KHUDBADDII MUSIIBADA REEBTAY EE AUN JAALLE SIYAAD BARRE UU JEEDIYAY.

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @sahrafarah7991
    @sahrafarah7991 ปีที่แล้ว +77

    2023 inta ila dhageysatay like 👍 saar 😂😂

  • @baasidofficial1525
    @baasidofficial1525 3 ปีที่แล้ว +190

    2021 yaa ila dhageysanaya like Sara Wan tirinayaye hhh

  • @sultansomalijr990
    @sultansomalijr990 3 ปีที่แล้ว +141

    Yaaa ila dhagayistay 2021 million a year

    • @manaafabdi4145
      @manaafabdi4145 3 ปีที่แล้ว +2

      From tiktok hadlkiisa kasoo maqlay

    • @mohamedissack6125
      @mohamedissack6125 3 ปีที่แล้ว +1

      Public

    • @abdisamedjama554
      @abdisamedjama554 3 ปีที่แล้ว

      Me ☠🤴

    • @salebanyusuf1169
      @salebanyusuf1169 3 ปีที่แล้ว

      👆

    • @abdisamedjama554
      @abdisamedjama554 3 ปีที่แล้ว

      @@salebanyusuf1169 3mint ayeynu kala dambaynay wll halkee jogtaa waxa tahay qof nasiib leh hadad ku dadalayso ogalka dhibka dalkiisu maray

  • @raphaelgonzalez5032
    @raphaelgonzalez5032 4 ปีที่แล้ว +23

    Waa adinka Siyaad Bare habaaraye, ma kuwa hada joogaa malaa'ig ah. Waa wada shayaadiin Somalida. Siya Bare nin ka fiicna majiro. Ilaahay ha u naxariisto.

    • @johnben1031
      @johnben1031 2 ปีที่แล้ว +1

      Daarood waa wada galo because waxay ku taageeren ninkii ayaad Qur'aanka ah beeniyey ee ilaahnimo sheegtay Subxaanlh

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว

      @@johnben1031 adaa gaalnimo ku dhacay dad dhan oo Muslims ah ayaa gaalaysiiyay jaahil uqdad iyo qudhun ka buuxaad tahay xaywaan yahay ogaw daarood waa duriyadii nabiga scw

    • @najiibhashim9243
      @najiibhashim9243 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@johnben1031adigaa gaal ah daarood ma halqofaa markaa dhaheysid waa gaalo

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay Adiga iyo isagaba Naarta ku fogeeyee Nadal baad tahay ma gaalnimo ayaa wanaag leh xooloyohow

  • @yousufabdiofficial7864
    @yousufabdiofficial7864 6 ปีที่แล้ว +9

    Ma qaldame Waa ilaahE
    Jaale Maxamed siyaad Barre
    Geesigi soomaliyed Rabbi ku naxariisay

  • @mohanlucky1296
    @mohanlucky1296 4 ปีที่แล้ว +171

    2020 yaa ila dhageeysatay asxbta🤣🙏

    • @saeedofficial
      @saeedofficial 4 ปีที่แล้ว

      Aniga sxp Subscribe to my channel ana waan kuu saareee

    • @umalkhairmahdi8313
      @umalkhairmahdi8313 4 ปีที่แล้ว

      Ani 🤣🤣🤣

    • @sadiiqloveman3591
      @sadiiqloveman3591 4 ปีที่แล้ว

      Sxp ani

    • @aminasalah3971
      @aminasalah3971 4 ปีที่แล้ว

      Ani😅😂

    • @ragewali6435
      @ragewali6435 4 ปีที่แล้ว

      Anig🇸🇴🇸🇴😭😭🇸🇴🇸🇴😭😭💪💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 3 ปีที่แล้ว +7

    Siyaad barre. Halaha u naxariisto allaha kacafiyo. Quran ka Kareem ayuuw ku. Xad gudbay kuna been abuurtay. Alloow nacafi dhamanteen alloow noo naxariisto dhamanteen intiii Muslim ah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 3 ปีที่แล้ว +16

    Inta ku ceshatay 2020 2021 siday cml ilahay waxan ugu baryayna mahamad ziyad bare inu unaxaristto aakhiro adunpa inshallah

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer25 4 ปีที่แล้ว +27

    "اللعنة الله على الظالمين الذين يسدون عن سبيل الله ويبقونها عوجا"

    • @craxmanmaxed9189
      @craxmanmaxed9189 4 ปีที่แล้ว +5

      😂
      Qur'aanka sax intaanan daliishan sxb
      Waad isku khaladday laaxinna saartay

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 3 ปีที่แล้ว +1

      يصدون!!!

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 2 ปีที่แล้ว

      This is critical delete your comment or correct it

    • @abdiazizissak9700
      @abdiazizissak9700 2 ปีที่แล้ว

      لاتلعن وانت لاتعلم ،أخي هذه هي الحضارة التي نعيشها عشها ونهي إمرك

    • @user-pz1bf6xf7p
      @user-pz1bf6xf7p 2 ปีที่แล้ว +1

      يصدون.. وليس يسدون امسح ماكتبت هذا كلام الله وليس كلام بشر.. أما رايك في محمد زياد برى لايهمنا فقد كان رجلا شجاعا ومات وسيقابل ربه وهو من يحكم عليه وليس انت.. انضر ماذا فعلتوا ب الصومال بعد رحيله نتيجة حقدكم وغبائكم.

  • @hamdi9266
    @hamdi9266 ปีที่แล้ว +7

    2023 yaa ila dhegeysanoyo 😂😂

  • @noorqorane5122
    @noorqorane5122 3 ปีที่แล้ว +20

    2021 intii ila dhagayztay linke 👍💟

  • @libanabdi5057
    @libanabdi5057 6 ปีที่แล้ว +10

    Elahay ha haku naxaristo gesi dadwayay👍👍👍👍👍

  • @fahedisa7455
    @fahedisa7455 7 ปีที่แล้ว +3

    walee libaax baa ina soo maray ilahoow janadada geey libaxii africa waxaan ka helay marka uu donayo in uu hadalka soo tabiyo (i waxuu ku bilaawdaa) (labaqsigiisa) amaba waxuu ku (furfurtaa) nin waliba sida uu u yaqasno = jaalayaal galmadaa wey iga gadan tahay like igu qabta intii galmadaa igala heshay i love you all People somalian

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 3 ปีที่แล้ว

      libaax waxaan kuusoo dirin Idaajaa isaga waxa dhexmaray adaa ogaanaya inuu masiibo umada somaliyeed loosoo diray oo halaagaan baday

  • @hubihaji2358
    @hubihaji2358 7 ปีที่แล้ว +3

    WAA MAALINTII 2 BAAD EE RAMADAANKA
    WAXAAN ILLAAHAY WEEYDIISTAY MARWALBANA IN UU U NAXARIISTO AABBE MAXAMED SIYAAD BARE
    DAMBIGIISA IYO KII WAALIDKIIBA ALLAHA DHAAFO
    RAMADAANKA FADLIGIISA JANATUL FARDOOWSA HOOYGAAGA ALLAHA KAYEELO
    AAMIIN
    SOMALIYA HA MIDOOWDO HAIS JECLAATO
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @sadaqofficial3669
    @sadaqofficial3669 5 ปีที่แล้ว +129

    2019 YAA ILA DHAGEEYSAN HAAYO KHUDBADAAN

    • @kooshin6180
      @kooshin6180 5 ปีที่แล้ว +4

      💯💯💯wuu ku saxnaa khudbaddaan

    • @abdikadirabdirahman3211
      @abdikadirabdirahman3211 5 ปีที่แล้ว +2

      Zadaq arab me

    • @casalcade5080
      @casalcade5080 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkk aniga

    • @geelle6169
      @geelle6169 4 ปีที่แล้ว +2

      Khudbooyinkii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ilaa iyo hadda Soomaalida waxtar ayey u leeyihiin. Haddii ay fuliyaan waxa wanaagsan uu sheegayo kana waantoobaan waxa uu kaga digayo meel ayey gaarayaan.

    • @cabdikariincumar4827
      @cabdikariincumar4827 4 ปีที่แล้ว

      qudbad halaysan umada lagu halaynayo been been been

  • @madiino8542
    @madiino8542 ปีที่แล้ว +7

    Yaaildhagasanaya2023 like isaara🤣🤣😄😍🇸🇴🇸🇴

    • @user-iy7zo8em6m
      @user-iy7zo8em6m 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂ppe kula dawana

  • @inaisse947
    @inaisse947 7 ปีที่แล้ว +28

    "Siyad Barre Alle Ha u naxaristo waa Nin Umada Somali wax badan u qabtay. Hadalkisana Wa Xaqiq wan Ku racsanahay"

  • @anwardjanwardj5848
    @anwardjanwardj5848 6 ปีที่แล้ว +14

    Qawlka illaahey yaanu Qabiilku kaala fiicnaan fadlan

    • @muslimladiesnet530
      @muslimladiesnet530 2 ปีที่แล้ว

      Ana laqabul ah ninkan walhi asagana wan necbahy wayo waxyaba badan bu dhaqanki alla nosodajiyay ku khilafay subxanalh

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u anaxariisto Aabe siyaaad, AMXAARAA U QAYISHAY, RAG SOOMALIYEED BEEYNA U SOO ADEEGSAAN
    HAL GURI, KAMBANI, AMA SHIRKAD & XOOLANANA KAMA DHIMAN
    QIYAAMAAA WAR JIRAAA, ALLAHAYOOW MEEL QAYR AH AYAANU KAAA BARINAY AAMIIN

  • @jamaaljaamacloos836
    @jamaaljaamacloos836 4 ปีที่แล้ว +29

    28/11/2019 somaali inta jecel jaale siyaad bare ha u doceyso libaxii nasoo maray afirca hadu xumaa iyo haduu samaa tariikhda ayaa qorty Somali hadey fakareyso Aniga waan tageeraa💪💪💪💪

    • @hamseabdisiraad6492
      @hamseabdisiraad6492 3 ปีที่แล้ว

      Nacaladi korkaaga ha haato dheh aybuu ahaa lakor dhabay oo la hoos dhabay

    • @naima9576
      @naima9576 3 ปีที่แล้ว

      Afgambi buu ku qabsaday deen ta Islamka ayad quran beeniyey culumo dilay Allaha la hortaga Allaha aa xisabinayo qofwalba

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว +9

    Ilahay haw naxariisto qof islaamu ahaaye

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 4 ปีที่แล้ว +27

    Ilaahay how naxariisto janadii fardowsa allah geeyo amiin ya allah ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-pc6si5xo1w
    @user-pc6si5xo1w 7 ปีที่แล้ว +10

    allah haka cafiyo dhunubtii uu galay amiin amiin

  • @somaliaguuliyomidnimo2064
    @somaliaguuliyomidnimo2064 6 ปีที่แล้ว +9

    Geesi geesi dhalay oo wadaniya ayuu ahaa sharafta yar ee lanagu xasuusto waa asaga ilahay haku naxaristo

  • @moismail2675
    @moismail2675 4 ปีที่แล้ว +24

    This man was a true leader but he was let down by his people..
    He was a lion trying to lead donkeys..

    • @hashimxasan208
      @hashimxasan208 4 ปีที่แล้ว

      Ninkani sharcigi illahay bu dide miyad qof Muslims ahayn

    • @moismail2675
      @moismail2675 4 ปีที่แล้ว +7

      @@hashimxasan208 halkeed ku maqashay ama aad ku aragtay meel uu sharci Ilahay ku diiday.. nasiib darado waxay tahay Soomalidu wax aanay wax ka ogayin ama cadiin ka hayin bay ku murmaan ama mabda ka dhigtaan.
      Anigu anoo u dhashay gobalada waqooyi ee soomaliya waxaan rumaysanay in nin Siyaad u dhaama somalidu wali helin..sidaa daradeed waxuu ahaa madaxwaynihii runta ahaa ee somalida..

    • @hashimxasan208
      @hashimxasan208 4 ปีที่แล้ว +1

      Ader waqoyiga kabbaxo runta iyo xaqa laga hadlaya e marku leyay raga iyo dumarku way simanyiin tasi wa maxay ee u culimada ku layay markay kaso horjesten ta kale cadyntu kale waxa weye dumarki xerki dhaxalka ka so shaqeeyay ee isaga waydistay markay qaramada midobay kaso qaten mashruca Inu u dhaqan galiyo isaga waydistay Aya iyado waraysi laga qadayo ku jirta TH-cam ka ciwankuna wa dilkii culimadi somaliyed wa hadad run radinayso

    • @moismail2675
      @moismail2675 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hashimxasan208 Rag iyo Dumarka labdaba ilahay baa abuuray xaga Ilaahayna way ka simanyiin.. qofna lagu cadaabimayo waa nin ama waa naag janana ku galimayo ninnimo ama naag ahaan, wax uu meesha ka waday Siyaad waxay ahayiid bini aadamku waa simanyihiin oo qof kastaa xuquuqda bini Adanmida ayuu leyahay Human rights is for All,
      Lakiin waxa qudbadaa loo badaley probaganda af lagaadu ayaa loga dhigay.. wayo rag baa doonayay in ay sabab kaga dhigtaan ay ku burburiyaan dowaladii siyaad hogaaminayay.
      Sadly because of that propaganda and lies thousands of innocent Somalis have lost thier lives and a whole nation has been destroyed
      Been baa lagu bururiyay soomaliya kumaan kuna ku naf waayeen, oo wali manta la liidanaa.
      So please wake up and see what the reality is..

    • @hashimxasan208
      @hashimxasan208 4 ปีที่แล้ว

      @@moismail2675 Wali ado cadaynti iyo halkad ka helaysay ano ku cadeyay ayad hadana dambigi adigu dhex socota xalka quranka laga cadeyayna wa الرجال قوامون على النساء marka niyaw caqli bad lede is badhqabo

  • @fadumohassan8138
    @fadumohassan8138 6 ปีที่แล้ว +12

    illahay wixii kaa qaldamay ha kuu dhaafo intii aad saxdayna ajar farabadan ha kaa siiyo insha allah

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +9

    Kuwa necebi waa kuwo cadowga u shaqaya, adduunkana baryo ku dhamayey. Wadamada Somalia ka biqi jiray iyagu jilbaha ku dhegaan. Somalia oo dhan Allah ha xafido

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 3 ปีที่แล้ว

      KKKK LAANGAAB IYO SILIC KUNOOL

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 7 หลายเดือนก่อน

      لعنة الله على سياد بري الظالم

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 6 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha u naxariisto aabe siyaaad nasiibkayga ima siinin inaaan jogi laha dawladi somalia runti wan qiiroda tariiqda somalia marka laga shekeyo waxan is dhaha maxad markaas u joogi wayday o ad u arki wayday dalkaga quwadisi uu laha ilahay waxanka barya inuu hadana nasiiyo quwadi iyo sharafti dalkaygu laha amin yarabi

  • @zakariyazakariya5341
    @zakariyazakariya5341 7 ปีที่แล้ว +19

    msha allah ilhey haunaxaristo

    • @jamaljama6963
      @jamaljama6963 3 ปีที่แล้ว

      Walee nin lamid ah somaliya masoo maraya codkarka geesinimo raganimo ilaahey siiyey wadaninimo ninkan African iyo midowga yurub wa laga baqi jiray kkkkk wa aduun raga maanta shisheeye futada udhiibtaan walahiye yuu kahadlayaa ilaahey haku naxariisto aabe siyaad amiin amiin amiin

  • @ayubabshir3270
    @ayubabshir3270 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha kuu naxariisto aabe siyaad waankuu darsanay

  • @user-ru1ge5nn4y
    @user-ru1ge5nn4y 2 หลายเดือนก่อน

    DALKENA INTII DHIMATA MOYEE INTA KALE NABAD IYO NOLOL IYO DOWLAD INTABA WAY HELI DONAN INSHA ALLAH 🇸🇴☝️✊️

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 7 ปีที่แล้ว +13

    alaah yea rahma inshaa alaah JAALLE SIYAAD BARRE

    • @mohammedali-mj7uw
      @mohammedali-mj7uw 3 ปีที่แล้ว +2

      ilaahya jahanama ha ku fogeeyo

    • @aminafarah1457
      @aminafarah1457 3 ปีที่แล้ว

      @@mohammedali-mj7uw ilaahey Adige ha kuugu noqoto inshaa alaah

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 3 ปีที่แล้ว +2

      Siyaad barre wuxuu beeniyay aayado kujira kitaabka Ale manin kaas baad udu cayneee

  • @The23per
    @The23per 5 ปีที่แล้ว +16

    Alla hakuu naxariisto lion of the Africa

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 6 ปีที่แล้ว +7

    Alaha unaxariisto aabo.siyad

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 3 ปีที่แล้ว +34

    2020 Hadaad iga Dambayso like igu Dareensii kolay somali ma maqnaanaysee🤣🇸🇴🔛

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 4 ปีที่แล้ว +7

    Saxwaye wesimen yihiin bani aadamka. Hadii lakaladuwanaado neh waaxa lagu kaladuwanyahy allah kacabsiga. Lakiin wixii kasoohay same rag iyo dumer💕

    • @haaruunnuur
      @haaruunnuur ปีที่แล้ว

      الرجال قوامون علي النساء
      Miyaan rabbi oran wll

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 ปีที่แล้ว

      @@haaruunnuur qawamadu waa howl isag lasaaray io masuliyad ee maaha wu kakaramo badanyahy macnahedu

  • @akdirhassan9446
    @akdirhassan9446 7 ปีที่แล้ว +70

    Aabihii umada Maxamed Siyaad Barre Ilaahay ha unaxariisto oo janatufirdowso hageeyo ILaahow unaxariisto Aamiin

  • @sacdiyaabdismad7675
    @sacdiyaabdismad7675 3 ปีที่แล้ว +4

    Madax weyne kama dameyn ilhy haku naxaristo jarka nabiga epe haka dhigo
    Ereyada an ka dhax ley wxa ka mida
    Qof gajeysan gob mhn e wa gun😪

  • @jijafarhan8752
    @jijafarhan8752 7 ปีที่แล้ว +44

    jareer iyo jileec jinweeye kiiyiri jaale siyaad, dadnimo iyo sharaf noogama dambeynin ee duliibay nooxambaarsheen kuwiikaadambeeyey ilaahay wadani adookale ah madax ha noogadhigo kumaacaasin doono mardambee adigana ilaahay hakuunaxariisto wadani dadwaayey deh

    • @mrmaqas1943
      @mrmaqas1943 5 ปีที่แล้ว

      Jareer iyo jilaac jin waaye ma hadal weynba waa hadal caadiyee

    • @asadyasinmohamed2823
      @asadyasinmohamed2823 5 ปีที่แล้ว +5

      Way siman yihiin pu ka wadaY de sow hdal wngzn ma aha

    • @ganeykhalif6097
      @ganeykhalif6097 5 ปีที่แล้ว

      jija farhan

    • @asiahussein8481
      @asiahussein8481 5 ปีที่แล้ว +2

      Siyaad barre

    • @jimcaalecabdi97
      @jimcaalecabdi97 5 ปีที่แล้ว +1

      Alle kumanxariisato midagaan uray ayuu ahaa dhiga musalinka xalashaday

  • @muktarige3991
    @muktarige3991 4 ปีที่แล้ว +13

    Allaha'u naxariisto'halyey'buu'ahaa''dembina'wuu'galey'allaha'swt'ha'u'dhaafo

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว

      Aamiin yarab Scw Scw Scw 🤲🤲👆🙏🇸🇴💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 2 ปีที่แล้ว +38

    The man was legend God bless his soul.

    • @abdurahmanhassan3496
      @abdurahmanhassan3496 2 ปีที่แล้ว +14

      he was desbliever not legend the man who repeld infront of Allah and refused the holy koran is not siutable to say that bro say towba

    • @aa-yw5um
      @aa-yw5um 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdurahmanhassan3496 it may be that you are disbliver

    • @nareeri
      @nareeri 2 ปีที่แล้ว +4

      @@aa-yw5um if you supported that Siyad Bare his speech was right, remember there will be and must be a day that Allah will charge you concerning this!!!!!!!

    • @shamis3067
      @shamis3067 2 ปีที่แล้ว +2

      Legend naarta ha ka saarto Quraanka ilaahay beeniyey wadaado laayey ilaahay wuu ka jaseeyey asoo awood leh baa been been sheeg xukunka looga turey musqul buu ku dhintey meesha u danbesana waa naar

    • @ThelionNeverdied
      @ThelionNeverdied 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@shamis3067siyaadi dabadi dab ya shitayba napad ya arkypa marxuum qapri ku jira Ina aflagaadaysana laangaapnimada cadayn u tahy

  • @sixunwaxusheegsixirwaakada6175
    @sixunwaxusheegsixirwaakada6175 7 ปีที่แล้ว +4

    ilaah ha u naxariisto abihii umada aabe siyaad

  • @maxamedxasan3134
    @maxamedxasan3134 5 ปีที่แล้ว +2

    Dabshid qabriga alle hakugu cadabo aamiin dhaha wixi re somalilandah likta

    • @jamaaljaamacloos836
      @jamaaljaamacloos836 4 ปีที่แล้ว

      Somali land Haku disho xaa u hawaarey qof dhintay😏

  • @safaawale9484
    @safaawale9484 6 ปีที่แล้ว +10

    Aabe Mohamed siyad barre Ilahay ha u naxriisto

  • @baaricunugeey1462
    @baaricunugeey1462 6 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha u naxariso balse dulmigii 21 sano baa halkaan nadhigay

  • @somalistars2294
    @somalistars2294 4 ปีที่แล้ว +6

    Aabo Siyaad Bare. Aabihi umadda Somaliyeed, and my father's best friend. AUN

  • @asmahdahapoh7350
    @asmahdahapoh7350 ปีที่แล้ว +1

    2023 dhagaysanaya like Sara midakle caqliyada dumarka iyo raga wa usimanyihin

  • @rahuulfilms6821
    @rahuulfilms6821 ปีที่แล้ว +1

    2023 Ya ila da Wana yow like sar ❤️😂🙉

  • @abdirizakmohamoud2286
    @abdirizakmohamoud2286 2 ปีที่แล้ว +7

    Allah ha u naxariisto madaxweyne siyaad barre..

  • @glti12
    @glti12 ปีที่แล้ว +4

    2022 hadaa daawaneesid khudbada jaale ziyaad like saar

  • @mohamedaahmed5543
    @mohamedaahmed5543 7 ปีที่แล้ว +8

    mohammed siyaad bare allaw haku cadaabin madaxweynihi somaliya iyo libaaxi afrika buu ahaa Kan diidayow afrika iyo somaliyaba wax dhaama sheeg

  • @buurahaaloog3778
    @buurahaaloog3778 6 ปีที่แล้ว +18

    jaale maxamed siyaad bare ilaahow kuu naxariiso libaaxi africa way fahmi waayeen soomalidu

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 6 ปีที่แล้ว +3

    Rabigay Cadaabta kugu fogee Daalim Doqonna oo KITAABKII ILAAHAY IYO SUNNIHII NABIGEENA SUUBAN BADALAY WAA XAARAAMIGII DALKA IYO DADKABA BURBURIYEY WAXAAN KU BAKHTIYEY SUULI KU YAAL NIGERIA

    • @libanmohamedli
      @libanmohamedli 4 ปีที่แล้ว

      Alaylehe ninka doqonsan majiro hada waa mayd dadkana waxad isga dhigaysa nin wax fcn ushegay

  • @mtofficial2953
    @mtofficial2953 5 ปีที่แล้ว +6

    Aabihi dalka iyo dadka soomaaliyeed Allaha u naxariisto somali kama dambayn

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 6 ปีที่แล้ว +4

    Aabe siyaad Barre Rabi Hakuu Naxariisto

  • @abdiazizyussuf7945
    @abdiazizyussuf7945 7 ปีที่แล้ว +7

    allaha unaxariisto halyey qaran ayuu ahaaa

  • @hanad6666
    @hanad6666 7 ปีที่แล้ว +45

    allaha kunaxaristo abihi umadow
    somali kama danbeeyn
    😓😓😓😓😓😓😓

    • @ibrahimabdulle8206
      @ibrahimabdulle8206 7 ปีที่แล้ว +2

      wallaahi waa runtiisa

    • @ibrahimabdulle8206
      @ibrahimabdulle8206 7 ปีที่แล้ว

      Siyaad Barre.... Diinta mayaqaano.....haddana runta ayuu abaaray....maa shaa Allaah

    • @sumeyasiraat2763
      @sumeyasiraat2763 5 ปีที่แล้ว +4

      Big❤from al-mareexaniyaah

  • @ahmedmohamef3458
    @ahmedmohamef3458 6 ปีที่แล้ว +7

    ha Allah u naxariisto amount ya allah

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 3 ปีที่แล้ว +16

    2021 yaa ila dhageeysanaayo🥰✍

  • @ayanomar1439
    @ayanomar1439 7 ปีที่แล้ว +3

    anigu wxaan leeyahay Allaah raxmaanka ah dembigiisa ha udhaafo m siyaad bare

  • @aboubakarmohamed2272
    @aboubakarmohamed2272 6 ปีที่แล้ว +7

    Allaha u naxariisto 😭😭😭😭

  • @kashicali9019
    @kashicali9019 6 ปีที่แล้ว +3

    Afwayne xaarkiisu cuni jiray waana qof xusuus madow ku dhex leh umada somaliyeed

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 4 ปีที่แล้ว

    Suoer intelligent and sharp speaker halyey Mohamed Siad Barre. Waa ka xumahay intii xukunkisa wax ka so gaadheen oo maal iyo naf, dhaawac, cabsi iyo dhib kaleba ku dhacday meel ay Somalia ka so jeedaanba. Waxana leeyahay saburka iyo cafiska aya khair ku jiraa. Sayed Mohamed iyo Sultanadii Maakhir dagaal 22 sano
    Socday aya dhex maray. Waxanu ku waynay bulshooyin iyo ummad dhan oo wax dhintay, wax qaxay iyo wax so hadhay noqday. Meesha la yiraahdo HABARHUMBULE tobon kun oo dhinaca Sultanada Warsangeli iyo Dishiishe iyo Majeerten aya 184 nin ka baxday, iyaguna inta in ku dhow waa galaaften. Somalidu waa dhib iyo dil iyo dhac iyo dulmi u joog lakin Siad Barre nin wax badan og waa aha ee hadaad xukunka ku raagtid inad leedahay bay aadamiga la noqotaa

  • @Itzhuud
    @Itzhuud 6 ปีที่แล้ว +82

    you will never be forgotten

    • @abdullahihassanali2116
      @abdullahihassanali2116 3 ปีที่แล้ว +8

      Haa lkn khayr ku xusuusan mayno

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 ปีที่แล้ว +4

      @@abdullahihassanali2116
      Haduu xumaa 30 sano
      Kadib dabadii maxaad Qabsateen
      Miyaad dhisateen halwado dekad
      ama mashruu yar oodhaxal gala
      Sidaan taariiqda ku maqley mudane
      Maxamed siyaad raximulaah jalla wa calaa hortii&dabii majirto taariq
      ayleeyihiin siyaasada marka lagareebo dhaqdhaqaaqii SWL

    • @shamis3067
      @shamis3067 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shernm5551 waxaa na qabsadey waa wax ilaahay noogu tala galay gaalkan Quraanka beeniyey ilaahay baa qabtey waaba gaaloobi laheen culumada laayey kaafir buu ahaa

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 ปีที่แล้ว +1

      @@shernm5551 dhiigyacab dilay qaarna sabab u noqday inkabadan 300000 oo rag,dumar,caruur iyo ciroole danbilaawayaal ah...

    • @shernm5551
      @shernm5551 ปีที่แล้ว

      @@AxmedAlpha2024
      Waxuu ahaaba tagidiisa
      Kadib waxii dhacay baa ka
      Xumaa ok hadaan 30 kadib
      Muqdisho bulaan hargeysa
      Maxaa qabsateen sorry soomaaligaan qori aqàan looma hadlo xaqa kahadal ninkaa qof
      Nacaa mid jecelba camaliisa allaa
      Kula xisaab tamaayo adiguna danbigaaga waxaad kasheegtay
      Alle ayaa kuugula xisaabtamaayo

  • @anissadeghmani3284
    @anissadeghmani3284 6 ปีที่แล้ว +6

    Geesi waah adi mudane Siyaad bare salen sare kuuh tagay 😘😘insha allah😘😙✌kuwaad wadan ka ku halaysan baah ka mid ahay waah igu balen mudane insha allah wadan keena wax in ka qabto inta ila tabatay ah waah dadalaah ilaah naftayda u huro waxa dhibka ku wada somalia insha allah💆

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 7 ปีที่แล้ว +5

    qof aayada ilaah ka hor yimid 10 wadaad na u dilay oo runta sheegeen ,qofkii ku difaaca qabiil iyo wax la mid ah waa isku dambi, difaaca xaqa aayada ilaah qofkii ka hor yimaada waa in la dilaa aaabahaa alaha ka dhigo,

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +2

      Diinta wuu ka baxay waayo wuxuu beeniyey aayado quraanka kariimka ah ka mid ah gaalnimo ka wayn ma jirto qof aayad quraan ah beeniyey

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 7 ปีที่แล้ว +16

    Ameeen brother thank u but I hope u understand where I am coming from I am very sad the fact that we never nothing better yet we criticise such an amazing human being and nobody is perfect anyways, please accept my apologies.

    • @calioumarx4289
      @calioumarx4289 ปีที่แล้ว

      His qaal munafig jahiil qabilist axmaaq fascist tribalis

  • @suldaanajab8359
    @suldaanajab8359 2 ปีที่แล้ว +1

    Aabe siyaad Allaha kuu naxariisto jaalle

  • @ayaanabdi3153
    @ayaanabdi3153 6 ปีที่แล้ว +3

    allaah ha ka dooranina ninaad is ku qabiiltahiin siyaad quraanka ayuu beeniyay wixii intaa kadan beeyay xaalkiisu wuu is badalay waayo waxuu ka hor imid allaah oo abuuray isga oo aan wax jira ahayn

  • @muhammedhabib7621
    @muhammedhabib7621 7 ปีที่แล้ว +50

    allaha u naxariisto aabe siyaad gadashaa waa la degi waayay wallee inaad aheed geesiga Africa .maqaldame waa Allah. Allah ha kuu dambi dhaafo aaamiin

    • @ramlaomar9585
      @ramlaomar9585 7 ปีที่แล้ว +2

      Muhammed Habib Isaga isku diray dadka Oodhan wuxuu ku yiri midba mid iska ilaliyo uu ku baabiiyey qabiil Aan lakala roonan options mid kale iska ilaaliya

    • @mohamedmohamoud5451
      @mohamedmohamoud5451 7 ปีที่แล้ว

      Muhamed Duco, Qore, Horta, wuxu Muujiyey. 6dii Sanno ee høre wadaniyad, waxqabad iyo Waji Somalinimo oo kudhisan sinaan Midnimo iyo Iskaa Wax u qabso (shuuciyad) walow uu Kitaabkeenii iyo Diinteeniiba Beeniyey uu yidhi Waxani Waa Khuraafaad iyo Wax yaalo Laga baxay Hadana, dhinaca kale Nationalist, wadankii uu dhisey muxuu ku danbeeyey? hadana Gacantiisu ku burburiyey.Waxaa taa kuu cadaynaysa Xasuuqii Aljazeera ee 1989 General kii intuu Dad Shacabka ahaa Kala baxay Guryahooda een Meel dheerba La Tagine. Ku xasuuqay Xamar Dusheeda. wuxu ahaa Inaadeerkii oo ahaa Sarkaal Katirsanaa Qaybtii 77aad. (Gen Cajeex).Markii ay Soo ifbaxday dhacdadaa Xasuuqa ee aan Gabashada Lahayn Waxay Ku noqotay Shacabkii Muqdisho uqaadan waa iyo Wax aan la suureynahayn in dad masaakiin ah Magaca ay yihiin awgeed ama Haybtooda darteed inta Caaasimada dhexdeeda Laga Qaato oo si Qarsoodiya oon Nidaam dawladeed Kawar hayn ki laga dhigo hanti Nin leeyahay oo kake oo layskaga tagrifalo oo Sifudna oo dhib yar Lays kaga Laayo iyada oo Waxa lagu wada Joogayna ay ahayd Calan ku sheegaa Somaaliyeed, Ileyn Hadii Kale Nin walba Tuuladoodii buu Tagi Lahaaye . Waxaa Waliba La sheegaa in aanayen.Dadka Laayay ee Guryahoodii lagala baxay, in aanay dawladii sare waxba ka ogeyn oo Markaa aanay Kala Soconin. HadabaTaaba dhehoo. Muxuu Isaga Ka Madaxweyne ahaan ay ahayd Waajibkiisu Ama Doorku ku Lahaa arintan. Ileyn. Xitaa Wasiirkiisii Daakhiliga Iyo Gen. kii Policeku midna Kama war hayn dådkaå soo xidhxidhay oo Dacwadi aanay ku Socotay ama maxkamad xukuntaye, Markaa Yaa Somali Dawladeedii iyo Somalinimadiiba Burburiyey oo Gacantooda ay Ku burburtay?. Ileyn ninkii dadkan Laayay wuxu ku Laayay Shaadh Dawladeed. May dhacdeen Hadii Reero La ahaan lahaa Sida Maantaba Layahay.

    • @muniraabdullahi7737
      @muniraabdullahi7737 6 ปีที่แล้ว

      Muhammed Habib amiiiin yarabi

    • @habaneshop1804
      @habaneshop1804 6 ปีที่แล้ว

      gaal gaal dhalay oo waliba dhiig yacaqab ah ayuuu ahaa

    • @habaneshop1804
      @habaneshop1804 6 ปีที่แล้ว

      wali hadda danbigii uu galay ayaa laga jarayaaa ilaa hadda

  • @fartuunhussein1242
    @fartuunhussein1242 ปีที่แล้ว

    Dunida kama dhicin dal ay fariitahay waxbarashada iyo caafimadka halkaas ayad gaarsiisay somalia abaalna kuuma haayan meeshan ayey aflagado ku hayan naxariis iyo jano rabi ayaa haayo cidkasta rabi ayaa og waxa uu ku abaal marinayo ilahay ha kuu naxariisto🤲aabo siyad bare hadalkaagu runboo ahaa dad kama tagin ee dal ayan ka tagay dada wada xanuunsan oo loogu sheekeeyey war aan jirin oo laga dhaadhiciyey ayey noqotay somalia maanta jirta aabe❤️🥰

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 5 ปีที่แล้ว +7

    Aniga waxaa iigu dambeesay oo aan arko 1976 iskuka dhamme yasin cartan ayuu inoogu yimid iskulka isga iyo ilaahay ha u naxariistee maxamed cali samatar

    • @mohamed-dx8lr
      @mohamed-dx8lr 3 ปีที่แล้ว

      heesta progma ku bilowday ma garanaysaa magaceeda ?
      iyo qof alifay

  • @rahmaali7938
    @rahmaali7938 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaan mxaa loo leeyahy diintuu ku xad gudbay hadalka uu ku hadlaayo waa sax wlhy Allah ha u naxariisto janadii rabi ha geeyo xumaan ka dheer jaale

    • @mohamedhussein888
      @mohamedhussein888 3 ปีที่แล้ว

      Intaan yar ayaa laga soo jaray asagoo leh aayadaha quraanka ee ka hadlaya dhaxalka intuu ku jees jeesay wax jira maahan

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhussein888 heesta ku bilaabatay khudbada mataqaan

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 6 ปีที่แล้ว +12

    abihii somaliya rabi ha ku naxariisto amiin

  • @mohamedelmi2004
    @mohamedelmi2004 2 ปีที่แล้ว

    M. Siyaad Allaha u naxaristo, wuxu ahaa nin aragti dheer leh, Soomaali run ah waddaniyada ku dheer tahay , gumeysi daba dhilif uma noqon. Kudbadan macaneheedu wa( Human Rights) wana ku saxsanyahay.

  • @abdallehaji2286
    @abdallehaji2286 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto jaale maxamed siyaad bare

  • @DiidiAhmed
    @DiidiAhmed 4 ปีที่แล้ว +5

    2020 yaa ila dhageysanaayo

  • @zakariyamahat4292
    @zakariyamahat4292 7 ปีที่แล้ว +4

    nin hooyadii caqli naaqus uheysto warkiisa marabno guul viva kacaanka

  • @popfirex2059
    @popfirex2059 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan Dawanayaa 2022 lkn waxaan aamin sanahy inuu yahy Alleh hownaxariiste MADAXWEYNIHII HORE JAALLE MAXAMED SIYAD BARRE kiii ugu wacanaa ee tariikhda somalida soo maray waayo wax qabdkiisi wali lama haayo ilaa maanta siyaasi qabtey ama keenay wax yar ooo isagii matala marka laga reebo SWL oo xooga dadaal ah sameesay Dawladii SIYAAD BARRE looma ridin horumare waxaa loo ridey in dhiiga somliyeed la xalaashto dadkuna ay noqdaan qxoonti iyo qabiil ine isku badlaaan waan heena midhihii siyaad laga dhaxley. ( hadiii run laga hadlo MADAXWEYNE SIYAD BARRE kursi jacayl mooye aafo kale ma laheen wuxu ahaa muwadin dalkiisa jecel 🇸🇴🤟🏿

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 10 หลายเดือนก่อน +1

    Halyeey somaliyeed allow ku naxariiso ❤❤

  • @mabsoudhassan4855
    @mabsoudhassan4855 7 ปีที่แล้ว +5

    allah ha unaxariisto

  • @abdirizaqshire2627
    @abdirizaqshire2627 7 ปีที่แล้ว +108

    Most of us as Somalis we don't listen to understand but we listen to reply! I am saying this because most of Comments below are somehow irrelevant to the speech given by the former military dictator in this clip! This man was advocating to establish for Karl Marx's socialism economy style based in Somalia. what made him say men & women are equal at that time? Because he simply selling an ideology (socialism) which was one of the two ruling economists in that world at that. He didn't care about women more than men, or he wasn't denying Quranic phrases mentioned in the holy Quran as he was against it. He was wrong in any how,and time proved he was dead wrong, so let us not attack and name call a dead man. instead, we can criticize his policies and learn from it.
    However, despite all the atrocities and cruelty some of Somali people faced from his regime during his time in power , Somalia was better place during his time in power than its today by far.
    Ilaahow Somalia nabad ka dhig Somalina siday isku jeclaan jirtay ku soo celi, Ethiopia iyo Kenya iyo kuwa ay ku shaqaystaana naga qabo. Amen

    • @mrmalow9690
      @mrmalow9690 7 ปีที่แล้ว

      don't blame Siad Barre. do you follow the instructions of Qur'an Kariim?are they somalians practice The Holy Sharia?

    • @abdirizaqshire2627
      @abdirizaqshire2627 7 ปีที่แล้ว +7

      I am not sure if u have read my entire and practically comprehended it or not.

    • @waasuge7253
      @waasuge7253 7 ปีที่แล้ว +4

      Abdirizak Shiregaab Waan kugu raacsanahay sida aad u kala qashay mabda'a uu Siyaad qasabka dadka mar siinaayey well said.
      Laakiin kuguma raacsani qaybtan: (somalia was better place during his time in power than its today by far) waayo, wuxuu qabsaday keligii wadan Democratic ah, madaxweyne leh, prime minister, Parliament, iyo judiciary leh, ha iska itaal yaraado laakiin wuxuu ahaa wadan sidii ilmo yar soo karaaya. Ma wadan baa laga dhaxlay ama uu ka tagay Siyaad Barre? Wuxuu ka baxsaday, ma odhan karo wuu ka tagay iyada oo meel kasta la isku gowracaayo magaalo, tuulo, iyo beeralay, uu dhiigga Somaliyeed daadanayey oo welba gaajo u dheer tahay. Waxaan odhan karaa muran la'aan wadanka isaga ayaa baabiiyey.
      Waayahan somalida soo maray in the last 26 yrs is the impact of tsunami on people and country created by Afweyne.

    • @abdirizaqshire2627
      @abdirizaqshire2627 7 ปีที่แล้ว +7

      waasuge
      True. We were once upon time the most democratic nation in African and middle east during sixties, period. Having said that, what i mean by saying we were better of during the military dictatorship era than now, in comparison to the darkest time in modern Somali history, the 26 years of lawless, chaos, division and power struggle based on clan politics. I thin you agree with the rule that suggests, bad ruler is better than lawless.

    • @waasuge7253
      @waasuge7253 7 ปีที่แล้ว +5

      Abdirizak Shiregaab Maad fahmin waxaan qoray. Siyaad ma uu ahayn Dictator kaliya, wuxuu ahaa nin Sovietka isu wada dhiibay, imagine aabe reerkiisa ku aminay dad aanu aqoon u lahayn oo killers, sida Sovietka oo liqay 10 dawladood oo islam ah sida Kazakhstan, Kyrgyzstan, Tajikistan, Turkmenistan, Uzbekistan, etc, iyo 10 kale oon islaam ahayn. Wuxuu laayey millions of Russians and non Russians. Marka hore waxay ahayd inuu taariikhda soo barto.
      Siyaad cidii ka soo horjeesataba siduu dagaal ugu waday ayey dawladdii Somaliyeed ee dadka ka koobnayd geeriyootay. Dawlad kama uu tagin.

  • @salomaanmohbarre9104
    @salomaanmohbarre9104 4 ปีที่แล้ว +1

    Mabda'a siyaasadda iyo maamul xumada ayaa keentey in mnta somali heerkaa taagnaato godobtu faleyna laga yabaa iney kumanaan sano sii socoto
    Ninkii quraanki ilaahey badaley
    Ma wr baa u yaal kuwiina ku raacsanoow ilaahoow u tawbad keena aakhiraa meel la tago leh

  • @gulbahar2714
    @gulbahar2714 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ my father Siad he supported womens rights that's why extremists didn't like his regime women rights and banning Jaat( Qaat) were the main reason for the revelation against the regime 💔

  • @alihilowleaxmed9880
    @alihilowleaxmed9880 6 ปีที่แล้ว +21

    odayga wa simbiririxday e Allaha ka cafiyo

  • @muxsinahmed8226
    @muxsinahmed8226 4 ปีที่แล้ว +3

    waaaba sax qudbadan wax qalad ma lahan walahi intaasba waan ku raac sanahey wax diin ah kama hadlin madax waynaha

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Mr Afweyne alle ha ku naxaristo

  • @abdirahmanahmed6695
    @abdirahmanahmed6695 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u Naxariisto.

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 6 ปีที่แล้ว +16

    m.siyaad Barre aabihi umadda soomaliyeed

    • @maxmudxareed1345
      @maxmudxareed1345 3 ปีที่แล้ว

      Abiihi balayaada soomaaliya.

    • @Malikahmed961
      @Malikahmed961 3 ปีที่แล้ว

      Abihii balaayada

    • @naima9576
      @naima9576 3 ปีที่แล้ว

      Abihi Dee ya meel loga dhaco Allaha la hortaga quranka Allaha in labaal maro oo shuuciyada laqato.

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 7 หลายเดือนก่อน

      Aabihii balaayada

  • @alikadaryusuf3909
    @alikadaryusuf3909 7 ปีที่แล้ว +162

    markaan daawado mudo baan calool xumada walahi aloow u naxariiso waan arkay markii u danbaysay ee uu imiday boorama fasalka lixasdbaan ahaa oo soo dhawaynaynay

    • @khadroosman5181
      @khadroosman5181 7 ปีที่แล้ว +7

      Alikadar Yusuf asc waar ilahay halaga baqo waa nin dhindy bari hore waad wax ka shegaysaan nin wax yelo geysta iyo ninaan gaysanba god baa la galaya qofna ma oga waxaaa uu kala kulmi doono marka walalayaal ilahay u doobad kena

    • @abdiwalimahamed916
      @abdiwalimahamed916 6 ปีที่แล้ว

      Kk

    • @muniraabdullahi7737
      @muniraabdullahi7737 6 ปีที่แล้ว +11

      Kitty Universe wad iga nasiiib badanthy runtiiii sa waxabad aragtay aabe siyaad iyo somalia quruxdii ay lahayd alle haku siyadsho nasiibkaga wllo

    • @akramfarayare4543
      @akramfarayare4543 6 ปีที่แล้ว +2

      +Munira Abdullahi waa saas

    • @bilebile7095
      @bilebile7095 6 ปีที่แล้ว

      Kitty Universe 😂😂😂😂😂😉

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 9 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto, wuxuu ahaa muwaadin dhaba, wayna arkeen waxa uu ahaa siyaad bare

  • @abdulmiresalad8010
    @abdulmiresalad8010 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma qaldame waa Illah raxmad waarta ayan urajaynayaa

  • @maryamomaxamuud2556
    @maryamomaxamuud2556 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan dhageestay 2021 father Siyaad we love you we never forget you Baaba siyaad you are roll model of somaali people God pleas you Father siyaad Barre

    • @isackhashirama9589
      @isackhashirama9589 3 ปีที่แล้ว

      The most wicked man

    • @hakeemmedia3840
      @hakeemmedia3840 2 ปีที่แล้ว

      In times of desperation humans turn to anything I know you love him cause u don't have a better option.unfortunately this is the feeling of many somalis including moderate somalilanders.

  • @JAY-nc4kj
    @JAY-nc4kj 7 ปีที่แล้ว +34

    ilaahay haunaxaristo halyeeygii africa

  • @farmaajokhayre9406
    @farmaajokhayre9406 ปีที่แล้ว

    diinta ilaahey hada faragashato musiiba kugugu dhacee allah u naxaristo mudan m s b

  • @maaman7556
    @maaman7556 2 ปีที่แล้ว

    Gadasha nabad ma arag walideentena ilmaha ey dhalen oo anaga ah 20jirada an waligood muqdisho ka bixin dhibkii ey ku dhashen wali ku jiraan Abbe siyaadow alle haku naxariisto 🥺🥺🙏🏻

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 7 ปีที่แล้ว +35

    aabe siyaaad allah haku naxaristo janatul fardawsa
    allah kaga baryaaaaayaaa

    • @daahirmaxamedsakiin4596
      @daahirmaxamedsakiin4596 6 ปีที่แล้ว

      Wllhi siyaad markaan daawado wan murugod hada siday soomali tahy iyo meshu geeyay alle ha unaxariisto

    • @hajiyouzufomaryouzuf6588
      @hajiyouzufomaryouzuf6588 5 ปีที่แล้ว +1

      illahay nrti jhnama hku fgeyo

  • @bashirmqalib6908
    @bashirmqalib6908 6 ปีที่แล้ว +17

    Jaale siyaad Barre Allah how naxariisto waanu jecelnahay wuxuna ahaa Aabihii ummada somaliyeed Cakuye yaa u sheega inayna soomaali ka danbeynin waxaan maqli jiray nin iyo xoolihiis ma kala hadhaan waa inakaas siyaad bare ka hadhi waynay Shit

  • @user-vb2vt8or4p
    @user-vb2vt8or4p 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto jaale siyaad

  • @nacnacadam8198
    @nacnacadam8198 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto waxii qaladoo Kadhacayna haka danbi dhaafo. Kuligeen manihin perfect. Walaal isku day dunuubtaada inaad kumashquushaa. Adigaba culayskeeda hadii guudka laguu saaro maxamisheen. Kadaa marxuumka eedaha. Allah ayaa xumaan kadheer