • @msalad6532
    @msalad6532 ปีที่แล้ว

    Somalia waxaa ku dagaalamaya ogaadeen darood iyo ogaadeen kii La beeray waqtigii boqortooyingii ethiopia

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 ปีที่แล้ว

      M Salad
      Qofku haddii aanu xishoonayn wixi u doono ayuu iskaga hadlaa. Ogaadeen waa dad Daarood ah oo Kablalax Daarood ah. Kumana jiraan beelaha urursiga ah. Daarood nadabaddu waa ku adagtahay xaalkooduna waa persistent ama dhab. Waa naqaana dadka ku shaqaysta sida strategy ah oo mar ba cid la dhasha.
      Bal 2 awowe oo aad leedshay noo sheeg meesha ay ku aasan yihiin? Iyo hooyadii dhadhayba.
      Taariikhda Daarood ee Maakhir
      Waxaan wax yar idiin ka sheegayaaa Taariikhda Magaalada Badhan # Waxaa ku aasan Cabdiraxmaan Ismaaciil Jeberti ( Daarood) AHUN Haylaan oo ujirta 17 km Galbeed # Waxaa ku aasan Harti Koombe AHUN Ceelka Qacablehe oo u jirta 16 km Koonfur # Waxaa ku aasan Kablalax Daarood AHUN Daaman Caddays Koonfur Bari # waxaa ku Aasan Sade Daarood ( Mareexaan) AHUN Haylaan oo u jirta 18 km Galbeed # waxaa ku aasan Maxamed Harti ( Majeerteen ) AHUN Tukur Laaye oo u jirta 40 km Galbeed # waxaa ku aasan Moorasaante ( Maxamuud Harti) AHUN Xidda oo ujirta 32 km # Waxaa ku Aasan Moora Case ( Axmad Harti )AHUN Xas Kuyaal oo u jirta 24 km Waqooyi Galbeed # waxaa ku aasan Warsangali ( Maxamed Moorasaante) AHUN Xarbad oo u jirta 37 km # Waxaa ku Aasan Cumar Ibraahim Xamargale AHUN Rad kuyaal oo ujirta 28km
      #Odayga Komade ama Ugaadeen Wuxu ku aasan yahay
      Ceelka Labaaxdiile
      Labaaxdilow labaanu ahayn oo mid lala hadhay anna lay siga. Wuxu Badhan u jira 18km
      #SAEED HARTI ama Dhulbahante sida u Nirgo lagu xidh ilma Harti ugaga guuray
      Ma garannkaro meesha u ku aasan yahay
      # waxaa kaloo Badhan u jira 27 km Godka caanka ah ee Harti iyo caruurtiisu Daganayeen oo la yiraahdo GEEL KU QORAN. Waxaa godkaa ku xardhan far iyo sawiro raad taariikh fac wayn. Sida muuqata Badhan waa meel leh taariikh fac wayn dad ku abtirsada Daaroodkana waxay u tahay Dhulkii Awooweyaal, waa meel leh taariikh Dhaqan iyo Hogaamin fac wayn Dib ayaan Qor mooyin kale oo Taariikheed idiin ku soo gudbin insha allah
      Afeef:
      Middan odayadu meesha ay ku aasan yihin inkasta oo aan in badan ka aqan, haddana ma ahi ninka diyaariyey

  • @ahmedabdulkadirali2231
    @ahmedabdulkadirali2231 ปีที่แล้ว +1

    Dad baa ka tagteeen aaway adeerkeey maxamed ali warsame buulka laga dhigay wasirkii wax barashada mj reer bicidyahan ahaa hhhhh

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Reer Biciidyahan waa Ethiopian in wasiir laga dhigo maba ahyn!

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 2 ปีที่แล้ว

    Buugaan sidee ku helaa asigoo pdf

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree2424 ปีที่แล้ว

    Waa hadal been abuur ah oo lagu dacaayadeynayo dawladii cadaalada ahayd

    • @amaranas8859
      @amaranas8859 ปีที่แล้ว

      Nacadal korkaaga ha ahaato hadii cadaaladi jirto culimadiii somaaliyeeed lama laayeen nadal

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 ปีที่แล้ว

      Cadaladu xagay ka jirtay 😂

  • @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay
    @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk saraakiisha reer woqooyiga oo magan u ah Cascasay!!!! Muwaadiniin inayna Somalia ka ahayn sidaa ku garo.

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +2

      Reer wsqoy waa well educated oo shaqooyinka wadanka daacad u ah.
      Cascasey wa jahil abt oo af somali dugsi wali ma aqoonin wuxu ah jaale jahil.
      Afwayne snm ayaa isagow kabahisa afka ku sida ka sartay habaryi gurigeeda oo refugee u dirtay.
      Taarikh waa somaliland ha nolaato

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +2

      Muwadin waxaad u taqaanow garan mayow ,se waxaan garanaya cascase wa guulwage jaahil oo inaha ku kala furay kacaan iyo kacaan diid jaale all that means at that time jaahil madax ha igin noqdo.
      Walal somalia hada waxaa u taliya wax aan somali ahayn.
      Somalilander dhulkoodi hoyo ee ay leyiheen oo xor ku ah june 26 1960 ayey imaan ku qabaan.
      They united by choice not by force remember calanka xidigta leh waxa first time laga tagay beeerta xuriyada e hargaysa se calanka somalia ayaan farHa oga qadnay sababta wa xasuus xun.
      Somalia ha nooolato somaliland ha nolato

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +1

      Walaal reer woqoy ,tarikhdooda wa la yaqana. Oo any national library ayay tala.
      Halkan aan joogo national library waxaa yaalo sawira tusaya reer kofur oo talyangu adoomow u aha isagoo wabiga kaga talabayo oo dhabarka ka taagan. Kuwaas ayaad ka dhalatay allah u sahal.
      Reer woqoy tarikhdooda waaqorax sacab luguma qarin...
      Snm ayaa afwayne oo kabaha afka ku sita iyo darood qaxooti u dirtay fact fact

  • @hassanmataan7182
    @hassanmataan7182 ปีที่แล้ว

    O

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 2 ปีที่แล้ว +6

    Jamuuriiyada somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn ปีที่แล้ว

    Hada iyo dan jabuti baa idin daboshay banki basabor dhalasho koleytahay aas asihi madaxweyne marqati maqarsar udhibtay masar basabor aba jabuuti safarad sedey jeceshahay abudabey sacudiga ladumiyo jabuti sababahe xiro ugugaday somali elatare ordogan isuguxirtay anigo calankeda uegayo meshay usurtay qas qalaso xadkas loxirtay basaborkana udono sheko kle

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 2 ปีที่แล้ว

    Silaanyo tii uu wagaas ku dhaga adeego ayuu somaliland kolku heystay ka fuliyey oo inantiisi kii qabay u dhiibay beeshe morgan oo xoolihii umada dhacay bal fiiri moryaan buu ahaa

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 ปีที่แล้ว

      hoyada was bashe wa nine rageed aqoonyahan ah mantaba wa raga dhalinyrada reer somaliland ilashadan want milionair 15 sano dubai ka shaqaysanayeey batrolka hoyada silanyoo wasye

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 2 ปีที่แล้ว

    Ahmed Saleebaan Dafle 5ta Golaha sare buu ka mid ahaaa iyo Gudoomiyihii ugu waqtiga dheera Sirdoonka Somalia

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa ka sabab u noqday somalia iyo somaliland ku kala tagaan by false information

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fayzahjamac6913 False Information for what??
      waa Halyeey Qaran adeer ninkaas Sareeye Guuto Ahmed Saleebaan ninkii 3aad Ciidamada Somalia ugu Darajada Sareeyay madaxwayne ku Xigeenkii 3aad ee dalka Taliyihii ugu waqtiga dheera Sirdoonka Somalia NSS 15 Sano buu director ka ahaa Sirdoonka, Wasiirki Arimaha Gudaha Somalia, Wasiirki Qorshaynta, iyo Xoghayihii Xisbiga Hantiwadaaga Kacaanka Somalia
      Intaaso xil buu u qabtay kacaankii
      Ahmed Saleebaan Dafle Halyeeeeey Qaran

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +1

      Haddo aha sirdoonka ugu wakhtiga dheer oo meel fog wax ka ogaada.wa suaal afwzyne muxuu u yiri alele haad baa liga tuuray oo waxooti ba la idiray.
      Taas wz xaqiqa woraxda ka cad sirdoon adag ma jirin.
      Mahadsanid

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@fayzahjamac6913 Sow taad lahaydeen reer Waqooyi! Dafle cid ka wood badnayd Somalia ma jirin. Mise Isaaq baad ka wadaan reer waqooyiga?

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 ปีที่แล้ว +2

      @@am.b5688 somali dhan baa runta og.
      Dafle wa nin somaliland ah.
      Qofku wuxu ahaa ilahay ba og urkiisa allah ha u naxaristo dhamaan .
      Somaliland ha nolaato somali meel walba joogta ha nolaato domalia ha nolaato.

  • @matanxasan773
    @matanxasan773 2 ปีที่แล้ว

    Wax tidhi aamin waris

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 ปีที่แล้ว

    Alif la kor dhebey Alif la hoos dhebey Alif la godey?!1@

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenawaas xun. Odayga Siilaanyo muxuu Siyaad ku falayey. Subxanallah

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 ปีที่แล้ว

      Siilnayo wa ninka SNM inta ugu badan hogaminyey ee siyad wasay nacadal ba ku taal afweeyne doqon askari xun oo jahil ah siilanyo na 3 jamacadood bu kaso qalin jabiyey 2 uk ah iyo 1 USA ah afweeye gaal bu aha ankana ama siilanyo aya sabab u aha inu suuli ku bakhtiyo

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree2424 ปีที่แล้ว

    Waxaas ninkani akhriyayo waa propogando ay isaaqu fidinayeen iminkana iyaga ayey ka dhextaagan thy

    • @sahrayasin2555
      @sahrayasin2555 ปีที่แล้ว

      Somaliya jabuuti virus aan dawo lahayn oo ISAAQ la yiraa baa galay ifkana ka dawoobi maayaan ilaa inta nolosho jirto

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada ma waxaa keentay warkii aamina waris taariikhda beenta ka daa

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +1

      Hurdada ka kac mudane siilanyo wa tariikh aan la ilawi karin madaxa ugu weyn SNM .wa kuwi afwayne refugee ka dhigay

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@fayzahjamac6913 Siyaad waxa ka saaray wadanka USC, isaguna SSDF iyo SNM buu qaxooti ka dhigay! USC baa xoreysay gobolada waqooyi, oo Cali Mahdi iyo Cumar Carte Qaalib baa yiri ciidanku ha isu dhiibeen SNM, sida ayaad ku xorowday. Beentii Faysal Waraabe run bayba moodeen!

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 ปีที่แล้ว +1

      Marow Amina waris ,taarikhdeeda soo barow horta inta aanad wax ka sheegin .ogow waxay ka dhalatay reer cilmi iyo deeqda ilahay ku risqay .waxay ka mid tahay one of the most educated and knowledgeable african woman as a public healrh adviser .

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 ปีที่แล้ว +1

      @@am.b5688 siyaad barre wa ta loo diray
      Refugee to Nageria that was last stop

    • @fayzahjamac6913
      @fayzahjamac6913 ปีที่แล้ว +1

      @@am.b5688 siyaad barre wa ta loodiray refugee to Nageria that was the last alah ha u naxaristo.
      Darsi ku qata taas ninka ma oga what will be the last stop

  • @axmedcabdi4385
    @axmedcabdi4385 ปีที่แล้ว

    Beenaala ayaad tahay beenaale
    Kalena dhalay
    Waayo yaad kadhaadhin
    Kartaa
    Siyaad iyo siilaanyo
    Ayaa
    Khilaaf dhaxmaray
    Miyaanu ahayn siilaanyo
    Ninkii
    Fataalka u ahaa siyaad bare
    Siilaanyo iyo siyaad bare
    Uugu horayn waxay wada
    Dileen
    Hogaamiyii uugu horeeyay
    Ee snm xasuuso
    Cabdi qadir koosaar
    Warayso habar yoonis
    Oo ah walaaladeen
    Cida kadan baysay
    Dilkii cabdi qaadir koosaar
    Siilaanyo dhilaa dhashay
    Hooyadaa oo kale ah
    Dadkoow dadkoow dadkoow
    Eega garacan wata wallaalkii

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 ปีที่แล้ว

    Yaad QALDEEYSAAN ?
    Yaad CAWIREYSAAN ?
    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.
    Ibna Sabool.

    • @no1knows598
      @no1knows598 ปีที่แล้ว

      Bro waxa aan ku arki jiray 1y ka hor adiga oo commentiyada caynkan ah bixiya miyanad mawduuca ka bixin ama aaanad nolol kale lahayn

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 ปีที่แล้ว

      @@no1knows598
      Yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?
      Yaa idin QALDEY ?
      Yaa idin CAWIREY ?

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 ปีที่แล้ว

      ​@@no1knows598 😂 isir nacayba ku jire ha ujawabin

  • @enjoywatching4287
    @enjoywatching4287 2 ปีที่แล้ว +1

    خائن سيلانيوووو

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 หลายเดือนก่อน

    viking*(Wcb)2 bullring ppe24/25elite (eagle-eyed) vstv.