WAAN WAANTI FASHILANTAY 1990- JAALLE SIYAAD IYO GUDDIGI SULUX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 540

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 2 ปีที่แล้ว +9

    Waxaa la yidhi "DOQONTU WIXII DHACAY BAY KA QOOMAMAYAA, WAX GARADKUNA WAX SOO SOCDUU KA QOOMAMEEYAA". Wixii dhacay yeeynaan kuk meeraaleysane wadanka iyo dadkan wado ha loo furo..

    • @KOKO_BULLEE
      @KOKO_BULLEE 2 ปีที่แล้ว

      Wixi dacay hadanan laga hadlin wadadi unba lugu labana iskasoco lomasocode cashar inad heysato ba lobahanyhy siyasad wax kamataqanid kafariso hasobuqin

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 2 ปีที่แล้ว +5

    Ku salliya rasuulka صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ

    • @abdisalamroble3119
      @abdisalamroble3119 2 ปีที่แล้ว

      الصلوات الله ربي والسلام عليه

  • @ramla.abdi.5451
    @ramla.abdi.5451 2 ปีที่แล้ว +2

    Cumar carte khalid iyo maxamed siyad bare labadaba Allaha u naxariisto

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 หลายเดือนก่อน

    Qodobo badan ,Ayuu Kahadley
    Mxmed cumar. Allah cimriga how dheereeyee,

  • @mohassan4391
    @mohassan4391 2 ปีที่แล้ว +20

    Siyaad Barre taariikh madoow oo somalia Soo martay buu ahaa
    Maalintii uu dalka qabsadayna maalin madoow bay ahayd,
    Wax taariikhdiisa laga sheekeyo ama la xusuusto ma mudno

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 2 ปีที่แล้ว +2

      Taariikhdu ma taqaan ma qurxantahay mise waa foolxuntahay taariikh waa taariikh waxna lagama badali karo
      In la sheegsheegana waa fiicanatahay si ay mar danbe usoo noqon ama madaxweyne danbe uu san sameyn ficiladaan oo kale

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHAAYOW NOO SOO CEELII FARMAAJO

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 2 ปีที่แล้ว +8

    Jaalle Siyaad. Xitaa lama. Mudaharaadi majirin. Caburin xun ayuu dadka saarijirey. Kursi jecel iga dheh

    • @QaloocanHj
      @QaloocanHj 2 ปีที่แล้ว +4

      30 sano ka dib Farmaajo ayaa sidaas iminka sameeynaya (History repeat it self) taariikhu dib ayay isu akhridaa!

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 2 ปีที่แล้ว +3

      Ma ka reesatay

    • @bario1091
      @bario1091 2 ปีที่แล้ว +1

      Adinka dhan cudur qabiil ayaa idin diley

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiaali3873 kama ay raysan bal waa udarsadeen. Haddii aan indhaha la iska tireyn.

  • @maxamuudcabdilaahi9442
    @maxamuudcabdilaahi9442 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxay waayeelkaasi hawsha galeen markii dabku muqdisho gaadhay laakiin ilaahay maqaddarin inay arrinta galaan markii siyaad Barre waday xasuuqii dhulkii la odhan jiray woqooyiga somaliya .(somalilandta imminka.

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +3

    ASC M.S.BARE.ALLE.YAA RAXMA WADANKA HORU MAR BUU GAADH SIYEEY .LABADIINA IS HOR FADHIYA IYO DADKAAD KASOO JEEDAAN BAA BAABIYEY RUNTA AYNU ISU SHEEGNO

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +2

      Iyagaa baabi’iyey ilaa iyo imikana wada.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa yaabe ayaanlow siyaad barre ama afweyne waanwaan waxaa laga galaa waad leedahay waxaa qallad ah eraygaas sababtoo ah dalka yaasiiyay ma hanti uu isagu leeyahaybaa 21 sano ayuu soodhibaateynayay

    • @josephfanyo5045
      @josephfanyo5045 2 ปีที่แล้ว +1

      21 sano siaad bare waa marka magaca soomalia jiray caaqow marka cuqdada iska daa

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว

      Xukunku wuxuu u baahan yahay in qof lagu wareejiyo xitaa haddii dagaal sababo waa in qof lagu wareejiyo si aan fowdo u dhicin.Haddana Farmaajo sidii xukunka dariiqa saxda ah looga wareejin lahaa waa in la galaa,Laakiin siyaasiinta qaar si fowdo ah ayay rabaan inay Farmaajo fillada uga saaraaan si ay uga dhigaan danbiile wixii uu sameeyeyna uga dhigaan wax si khalad loo soo dhisay.Doorashadana bookends waa wax ku xidhan qaabiil kuraas isku haysta oo Farmaajo hortii iyo dabadiiba waa wax dhici doona.Waa waxa dagaalka Boosaaso keenay bay ka mid tahay

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 ปีที่แล้ว

      ​@@josephfanyo5045 adaa cuqdad qaba oo qabiil wax ku difaacaya

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 2 ปีที่แล้ว +1

    Taariikh madow. Soomaaliyeey kitaabka alle iyo sunnihiisa sharci ka dhigta si aad saxariirka adduun aad uga badbaaddaan sacaado aakhirana u heshaan. WALLAAHAY BAAN WAX KALE INA DHAQAYN

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle muxuu waraysi yahay.🙏🥰

  • @ahmedadam4489
    @ahmedadam4489 2 ปีที่แล้ว +1

    History indicates us to avoid the past evil events. We have to learn from the history , What is happening in today, are the ones who have already fallen and returned.

  • @Fara2034
    @Fara2034 6 หลายเดือนก่อน

    Somaaliya waxaa baabi'iyey baadiyaha Xamar oo la qabyaaleeyey. SNM Itobiya keentay.

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 2 ปีที่แล้ว +52

    It is very sad that the only way you can challenge Farmajo is by inciting civil war, remember as a channel you carry responsibility not only to TH-cam policy and legally but to Allah (SWT). Siad barre and Farmajo are not the only way you can make people hate Farmajo but there are political points you can mention without referencing the civil war or before the birth of civil war. Ayanle or Hanoolato you live in the UK and your family are safe but you are making financial gain from inciting and causing a country suffering from poverty to flee or create symptoms of anarchy. Farmajo is the product of failed state, however, you are trying to make it as if Farmajo has the same power as Siad barre. All I can say is according to the hadith nawawi" you are not true believer untile you love for your brother what you love for yourselve" don't incite but encourage and inspire. Wish Somalia happy and paint good future, Farmajo is not Somalia and Somalia is not the failed politicians who has failed present and in the past.

    • @mahatbare6076
      @mahatbare6076 2 ปีที่แล้ว +15

      I think Ayanle Just gave an example of what's going on now and in that regard saving the country through illustration which is good.
      I don't think loving Farmajo hepls anybody.

    • @azakzaak1691
      @azakzaak1691 2 ปีที่แล้ว +7

      Ayanle is correct to reflect and compare events that are similar. He is not talking about war or qabiil. He is trying to highlight how the minds of so called Leaders work so that we as people can pick up and come up solution before it is too late. This is a good reflection that we don't make the same mistake. Some people are interpreting qabiil and inciting war when it is discussed about what we have learnt from the past mistakes. Unfortanly it is a fact that Farmajo's actions and behaviour are resembling Siyaad Barre. I know it is sensitive to say but ''actions speak louder than words''. Desclaimer: I don't talk about qabill but two individuals.

    • @Ahmedabukar2
      @Ahmedabukar2 2 ปีที่แล้ว +1

      in·sight
      /ˈinˌsīt/
      Learn to pronounce
      noun
      the capacity to gain an accurate and deep intuitive understanding of a person or thing.
      "this paper is alive with sympathetic insight into Shakespeare"
      in·cite
      /inˈsīt/
      Learn to pronounce
      verb
      encourage or stir up (violent or unlawful behavior).
      "the offense of inciting racial hatred"

    • @malikomar9982
      @malikomar9982 2 ปีที่แล้ว +4

      I think you poorly understood, this interview!. This is warning, remaining,what about to happen. You don’t play fire period. We came a 30 years of civil war, I know someone who knows farmaajo kids believe me bro they are living large,and here he insights a civil war by rigging the election. It’s a sad days. May Allah bring all Somalis bring together and make farmaajo and any one else who’s treat to this nation. Farmaajo he is dictator.

    • @malikomar9982
      @malikomar9982 2 ปีที่แล้ว +5

      May allah kill any one who’s treat to this nation farmaajo and any one else.

  • @daudbashirxusen159
    @daudbashirxusen159 2 ปีที่แล้ว

    Alla kursiga armuu hadlaa

  • @nuhmuse1714
    @nuhmuse1714 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaasha somalida iyo dagaal oogayaashoodu waa isku mid

  • @mukins1352
    @mukins1352 2 ปีที่แล้ว

    Koox Gaani wadatay ayaa is moodaysay inay dawlad kale dhisanayaan :)

  • @blessedme8532
    @blessedme8532 2 ปีที่แล้ว

    Ha noolaato qabiilkiisa yaa waaye

  • @abdirahmanahmed3220
    @abdirahmanahmed3220 2 ปีที่แล้ว

    Yaan lookordhin kuwii kahoreey lookordhi

  • @zeinabelmi2076
    @zeinabelmi2076 2 ปีที่แล้ว +2

    #Ayaanle, waxaan ka xumahay inaad waraysi siiso ninkii koonfur army geedii kala diray, ogowna someone is Muslim and inciting a war is not true believer, as Ahmed mentioned. Social media rules kiisa waxaa ka mid ah in hadii aad waxaan la jeclaysan ku qortid in lagaa duubayo oo hadhow lagu soo oogi karo,
    Bal ii sheeg sababta aad isu keentay Siyaad Bare iyo Farmaajo. Allah ka baq oo dadka ha kicin, cago barar waad soo martay saan filaayo,

    • @nuhliban4375
      @nuhliban4375 2 ปีที่แล้ว

      Adeer Taariikh khaldan baa lagu baa lagu siiyey, marka hore ciidanka aad ku sheegtay reer konfureed waxa ii ahaa ciidankii xoogga dalka soomaaliyeed oo cidkasta leh, tankale hadalka aad maqashay ee layiri ciidanku hayso dhiibeen jabhadaha waxa lagu badbaadiney inaan ciidanka la xasuuq in waa xiligaa waxay awoodii ku wareegtay jabhadiihii, ciidankiina wuu kala daatay oo waxa soo gashay qabyaalad iyo burbur xaggii hogaanka ah sida darteed khatar Bay ugu jireen xasuuq kaga yimaada jabhadiihii ay dagaalamayeen, sidaas Bay arintu ku dhacday xalka keli ah ee ciidanka lagu badbaadinkaray waxay ahayd inay jabhadaha isu dhiibaan si masuuliyadi ku jirto

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว

      Xagee ciidanku joogay

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว +2

    Ina siyaad barre saso dhan ma xukun jeceyl ayuu usanaynaya alow meel xun maku dambeysay misa anaa mooday beero fasha kulahaa

  • @hasanhersi957
    @hasanhersi957 2 ปีที่แล้ว

    AMXARO.LABARAY.HAWIIYENA.LABAARAAY..E.FARMAJO.YAA.LAGU.BEDEELA.O.TUG.AHAAYN

  • @mohamedabdi4603
    @mohamedabdi4603 7 หลายเดือนก่อน

    Inta leh Ali mohamed gedi aya itobiyan no kenay hadusan itobiyan keni laheyn manta argagixiso aya na heysan laheyd adunkana wan ka go’ i laheyn ee naga amusa wax magarato

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey waxan ka baryey siyaad jahanamo haku waro qabriga allaha ku caririyo ana joga o arkey sir intu nigu yimid dad am weligood qabiil ku dhaqmin ow waxow bilabey togasho dhac bililoqo waxu sameystey geleydii marwxaan ow ka keney garba harey wexey dilaan wexey dhacaan kufsi subaxkasto waxa la tiri jirey meqa ey wateen meqa ey dileen familkena lamo carura o midkasto gurigiisa jiifa ey ka wateen hal 14sano jirey o abtigey dhaley o abgaal osman iyo hal hoyadey ilma ader yihiin o dagodiya waxan maqalney iney ku jireen igartii lagu xasuqey jasiira 4 kun ey ahayeen ayago nol ayey qarkod dugeen xaar maajo mingiste gacanku dhiigle shabaab waa siyaad lamaad kansar an dawo leheyn allaha ku rido

    • @ahmedduale5908
      @ahmedduale5908 2 ปีที่แล้ว

      Shuuba tahay

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

      Amiin waalalo kaa illaheye afwyne ahaa caadabah taan uugu hoosyse
      Haa kuu waaro gacan kuu dhiigle
      Naarta allah haa kuu daaimyo

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

      Anaaga waxa uu noo soo kiirystye
      Kuba naas dheer diyarada naagu gracye markii waxiishti uu waatye
      Waxa naaga qaadiweydan reerkeygi op dhaan xasuqye kaan waalan ee
      Xaatal aan idiin xaasuqye kaa buurye

    • @xogbaar
      @xogbaar 2 ปีที่แล้ว +1

      Siyaad waa aabihiis oo muxamed oo carruur ah dhintay ee maxaad ku habaari jannadase maadin kaa leh oo bixiya iyo jahanamada mase allah baa leh oo ciddii uu doono siiya
      Yaab maxaad ka helaysaan haddii la cadaabo maxaase idin ka xumaan haddii janno la galiyo ?

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

      @@safiaibrahim8513 janada iyo naarta midna idinku furaheeda mahaysaan. Eebena ciddii uu doono wuu cadaabi ciddii uu doonana wuu janeyn.Wadankana dad badan baa dambi kagalay oo faraha dhiig kula jira. Ilaahay ayaana siduu doono kayeelaya.

  • @nuurbaari3153
    @nuurbaari3153 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa habooneed inaad weydiiso amarkii Cumar Carte ee ahaa "ciidamadu hubka haku wareejiyaan Jabhadaha" saameynteenta ka dhalatey oo ay u horayso goosashada Woqooyiga.

  • @abdirahmanahmed3220
    @abdirahmanahmed3220 2 ปีที่แล้ว

    Run maadan sheegin siyaasad markuu kabaxay ayuu ceeydiid bilaabay dagaalka sida Jaawaari sheegay

  • @libanartsxuseen7331
    @libanartsxuseen7331 2 ปีที่แล้ว

    Qain xun o qabyaldiista tahey wa wariya

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 2 ปีที่แล้ว

    Waacshar wahiye soomaray loomabaana in eey wadadiixumeey maraan mardanbe waxaakudumay dagaalkaas muqdisho waxaakudhismay hargees iyo garoowe intastoo eesan doowladonoqon..
    Midoga musharixiintu mawaxeey rabaan wadadiimugdiga mese 1991 kadib beeydhasheem ..iskaqabta nin kaadhashay oonkuudanqeeyn..

  • @munirkh
    @munirkh 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed cumar carte nin wax badan u soo joogey...

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +2

    Xoosh hotel lacagtii dadweynaha booliqaran baaa laga dhisey mareexan xukunka xoolaha dawlada bey iska dhacyaan ma ogaaa in ay xaaran tahay kkkkkk

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว

      @@hass.analytics ma necebi but shaqsidiiisaaa ma wanaagsana markaasu sii raba inuuu sii fadhiyaaa

  • @abrahammohmed5045
    @abrahammohmed5045 2 ปีที่แล้ว

    Horta ma taqaanaan qeexida inqilaab

  • @ahmedkaraama4686
    @ahmedkaraama4686 2 ปีที่แล้ว

    Jaalle Siyaad Barre allaah Unaxariisto nin rag geesi buu ahay marka Wadanka ka saartayn maxaa Wadanka hore ugu wadi wayeen, 🤨hadii ee Siyaad naceem kaliye ahayd?? Away Manta Wadanki somali ee dowlad ugu dambeyse Siyaad barre ka dib?

  • @maslahbarkhadle952
    @maslahbarkhadle952 2 ปีที่แล้ว

    darawal in uu xogtaas dhan dhageysto maba eheen

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 2 ปีที่แล้ว +5

    Farmaajo, iftiinka yarka ah ee dad badan fiirsanayaan bu rabaa in u ku ciyaaro, adeer na dhaaf, wan ka daalnaye.

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว +1

      Adeer Abahah waa kih ka danbeyay burburitah wadankah waa tarikh mel ku qoran

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

      Siciid iftiinka yar farmaaja sameeyey laakiin soomaalaay habaynbaa caadifad qalbiga laydiin dhigay

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

      @@abobasement346 ninkan sow maaha kii lalahaa aabihii wuxuu yiri ciidamadu qabiiladooda hakala raaceen?

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa brother wadadii afweyne buu Mari doona horeba xerada dhadhaab buu ka qaatey passportka usa imikana halkaas buu ku noqon

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 2 ปีที่แล้ว

      @@Tasniim1 anti mcn ciidan kamuu danbeyn 1977kii dagaalkii lagalay markaa dadkan lakala direy waa dhafoor qiiq u badnaa hartiga , nsstii jaajuska dhulbahante u badnaa , hangashtii mareexan intaasa lakala diray soo ula soco maantaba waynagaa xorta ah

  • @misterhanad7051
    @misterhanad7051 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle dadka aad wareysato Ka fiirso
    Tusaale ahaan Kan hada Kula fadhiya , kheyr ma leh waa tuug aaqirana waa xisaabinaa insha'Allah Lkn sxb ayaanle maxaad farmaajo u necebtahey ma lacag ayuu ku siin waayey ,,sidaa ognahey Somalia dowlad kama jirto sidaas Aaminsanahey🤧😫😫😭😭😭😭😭

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 ปีที่แล้ว

      Waxad ninkab ku caayi Sujuuda ka muuqato soo qabtalad ito FARMAAJO jaceyl na aha...FARMAAJO wala wada jecla lakin hada wala nacay asaga dadka is nacsiiyay duliga

    • @xogbaar
      @xogbaar 2 ปีที่แล้ว

      Aakhiro ma adigaa xisaabiye ka ah waadiga leh akhiro waa xisabinaa ?
      Maxuu ahaa kani tolow

  • @AbdifetahIOmar-zd6gh
    @AbdifetahIOmar-zd6gh 2 ปีที่แล้ว

    Barnamij qiimo badan oo runtii maclumad badan noogu iftiimiyay masuulka. Maalinka isgoyskii la taagna maanta ayaa la taagan yahay tolow casharadii qaldamay dib maloo sixi doona

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 2 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 dhaan dhaanimada somaalidaan layaabay .bal hada eeg waraysigu dhamaantii waa AF-SOMALI inta dhagaysanaysaana waxay dhagaysanayeen waraysi afsomali kubaxaya ....haddana dad baa fikirkoodii ENGLISH kusooqoraya ....dhibka inahaystaaba hada ah in dadka qaar uhaysataan in haduu afar erey oo english ah sooqoro inu isu haysto inuu aqoonyahan yahay ama inu english wax kuqoraa fikirkiisa taageerayso ..........alle ha'unaxariistee waaba dadkii gabyaagii somaliyeed lahaa
    daarihii burburay shalay
    waxa maanta kaga daran
    iimaan daraantiyo
    nabaad guurka diintiyo
    kaga dhacay dadnimadii

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 2 ปีที่แล้ว +3

    Ku dar adeer in uu reer koonfureedku ay iyagu goosteen oo ay dawlad iska dhisteen taasi oo uu Cali Mahdi madaxweyne ka ahaa. Intaas kadibb sidaas ayay reer Somalilandna ku tashadeen kuna dhawaaqeen in ay ka noqdeen midnimo ku sheegtii ay kula jireen wixii la isku odhan jiray Jamhuuriyaddii Soomaaliya ee 1diu julaay 1960kii.

    • @yassinkhalif
      @yassinkhalif 5 หลายเดือนก่อน

      Goosashadina mindi qarsoon bey ahayd weyna diyaarsanayd.may 18 ayaad ku dhawaqdeen USC iyo cali mahdi waxaay dagalameen November 1991 ila biloowga 92
      Wan idin hiiliney oo idin kaa sarne ina siyaad idinkuna dhabar jeebin ayaa jawabtina noqote,, akhirka ina cali tuur faraha ayaad kaa maroojiseen madaxnimada.

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 2 ปีที่แล้ว +4

    Mudane M. Cumar Qalim, wuxuu ogaa ayuu sheegay. Ha yeeshee, ayaanle waxan u malaynaya taariikhaha u isu keenay dhinac kaliya ayuu ka eegay,. Laakiin markaad sheegaysid taariikh Hal dhinac eeda ma saari kartid, waa in aad tilmaanto: Yaa sameeyey?Xagee,Goorma, sabab, see lo sameeyeyey? Maanta dad badan oo Nabadoono, Siyaasiyiin, Madax hore,ayaa waxay iclaamiyeen "Farmaajo soo bax ku soo bixi maayo ee waa in meeshiisa loogu tago " Hadalkaas makuu muuqdaa Ayaanlow? Waxay Qabaan dad badan, in Farmajo,Mucaarad, Nabadoono karinayan 1991 kale. Taas ma kuu muuqataa Ayaanloow?

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +5

    Jimco wanaagsan walaal waxaan buuxiyay sharuudihii TH-cam kaliya isoobooqo mahadsanid 🙏🙏

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 ปีที่แล้ว +26

    NABAD IYO NOLOL SOMALI💪🏾🇸🇴

  • @adamgooni2667
    @adamgooni2667 2 ปีที่แล้ว +6

    the foundation of the mistrust and disagreement of political elites is the unresolved traumatic legacy of the civil war. It is time to heal the Somali people through grassroots dialogue.

  • @Mohamedahassana
    @Mohamedahassana 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa qayb yar oo ka mid ah sooyaalka 1990s oo aan la tebin.
    Mahadsanid Ayaanle

  • @aliisse820
    @aliisse820 2 ปีที่แล้ว +22

    I want to inform ayaanle that Omer arte was the prime minister who ordered through radio Mogadishu that all armed forces in the country to join their relative rebellion. Why don’t you ask your guest about this destructive and disasterous move. It is clear that this was a very calculated move that served its purpose very well. But many prople including you do not want to realize this for clear reasons.

    • @moogeyaab4272
      @moogeyaab4272 2 ปีที่แล้ว +2

      i agree 100 percent omar carte was bad person for somali unity

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 ปีที่แล้ว +3

    Sulux waa meesha ay ka qaldantay siyasada Somalia waayo dawlad hadii meesha laga saaro dadka ka saaray waa in ay la wareegsan xilka laakiin dad u dhaxeeya dawlada iyo dadkii rajiimka ka saaray dalka yaa hogaanka dalka qababaya waa qalad waana waxa ilaa maanta taagan dib ufiiri taariikhda lama sheegin dawlad la riday oo dadkii riday laga ritay oo hana qaatay waana waxa nagu dhacay sorry

  • @hassana.6034
    @hassana.6034 2 ปีที่แล้ว +10

    Farmaajo is not perfect and he will not be . However, he is my best candidate comparing to my respected previous presidents, Mr Abdirahman Shukuur, Shareef and some others. Ayaanle, you have undoubtedly waged war on Farmaajo while you are ignoring all his handwork. And that is not fair for all Somalis nor you are following journalism's ethics. How come you have never invited a single supporter of Farmajo to balance your guests. How come you do not question the problems or the negativities of Deni Ahmed Madoobe, and my prime minister
    ( Roble) knowing that Deni and Madoobe are main obstacle to the national election. Nin jecleysi is not a solution to our national Problem. It is a really madness, Ayaanle, for you to look for or talk about somali weyn and at same time be ninjecleyste ( bais in favor of someone). I pray for my country and hope for an honest leader. Ayaanle, you are my bro and I only disagree with your actions and not your personality.

    • @shaknur7575
      @shaknur7575 2 ปีที่แล้ว +2

      Ninyahaw iska aamus waxqabad iyo waxaan loojigin baa somalidu ku wareegaysataa. Maxamed siyaad ma waxqabad la’aan iyo musuqmasuq baa loola diriray? Iswaydiiy waxa dalka burburiyey. Aduunka dastuur iyo institutions baa looga dhaqmaa somaliduna aduunka kalay ka mid tahay. Farmajo wuxuu qabtay iyo wuxuu qaban doono waxaa ka mihiimsan nidaam iyo dawladnimo dadku heshiis ku yahay oo xasilooni siyaasadeed iyo amni dalka u horseeda wadada uu hada ku socdana waa mid khatara oo baal marsan dastuurka dalka. Dalka haday xasilooni siyaasadeed iyo amni ka jiraan dhaqaalihiisa iyo noloshiisa way iska soo kabanaysaa waxaana kusoo dhiiranaya aduunyada oo maalgashi iyo dalxiis baa loo imaanayaa lakin hadii labadaas la waayo oo la dhaho farmaajaa wax noo qabanaya meel lagaarayo malaha. Nimanka siyaasiyintaa ee xamar iyo gobolada jooga waxaa jira waxay ogolyihiin ee waxay ogol yihiin haloo sameeyo farmaajana ha iska daayo kalsoonidara iyo baqdinta uu ka qabo inuu kurisiga waayayo haduu la heshiiyo dadka ka aragtida duwan.

    • @hassana.6034
      @hassana.6034 2 ปีที่แล้ว

      @@shaknur7575 Aniga nin jecleysi waxaa igala weyn dalkeyga iyo dadkeyga, kuna loolaada barwaaqo iyo sharaf. Anigu waxaan aaminsanahay in dhibka oo dhan ay wadaan Deni iyo Madoobo oo dalku u afduuban yahay laakiin Farmaajo ogolaa kala agti duwanaanshaha. Tusaale, shirkii Dhusamareen, wixii ay rabeen ayaa loo ogolaadey. Misna mey fulin. Misna shirkii xamar waxaa loo ogolaadey in iyaga looga danbeeyo. Ilaahada waakuwaa aan soo dhameystirin. Markale waxaydabada ka riixayeen in xamar dagaalka dhaco iyagoo mucaaradka kaashanaya. Farmaajo wuxuu wareejiyey awoodiisii dastuuriga aheyd oo Rooble ku wareejiyey Securitigii iyo election-kiiba si dalka qalqal iyo dagaal looga baaqsado. Yaa diidan in election dhoco? Jawaabtu waa mainly Deni iyo Madoobe. Hadii kale mar hore ayay soo xulilahaayeen odaayaashii. Imisa jeer ayuu Rooble weydiistey iney soo dedejiyaan election. Todobaadkan, Deni wuxuu cadeeyey iyo isaga iyo Farmaajo isku soo hadhayaan. Taasi waxay cadeeyneysaa inuu Deni kawar hayo in Farmaajo weli cod fiican heysto.
      Waxaad tiri, "Nimanka siyaasiyintaa ee xamar iyo gobolada jooga waxaa jira waxay ogolyihiin ee waxay ogol yihiin haloo sameeyo". Arintaasi khatar iyo gefweyn bey ku tahay jiritaankeena. Horaana u soo aragnay. Waana ta keentay inay Deni iyo Madoobe ka awood badnaayeen Madaxweyne Xasan Shiikh. Waxaydoonaa marsan jireen.Taaseyna Farmaajo ka waayeen colaadna ugu qaadeen.
      Walaalkayow ama walaashayeey, anaa ugu baahi badan in dowladeydu noqoto mid ku dhaqanta dastuurka xoojisana institutionada, kana madaxbanaan qabiil iyo qori. Ugu danbeyntii, waan soo dhoweynayaa kala duwanaanshaha fikradaha.
      Waad mahadsan thiin

    • @kayfhassanmahamad6223
      @kayfhassanmahamad6223 2 ปีที่แล้ว

      Ayaanle Naceyb isir naceeyb ah ayaa ka buuxa.bal Si fiican u dhageeysta.kacaankii oo dhan Golahha ii sare oo dhan waxuu ka dhex arkey hal qoys! La yaab ma leh teeda kale ninkan uu wareeysanayo ee uu Abtiga u yahay Aabihii baa Ciidankii Qaranka kala direy! Akharo ayuuna ka jawaabi intii dhimatey,markaasuu wali ciil qabaa. Jabhad ma ogol yahiin Dowad goboleeydu

    • @DaveBernstein2023
      @DaveBernstein2023 2 ปีที่แล้ว

      You are a kacan fanatic who thinks the era of millitary dictatorship willcome back through the back door through Failmajo. Somalis will not allow kacan orphans to prosper

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 2 ปีที่แล้ว +4

    Cumar Carte(Aabaha) in uu ciidamada kala diray maxad noogu sheegi la’dahay.

    • @abdihakimkhaliil6440
      @abdihakimkhaliil6440 2 ปีที่แล้ว +2

      Manshaa allah wu ku saxsanaa ciidan wax la yidhaa may jirine cadaw umadda xasuuqay bay ahaayeen

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdihakimkhaliil6440 dabadood ma dagtay ciidankaa qaxooti iyo gaalo iskugu kaa habarwacata iyo labeenta wadanka oo la laayo aayaad ka dhaxashay.

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

      ABDI HAKIIN LAMA YAABAYO ISAGU ORFANEHA LAGA WARAYSTO.HHH

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 2 ปีที่แล้ว

      Ma dhafoor qiiq hartiga u badnaa iyo hangashtii mareexan baa ciidan ahaa

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +9

    Kani wakiyiri shacabka ku warejiya hubka kadibna reer muqdisho caruurtodi qoryaha bebeshega iskudhameyen warku waacadyhay💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 2 ปีที่แล้ว +14

    Ayaanle Guuleeyso Walaallkeey Nooloow
    🖐💯🙏✅💖❤💖❤💖❤💖❤💖❤

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 2 ปีที่แล้ว +14

    Rooble Guuleeyso🖐❤💖

  • @yasminabdirahman6683
    @yasminabdirahman6683 2 ปีที่แล้ว +3

    Illahay ha u naxristo maxamed siyaad bare qabrigana waasac ha ugu dhigo wax ka ficanba la waa dabadii gadaashii waxay noqdeen tuug wadanka iyo dadkaba iibisey oo shisheyaha u shaqeeya 31 ilaa hada waad aragnaa waxa dhacaya kuwii ridey illahay ha abaalmariyo wadanka iyo mustaqbalka dadka ayeey burburiyeen

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 2 ปีที่แล้ว

      Naayaa siyaad baa ka danbeeyey burburka wadanka haduu kursi jaceylka joojin lahaa oo doorasho xor sameyn lahaa ma dhaceen dhibkaas ee waxuu diktator rabay qasab in uu wax ku xukumo iyo cadalad daro baahsan isagoo siyaad gabdhihiisa nimanka qabo ka wada dhigey madax wasiiro .sida dafle. Morgan .guulwade. cabdulaahi mire.. taas baa sabab u ah siyaad ragii naga xoreeyey diktatorkaas ilaah janadii ha keeyo xor baan nahay farmajana waa bixineynaa

  • @gahayryussufwarsame2508
    @gahayryussufwarsame2508 6 วันที่ผ่านมา

    Quran waaqurun marka waad xanuun santahay inaad noowarantana waarabtaa
    Samir xumadaada qof dhintay oo lafahiisi aboor cunay c a ayaad kasamri wayday
    Nacas

  • @adamgooni2667
    @adamgooni2667 2 ปีที่แล้ว +5

    Structural problems
    Nevertheless, from a sociological viewpoint, Somalia has structural issues hindering its state-building processes. The realities that Farmajo faces will not disappear when he leaves office, which may happen very soon.
    The biggest structural challenge is the federal system of governance in Somalia. The issue is not if the federal system is the ultimate solution but how to implement it.
    Does federalism entail the balkanization of Somalia along clan-based federal states? Is federalism the devolution, sharing or decentralization of governance or the federal government losing its political sovereignty to the federal states?

    • @abdulkadirmohamoud679
      @abdulkadirmohamoud679 2 ปีที่แล้ว

      Bro, chill. You are not talking to some professors. But good point.

  • @Ogaalkadhacdoyinka
    @Ogaalkadhacdoyinka 2 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/UVslv5xHaOw/w-d-xo.html
    DEG DEG:B/Caalamka oo u digtay RwRooble & m/ Goboleedyada & Abaabulka Dagaal oo ka socda muqdisho--

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 2 ปีที่แล้ว +14

    Sawirka 1991 waxaa moda midka manta 2021 ninka kufakiray in uu dalka foodo, dagaal iyo jajuub kuxukumo. Waa ayaan daro aad u weyn tariikhda ayada is qorta

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkani wali ma koonfur ayuu u socdaa, Walee reerkan ogaa ma guuro ayay dacawadii tidhi.
    Faqash weeye maxa laga dhagaysan

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว +1

      Faqashtiisa ayaa dhegaysanaysa, adiga laguguma talogelin

    • @bario1091
      @bario1091 2 ปีที่แล้ว

      Cudur qabiil udhimo

    • @abdulkadiral-hashim3134
      @abdulkadiral-hashim3134 2 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r adiga iyo isaguba faqash uraysa ayaad tihiin qadhmuunkina dadka kala fogaday faqashyahay

    • @abdulkadiral-hashim3134
      @abdulkadiral-hashim3134 2 ปีที่แล้ว

      @@bario1091 faqash uraya, qadhmuunkaga dadka kala fogow

    • @bario1091
      @bario1091 2 ปีที่แล้ว

      @@abdulkadiral-hashim3134 wallhi inaa nan eheen faqash ee idinkaa qabiil madaxa inka galey Somali adiga cml ayaa jogo qabiil wali aminsan ee gormee nabad halidonaa

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +6

    Nin.dambe. oo Mareexaan. AH
    Lama Dooran doono in sha Alaah
    Reerku.dambi male
    Laakiin. 2 maxamed. Xilka waa isku dhehiyeen..ceeb iyo.karaamo. daro.kadibna.waa ka huleeleen.
    Somaliyeey.halaga.Fiirsado.xilka.dadka loo dhiibayo

  • @mohamedelmi2004
    @mohamedelmi2004 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayanle waxan ka sugeyna barnamij ku sabsan maxa laga faiday dagalkii sokeeye 1991ki, isbedelkii dhacay Somali maxu ku so gordhiyay?

    • @abdihakinabdullahimuse7723
      @abdihakinabdullahimuse7723 2 ปีที่แล้ว

      Ani ahaan arktidatda waxa u muuqada saxafi runta baal mara kana jecl inu ku dhirado dumista dadka waraysi yadisa iyo dadka iyo isha warka kahelayo oo u muuqda kashaqeeya dumista dadka ee an kashaqayn lidkeeda kaligina mahan in badaan suxufiyal ah allha Tuso 🙏

    • @hibofarah1078
      @hibofarah1078 2 ปีที่แล้ว

      Yahuu, 🤣 walaadan ka maqleyn ninkan faaidada 91-kii ee maxaa ka weydiinee?
      Miyuu ku dhacaa inuu inyar xitaa.
      91 xaaliisa
      1) 30yrs 30 million,🤔
      2) waaraaqda kenya iskaga saxiix wadadanku ilaahey buu leeyahe!😱
      3) Rooboow bin shabaab 😨
      4 xalane & siyaasi xaaraami ah🤑
      5) siyaasad suuq madow ah🙃
      6) Lix madax weyne 😡

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 2 ปีที่แล้ว +10

    Waalida kursiga ileen reerku fir iyo farac bey u laheed adkaatay

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxkastaba halasoomaree wexey aheyd maalin taariikhiya 26 jan 1991 ee laga xoroobay gumeystihii afweyne kaasoo kaliitay kii talyaaniga iyo kii ingiriiska

    • @ashrafxumayd2566
      @ashrafxumayd2566 2 ปีที่แล้ว +2

      😂😂 haddana 10 guumaysi oo kala duwan bd ku jirtaa
      Dadnimo xumo iyo darxumana waa kuu dheertahay

    • @abdimaxamed3454
      @abdimaxamed3454 2 ปีที่แล้ว

      Boqol afweyne yaa maanta kuhaysta halee kacalacaleesee kaxaxabi

  • @Fara2034
    @Fara2034 6 หลายเดือนก่อน

    Warie ma'aho ninkani. Sheekadiiso waa qabyaalad. Farmajo.
    Siyaad ? Maxaa isku xidhay?

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa waxaan modaya only farama inuu ku kac sanyahay lakiin ilaa meetidi dhimatay ayuu hetaa qabyaliste baa tahay get a life brother wax dhex dhaxad ag noo keen

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle waxaa tahay qabiiliste xun oo daroodka neceb.

  • @amareto5772
    @amareto5772 7 หลายเดือนก่อน

    Maxamed Siyaad nin aad iskula weyn ayuu ahaa. Ma ogoleyn in wax loo sheego; especially, kursiga uu ku fadhiyay.

  • @maitraveltrade
    @maitraveltrade 2 ปีที่แล้ว +19

    What a true iconic Somali he was, Maxamed Saciid Gentleman my father ALLAH U naxariisto asaga iyo Dhaman intii odeyaal isku deydey in Soomaaliya badbaado.

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว +1

      Gentleman state man buu ahaa oo weliba dagaalada qabaailka iyo dad aan waxba galabsan in waxaanay shaqo ku lahayn loo dilo ka soo horjeeday

    • @MaadDhable
      @MaadDhable 2 ปีที่แล้ว +1

      Awoowe naxariistii jano allaha siiyo, wadadiisi oo kale kuwa qaada allaha naga dhigo abti.

    • @ahmedliban7035
      @ahmedliban7035 2 ปีที่แล้ว +2

      I agree with you. I only saw one video of him and he was great man.

    • @healthymotivationvideos1524
      @healthymotivationvideos1524 2 ปีที่แล้ว

      When people have complexus and sickness in their mind and their heart don't know how to forgive and to forget. In that kind of mens is no need to give any Sympathy. No I know who you are. Fucking hell evils people!

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 2 ปีที่แล้ว

      war somalidu engriska jecala war ku hadla lu qadina

  • @24Sevendays
    @24Sevendays 2 ปีที่แล้ว +4

    Aniga waxaan soo jeedinayaa in Mareexan dambe laga mabnuuco kursi dambe.

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว +2

      Maraaxaan somalinimada dhan
      Haa laaga tirtiro

    • @abdiraxmansalax5594
      @abdiraxmansalax5594 2 ปีที่แล้ว

      Xaarkaga cunaysa

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

      @@safiaibrahim8513 sabab?

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

      @@Tasniim1 idiot your mam

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiraxmansalax5594 Ahkaas adiinka xaarkina cuunye oo meelkast
      Uuf iyo akhaas laaga yeer low of the low tuuge waxa maa heest yeele
      Imaan lawayeel waxa uu soo dhawatan baa ayaan daaran

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 5 หลายเดือนก่อน

    Wariye kaaliita oo kaa dadnimo xun waligay maan arag. wariye waa nin madax banaan oon cidi adeegsan dareenka dadka caadiga ahna utaagan, lkn adu waxad noqotay shaqsi afkuxoogsade dad gaara kushaqaystaan.

  • @abdurahmanajab6795
    @abdurahmanajab6795 2 ปีที่แล้ว

    Kooxda sulux stupids bay ahaayee opportunitists ah, waayo:
    1. Siyaad barre intuu wadanka baabinayey, ee xabadu villa somalia so gaadhaysay maxay sulux/heshiis uga hadliwayeen xamar bay casiirka ku cabayeene.
    2. Haday 1991 labada dhinac u dhexeyeyen, oo dhinacii rajiimka laga adkaday, yaa xaq u siiyey dadkii uso dhintay ee meesha ka ritay oo taagan oo aanay ka talo gelin, inay mesha iskaga fadhfadhiista. Isku wadadadar suluxna may ahayne sun siyaad ka tegey bay ahaayeen

  • @waainnablue3370
    @waainnablue3370 2 ปีที่แล้ว +2

    Dagaal Qabiil ku Biloowdey Waxuu ku Dhamadaa Qabyaalad.
    “ You Live by the Sword, Die by Sword!!

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle ninkaan 2 time wareyso siyaad dad la taliyaal ma lahaaa mise markaaa??

  • @nasiimcaydaruus1970
    @nasiimcaydaruus1970 ปีที่แล้ว

    Walow fataxu camal shaydaan. Haddii waxaa la samayn laha ma shaqaynayso. Daalinkan aya Alle waddanka dhaafinayey. Isagana inuu gaajo iyo darxuomo ugu bakhtiyo Nigeria ayaa qornayd.

  • @abdurahmanajab6795
    @abdurahmanajab6795 2 ปีที่แล้ว

    Abti kulmiyihu miyanu kabihii afwayne ahayn, usc iyaga uga xaqlahaa, ta kale dhegeyso caydiid oo waftiga sulux toos ula hadlaye, wuxu leeyahay waar kursigan ana malihi idina malihidin. Halaysugu yimaadee ka dega, waa hadal saliima. Cali hudheele iuo cumar kursijecel ba ku dhegey

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 2 ปีที่แล้ว +2

    Maalmo isku ek badana saan sheeko ku maqli jirey🤔🤔🤔🤔

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 2 ปีที่แล้ว +9

    Sida wariyaha hufan lagu yaqaan, maxadan u weydiin:
    sababta Cumar Carte Hubki iyo cidanki Jabhadda ugu warejiyey. Xitaa asigaa so hadal qaday, Cali mahdine lugta sii mar, mise maba la socotid taariqdaas.

    • @abumo1695
      @abumo1695 2 ปีที่แล้ว +2

      Cumar Carte Qaalib wuxuu ka mid ahaa dadkii si ku talagal qeyb ugu qaatay burburka wadanka,sababta oo ah waa ninkii kala diray ciidamada kuna amray inay hubkooda kuwareejiyaan Jabhadaha,waxaan hubaa in wariyaha uu ogyahay arintani.

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 2 ปีที่แล้ว +2

      Ciidamaba ma jirin , jabhadahaa liqay . Waa wax lagu qoslo markay dadka qaar Ku doodaan 91 baa ciidan nafleh jiray.

    • @Dr_Jama
      @Dr_Jama 2 ปีที่แล้ว

      You are reading 📚 misleading history book.
      If you listen this interview very patiently, you may know that statement with that time, was right statement 👌.
      Prez Siyad refused the hand over the power and militia has gained the capital.
      You should imagine that messy.

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว

      Waxan weriye maahan ee waa weriye ku sheeg

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 10 หลายเดือนก่อน

    Kanaalkani wuxu iska dhigaa inuu caafmaad qabo lkn waa dadka naburka milixda ku shuba

  • @Seexo123
    @Seexo123 2 ปีที่แล้ว +3

    Why you hard on siyad bare? You always collect some stuff against siyad….

    • @adanakalb8708
      @adanakalb8708 2 ปีที่แล้ว +1

      Bro Mohammad omar Artie has hidden that Siyad Barre had nominated his father as his prime minister during the first two weeks of the war in Mogadishu. Also he remarked Ali Mahdi’s slight mistake while he completely ignored the huge and deliberate act that his late father omar arte had inflicted on the Somali national army ( Xoogii dalka soomaliyeed) His own father ordered all Somali armed forces to be disintegrated and should surrender Either The USC, Snm or SPM ( ciidanka Xooga dalku ha isudhiibaan jabhadaha) that statement was released in Radio Muqdisho all of a sudden from Liboye on the Kenyan border to Lowyacaddo on the Djibouti border and inbetween the whole Somali army ceased to exist. Few days later Gen Aided got mad at Omar artes order and vowed to killing him

  • @diabetesbitch9267
    @diabetesbitch9267 2 ปีที่แล้ว +4

    The best presedent of Somali is Farmaajo
    Siyaad Bare was good
    And did alot of good things
    الله يرحمه ويغفر له ويسالفردوس الأعلى

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 2 ปีที่แล้ว +1

    Mohmed Cumar kama uu hadlin, afduubkii aabihii u geystay jeneral Ceydiid iyo dhibkii laga so maray so sii deyntiisa oo ka mid noqotay waxyaabihii khilafka gudaha USC aa uga qeyb noqday.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 2 ปีที่แล้ว

    Kani waa dabadilif Shisheeye waa ninkii kala diray Ciidamadii Somaaliyeed

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 ปีที่แล้ว

    ADC UNC DS SYSN U MALAYNAYA IN GARDSRNAYEN O KIBIR MUJINAYEN WSYO NIN MADAWEYNA AHA AEOOD LAHA ASAGANA XOOGA LOO MADAXWEYNEYO AYAY AHAYD OO LA SIYO WADSNKISA INU SII JOHO LA GALIYO XOGA XABDI GURI ANIGA SIDASSY ILA AHAYD

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 ปีที่แล้ว

    Waryaa tuug waar heedhe 30sano kadib maxaad haysaan

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 2 ปีที่แล้ว

    ma ada wax waraysanayo ayan mise ada lagu waraysanayaa, nin xun oo qabyalad dishay ayaad tahay cadi iska dhig. wa laga dareemayaa

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849
    @odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilka yarta xaarmaajo Dictatorka
    Iyo fahad yaasiin danbe
    Waa ugu dhamaatey qurunka firka xun👇

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 ปีที่แล้ว +2

    HANOOLAATO HADAALKA AFKAGA KA SOO BAXAAAYO ILAASHO WARIIYE AYAA TAHEEY

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle qarandumis baa tahay dislike baad istaahishaa

  • @ahmedadam4489
    @ahmedadam4489 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad Barre ma sidan ayuu oday weyn oo gaboobay u ah, mise sawiro been ah ayaad noo soo dhigteen. Malaha da'da ma ahayn. inkasta oo anigu aan wakhtiga dhalanba.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 ปีที่แล้ว +1

    MOORYANTA IS ARUURSATEY EE AFKA WEENADEEY AYAA LAA RAABTAN EE ILLAAHEEY HAA NAGA QAABTO

  • @jirfe
    @jirfe 2 ปีที่แล้ว

    Kan nacaska ah maxaa laga wareeysanayaa waa beenaale

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 ปีที่แล้ว

    Maxamed Carte waa ciyaalka xaafadda

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed car tow beenta joji

  • @ismaelmohamedahmed7176
    @ismaelmohamedahmed7176 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaha oo dabadhlif ahaa shisheeye uadeegayey ayaa somalibabiyey qudbadiisii jabhadaha halayskudhiibo

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 2 ปีที่แล้ว +1

    WAA KU DHAGEYSAN JIRAY LAAKIN AQLIGAAGI MA INTAAS BUU DHAAFI WAAYEY KURSIGA KA SAREYO MADAXWEYNE OO UU LA WAREEGI RABAY SOO SHEEG ANKAA MAQALNEE

  • @ShiikhFaysal-o9d
    @ShiikhFaysal-o9d 3 หลายเดือนก่อน

    Beenlow

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +1

    Wareysigaagu wuxuu qiimo yeelanayaa markaad dad isku dhaf ah wareysatid oo aan hal dhinac karareyn.

  • @abuzubair7220
    @abuzubair7220 2 ปีที่แล้ว +10

    Ayaanle Mahadsanid…… Hanoolaato.
    Maxamed Cumar Carte Qaalib waa mahadsan yahay taariiq fiican oo aad muhiim u ah buu inoo wariyay ..

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว +1

      Isagu muxaa ahaa markaas, weriye ku sheega muu weydiiyo, ma gacantaa aabihii Allah u naxariistee ka hayey mise …

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว +1

    muxu isaga oran wayey somaoiey icafiya oo san was uma wadine

  • @gouledmohamed8735
    @gouledmohamed8735 2 ปีที่แล้ว +1

    quelle est la relation de Farmajo avec cet interview? Est ce que Farmajo est comparable à Med Siyad Barreh? incroyable comment ce journaliste est un amateur. apprend déjà ce que c'est un coup d'état

  • @abdiguled2749
    @abdiguled2749 2 ปีที่แล้ว

    Tuug beenale ah
    A

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 2 ปีที่แล้ว +1

    what happen after siad bare Somalia knows that, and its unfortunate you don't mention the Great nation build of somalia under" jaalle siyaad"