Kulankii Siyaad & Mingiste Isku Mari Waayeen | 6 Saacadood Oo Jabuuti La Isku Hor Fadhiyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Danjire QAYBE oo ka warramaya sirta kulankii habeenka dhan la isku hor fadhiyey ee ugu dambayn lagu kala kacay | Djibouti 1987

ความคิดเห็น • 27

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 ปีที่แล้ว +5

    Danjire axmed maxamed aadan qaybe danjirihii ugu mudada dheeraa soomalia (AUN) jaale maxamed siyaad bare libaax aan waligii liidnimo qaadan (AUN)

  • @cabdullahiobsiiye4657
    @cabdullahiobsiiye4657 ปีที่แล้ว +4

    Isku duuboo waxaa halkan inooga cad in Est Africa laba jamhadood ugu waa weynaayeen ujeedooyinkii ay labadaa jamhadoood u dagaalamayeena isku mid ahayen waa jamhadii SNM oo waqoiyiga somalia ka dagaalaysey iyo jamhadii Eritrea Ee Ethiopia ka dagaalamaysey taariikhdu iyadaa is fasirta labadaa jamhadood labada dal, Ee Somaliya iyo Ethiopia labaduba waxay ka qabeen welwel, wallaac iyo walbahaar xoogan maxaa yeelay labaduba xoriyad iyo inay Ka madax banaa naadaan dalalkii ay ka tirsanayen bay u dagaalamayeen

  • @osmanmedia7809
    @osmanmedia7809 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 ปีที่แล้ว

    siyad bare allaha unaxariisto wadani dhab ah ayuu aha dalkiisa iyo dadkiisaba jecel

  • @xasancabdjamacxasancabdjam7829
    @xasancabdjamacxasancabdjam7829 ปีที่แล้ว +2

    Xasan cabd jamac

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 ปีที่แล้ว +2

    Okok

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow itoobiyaan nagadhig ayaa kuxigtay ilaa tigray xamar yimaadaan.

  • @blessingthakhani3028
    @blessingthakhani3028 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi siyad Barre was true legend after him there's no Somalia . Let people say wath they say but that guy Barre was true wadaani

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +2

    Goshe wolde ayaa mingiste fashiliyey waayo intuu xamar soogalay ayuu America kasii aaday asagoo ku andacoonaya inay qalad tahay in waddan orthodox ah dhaqankooduna ma aqbalikaro hantiwadaag. Waxaa kadanbeeyey in mingiste iyo Siyaad Barre dhacaan maraykanka si uu gobolka oo dhan ugu habsado. Africa waa sharmuuto an qaangaar ahayn!

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 ปีที่แล้ว +3

    Allehaw naxariisto maxamed siyaad hogaamiye sare buu ahaa

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 ปีที่แล้ว +4

    True somali best leader ever they have one day somali state will be free it's coming soon God our side

  • @abdirizakamin1260
    @abdirizakamin1260 ปีที่แล้ว +2

    Jaale maxamed siyaad bare Alle yaa raxma

  • @NuurCalisheikh
    @NuurCalisheikh 2 วันที่ผ่านมา

    😢😂😂 5:20

  • @abdisamed5054
    @abdisamed5054 ปีที่แล้ว +1

    Wariye mohamed Siyaad bare allaha
    U naxaristo maa tiraahdid ileen wa dhintaye

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว

      Alla ha u naxariisto. waan idhaahdaan. qof dhintayna in loo duceeyaa waa waajib.

  • @ibraahimismaaciil6094
    @ibraahimismaaciil6094 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @bashthetrucker112
    @bashthetrucker112 ปีที่แล้ว +2

    We need more this kind information 👍👍👍

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 ปีที่แล้ว +1

    Allehaw naxariisto maxamed siyaad hogaamiye sare buu ahaa

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah ปีที่แล้ว +6

    Maxamed siyaad barre geesi somaliya , africa iyo carabi wayday dhigiisana in la helo ay adag tahay👍👍👍👍

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 ปีที่แล้ว

    Asc walaal hal arin ah wax ka badal dadka dhintay u cadaalad samee oo maxamed siyaad Barre naxariista ilaahey u waydii asaguba wuu dhintee qof kastaa wuxuu kasbaday ALLAAH ayuu la hortagiye adoo mahadsan raalina ahow

  • @aminsheikh7664
    @aminsheikh7664 ปีที่แล้ว

    The communist ethiopian gov almost equaly communist somali gov were ruled by such regimes the theatre was also equaly muddled by other veto wielding super powers ah the rest is history well the scenario was further muddled by the confidence of warsaw nations led by the then leonid breznev of the then ussr the confidence cockiness of ussr was manifested by the invasion of afghanistan in 1980 the afghanistan invasion was triggered by the overthrow of king Zahir SHah by his relative mohamed daud the onus and lesson of history should be learnt and followed . There is no free lunch .all nations or for this matter human nature is based on more acqisition .even holy persons if and when they are doing agood deed they expect reward from the ALmlghty it is high time humankind should reflect and pause and take the correct measure . Giving rein to our selfish ego is avery regretable matter . Why because all hankind are from one father Adam (peace be upon him). And EVE(peace be upon her) l personally it isa believe . Iam sure all religions believe with me.. may we allhave forgiveness and mercy and not give vent to revenge
    .

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro ปีที่แล้ว +1

    Qamus slnsare sxb

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST ปีที่แล้ว

    waa macluumaad iyo xog cajiib ah. waxa uu ahaa kulan aan waxba la isula hadhin. Lix saacadood oo xidhiidh ahi waa wakhti dheer

  • @abdinasirmohamed2516
    @abdinasirmohamed2516 ปีที่แล้ว

    Inshaa allah hassan sheeq aa buuxinaya sidaas oo kale ee xogaa na siiya ❤🎉😂kkkk

  • @cige3636
    @cige3636 ปีที่แล้ว

    BEEN BADANAA