Siilaanyo iyo Taariikhda Halgankii SNM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 220

  • @cabdiraxmaan7014
    @cabdiraxmaan7014 2 ปีที่แล้ว +13

    Mujaahid madaxweyne Siilaanyo geesi qaran ilaahay haku barakeeyo

  • @abdiguled4259
    @abdiguled4259 7 ปีที่แล้ว +26

    Walahi silaanyo geesi qalbibadan hadu usan sayeelin waxa ku dhiici lahaa sidii cabdilaahi Yusuuf baa god lagu riidi lahaa dabcan waan baxay very smart mant

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +8

    Geesi mdxweyne mujahid codkar illaahow cimrig kuu barakee

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 7 ปีที่แล้ว +71

    Walaahi hooyadii baa nin dhashay. Siilaanyo geesi geesi dhalay weeye laba dawladood oo waaweyn ayuu isaga oo hogaamiye kooxeed ah khiyaameeyay. Geesi geesi dhalay

  • @xamsecawil586
    @xamsecawil586 6 ปีที่แล้ว +12

    Nin adag ayuu ahaa runtii axmed silaanyo

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 6 ปีที่แล้ว +19

    Raxmaanu raxiimkaan ku dhaartee waa nin rageedkii quraanka lagu sheegaY

  • @UgbaadJaamacxuseen
    @UgbaadJaamacxuseen 18 วันที่ผ่านมา

    Alleh cimriga iyo caqliga haku barakeyo manta nolsha iyo nabad an ku jirno idinka u sabab allah kaskow

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 8 ปีที่แล้ว +30

    SNM ha noolaato

  • @Fardaus11
    @Fardaus11 ปีที่แล้ว

    Rabi cafimadka iyo cimrigaa haa barakeeyo silanyo

  • @SaalixIbraahim
    @SaalixIbraahim 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah x madaxweynihii hore ee s/land Ahmed mahamoud siilaanyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @samsamibraahim1652
    @samsamibraahim1652 6 ปีที่แล้ว +5

    Waa GEESI NOlow

  • @hindiyocali6119
    @hindiyocali6119 8 หลายเดือนก่อน

    Alle haku barakeeyo geesiyow ❤

  • @garaad3568
    @garaad3568 7 ปีที่แล้ว +5

    marka jaajuusiin Ethiopian ah idinkuma jirin miyaa leedahay

  • @xidigaisliinairobi8121
    @xidigaisliinairobi8121 8 ปีที่แล้ว +11

    silaanyo libaax

  • @muna619
    @muna619 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow dambigisa dhaaf oo ciri iyo cibado wanagsan sii libax ina bureqa anaguu cimtigisa nagu soo dhdmeyay isags msxsmed kahin muse bixi ilahay janadii idin gee

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 หลายเดือนก่อน

    Jasuus qainul wadan ayu aha siilanyo

  • @abdifataxlabamadax7134
    @abdifataxlabamadax7134 ปีที่แล้ว +1

    Måndag qran

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 7 ปีที่แล้ว +3

    This man is very proud to what he has done, it seems. 2020, is that the case Silanyo, British and habesha Agent. U will meet allah soon, Silanyo son of Jaajus

  • @axmedislaw7444
    @axmedislaw7444 5 ปีที่แล้ว +3

    fidnadii iyo xabaddii 1988-kii markuu gelshey bulshada reer Hargeeysa iyo reer Burco Silaanyo wuxuu u cararey London

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 ปีที่แล้ว +5

      Gunbad tahay ,qalbiga qabil ka dagay ,cigaal waxbad ka shektan silanyo waxbad ka shegtan musad kundhagantihin , walahi laftad ka xuntihin

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +3

      DOQON ADEERKAA AFWAYNE BARRE AYAA NAYGERIYA UCARARAY OO BAYTAL MAY KU BAKHTIYAY

    • @techstudio9010
      @techstudio9010 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@mahamedaden7237 waad fahantay inder

  • @MohamedAli-df6du
    @MohamedAli-df6du 6 ปีที่แล้ว +2

    waxaas lamayiraahdo halgan waxaa layiraahdaa burbur inta kudhimatayna ilaahay ha'unaxariisto lamana dhihikaro mujaahidiin

  • @CabdilaahicaliBootaan-yo3kj
    @CabdilaahicaliBootaan-yo3kj 4 หลายเดือนก่อน

    asc

  • @ahmedabdirisak4550
    @ahmedabdirisak4550 8 ปีที่แล้ว +2

    siyaasi daneyste ah oo raba xukun kana fakarin umadiisa waa naqaan ka xaaxaabi aaway soomaali leyn wadankii waxaa la wareegay oromo ka amar qaadata itoobiya.

    • @darikkandalo7280
      @darikkandalo7280 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Abdirisak Lol Somaliland waa dal jira Ethiopia jaar baanu nahay xidhiidh laba dawladood baa naga dhexeeya laakiin Ciidan ay leedahay ma joogo dalkayaga balse qdw yahaw idinka dalkiini iska daa Ethiopiane saawixili iyo afrikaanki kale ee sanka waawaynaa ee la adoonsanjiray ayaa idinka maanta idin haysta lol kun sano ayaad danbaysaan hehehe

  • @kpbiah8828
    @kpbiah8828 5 ปีที่แล้ว +3

    geesi geesi dhalay

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 4 หลายเดือนก่อน

    C*L*N*U = SIILAANYOH

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 7 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye ayaad ku leeysay waqooyiga waa la ogyahay SNM aad sheegeeyso waqooyiga meey so dhaafin USC iyo SpM ayaa xamar ka saaray beenaale.

    • @mahamedabdiqadir7596
      @mahamedabdiqadir7596 5 ปีที่แล้ว +3

      Snm waxay liqday cududa iyo awoodii military ee siyaad bare oo ay wiiqday. Taasaa sababtay in muqdisho si dhayal ah lagu galo

    • @rayaanmohammed8129
      @rayaanmohammed8129 4 หลายเดือนก่อน +1

      hawiye laftisu muxu ka qabnayay waqoyi oo dadkii lahaba ka qaxen

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 7 ปีที่แล้ว +2

    Mi5 Silanyo. ISAAQ-JAAJUS Must Leave the Somali Peninsula.

    • @adanadan6167
      @adanadan6167 4 ปีที่แล้ว

      Qadhmuun qadhmuun dhalay

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว

      Dhilay marki lagu wasey ayaad cataabeysa.

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 5 ปีที่แล้ว +14

    Geesi Geesi dhalay lapa dawlaood bad khiyamaysy si aan maanta Napad uGu nolado adiGa ayaaa usababa in aaan maanta wdnkyGa Napad kuso tooso kuna seexdo wle Geesi thy adi iyo Ragiiiii kula Halgamayay Ee mujahidiintiiii SNM

  • @walisuldaan422
    @walisuldaan422 6 ปีที่แล้ว +35

    Labadiiba Waa Khiyaameeyay WalHi Waa Lipaax Maskax Badan

  • @abdirisaqassayr6244
    @abdirisaqassayr6244 5 ปีที่แล้ว +17

    siilaanyo wuxuu ahaa nin aad umaskax badan dadka noocaas ah na waa ku yaryihiin aduunka laakin somali waanay garanayn

  • @zamzamnzpoh660
    @zamzamnzpoh660 6 ปีที่แล้ว +26

    geezi IZAAQ kadhazhy

  • @saleebankaaf7628
    @saleebankaaf7628 6 ปีที่แล้ว +20

    Ahmed silanyo waa geesi weyn oo noloshiisiyo dhan siyey inu dadkiisa anfaco,gargaro,dhibata ka saaro.cimri dheeriyo caafimad ayanu ugu ducuyney,qalbiga iyo xasusta dadweynahana abiidkii u Ku jiri.

  • @somalilandchannelsomalilan250
    @somalilandchannelsomalilan250 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxuu ahaa libaax libaax dhaley oo siyaasi ah waa kii yidhi snm waa wada lixle

  • @suldaanbako920
    @suldaanbako920 6 ปีที่แล้ว +17

    siilaanyo waa halyay usoo halgamay qaranka somaliland ,
    gucumaale aar bay bisadi garab ordaysaa

  • @abdirisaqassayr6244
    @abdirisaqassayr6244 5 ปีที่แล้ว +17

    illaahay cimriga iyo caafimaadka hakuu dheereeyo umadan wax badan ayaad usoo qabatay

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 ปีที่แล้ว +1

      jaajuska kakiyi wuxu aha faqash iyo gaalki siyad bare ee dadkisa qabyalda ku laynaýey

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +5

    Wuxuu Ahaa Goaan Geesinimo
    Oo Nacas Iyo Fuleh Aanay Ku Dhicin
    Ilaa Maantana Beenaaloo Dhami U
    Been Ka Sheego.
    Dhacdo Layaableh Bay Ahayd Waany Ku NAJAXDAY SOMALI NATIONAL MOVEMENT ( S.N.M )
    ALLA MAHAD LEH

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 9 หลายเดือนก่อน +2

    Axmed siilanyo habeenka uu bbc da kahadlo cadow gu waa nixi jiray shac bigii dagaalamayey na rajo ayaa geli jirtay

  • @abdullahiali3369
    @abdullahiali3369 2 ปีที่แล้ว +4

    Wiil hoog hawaduu ka saaray siilanyo wuu u khidadeeyay labadoodii ba shax buu u dhigay siyaasi ninkale wuu carar ilaha xili adag laba dowlad ood ku heshii yeen faqash tii wuu kaga ohiyay siilaan yo biibisidaa waraysatay berigaa wuu xoreeyay somaliland ala ha daayo

  • @sheekhmooldhe8104
    @sheekhmooldhe8104 5 ปีที่แล้ว +11

    Adeero ilahay raali hakaa noqodo waligayo ku iloobimeyno Aabihii Somaliland

  • @abdullahiali3369
    @abdullahiali3369 2 ปีที่แล้ว +3

    Qaxooti gii wuu salaxa qaramada midoobay wuu ushagtay sidaas baa lagu caawiya waxas oo dhan wuu yaqanay horu ubartay wayo doowladii siyad bare isgaa wadi JIRAY wuu ogaa halkuu kudhufato dawladaa ingiriska iyo maraynkanka Warqadii dabarGoynta isaaq a ee ay qoreyn Morgan Siyaad isagaa tur jumay 1988 markaasa la ogolaaday qaxoontiigii somalida waxas odhan isagaa sameeyay ilaa somalia odhan ayuu ufuray isaga yaqanay waxaasoo dhan sharciyada

  • @nimcandayib1432
    @nimcandayib1432 6 ปีที่แล้ว +20

    This is the best politician after regal

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว +20

    Libaax ka mid ah libaaaxyada Reer sheikh Isxaaq

  • @salmancasbuur3397
    @salmancasbuur3397 5 ปีที่แล้ว +19

    ruug cadaa taarikhda galay
    Allah yaxfdk

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 6 ปีที่แล้ว +19

    Halyeey qaran axmed maxamuud siilaaanyo bye bye ka dambana ilaahay ha inooga dhigo mid khayr noo leh

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +11

    Alle cimriga iyo caafimaadkaba
    Haw dheereeyo Madaxweyne hore
    Ahmed Mahamed Mahamud SiiLaanyo

  • @NimcoNura-z5n
    @NimcoNura-z5n 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mashalllh Adeer Mcn Alle cimriga Haku siyadiiyo Amin Amin Amin 🫶✨️❤️🤲🤲🤲

  • @abdi-nm2vy
    @abdi-nm2vy 3 ปีที่แล้ว +6

    Hoggaamiyihii beesha isaaq

  • @mukhtaarjamaalmj5284
    @mukhtaarjamaalmj5284 5 ปีที่แล้ว +12

    Mnsha Allah madaxweynahayga Axmed Maxamed maxamuud siilanyo geesi qaran illahay cimriga iyo caafimadkaba hakuu daayo

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed3965 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa Mujaahid Hogaamiye han dheer oo ku guuleystay runtii

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 ปีที่แล้ว +10

    Aabaha Somaliland axmed siilaanyo

  • @nimcanxoore8081
    @nimcanxoore8081 8 ปีที่แล้ว +21

    waa runtii madax waynuhu

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 8 ปีที่แล้ว +18

    silaanyo waa siyaasiga wuxuu kkhiyaameeyay laba dawladood

  • @yuusufqaasim5655
    @yuusufqaasim5655 2 ปีที่แล้ว +4

    Libaax

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +4

    Illahay ba Waday Subxaanahuu Wa Tacaala.
    Dagaalkaba Illahay ba Weday, U Fiirso Mucjisooyinka Ku Xeera Bari Ilaa Galbeed Ee La Arkay Hadaad u War Haysoh.

    • @afaarax6322
      @afaarax6322 ปีที่แล้ว +1

      Waa runta oo Allah ayaa guusha siiyay

  • @mohamedyusuf4190
    @mohamedyusuf4190 5 ปีที่แล้ว +7

    Libaax ada migiste la hadli jiray

  • @nafisaabdirizak7504
    @nafisaabdirizak7504 2 ปีที่แล้ว +3

    Geesi

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Runtii MD. Ahmed M M Ziraanyo.
    Magaca Gudoomiye Ahmed M Mahmud Waa Qaladaan Oo Afka Faqash Ayaa Ku Magacowdaan Oo
    Waxa Tidhahdaan, Silaanyo. Waa Ceeb Magacaasi.
    Waxa La Yidhahdaan Siraanyo.
    Hadaa Taqaanaan Waxay Tahay Siiraanyo.
    Uma Qalmoh Inaa Gudoomiyihiina Ku TIDHAHDAAN SIILAANYO.
    SIIL MIYAYDAAN GARANASYN?

  • @Yooco.
    @Yooco. 3 หลายเดือนก่อน +1

    Vedeo gu sibuu isu daba marsan yhy

  • @NimoMogeh
    @NimoMogeh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer cimrigaaga Aalaha raajiyo

  • @nimcaandayib6222
    @nimcaandayib6222 5 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan waa halkee southerly ,, ee siyaad bare iyo mengisto joogeen markii sllaanyo baxay.ma barriga Africa mise galbeedka Africa

  • @abdiguled4259
    @abdiguled4259 7 ปีที่แล้ว +12

    This is father of somalind his name they give to cigaal qabyalad

    • @khadarmohamed9212
      @khadarmohamed9212 5 ปีที่แล้ว +3

      Father of somaliland is not silanyo but father of somaliland craxmaan axmed cali tuur

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +2

      *VIVA SNM*

    • @techstudio9010
      @techstudio9010 5 หลายเดือนก่อน

      Waxa adu faqash ka ahaw

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 2 หลายเดือนก่อน

    May 28? Halkuu ka keenay May28? Mr. Joe Biden it's May 27.😁😁😁😁😁

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 ปีที่แล้ว +1

    Kani adeerta hayaa ma wariyaa mise Sillaanyo ayaa adeer u ah? Malse Siilaanyo wuxuu halgamaa karti badan mutacalin ah oo waliba aftahan ah

  • @muusedhinbiil1826
    @muusedhinbiil1826 2 ปีที่แล้ว +5

    Madax wayne alle cimriga haku barakeeyo

  • @barwaqoabdirahman2643
    @barwaqoabdirahman2643 3 หลายเดือนก่อน

    Alle cimriga iyo caafimaad ka hakuu barakeeyo geesi labo maaha adeero ahmed mohamed maxamuud siilanyo alle caafimad aan dhamaan hakugu deeqo ma gudi karno abaalkaaga wlhi la aanta maanta maaan dhasheen

  • @ahmedjacayil8830
    @ahmedjacayil8830 5 ปีที่แล้ว +3

    Haleyaay qaran bad thy adero lkn khilaafku wuxu ahaa markad Ethiopia laso hadashay waxad tidhi aan is dhiibno kadib wa laga diidy xilkina waxa lagu warejiyaay Alla haw naxariiste Abdirhmn Ahmed Ali adna waad ka baxday dalka warku saasu ahaa

    • @akofficial9110
      @akofficial9110 4 ปีที่แล้ว +3

      Malintii burco lasoo galyay ya u khudbadaynayay cidank snm

  • @wardiqawdhan8418
    @wardiqawdhan8418 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi legand buu ahaa

  • @joker83764
    @joker83764 4 หลายเดือนก่อน

    Idoor markay dadka shacabka ah laynayaan waa mujaahidiin dadkay laynayeen waa gaalo sidii xasuuqii lascaanood caqligoodo sidaa ayuu u sheegaa

  • @mustafekilaas4054
    @mustafekilaas4054 3 หลายเดือนก่อน

    Hogamiye dhaba oo caqli badan Axmed siilaanyo tariikhda ku xusi doonta

  • @joker83764
    @joker83764 4 หลายเดือนก่อน

    Waa gacan ku dhiigle u dagaalamayay qabiil dilay tobonaan kun oo shacab ah way ku sugayaan dadkaasi markaa qabiilkaad u dagaa lamaysay ha kaa saaro

  • @CabdiraxiimKayse
    @CabdiraxiimKayse 4 หลายเดือนก่อน

    Labadii dowladood wuu khiyaameeyey wlhy geesi geesi dhalaybuu ahaaa

  • @guledali446
    @guledali446 5 ปีที่แล้ว +4

    Msha alaah ex president of somaliland

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 5 ปีที่แล้ว +3

    Muj ahmed siilaanyo

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 12 วันที่ผ่านมา

    Well done Ahmed Siilaanyo

  • @mahamedabdiqadir7596
    @mahamedabdiqadir7596 5 ปีที่แล้ว +3

    Mujaahid geesiya

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 2 หลายเดือนก่อน

    Nooloow adeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedindho661
    @maxamedindho661 หลายเดือนก่อน

    Raaga kiisa adaag😢

  • @nimcanxoore8081
    @nimcanxoore8081 8 ปีที่แล้ว +10

    walaahi waa madaxweynihii ugu horeyay marka laga reebo cigaal ale ha unaxariistee

    • @abdiguled4259
      @abdiguled4259 7 ปีที่แล้ว

      Nimcan Xoore he,s the only one jooji qabyalada iyo cigaal

    • @apdirashiidali8453
      @apdirashiidali8453 5 ปีที่แล้ว

      mdx du dhamaan tood wy fcn yihiin lk midpa wuxuuu ku sumad sn yhy wuxuuu umada u qabty

  • @muusedhinbiil1826
    @muusedhinbiil1826 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @axmedislaw7444
    @axmedislaw7444 5 ปีที่แล้ว +2

    Siddeedan kun intuu dagaal ku xasuuqay ayuu London ku raaxeeysanaayey

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว +6

      Xaasid haw dhiman siilanyo waa halyey qarane.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +4

      @@caashaqalbi882 KANI WAA BOONTA MAREXAAN MEELAHA ARIMAHA DURIYADA REER SHEEKH ISAXAAQ LAGU HAYO LAGAMA WAAYO

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 ปีที่แล้ว +2

      silka hooyada hadan siilanyo iyo snm ta kale naga dhalan somali xoriyad iyo raxada kuman noolanen noolanen faqash yohow ciilani isaaq ba dumiyey faqShti xaraanta ahYde kkkkk ciil ba ku haya want ognahY u dhimo kkk

  • @xasandeeqbadeguuleedqasali542
    @xasandeeqbadeguuleedqasali542 5 ปีที่แล้ว +2

    waa maxdweyne fiican x

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii wuu xidhilahaa mingiste

  • @cabdilaahi7950
    @cabdilaahi7950 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweynaha hore.

  • @daadeheeye4175
    @daadeheeye4175 ปีที่แล้ว

    Geesi Qaran.

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 6 ปีที่แล้ว +3

    Geezi ka dheer waa ninkii Somaliland uguu wacnaa Tuugo dhul iyo hanti boob. Qabyaalaad IYO Cuunfii ALLAH ha ku sahlo siiraanyoow.

    • @darikkandalo7280
      @darikkandalo7280 6 ปีที่แล้ว +9

      amran mohammed Abti ninka raga ah weligeedbay doqontu ka abaal dhacdaa oo burush xaar le daba qaadaa markuu dalka qabsaday hargaysa oo wada dunsan oo wada kharaabad ah ayuu xilka la wareegay markuu ka dagaayay Hargaysa aduunka ayay la talaabsanaysay fadeexad u helimaysid ilaahay ayaa ceeb ka maydhay xaasidnimada laguma faaido

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani 6 ปีที่แล้ว +1

      @@darikkandalo7280 Walaal marka hore side Raga ilaa Nadal. Siraanyo miyaad dafiiraysa Inuu Wadaanka Xaraashay oo uu Dhaxal wareejiyey Baad IYO BARIIBA. Wale Ciid AMANEEYSA man Arag marka laga Reebo Jeegaanta Ruuntii Somaliland gacantiisu ku baabiiyey Waligaaba Difaac. Walaal Allah ka baaq

    • @darikkandalo7280
      @darikkandalo7280 6 ปีที่แล้ว +2

      amran mohammed inader taada hayso qabyaalad ayaa kaa hadlinaysa aniguna nacayb diyaar uma ihi waxaan se kuu sheegayaa aduunka dhaqaalaha waxa lagu horimariyaa marka la maal galiyo ilaha dhaqaaluhu ka soo baxaan maalgalinta waxa sameeya dawladaha hadii dhaqaale ku filan loo waayo waxa laga kireeyaa shirkado ganacsi si ay hanti u galiyaan oo ay faaido ugala soo baxaan dakhligii ka soo bixijirayna u kordho dawlada iyo ganacsataduba u faaido cida loo daneeyayaa waa shacabka shaqo abuur ayay ka helayaan goobahaasina horumar ayay sameenayaan cid lehina waa shacabka oo iyaga ayaa loo dhisayaa kuna danbeenaya Silanyo waxa uu ahaa dhaqaale yahan hadii wax qaldameen waxa qaladka le cidii goobahaas lagu wareejiyay kuwaasi reerkasta way leeyihiin dantaada ruuxuu ku fekera ceebtiisa lagama shaqeeyo

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani 6 ปีที่แล้ว +1

      @@darikkandalo7280 Walaalo waa ruuntaas dalka wuu uu bahan yahay Malgaashi. Lakiin se. MADAXDEENU waxay Daneeyaan Danaahooda Gaarka ah ayey Ku fuuliiyaan Wixii Gacantooda soo Gala. Afku Waxaba ma taaro Malgaashi iyo Shaqo abuur. Hadli aan daacaad laga ahayn Sax. IMIKA waxa Laa jooga 2018 maxaa laga hayaa Deekaadii laguu warejiiyey DPW mudo 2 sano iyo badh. MEEDEEY lacagtii UAE Ay Bixiizay???? Walaal Maxaynu ka faaiidney NOTTING. .Maa WAXAYNU Tageerna Nin Jecleeysi ku dhisan Qabil ??? MADAXDu Hadh iyo Habeen Waxay Tv laa Soo fadhistaan Been igoo leh waxaasaanu Sameeyneynaa Badankoodu. ALLAH waa in aynu Ka. baqno oo aynu uu HIILIINO XAAAQA. Walaalo WANAAG iyo HORIMAAR ayaan Umaadeyda Reer Somaliland laa Wada JEECEELAHAY. Walaal Hadli aad Dhibsatey HADALKEYGA Rali Iga Ahoow 100/100 Walaal Khair and Dhamaana ayan ku rajeynaayaa

    • @darikkandalo7280
      @darikkandalo7280 6 ปีที่แล้ว +2

      amran mohammed walaashay qaali alle garaashada Ha kuu siyaadiyo walaalo waan kugu raacsanahay in la xisaabtamo lakin walaal dadkeenu shakhsi ayay nacaan waxaanay ku nacaan qabyaalad taasi waxay keenaysaa qofkii oo qaldan in kuwo kale ay taageeraan iyagoo markasta ku fekeraya in reerkooda looga jeedo walaal siilaanyo madaxwayne ayuu ahaa waxa fiican halka wax ka qaldameen in aynu u fiirsano la xisaabtamo oo dadka loo soo bandhigo sax iyo qalad wixii jira lakin walaal dadkeenu xumaanta ayaynu eegnaa inta badan waxaan qabaa qofkasta wanaagiisa iyo xumaantiisa labadaba in la soo qaato oo aan dhinac kaliya laga eegin walool iga raali noqo hadaan si qaldan markii hore kuula hadlay sorry hhh ☺️🙂

  • @abdimajidali8770
    @abdimajidali8770 5 ปีที่แล้ว +2

    Somali ninka kala qeybiyey waaye caqli gaabni udhashy waaye oo umadda somaaliyeed ilaahy ku salidey

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว +3

      Tuug cuqdadeysan orodp midooba.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

      qaraxland ilma booli qaran sakiin liqa

    • @muniitaomer5925
      @muniitaomer5925 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxasoo dhan intaad ka timariidid adu is xore oo qaraxa iska xoore isagu wuu diidey dulmigii dadkiisa lagu leyneyeye dheeftisiina wanu hayana manta xasilooni ayanu ku noolnhy alx

  • @axmedislaw7444
    @axmedislaw7444 5 ปีที่แล้ว +1

    dadka reer Hargeeysa iyo reer Burco markii ay ku sillacsanaayeen Xarshin Silaanyo wuxuu ku raaxeeysanayey London,

    • @abdiqaniibrahim5174
      @abdiqaniibrahim5174 5 ปีที่แล้ว +1

      Goormaad ka hadlaysaa nin kani 8 duurka ugu jiree taasi ma raxay ahayd mise roodhibuu cunayay

    • @abdiqaniibrahim5174
      @abdiqaniibrahim5174 5 ปีที่แล้ว +2

      @@axmedislaw7444 xabadu markay dhamaatay 1990 uu xaqiisa gutaybuu tagay landon tana anagaa ugaraaliya wuu isoo duurgaleeyay ha cuno isagaa kaxiga ragii iska cuni jirayee gobolada waqooyi waxay dhaqaalaha waxay kamid ahay kuwa ugu dhaqalaha badan somalia waxaa kamid ahaa xoolaha nool dekeda barbara oo laga dhofinjiray muuska soomaliya garonka ama saldhiga berbera oo ku kiraysnaa 35 million oo dolar garonka hargaysa ee calamiga ahaa maxaa nalooga qabtay aan ahayn jamacadii hargaysa ee la diiday indabaq sadaxaad lagu daro iyo garonka hargaysa ee diyaradaha ooy dawladu doonaysay uun in ayadoo qudhi dhaqaale ka samaysato iyo dakeda berbaruu adan cade dibu habayn ku sameeyay marku timacade iyo abwanin kale konton gabey usameeyeen 6 kadib =maxaa naloo sameeyay ama naloo qabtay imika babera iyo airpotka hargiesa oon dala aqonsanyahay ku ool oon
      Dhaqaale adag ama maraakiib diyaarado calamiya ama dalku leeyahay kusoo xiran ayaanu hargeyso magaalo soomali oo lamidi jirin kadhisanay ciidan dawla shaqalaheeda noo kafaysa markaa ninka dadkii gaadhigaanu iibsano oran jiray idor wuu gataayee mageeyo naga dulqaaday ugu sheegan

    • @axmedislaw7444
      @axmedislaw7444 5 ปีที่แล้ว

      @@abdiqaniibrahim5174 dhibka idin haaysta waxeey tahay ka lugta idin jaraya ayaa u dhimaneeysaan CALLAASHAAN reer HEBEL

    • @abdiqaniibrahim5174
      @abdiqaniibrahim5174 5 ปีที่แล้ว +1

      @@axmedislaw7444 war ader awliyada ama mahdiga agtayda waxlagama sheege runtaad diidaysaa iyo wuxuu noo galay ee aan uqirayo ader doqonbaa abaal kadhaca

    • @axmedislaw7444
      @axmedislaw7444 5 ปีที่แล้ว

      @@abdiqaniibrahim5174 Cabdiqani, ma kaftameeysaa, Silaanyo maa mallaa'ig ah ?

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah Yaxafadak Wa Yacaafiik Inshallah. Mujaahid umadiisa usoo halgamay ilaahayna ku gargaaray, adeer waad ku mahadsantahay waajibkaaga qaran ee aad gudatay. Mujaahid suudhkii wasiirnimada Afweyne ku bedeshay in uu xidho Jiinis iyo tuute, Jazaaka Allah Khayr.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 7 ปีที่แล้ว +1

    war ma dawacadaan ayaa siyaad barre gaari kara war siyaad barre anaga oo hawiye ah ayaa iska saaray adiga xageed ku aragtay.

    • @isseelmi9384
      @isseelmi9384 6 ปีที่แล้ว +1

      Dayuus jaahil ah baad aheeyd oo dalkiisii dumiyay isaaq ximaaro

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 3 ปีที่แล้ว

      @@isseelmi9384 oohintu yaanay ka dhaman 😂

  • @mohammedyonis8348
    @mohammedyonis8348 9 ปีที่แล้ว +1

    Snm 👇 down