Yaadilay Cabdirashiid Cali Sharmaake Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya 15 October 1969

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 181

  • @MahamedlHasan-rp3ku
    @MahamedlHasan-rp3ku 7 หลายเดือนก่อน +7

    allaahu aclam cidii ka dambeesay balse maxammad siyaad madaxweyne ka fiican dalka masoo Marin Rabi ha u wada naxariiste

  • @HussainJunior
    @HussainJunior 5 หลายเดือนก่อน +11

    AUN C.laahi yuusuf oo aad warkaan ka soo werisay waa kii cadawga itoobiya u cararay 1978dii iyo 2006dii 40,000 oo ciidanka Itoobiya u fasaxay inay ilsoomaaliya soo galaan.
    Walaalow Taariikhda waa la haayaa, madaxdaasina AUN.

    • @HakaFakarin
      @HakaFakarin 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hada imisa ithophian iyo aminsome baa muqdisho joogto xasan raali kayahey cabdulahi yusuf Waa keeney laakiin shaikh shariif baa kuwa kabadan u ogolaadey 100000 oo aminsome ah ilaa hadana joogo

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

      Dhul hawiye unbay haystaan mey iska saaraan ​@@HakaFakarin

  • @hawdmedia332
    @hawdmedia332 ปีที่แล้ว +21

    Saacadan aan joogno waxaan joogaa goobtii lagu dilay maxadweyne cabdirashiid cali illhy naxariistii jano haka waraabiyeee

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

      Naagta ukentay go a cad amuu sixir ahaa yaaab

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 7 หลายเดือนก่อน +12

    Allah ha u naxariisto labada madaxwayne Maxamed siyaad bare iyo madaxwayne cabdurashid Cali sharmake.warkaagu waa tuhun xaqiiqda kafog oo mala awaal ah iyo nacayb aad uqabtaan madaxwayneaxamed siyaad bare.warku waa cadahay.

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 10 หลายเดือนก่อน +5

    Allaha u naxariisto madaxweyne abdirashiid qofka wanaagsan mawaaro koleey rag waa kii hore siyaasiyiinta maanta joogo magaarayaan weligood madaxdii hore oo dalkaan xornimada gaarsiiyey

  • @abdiosmaan8059
    @abdiosmaan8059 ปีที่แล้ว +9

    Beesha isaaq uga sheekee ayagaa jecel sheekadaan oo kalee si ay u jidboodaan

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 ปีที่แล้ว +8

    ilahay ha u naxariisto aamiin

  • @AaminoAadan-x2z
    @AaminoAadan-x2z 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haw naxariisto aamiin aamiin aamiin

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 9 หลายเดือนก่อน +5

    Hees ayaa ❤maxaa waran la ila gaadey nasiibkaay iiga weecshey ❤maxaan qabi yaal is jirey dhexdooda ka waab sameeystey ❤mj alle ayey leeyihiin ❤aaheey

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahy baa garan cidii ka danbeysey xisaabtana ku darso ilaahy baa u qory inuu madaxweynuhu sababtaa ku dhinto waa qadar ilaahy iyo waqti dhamaaday ilaahy dhamaantood how naxariisto

  • @AhmedAli-kl5jx
    @AhmedAli-kl5jx 26 วันที่ผ่านมา

    Adeer, Cabdirisaq x xusee,Mohamed abshir, nuur Cali colow, lagarey iyo ninkii dilay Allah u naxriisto m.Cabdirashid Cali sharmaarke, ragaas garaney,
    Laakiin Mohamed siyaad bare iyo ragaas ineyna wax qorshe ah inayna ku heshiin, kana dhaxayn,isna arki Karin Somali oo dhan waa ogtahay, cadhada iyo nacaybka haulage gal galan Mohamed Siyaad bare
    Arintaas ilaahay bay la horjoogaan

  • @AhmedGeydhe
    @AhmedGeydhe 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha unaxariistee Cabdirashiid Cali Sharmaake Subaxdii la dilay dhibaatadii Somalia ku bilaabatay ilaa maanta way Socotaa dalka oo dimuqraadi ahaa wuxuu ka leexday guud ahaan jihadii wuxuu gacanta u galay Ciidanka 21 sano kadib markii Ciidanka laga tuuray 40-Sano oo burbur ah baa inoo bilowday

  • @mohamedhussein8431
    @mohamedhussein8431 ปีที่แล้ว +3

    Taariq madow iyo madax is hagar dameysey Siyad bare isaguna kumanasan kursigii o isagoo kaboweyn ayuu abuuja kaso jeystay ilen waxuu faluu ogyahaye.Allow badbaadi dalkeena shacabka iyo madaxdaba qalbigooda mideey NB midnimadu waa awood qarsoon on laloodi karin Allah na waa uujecelyahey midnimada weliba markii xaq lagu midoobo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Shanta Soomàliyed

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Siyad bare darood iyo somali waa dhameyeye marexan xagey aqiro tagi

  • @maxamedmaxamuud3640
    @maxamedmaxamuud3640 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hilowle mise wehliye

  • @Inaubaxxaaji
    @Inaubaxxaaji 6 หลายเดือนก่อน +1

    Claahi yuusuf axmed

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 ปีที่แล้ว +6

    DAD CIIDA HOOSTEDA KU JIRA AYAAD WAX AAN LA HUBIN KU EEDEYNEYSA KAN KUU SHEKEYEY IYO ADIGABA WAXAN LA HUBIN HA SHEEGIN EE ALLE OGA BAQA MEYDKA XA NTIISA MALINTA AQARO CARABKAAGA YUUNA KU DACWEY N

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 ปีที่แล้ว +1

      We learn from history, if you like it or not.

  • @Maxamadkhaliif-b6u
    @Maxamadkhaliif-b6u 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko nin mucaarad ahaa uu qoray

  • @NorAlaNor-tl8bl
    @NorAlaNor-tl8bl 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Allaah Ayaa Dilay @

  • @DaadirIbraahim-f7f
    @DaadirIbraahim-f7f 10 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢

  • @adffsddff6652
    @adffsddff6652 4 หลายเดือนก่อน

    😍😍😍

  • @axmadxaamud8883
    @axmadxaamud8883 5 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare ayaa dilay

  • @mayranegaaleef1164
    @mayranegaaleef1164 ปีที่แล้ว +1

    Majeerteen buu ahaa majeerteen baana dilay cali saleebaan 😂😂😂😂

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay ayaa ka abaal marin wixii wax xun maleega ❤waana wax muuqda Mida hore cabdarashiid wuxuu ahaa wadaan ka qayb qaatey xornimada umada somali weyn

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 9 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaana muuqata cida maleegtey waayo c c sharmaarke wuxuu booqashadiisa ku soo marey magaalooyin badan ❤lagu dilin waxaa lala eegtey dhulka harti waxaa loo soo direy nin dadka marka sheekadu waa dhulbahante iyo mj ha Colombaan mj na ha is disho shaki kuma jiro wuxu ahaa harti dhexdiisa in la isku diro la isku dir aaheey

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Siyad bare mareexaaan kkkkk Arinkaaa

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y หลายเดือนก่อน

    Nin cidankisa ilalada ka mid dilay maqlay marexan ka danbeyay lagu xanta

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul 4 หลายเดือนก่อน

    Rerku bogorbogaando badanaa

  • @ifiyoaqiro2555
    @ifiyoaqiro2555 ปีที่แล้ว +5

    abdirashid qabyaaladiste ayuu ahaa jaziirad ayuuna ka iibiyay yeman markii ciidanka qaranka shaqo fiican ayey qabteen.

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 7 หลายเดือนก่อน +1

      Kadaab umada maytidaa haku been abuuran kolay danbiilayaashii dhashoodaad tahay

  • @soopehassan5903
    @soopehassan5903 7 หลายเดือนก่อน

    habartii karfantaukeentay maxaaloooweydiinwaayay

  • @mahadwarmogemahadwarmoge378
    @mahadwarmogemahadwarmoge378 5 หลายเดือนก่อน

    Wabeen waxas dadkahaqaldi mahamsd siyaad madilin ecadifada kalatag qaain batahaye

  • @MaxamedHassan-je4lt
    @MaxamedHassan-je4lt 5 หลายเดือนก่อน

    Maxamed abshir ayaa diley

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน

      Siyaad bare diley o shaydaan ahaa

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 ปีที่แล้ว +1

    Mj ayaa dilay

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Marexan baaadiley

    • @AhmedGeydhe
      @AhmedGeydhe 7 หลายเดือนก่อน

      Siciid Oorfane nin la odhan jiray baa dilay Majeerteen buu ahaa Cali Saleebaan

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedGeydhe marexan baaa diley

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 ปีที่แล้ว +1

    MEJEERTAAN AYAA GACMAHOODA KU KHAARIJIYEY MUUMINKAAS,WAA BEEN SHEEKADA KALE OO AFWEYNE DAAQUUD AYAY ADEEGSADEEN

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Siyad bare ka warN

    • @husseinsaid8142
      @husseinsaid8142 7 หลายเดือนก่อน

      @@Birds-i5b what you mean

    • @husseinsaid8142
      @husseinsaid8142 7 หลายเดือนก่อน

      @@Birds-i5b what you mean

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน

      @@husseinsaid8142 siyad bare iyo marexan dawalada waxey ka dhigeen guri ay leeyihin majeerten waaa gobee ama kablax waaa dileen hawiyeeee iyo dir wax dhafaannma leh siyad bare is murderer ilaahey maanta gacanta ku hayaaa farmaajo is silent killer munfaqda

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 5 หลายเดือนก่อน

    Majeerteen waa u dhamaatey.dadaab ku laabta.

  • @abdirahmanahmed7403
    @abdirahmanahmed7403 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣beenaale ayatahy Sidee abdullahi yusuf hadi Uu ogyahy afganbi u ugu sheegi wayay Majeerten U hiilinaysa marexan been badanaaaa war dhuuus ninyohow

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Siayd bare

  • @ig5254
    @ig5254 ปีที่แล้ว +8

    Qofkii Diley M/weyne Cabdirishiid Cali Sharmaake Iyo kuwii Shirqooleyba Alle Ayaa Og Maantana Alle Hortiisa Ayey Isla Taagan Yihiin Ayagaana Dhib Qabaan

  • @abdikarinbuuqay9974
    @abdikarinbuuqay9974 4 หลายเดือนก่อน +9

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 4 หลายเดือนก่อน +6

    Waa sheeko run ah Abdirashiid Ali Sharmaake Mj baa dilay ninka dilay waa nin Cali Saleebaan ah waxaanah soo diray Cabdirisaq Xaji Xuseen iyo Mahamed Abshir Hamaan

    • @CabdulhiHassan
      @CabdulhiHassan 4 หลายเดือนก่อน

      M.a Allah abayo mcan wallasheydi qali

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaaa diley siyaad bare o marexan ah

    • @FarhiaismailMohamud-z4y
      @FarhiaismailMohamud-z4y หลายเดือนก่อน

      Nin cidan kisa ilalada majerten dilay maqlay maxamad siyad ka danbeyay marexan ka danbeyay lagu xanta

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 9 หลายเดือนก่อน +3

    Dhulbahante iyo mj waa la isku diri jirey laakiin waa walaalo is og markeey qadhaadh tahay maxaa sir iyo isku loo maleegey mj iyo dhulbahante

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Axmed saleebaan dafle ? Siyad bare baa ul dheer uu dhiibey isaga xitaa waa laga ..? Majeerten waa gob dagaalkii sey ugu soo baxeen baaan ka helay

  • @AbshiroYaasiin-u4b
    @AbshiroYaasiin-u4b ปีที่แล้ว +5

    Suaasha yaa dilay ?

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน

      I was wondering if 🤔 5 nin baa diley ooo kacaankii hayeyeye

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 ปีที่แล้ว +4

    Dhif waye dadka geridoda darema subxanalah

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 26 วันที่ผ่านมา +1

    WAa maalintii soomali kala tagtay kuladoortay ladilay ku qoriwatana yiri surwLaal gaaban iyo qori ayaan ku qabsaday kaa ayaana laygaga qaaadaya

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 ปีที่แล้ว +4

    ADUUNKA DADKA FICIINA WAX SOO SAAR bey KU MASHQULEN IDINKA NA ODOYAL ABOOR WAXKA WAAYEY WAQTIGINI QAALIGA AHAA OO ADUUN IYO AQARABA KA DHIGATEN

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +2

      Adduunku wuu xusaa taariikhda. Odayaasha abuurku cunay waxay saamayn wayn ku lahaayeen nolosha dadka Somalia. Boqolka sano ee soo socda weli raad ayay ku leeyihiin siyaasadda iyo dawladnimada Somalia. Markaa waa in taariikhda dadkaa aad loo xusaa, si looga waantoobo qaladadaadkoodii siyaasadeed.

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 ปีที่แล้ว +7

    Alaah ha unaxariisto

  • @updynajiib6732
    @updynajiib6732 7 หลายเดือนก่อน +8

    Jaale maxamed siyaad bare ilaahay hakuu naxariisto

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed siyaad dilkii c/rashiid marka hore C/rashiid ayuu kadhaafhiciyey inuu dilo general daa'uud oo uu kusheegay inuu inqilaab soowado waana lasumeeyey haddana c/rashiid ayaa ladilay ninka kale oo ladilay waa salaad gabeyre kaas inqilaabka kadib ayaa ladilay saddexdaas ayaa dhib ku ahaa

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya7269 7 หลายเดือนก่อน +2

    sanamka qabiilka ku magacaaban soomaali haka harto markaasay kheyr helayaan

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 11 หลายเดือนก่อน +18

    Alle ha u naxariisto Madaxa Wayne Abdirashiid Cali Sharmake aamiin 😢😢😢😢😢

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 6 หลายเดือนก่อน +3

    Dilkaa Siyaad Bare wax shaqa kuma laheyn

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน

      Waaa kulahaaa habaar qabaha

  • @BalqisAskar-c8i
    @BalqisAskar-c8i 9 หลายเดือนก่อน +3

    Xasuus baad na galisay iyo wayo waayo 😢

  • @gureytuke
    @gureytuke 4 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad bare ka danbeeyey waxaas

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 ปีที่แล้ว +2

    waxaa dilsy siyaad bare dhagar wabshii soomali baabiitay

  • @hah7064
    @hah7064 ปีที่แล้ว +4

    Sawirka marka la eego siduu Cabdulrashiid u eegayo ayaad ka arki kartaa inuu ahaa Afweyne oday shakisan oo shirqool wada.

    • @selfdiscipline296
      @selfdiscipline296 9 หลายเดือนก่อน

      Si fiican wiliba, wijigiisa

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน

      Waa runta siyad bare

  • @HussainJunior
    @HussainJunior 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inta Aad soo sheegtay waxaad cadeysay inuu AUN Siyaad Barre shaqo ku lahayn dilka AUN C.Rashiid

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha unaxriisto

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 ปีที่แล้ว +4

    RABBI. JANNO FARDOOUSA ILLOOW GEEY JANNO FARDOOUSA. !!!!!!!!!!!!!! .

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali waa col u joog Taariikh qoran OO lawada ogyahay inta aan wal akhrina
    Ay dhagmaal yihiin sidaa darteed waxa wakhtigan loogu soo cel celinayaa waa
    Dulmi iyo BAAS abuur isku dir war ajar
    Kama heleyside soo gudbi wax Dalka iyo
    Dadka anfaca.

  • @NuurRd
    @NuurRd ปีที่แล้ว +4

    Cabdi rashiid ali sharmaake

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/OEdA0ACgBRI/w-d-xo.html Subscribe Noo Dheh Waa Kanal Cusub Link ga ku Dhufo

  • @Mariyomohamed1
    @Mariyomohamed1 3 หลายเดือนก่อน

    Anigaa kuu sheegay waxaa jirtay beesha madaxweynaha uu ka dhashay iyo tan gacan ku dhiiglaha ayaa 3 nin iska dilay aaga isku shuban waa Cismaan maxamuud iyo Cumar Cali 2 reer waxay ku murmeen magtii 3 nin,1 nin waa cismaan maxamuud 2na waa Cumar Cali, Cismaan maxamuud waxay dhahee ninkeena 120 halaad bixiya anagana 2diina nin min 60 halaad baan bixineynaa!arintaas waxay ka careysiisey. CUMAR cali waxay u arkeen iney tahay ihaano iyo gumeysi!,madaxweynaha ayey isula tageen,waxuu ku raacay hadalka tolkiis!,markii dambe waxaa sòo farageliyey ra,isul wasaare cigaal isagaana magtii bixiyey 3nin,uur ku taaladaas ayaana sababtay dilka madaxweynaha.

  • @Bileabdi-i5g
    @Bileabdi-i5g 14 วันที่ผ่านมา

    Dhabayaco indho adkaa Alaha u naxariisto Abdirashiid Ali sharmarke waa la og yahay dadka dilay (( Abdirisaq x xusseen iyo maxamed Abshir )) Ayaa tuhunku toos ugalay laakiin inaad dad kale dusha u saartid ama sawir soo qaadatid wax micno ah ma sameyneyso

  • @cabdisalaad8174
    @cabdisalaad8174 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay ku Dan baaba yaan maxamed siyaad

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk 28 วันที่ผ่านมา

    Ale naxasrtii jano haka waraabiyo wuxu ah qof qalbi wngsan oo ilahy ku xidhaan

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne ปีที่แล้ว +6

    ❤❤mahadsanid

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/OEdA0ACgBRI/w-d-xo.html
      Halkaan Ayaan U Guurnay Link Ku Dhufo Kadibna Subscribe Noo Dheh

  • @AhmeD-u4d5j
    @AhmeD-u4d5j ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid wall waa taariikh loo baahanyahay

  • @sabriyeaxmed7376
    @sabriyeaxmed7376 ปีที่แล้ว +1

    Gobolkii togdheer ayaa laga xakumay caasimaduna burco ayey ahayd ee beenta jooji aad buunbuuniney sid warkaas wax jira maahan

  • @EidNairobi
    @EidNairobi 22 วันที่ผ่านมา

    Dumidii dawladii la wada lahaa , iyo bilowgii xiligii jaahiliga

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 ปีที่แล้ว +4

    Toban wadaad ninkii toogtay, c/rashiid uma turaayo.

  • @DaudOmar-g4x
    @DaudOmar-g4x 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa dilay aan filma ninkaan agjooga ee indhaha kugubaya

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 ปีที่แล้ว +1

    Somaliay peoples never ended using kabel and shame of politicians Somaliay.
    Also, never respect own leaders so we are not honest peoples, we are not respect each other peoples so we are Somaliay peoples we must change this evil systems and reel evil styles

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wixii sir maleegey iyo wixii dalka qabsadey aawey dad dal diin aawey 21 waxaa la xasuuqayey mj iyo somaali wixii Indho u ah sida ragii aqoonta lahaa ayaa la cuneyey maxaa ka dambeeyey aawey dad hanti badd beri aawey yaa liqey yaa jawaasiis u ah shisheeyaha ❤❤akh akh akh inaalilaah waa inaa ileyhi raajicuun ❤❤❤❤

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaaaah wllky mahadsanid

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  ปีที่แล้ว +3

      Adiga Mudan Leyla

    • @CabdulhiHassan
      @CabdulhiHassan 4 หลายเดือนก่อน

      Sitokale wallashedi mcan

    • @CabdulhiHassan
      @CabdulhiHassan 4 หลายเดือนก่อน

      M.a Alla

  • @Yusuf-ug3ew
    @Yusuf-ug3ew 5 หลายเดือนก่อน

    Tartankii rer buuhodle

  • @selfdiscipline296
    @selfdiscipline296 9 หลายเดือนก่อน +2

    Heesta ku bilaabatay videoga magaceeda yaa sheegi kara

    • @abdi85237
      @abdi85237 7 หลายเดือนก่อน

      Sxp ii sheeg hadaa taqaano risaala fm ayaa ka maqlay

    • @selfdiscipline296
      @selfdiscipline296 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdi85237ma xasuusti

    • @selfdiscipline296
      @selfdiscipline296 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdi85237Baxsan, Eeboow mahadaa

  • @mohamedmaowbulle9768
    @mohamedmaowbulle9768 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah unahristo marhumka

  • @Moohaaz-zs
    @Moohaaz-zs 3 วันที่ผ่านมา

    HANBALYO 100K

  • @AbdikadirMagan
    @AbdikadirMagan 4 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah (qarnijoog) codkar bad tahay 👏 👏 👏

  • @YacquubYassin
    @YacquubYassin 6 วันที่ผ่านมา

    Som = hired v. Barr

  • @somalimediaproduction143
    @somalimediaproduction143 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wiil cali saleban ah

  • @bileabdi9142
    @bileabdi9142 ปีที่แล้ว +1

    Abdirashiid waxaa dilay maxamed abshir iyo Abdirisaq X xuseen waana wax lawada ogyahay waxey ku dileena waa la wada ogaa

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน

      Siyad bare!!!

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 หลายเดือนก่อน

    Daarood iyaguna isuma roona ummaddana uma roona.waa belaayo kursiga ku maman dhiigga dadku u macaanyahay.

  • @qali8342
    @qali8342 ปีที่แล้ว +2

    Wll sheekadii maana faay
    Awaay❤

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 5 หลายเดือนก่อน

    Waxyaabaha aan ka ooyo waa wiilashayadii dhafoorqiiq oo bad baadshay afweyne maalinkii hadaan qof qaan gaar ah aan ahaan lahaa waan raaci lahaa wiilasha anigaana afweyne dili lahaa 😊ciidankaas dhaawawacooda qalbigayga kama tirmin markii iigu horeysay oo dhiig bina aadam aan uriyo oo arko dhaawac iyo mayd 😢😢afweyne maxaa usoo saarteen dhafoorqiiqow

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 5 หลายเดือนก่อน

    Bacaac

  • @akramapdala9596
    @akramapdala9596 6 หลายเดือนก่อน

    Maxaa xaqiisa loo aasayaa madaxwayne c.rashiid cali sharmake raga dilay waa kan agtaagan naarta lagu fogee

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 7 หลายเดือนก่อน

    HAYE IIWAD SHEEKADA NINYAHOOW MIYAADAN ILAAHAAY AQOON OODAN KA CABSANAYNIN WALEE BUUGAAGII BUUXISEY QABYAALADII KU QAADAY KUMASOO DHIGTO.

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 ปีที่แล้ว +2

    GACANTU GO ODAY DHULBAHANTE O DHUUNI QAATE AH

    • @ismailabdull3700
      @ismailabdull3700 ปีที่แล้ว +1

      Ma Adigaa dad dhuuni ku sheegaaya

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف ปีที่แล้ว +1

      @@ismailabdull3700
      30,sanoh ey dad dalbah cunen waa hilmamen ooy matanah khabil eykulah sarayan shacabkah somaliyed
      Markah waxey iskadhigayan dad an dabih gelin oo nadif ah //markah akhiray war yalah oo ninkastah oo dabih galey ilahaay bah laxisabtamin ee ilahaay hanasiyo xusnunih khatumah fican oo nafacah aduun iyo akhirabah amiin

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน

      Dhulbahantee maaanta ha is bedlo maanta nabsiga waa arkeen

  • @Shaaftoo
    @Shaaftoo 2 หลายเดือนก่อน

    0p

  • @abshirabdi5119
    @abshirabdi5119 2 หลายเดือนก่อน

    Dhiladi idin dhashayba laba wajila ah alaha unaxaristo jaale siyaad

  • @HuseinSanti
    @HuseinSanti 3 หลายเดือนก่อน

    ha weyneydas karfanta wadatay maxey ahed waayabe😭😭

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 4 หลายเดือนก่อน +4

    Majerteen ba ugu horeeyay madax weeynimo 1960 waa sanidkii abdirashid ali sharmarke noqday madax weeyne, waana marke ka xoroowday somalia gumeysiga .
    Hadana layaab waxa ah Majerteen ba dib usoo ceshay somalia allaha u naxariiste abdullahi yusuf masha allah aad baa ugu farax sanahay inaa ka dhashay majerteen laandheere

    • @caytoeconomist
      @caytoeconomist 4 หลายเดือนก่อน +5

      Madaxweynihii ugu horeeyey somalia wuxuu ahaa aden cabdule cusmaan 1 luulyo 1960 kii wuxuuna xilka ka degey 1967 dii.
      Madaxweyne cabdirashiid wuxuu ahaa madaxweynihii labaad waqtigaasna 1960 kii wuxuu ahaa reysal wasaare wuxuuna madaxweyne noqdey 1967 dii markii uu si dimoqraadiyad ah uga guuleystay adan cabdule cusmaan taariikh khaldan nafta haka dhaadhicin😅

    • @HamdiAbdirisak
      @HamdiAbdirisak 4 หลายเดือนก่อน

      Aad io Aad

    • @mohamedmireabdulle2578
      @mohamedmireabdulle2578 4 หลายเดือนก่อน

      Dadkii ugu horeeyay ee madaxwene ayaga kasoo jeedo dileen 😂cawaan

    • @khadar.1984
      @khadar.1984 2 หลายเดือนก่อน

      @@HamdiAbdirisak maxaa aad iyo aad ah masanad somali kutahy Madaxwaynihi uhoreyy sobaro mj kii 2aad bu aha isla mj ayana loo adeegsadey oo dilay😂2yrs umuuna xilka hayy

    • @FarhiaismailMohamud-z4y
      @FarhiaismailMohamud-z4y หลายเดือนก่อน

      Aun adan cade ugu horeyay

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 ปีที่แล้ว

    Waaryaahe siyaad bare xayraansanaayee inuu iimaanku ka maqanyahay ayaad moodaa oo dhiiga madaxwayne cabdirashiidbaa u hilaacaayee daymo xumaa

  • @Mubashirqamus
    @Mubashirqamus 3 หลายเดือนก่อน

    Waa been cad waayo alle ha,unaxaristee cabdillahi yousf ahmed xiligaa wuxuu kujiray xabsiga isaga iyo caydiid

    • @MaarigAbdi-mw6ij
      @MaarigAbdi-mw6ij 2 หลายเดือนก่อน

      Kk cawan matahay siyaad baa xidhay yaga

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 ปีที่แล้ว +1

    Reer galbeedkaa dilay
    Mi5 CIA

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Kkk siyad bare

  • @Maxamadmaxamudofficial
    @Maxamadmaxamudofficial 6 หลายเดือนก่อน

    Hee I have to be in my room in the next couple weeks so

  • @HussenYusuf-h4d
    @HussenYusuf-h4d ปีที่แล้ว

    Muuse Bqor baa delkaas ka danbeeyay siduu Madaxweyne u noqdo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 หลายเดือนก่อน

    Heesta Background magaceed wll

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 ปีที่แล้ว +2

    Reerkooda ayaa dilay cabdulaahi yuusof waxba laga qori maayo ilaahay ha unaxariisto lntiii dhimatay

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Cabdilaaahi Yusuf siyad bare

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 3 หลายเดือนก่อน

    Jaale mohamed siyaad barre alle ha unaxariisto

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, yaaawaaaye yartaanaa tanaaa gabadha khatraaaaycadayyareeyqiimobadandumarooo yartayarta.

  • @DrADRAMOSmedia
    @DrADRAMOSmedia ปีที่แล้ว +1

    Aun

  • @jamaismail3927
    @jamaismail3927 6 หลายเดือนก่อน

    Yaadilay? Faqash. Ayuu ahaa faqash.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 9 หลายเดือนก่อน +3

    Bal eeg magriga dad ayaa la isku laynayaa ❤❤wallee mj waa dad aad u Samir badan ❤akhirkii ❤yaa badbaadiyey siyaad iyadoo hawiye ay rabaan iney nolol ku qabtaan mareexaana ay ka carareen ayey mj ka badbaadiyeen oo noogu keeneen kismaayo alla aadane wax Kama fakaro❤❤❤

    • @BalqisAskar-c8i
      @BalqisAskar-c8i 9 หลายเดือนก่อน

      Anaa kaga marqaati ah oo waxan dagana cali kamiin cidamadi SSDF na waxay jogen garoonka cayaraha ee weyna halmar bey uu ruqan saden madax tooyadi somaliya iyagan Bad baadiyey Siyad Bare markey Arinkii isku badashay Qabiil ilahay ha daayo MJ 😢

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 9 หลายเดือนก่อน

      @@BalqisAskar-c8i waxaad tahay marqaati nool oo wanaagsan waayo somali ama qofka xaqiirka ahi ma jecla runta ku nooloow wanaag badan adiga iyo soomaalida wanaagsan aaheey