COLL. JAMA ALI JAMA WAXAAN XIRNAA 11 SANO, SABAB LA'AAN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 432

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 ปีที่แล้ว +28

    Runtii wixii ka dhacay dalkeena ma ahayn wax wanaagsan.
    Maalintii talada xoog lagu qabsaday maalintaas baan wadadii kanleexanay saxda ahayd .
    Majadsanidiin Kornel Jaamac Cali Jaamac iyo wariye Ayaanle Xuseen

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 3 ปีที่แล้ว +10

    Allah ha isoo xasuusinina waan naxaa markan maqloh digteetor kii somaliua haysan jiray😭 anigaba anigoo 12 ah bay I xireen

    • @boswellianboy4242
      @boswellianboy4242 3 ปีที่แล้ว

      Maxay kugu xidheen adigo 12 jira walal ? Ma aabahaa baa sarkaal ahaa mise shaqale dowladed oo la doonayay ?

    • @somalistar8261
      @somalistar8261 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninka as in uuu fakado ma aheen gacanta in lagu dhigo Bay aheyd oo la dilo hadana farmaajo ragii siyaad! Bare la shaqayn jiray buu keen saday

    • @somalistar8261
      @somalistar8261 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahow farmaajo baad keen sateen oo siyaad bare adeer kiisa war ma la sixran yahay

    • @ToppTenz
      @ToppTenz หลายเดือนก่อน

      Waxaas dhan waxaa kadaran aniga oo garaadkaga uu waqtigii jaahiliga joogo orod school aad qabyaladayste

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว +8

    Allah akbar wallaahi war baataagan maalinta qiyaamah dadkaan Rabi baa ukala garsooraaya

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 3 ปีที่แล้ว +13

    Maxa dowlad dumiyay ba la leeyah. Dulmi iyo waa ka xog badan baa jirtay cajib

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 ปีที่แล้ว

      Koley nin ssdf ahi khayr kama sheegayo xumaan mooyee

  • @foos7330
    @foos7330 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc ayaanle iyo asxaabta abtigey masha allah wuxuu ahaa geesi aan weligiisa gaban laakiin back step baa lagu sameeyay cuqubanadana soomaaliyoo dhan bey haysataa dalkuna waa qani dadkuna waa sabool soomaalida iyaga xaasid isku ah qofwalbo howlkar back step ku sameeya abti macaan allah ku xifdiyo❤

  • @rahmaaki2
    @rahmaaki2 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc aynla ilahay haku xafido barnamish yadaday wan lasocda xita hadi anwayo vidiyawo cusub waxn dib udawaday mid an horay udawaday waxd nohaysa hol fican masha alahiy

  • @saiddubed
    @saiddubed 3 ปีที่แล้ว +6

    Walee si cilmiyaysan oo sax ah buu u macneeyay kacaankii iyo shaqsiyadii maxmed siyad bare.waxaa xoog lagula wareegay nidam democracy ah oo aan qalin ka maqnayn waxaana laga dhaxlay dal min daraf ilaa daraf qiiqaya

  • @deeqodhemanyuusuf8676
    @deeqodhemanyuusuf8676 2 ปีที่แล้ว

    Adeerkay Jama Ali Jama Cimri dheerer iyo cibdo suuban baa alle Kaga Baryayaa

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko cajiib ah, N&N hala gaarsiiyo. Waxa ay wadaan waa afka baarkiis oo Nabad & Nolol shaqo kuma lahan.

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato ❤

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 ปีที่แล้ว +4

    waxaa laga yaaba inuu dadka dulmi jirayi

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareeysi qibrat iyo faido leh wlh 🤩🤩🤩 awoowe jama allaha ku xafido

  • @mustafemahamoud7492
    @mustafemahamoud7492 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii waxqabankariwaayaba ina siyaadbuu kuraftaa

  • @ibromoh6457
    @ibromoh6457 3 ปีที่แล้ว

    Shukran sxp ayaanle

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 11 วันที่ผ่านมา

    Qofki umada dhibaya WA la xira

  • @mohmedleedo6424
    @mohmedleedo6424 หลายเดือนก่อน

    Hadii Cidi Cuqdad qaadayso majeerteen baa Wlhi somali ka go i lahaa ninkaa sida u degan 11 sano buu Dulmi ku xirnaa cajiib

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 ปีที่แล้ว +2

    MOORYAAN suxufiga BUG Ah odeyga jaamac banaanka ISKA dhigey QABIIL buu rabaa inuu ogado

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 7 หลายเดือนก่อน

    Xabsigii labatan jiroow Google waan Ka Wayay sawiradiisi

  • @ahmedabdi5906
    @ahmedabdi5906 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle dadka in la waraysto mudan wuu yaqaan wuuna helaa iinta badan hase ahaa tee wuu Siyaasad waraystaa ee ma xog waraysto!!!!!!!!

  • @mohamoudnassiib2010
    @mohamoudnassiib2010 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha iyo lawaraystuhu toona isma dhamaan HAL saac ayay qof dhintay kawaramayaan hal mara Alle haunaxariisto midkoodna ma odhan ma jaahil nimaa Mise waa cudurkii soomaaliyeed

  • @mohamedmohamud7258
    @mohamedmohamud7258 3 ปีที่แล้ว +6

    Afweyne raggii uu qabyaalada darteed u xiray miyuu kamid ahaa ninkan? 12 sano ayuu xiraa

    • @abdulkaderjama1494
      @abdulkaderjama1494 3 ปีที่แล้ว

      Haa anigaa ilmo adeer nahay oo laygu siiyay mareykanka magangalyo siyaasadeed dartiis iyo waxa laga qoray iyo sababta loo xiray waa run waxa uu sheegayo xarig iOS ka dib aabaheey waa adeerkiis afweyne wuxuu la kala wareegay hanti uu lahaa magaalada marka cadeey ku yaalay sabab la ‘aan waa dhac iyo boob.

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 9 หลายเดือนก่อน +1

      siyaad bare qabiil kumow dhaqmi jirin qofkii xukumadiisa kasoo horjeedo ayuu dili jiray ama xiri jiray

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 2 ปีที่แล้ว

    Geesigii afrikaa madaxweyne geesi....wadani....maxamed siyaad bar janatul fardoows...ilaaah hageeyo

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 2 ปีที่แล้ว +1

      Mareexan wali gaalkii afweyne barre ayey u ooyayan iyagoo dadkii uu laayey dadkiisu la joogan waliba la iska cafiyey ayey hadana ku jees jeesayaan adeero ma in la idinku aakhiro Seegad doonaysaan oo dhadhaab dib la isku guro qaxoonti baad aheydeene

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 3 ปีที่แล้ว +4

    Dowlad la aanta wax yalaaha ay maskaxiyan igu reebtay waxaa ka mid ah
    1.Inaan ka xumaado qof nool oo amaantiisa la siin waayo oo markuu dhintona amaantiisii iyo ka bad badisba la sheegsheego.
    2.Agtayda haddii qof lagu qowracayo ama xabad lagu dhufanayo lagama yaabo inaan ka naxo lknse ma fiirin karo lagamana yaabo inay maskaxiyan i saameyso.
    3.Waxaan ka xanaaqaa dowlad sababteeda aan anu dowlad la aan u ahay oo aniga iyo kumanaan danbe macaal taariikhdooda inay ilaaliso iska daaye kursiga sii joogistiisa kala qiima weynaatay in ubadkeedii ay soo karisay markeeda taliso diiday

  • @saafiabshir9597
    @saafiabshir9597 2 ปีที่แล้ว

    Nio adds ku badan lama
    Dawan karayo waxn aad so diyaarisay

  • @abdisamadabdulahigureey8555
    @abdisamadabdulahigureey8555 3 ปีที่แล้ว

    waa sheeka cajiiib ah

  • @luulxasan7549
    @luulxasan7549 2 ปีที่แล้ว

    aww ayaanle nin adag buu ahaa
    laakiin digteetarku kuu ka arki waayo raxlayn wuu iska hor duwaa

  • @Mohamednegeye
    @Mohamednegeye 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan abdullahi Yusuf baa dirac iyo indho shareer u xiray

    • @laakaale8399
      @laakaale8399 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 taariikhdii gabdhuhu ku sheekaysan jiray baad dadka ula timid malaba adeer ma hooyaa warkaas kuu sheegtay ragu meeshy fooda isku dareen dhawac iyo dhimashaba la tiriye diricaan waxay

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว

      War sidii dumarka ha u sheekayn Dee.
      Waxay indha shareerku kkkkkk.
      Mise afkii hooyada baa weli kugu Jira.kkk

    • @daarood9835
      @daarood9835 2 ปีที่แล้ว

      Stupid ayaad tahay RAG ilmo adeer ah oo isku dhacaye ee stop.

  • @yusufomar2015
    @yusufomar2015 3 ปีที่แล้ว +2

    Qabyaalad iyo kala qaybin ayuun baad raadisaa ogow in lagu xisaabin doono insha Allah

    • @ismailomarfarah9585
      @ismailomarfarah9585 3 ปีที่แล้ว +1

      ma wixii dulmi iyo dil dhacay yaan la sheegin baad lee dahay,taariikhda waa muhiim in laga sheekeeyo si mustaqbal wanaagsan loo helo.

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว

      @@ismailomarfarah9585 Taariikhda inlaga sheekeeyo maxuma laakiin cidkasta waxay gashay halasheego.

  • @canabcali5953
    @canabcali5953 3 ปีที่แล้ว

    Wan garanayaa jamac

  • @yasminmohamed5885
    @yasminmohamed5885 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka iska hadlaaya aabihiin lamasoo xirin isagoo aan waxba sameyn marka mafahmi kartaan qofkii aabohood godka lasoo galiyay ayaa fahmi karo qurun ciilkaas anigoo kalaa dareemi kara wasaq soomaalidu way iska hadlaan anagaa dareemi karna oo aabahay lasoo xiray sixuna loogu dilay ee aamusa cawaanta iska hadlaysa

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Abahay wuu u xirnaa waana ka baxsaday

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Lkn waxan ku

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Sheega abahay marku soi laabtay wadanka gacanta wuu ky dhigi waayey

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan aamin sanahay in uu nasiib badnaa oo laga xidhay Fidmo Somalida ka dhex bilaabmaysay wakhtigaa la xidhi doono.

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว

      Caqligii maxamed siyaad barre ee garan waayay wadanka baad ku hadlaysaa....30 sano kadib garaad kuuma kordhin...

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 3 ปีที่แล้ว

    Ayaane Taakhiir cajiiba waaye

  • @ibrahinhassan6400
    @ibrahinhassan6400 2 ปีที่แล้ว

    Waa nin caqli badan waxaan u baahneyn 100 oday oo sidaa waaya arag u ah oo dowladkasta la talisa

  • @shuaibqeilow5644
    @shuaibqeilow5644 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle adigana nooloow sxb

  • @طونيستار
    @طونيستار 2 ปีที่แล้ว

    حسبي الله ونعم الوكيل خربت البلاد والعباد خونة

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii mas korsadayi isaga malak

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 3 ปีที่แล้ว

    Doqoma da ogaaadeen sip a ilkacase halaogay siiyo rag qabiil dhamays lagusameeyey

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 3 ปีที่แล้ว

    Jaamac Cali jaama xarigaada ka dib afweyne wuu nagaba gabeeysy afweyne wuxuu la wareegay dukaamadi aabe ku gedi jiray waxa ka soo baxa beeraha sida galay iyo sidings inkasto aad ogtahay waxa dhacay waxeey ka danbeeysay xarigaada

  • @cabdilaahimaxamed7086
    @cabdilaahimaxamed7086 ปีที่แล้ว

    I😮a

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 ปีที่แล้ว

    Dalkeenu wa Qani, dadkenu wa sabool, waxana keenaya hogaan xumo

  • @aishataani7369
    @aishataani7369 3 ปีที่แล้ว

    Meltiga hadeey arkaan med khaswada waa waajb in laxiro 20 jirow waxaa dhisey USSR eejarmal madhisin askarta lagudiley kaara mardhawaxey ahaayeen kuwa idishibilinaato askart janaraal galaal baa diley

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 ปีที่แล้ว

      20 jirow waxaa dhisay german bari.soviet ma dhisin intaas kaaba sixilahaa

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 3 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Ibrahim-kf3jl
    @Ibrahim-kf3jl ปีที่แล้ว

    Fake host

  • @MrOyusuf
    @MrOyusuf 3 ปีที่แล้ว

    Waar sarkaal dhaliyey muu ahayn daba dhilif daba dhilif dhalay oo INAN GUMEEDA AYUU AHAA
    11sano way ku yarayd in kun sano la xidho ayey ahayd

    • @seekguidanceb4its2late85
      @seekguidanceb4its2late85 3 ปีที่แล้ว

      Yaa inagumeed ah Jaamac waa dadki talinjiray adigana waxaa tahay kuwa waligood lootalinjiray oo aan ikhtiyaar leheen. Adaa inagumeednimo kaga dhow

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 2 ปีที่แล้ว

      Hala yaabina somaaliyey waa kuwii axmed saleeban dafle ee dadka u jaajusi jirey afweyne barre, hadaad aragtaan dadka taagersan daaquudkii afweyne waa kuwii shalay umada dhiigooda jaqayey waana kuwa maanta ugu liita somali. ninkii joogey wixii lasoo maray baa fahmaya sarbeebtayda

  • @koshinfarah9805
    @koshinfarah9805 3 ปีที่แล้ว

    Wariye barnaamijkaani waa muhiim waadna ku mahadsantahay inaad ku da daashid. Lkn waxaad taagantahay heestii waagaa baryey ma idiin diyaarsanayd kkkk radio mugadisho la joogaa kk.suaalo wax ku oola oo badan maadan waydiin.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว +1

    Agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha dhamaantood ilaa maanta inuu afwayne soomaali dal iyo dadba dumiyey la soo marin maayo, xaqiiqaduse waxay tahay waar afwayne isagaa dal iyo dadba dumiyay, idinkuna Aakhiraad u dirteen dibna loo heli maayo,, sidaa daraadeed nin waloowba nasiibkaaga iimaanso,,,

  • @cibado12warsame55
    @cibado12warsame55 3 ปีที่แล้ว

    Ere

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 3 ปีที่แล้ว +4

    Mujirm ki afwaye dadki iyo dalk wu baabiyay

  • @omaradam3376
    @omaradam3376 3 ปีที่แล้ว +15

    11sano 20jiroow Geeri aa dhaanto jamac waa in adag

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +6

    Mareexaanka iyo qabiilooyinka yaryar ah ee la mid ah, waa dad cabsi hayso oo cid ay aaminaan lahayn, markaa waa in dadka iska xirxirtaan, kuwa maanta u shaqaynaya sida; Qoor qoor, Lafta-gareen, Xundubay, Ali Geeddi, Salaad Jeelle, wallaahi maalin uun buu Farmaajo dili sida Ikraan iyo Yariisow, waa la yaqaan, Viva Deni iyo Madoobe waa yaqaanaan gunta iyo sabta Mareexaan

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Deni ma somali ba?

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Reer saambiyakkkkk

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Mareexan waa gob tacbaab

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 2 ปีที่แล้ว

      @@rynmm5137 mareexan waa gun dhulka Somali ee aad xoriyad ku mari karayso ii sheeg

  • @fay6834
    @fay6834 3 ปีที่แล้ว +16

    Majeerteen waa ragii la soo qabqaban jiray Oo Iyagoo nool la duugi jirey, Kuwii soo qabqaban jiray ilaa maanta waa madax 😄, lakiin uma baxaan waxaas, horey ha loo socdo Insha'Allah

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว

      Hhh hhh runbaad sheegtay

    • @f3rnandoboy497
      @f3rnandoboy497 2 ปีที่แล้ว

      Benta dadka kaday .majeerteen daad madax waye ayaka Aya waax qabqabanjireen.

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy 2 ปีที่แล้ว

      @@f3rnandoboy497 saraakishii majeryeen dhamaantood waxa laaayay siyaad bare, cabdilaahi yusuf baa diiq kaga baxsday

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Ayaga aas aasay kulmis meritadooda weye majerten

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      @@f3rnandoboy497 taasi waan kugu raacsanahay

  • @saciidnuur6062
    @saciidnuur6062 3 ปีที่แล้ว +31

    Asc ayaanle shukran wareesiga sida quruxda badan aad nogu so gudbisay

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 ปีที่แล้ว +5

      Mahadsanid Saciid walaal soo dhawoow.

    • @akh8501
      @akh8501 2 ปีที่แล้ว +1

      @@HANOOLAATOTV Ayaanlow adeerow ma la sixi karo miyaa: 11 sano xasbi,( xabsi). Haddii kale dhallinyaro luuqadii laga khalday baa soo bixi.

  • @moorganyare2501
    @moorganyare2501 ปีที่แล้ว +4

    Wariyaha:ragaas yaad ka xasuusataa
    Jaamac : iska illow
    Legend jaamac ali jaam😂

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 ปีที่แล้ว +2

    siyaad bare waxuu shaydaan MANCAGAG CADHEYSAN WAXUU PROBLEM KII IYO COLAADII UU BEERAY LAGURANAYO QARNIYO WAXUU BUR BURIYEY WADA NOOLAANSHAHA QOOMIYADA SOMALIYEED QARNIYO LAAKIIN DADKA WAXAY CAABUDAAN SHAYDAANKA QABIILKA QOFKA DILAY MILION QOF BAA WELI JACEYL UU HAYA

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 ปีที่แล้ว +1

    Hadi ay Dooladi Kacaanka ay Shacabka Cadaadinaysay, maxay Wax barasho free ah Cafimaad free ah Nonol sahlan iyo Cizi ugu yeeshay?
    Dowladi kacaanka haday jiri lahayd manta shacabka Somalia Qaxooti Caalamka Kuma aysan ahaden
    Mida kale jaamac cali jaamac wan naqaan in La xiro wagaas inumutay puntland ban ku ogaaday 2002 Bossaso Kala cararka uu galiyay

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadka la xirey waxaa ugu xabsi dheera waa general maxamed abshir Muse kacaanki Marku dhashey ilaa 1983 allah'a u naxaristo

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +10

    Siyaad Barre AUN dad badan ayuu caburiyay dhibaateyay dilay laakinse Somalida kuma waana qaadhanin will oo adeer u yahay oo ciil badan qabo ayaa gacmo furan lagu soo dhaweeyay Farmaajio qabyaladiste naceeb badan ku jiro waa laga shalaayay at the end. History repeats by itself.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว

      Allah ha u naxariisto maxay tahay, nin dad dhibay oo laayey, xaggee naxariis ka imanay, mise afka ku hagaajinaysa,

    • @akh8501
      @akh8501 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mhassan0163 wuxuu ahaaba, waa hayaa maanta. Xisaab Alle agtiisay taal

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Waad xanuunsan tahay,syaad bare keligì qslad ma gelin kuwa kale maxad u sheegi la,dihin,illahow naxariis jano sii maxamed siyad bare aniga nabad aan ku noola ma ihi d,i,h,,beenta iska daaya iyo sida aad wsx u fasaritiin

    • @abdirazakhusseinabdukadir2538
      @abdirazakhusseinabdukadir2538 2 ปีที่แล้ว

      Allah haku caafiyo adeer.

    • @akh8501
      @akh8501 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirazakhusseinabdukadir2538 Allah dhammaateen hana caafiyo. Amiiiiin

  • @burhanahmad4652
    @burhanahmad4652 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin 11sano xabsi kujiray
    Inuu dagaal sukeye galo majecla,dagalkii clahi yusuf,jamac kama adkaan
    Jamac dhiigmuslina inuugalo majeclayn

  • @mohamedahmedfiille2440
    @mohamedahmedfiille2440 2 ปีที่แล้ว +3

    wallaahi ciil iyo caloolyow waa lasoo maray ,laakiin dadkii hore way naga dulqaad badnaayeen oo waa naga raganimo badnaayeen qof 11 sano dulmi ku xirnaa oo hadana si iska caadi ah dadkiisa ugu dhex jira bilaa cabasho .

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว +3

    Rag baa 1988 laga soo daayey 20 jiroow Sida ninkii la oran jirey bardadacad oo lagu tuuray 1969kii..Aaway General Max'ed Abshir Commando polizia 1969-1983 October aa la soo daayey..scww.

    • @daahirdaar5812
      @daahirdaar5812 7 หลายเดือนก่อน

      Aqoon yahan bardacad waa nikii ogu xabsiga dheeraa

  • @abwaanadfaadumoofficial
    @abwaanadfaadumoofficial 3 ปีที่แล้ว +3

    Ascm Ayaanle taaqyero kal iyo laab ah ayaan kuu ahay lkn studio 🎙️ yaha maalmahan aaad wax ka Soo doobtid naga badal nooh

    • @kafeyobarisse3684
      @kafeyobarisse3684 2 ปีที่แล้ว

      Dawladii la afgabiyey hal qof oo siyaasad u xiran ma jirin buu yiri wax walbana diyaar bay ahayeen xataa qalinkii dowlada kagu sixiixayey halkaa maxaa idiinka baxay in balaayo na qabsatay

  • @mohammedabdillahi7370
    @mohammedabdillahi7370 9 หลายเดือนก่อน +2

    Colnel jama ali jama illaaah cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo wuxuu la kulmay xaq daro iyo dulmi kaligii taliye u geystay laakin taariikhda ayaa qoreysa wax waliba thanks ayaanle cabdi iyo bahda ha noolaato

  • @hashimmabdi6409
    @hashimmabdi6409 3 ปีที่แล้ว +16

    Waa caalamada lagu yaqaan qofka caawiye dalmi, waxa uu dalmika neecabyahay dadka yaqaan dhaqankii.

  • @Unknown6667
    @Unknown6667 3 ปีที่แล้ว +5

    Dalkeeynu wa Qani,Dadkeeynu neh waa sabool waxaana usabb ah Hogaan xumo 😤

    • @mohamudaliabi5890
      @mohamudaliabi5890 3 ปีที่แล้ว

      Ma isku dalbaan nahay tigre baadba sheganaysaye

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali waxaay dishaa haldoorkooda
    Ma ogin waxa ugu wacan
    Maxaay wax uun u dilaan
    Madaxdooda iyo wax garadkooda??!!!!!

  • @muhammadxusen5368
    @muhammadxusen5368 3 ปีที่แล้ว +6

    Siyaad barre wuxuu ahaa alshabaab oo kale

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 2 ปีที่แล้ว +1

    Cismaan Saalax diyaaradu Lama dhicin ee waxa la qarxiyay diyaarada waa siyaad bare waxan jeclaan laha inad si fcn halka uga hadashid hadii Anad aqoon u lahayna aad iska dhaaftid COR jaamacow aadna wa idin salmya adiga iyo ayaanle

  • @abdirahmanmahamed5402
    @abdirahmanmahamed5402 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry Aabo kolaay in uu abahay intaa xidhnaado manaan ogalaan lahaayd waxad tahay Aabo faraxd aay ka muqaato iyo kaftaan fara badan

  • @ismailhusseineid2400
    @ismailhusseineid2400 3 ปีที่แล้ว +12

    Taariikhdu xumo iyo samaanba way leedahay ,waxaa loo baahan yahay in cashar laga qaato ,soomaaliyi waa inay dulmiga iska dhaaftaa oo aan aduunka lagu kadsoomin ,aakhiraa dambaysee

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +1

    Su'aal u qallanta 1 Million ayaa Ayaanle ka soo baxday- Cuqubaddii ka dhalatay dawladdii rayidka ahayd ee aan Qof siyaasi ahi u xidhnayn ee aad inqilaabteen !? Nasiibdarro si fiican ugama jawaabin Generaalka Nabsigu helay.

  • @shernm5551
    @shernm5551 3 ปีที่แล้ว +2

    aabay waxuu xirnaa
    9 sano labaatan jirow
    Hadana siyaad bare asagoo
    aad uga xun siyaasiyiita soomaalida ayuu dhintey 2018
    Siyaadna aad buu uladhacsanaa

  • @mohaibra7601
    @mohaibra7601 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin adag waye wlh kornel jamac 11 yrs laban jirw kuso qadty tnks Ayaanle

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 ปีที่แล้ว

      11 sano waa intii cigaal ilaahay ha unaxariistee ku xidhnaa Isla xabsigaa

    • @mohaibra7601
      @mohaibra7601 3 ปีที่แล้ว

      @@nasyadeuanyeong8707 odayasha waqti adag so maren runti

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 ปีที่แล้ว +27

    Let him talk, you constantly diverting him to different topics, let him continue for God sake. Sheekada ka gur odayga, ha ka dhexgelin.

    • @ahmedbaraf8601
      @ahmedbaraf8601 3 ปีที่แล้ว +5

      Muruqa dhan maxad isku galin wll hhhh afkaaga hoyo mad qorto hhh

    • @asmarmaalik9335
      @asmarmaalik9335 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedbaraf8601 wa jahil kan cml ilbaxnimada iyo aqonta noca sida qaldan u fahmay waye

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 2 ปีที่แล้ว +4

      @@ahmedbaraf8601 waa dadka luuqadaha qalaad u arka horumar iyo ilbaxnimo

    • @faicalmed9015
      @faicalmed9015 ปีที่แล้ว

      ​@@ahmedbaraf8601 c

    • @helpneedypeople5835
      @helpneedypeople5835 ปีที่แล้ว

      Hadaad aragtaan qof luuqada English wax kuqoraya dhib ha u arkina
      Waxaa jira dad badan oon qori Karin
      Oo kudhashay qurbaha,
      Balse af somaliga fahmi Kara,

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 3 ปีที่แล้ว +2

    Siyaad bare axmaq aan naxariista lagu ogayn ayuu ahaa muxuu dalka iyo dadka baday ayay murugada kamid tahay balse waxaanu garanayn dhaqanka somalida oon ahayn in xadhig iyo dil iyo qabyaalad midna loola ymiaado intaba waa kaabadiyaan kuma cabiidsamaan lagagamna adkaan karo

    • @rynmm5137
      @rynmm5137 2 ปีที่แล้ว

      Axmaq adiga ah oo qabiil ku hadlaya nacasyahiw amus

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa xalad dhibkedaleh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔💔💔💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @soobax7544
    @soobax7544 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle waxaad ubaahantahay inaad barato sida warayso loo qaado. hada ma suaal baa "cuqubada aad gashay ee xabsi kumutaysatay maxeey ahayd". runt wa suaal aad u khaldan, waayo ninkan inuu dulmanyahay mar hore kasoo jawaabay , weeyna iska cadeeyd

    • @ahmedismail823
      @ahmedismail823 3 ปีที่แล้ว

      Aniga su'aashaasi aad bay iila fiican tahay. Su'aasha waxaa loogu talagalay, qiyaastayda, inay Jaamac ku baraarujiso inuu dib u qiimeeyo xikmadda ka qaybgalkiisii inqilaabkii keli-taliska keenay oo uu Jaamac sheegay inuu iskulaweyn yahay (proud of it).

    • @soobax7544
      @soobax7544 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedismail823 maya wa sax, lkn hadaad video daawato ila 3 /4 jeer ayuu kucelceliya isla suashaas. garan maayo muhiimada eey ulahayd ayaanle suashaas. waxaayo baddan oo kale oo lawaydiin laha aya jirtay, khaasatan odayga si fcn oomuna faahfahinin kaalinta uu kulaha afganbigi markii laga reebo inuu radio muqdisho asaga qabtay amar lasiiyay awgii. lkn 10 sane ayuu lashaqaynayay, waxaan jeclaan lahayn inuu faahfahin kabixin laha kaalintii uu ciyaartay 10 ka sane. iyo markii u kasoobaxay xabsiga, somalia na burburtay hadeey jirto dagdaalo uu ugalay in somalia mar kale dawlad hanato iwm!
      Si kastaba, suaalo kaloo muhiima wa lawaydiiyay si fcn wuu oogu jawaabay. barnaamijkana mid qiima baddan ayuu aha, walaalkay ayaanle yuu xumaan ufahmin in ladhaliiilo!

  • @kaltuunfarah7214
    @kaltuunfarah7214 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee. Waa runtii saboolka iyo waxa waxa inoogu wacan hogaan xumada ilaahoow hogaan cadaalad iyo diin islaam nagu xukuma noo keen yaa rabi

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 ปีที่แล้ว

      اللهم امين ilaaa Hadeeer Ragiii Dhibka Nagu Haayay ayaa Is Haysto Somaley Ogàaada

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 หลายเดือนก่อน

    Qaamuus Military weeye,waxay ahayd in haddii uu nool yahay in khibradisa Ciidan iyo Wadaniyad looga faaiideeyo Sarakisha cusub iyo Ciidanka XDS damaan ee wadankeena Somaliya

  • @mahadalle8644
    @mahadalle8644 3 ปีที่แล้ว +1

    runtii geesinimo waa u dhalasho gobi ma liicdo ka noolid halgame qiimo leh maanta afwayne waa dhintay wuxuu dhalayna waji soomaaliya kuma laha dhimoo ceeb reeb baa ku dhacday

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 3 ปีที่แล้ว +1

    Jama cali jama waa nin u qalma madaxweyne sababtoo ah waa nin dareemaya nolosha qof walba oo somali ah inuu ku noolaado nabad iyo xoriyad iyo cadaalad jamac cali jama arinkaas wuxuu dhaxlay xabsigii dheeraa ee uu soo maray wuxuuna ahaa ninkii ugu xabsi dheeraa xiligii kacaanka jama wuxuu diiday inuu dhiig ku daato puntland markii ay is qabteen alle ha u naxariistee c/lahi yuusuf isagoo doorasho ku yimid ayuu tanaasulay wadankana isaga baxay

  • @awulibrahim869
    @awulibrahim869 6 หลายเดือนก่อน

    Haa waa run Jaamac iyo saxiibo kale oo badan ba waxaa ku dhacay xadhudub kaas
    Waxay dumiyen Dowlad. Rayid ah waxay sameeyeen askari qori sita oo walba isaga ah
    Maxkamad, Ciidan, Dowlad , etc

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle mahadsanid. Waaan ka helay sidaad uso gudbiso dhacdooyin ka ku salaysan xaqiiqada. Markaa walaalo dhul ka soomaalida dadka dega oo dhan ma ururisa xaqiiqdooda mise meelo gaar ah iyo cid gaar ah saarta awoodda.!? Xasuuqiii ku dhacay reer sheikh isaxaaq ee ahaa isir sooca

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 3 ปีที่แล้ว +4

    MILITARY IYO DABEECADIHIISA, ASAGABA WUU YEELI LAHAA SIDAAS OO KAL, MILITARY WAA MASAS MIDBA MIDKA KALE GAADO. DEMOCRACY WAX MAAMUL KU DHAAMO MALAHAN.

    • @abdiroble2576
      @abdiroble2576 2 ปีที่แล้ว

      Well said

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 ปีที่แล้ว

      Demuqradiyada WAA Gaalnimo Cad Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayay Na halagay Haliska Jiro WAA KUwa Maanta Dhibka Nagu Haaayo

  • @ismailmohamed1251
    @ismailmohamed1251 ปีที่แล้ว

    Qofkiii Daalim Garab Siiyo Ha Ogado Adigooo KU Dilayaa Daalamiiinta Maanta Somaliia Qabsaday Iyo Kuwii Höre Kuwaan Ayaa Daran Somaley Hala Ogaaado

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 11 วันที่ผ่านมา

    Tuugadi laxiray oo dhan danbilayal bay ahayen

  • @amareto5772
    @amareto5772 6 หลายเดือนก่อน

    Wallee ina Barre rag waa ku maqan yihiin.
    Odoga taariikhna waa ka sheekeenaa, "iska ilow" na waa ku leeyahay.

  • @gellewarfa359
    @gellewarfa359 ปีที่แล้ว

    Duqu beer dulmi ah iyo
    Kaligi talisnimo uu beertay buu gurtay ninkii liqliga wuxuusan lahayn ladaabtaa wuu kulaqan yoon dulmi hataagerin hadii kale godkaad qodo adigaa kudhici laguna aasi mar un

  • @MohamedAhmed-do2fl
    @MohamedAhmed-do2fl ปีที่แล้ว

    36:44 "Dhaqanka inta la reebo ka yaqaan ayuu ahaa" wuxuu ula jeedaa GUN buu ahaa nasabnimo ma lahayn hab dhaqankiisu.

  • @koshinfarah9805
    @koshinfarah9805 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaad cuquba la gashay buu leeyahay qof la dulmiyey kkkkk

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +2

      Ayaanle su'aashaa ma haboonayn inuu weydiiyo.

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +2

      Dad badan oo cuqubo galey ayaa jira Ayaanle kuwaa muu weydiiyo cuqubada aygaleen intuu ninkan miskiinka ah ee laxirey weydiinayo su'aasha?

  • @sabriyeaxmed7376
    @sabriyeaxmed7376 3 ปีที่แล้ว +1

    Aleylehe inay isku mid yihiin maamulkii dawladii kacasnka iyo maamulkaan maanta waqtigiisu dhamaaday waa dhiig yacabyo dadka gumaada iyadoo nisa horay iyo hadda u dhisan tahay laaynta dadka ka soo hor jeesta oo mycarad ku noqda

  • @aliwaryaaa8090
    @aliwaryaaa8090 ปีที่แล้ว

    Wuxuu ka mid ahaa nimankii waday inqilaabka ee ciro watay saraakiishii waxaa laayey isaga iyo ciro waxayna u badnaayeen saraakiil reer waqooyi ah taariikhda beewn buu ka sheegayaa wariyuhu suaal uu waydiiyo sideedku ku ogaatay saraakiisha beri la laynaayo anigaa ka jawasbayaaya suaashaas wuxuu ku ogaaday rag ay isku hayb ahaayeen ayaa inqilaab waday

  • @Waris668
    @Waris668 2 ปีที่แล้ว

    Qabyaalad khayr malee iska daa koonfur wixii ka danbeeyey wakhtigaa ayaa ugu xumaa e

  • @soonaari1694
    @soonaari1694 2 ปีที่แล้ว

    Soonaalidu wax qaris bey ku caantahey

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 7 หลายเดือนก่อน

    Reer waqooyi baan la yaabi jiray markay ooyaan ileen niku gaal buu ahaaaa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 ปีที่แล้ว +1

    Denbi dhaaf allaha uga dhigo waa adkaysi badnaa aniga waxan arki jiray ama sheeko ku maqli jiray deriska ku dhici jirtay naag iyo carrur teda abahood shaqo ku maqnaa wax badan abohood arki jirin markii danbe gurigii waa laga raray abohood waa la wayey Kuwii u la shaqayn jiray baa malaha soo shegay in abihii 20jirow loo taxaabay retahood ka xaystay hooyadii iyo caruurteda ilayn biil ma leh subxaana allaah badana dadka laxira waxay ahaa yeen wax
    Garadka iyo kuwa awooda leh haweenka waa loo tacsiyeen jiray lama oga in Mar
    Kale la
    Arki
    Doono

  • @maxamadkhadercabdiraxmaan6583
    @maxamadkhadercabdiraxmaan6583 3 ปีที่แล้ว +1

    Qabyaladiste inu ahaa siyad bare ayuu nosheegay

  • @suldanmohamed8385
    @suldanmohamed8385 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada labaatan jirow in lagucaliya kufiican wuxuu kamid ahaa kuwi wadanka burburka u horseedey qaainu wadan

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma isagoon da'daas ah baad weli ciil u qabtaan ilma kacaanaw.
      Alle naguma kiin siidaayo.
      Gunta soomalida weeye faqashtu.
      Viva puntland.

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 2 ปีที่แล้ว +1

      Anu waxaan is idhi mareexan ku cancer virus ah oo Somali lagu soo daayey

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว

      @@hassansuudshukri8716 kkkk reerku hab dhaqankooda siyaasadeed waa inay dib ugu nowdaan

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 2 ปีที่แล้ว +2

    لا تطلبن ادا ما كنت مقتدرا فاظلم ترجع عقباه لي الندم تنام عيناك والمطلوب مرتبط يدعوا عليك وعين الله لن تنم عين الله لن تنم

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 ปีที่แล้ว

      والمطلوم منتبه. شكرا لك وزادك الله علما وفهما وعملا وتوفيقا بما يحب الله ويرضي لنا وللمسلمين اللهم امين رب العالمين أخي

  • @wardashaafici6947
    @wardashaafici6947 ปีที่แล้ว

    Soomaliya gacantii military gay eeday waata ilaa manta kala dadaadsan

  • @siaddubow4531
    @siaddubow4531 3 ปีที่แล้ว +10

    HANOOLATO IYO AYAAN THANK YOU TARIIKHDA GOOD OR BAD WAA IN LA BARTO WAXA LA SOO MARO
    HISTORY IS LESSON TO LEARN