Hadal Siyaad Barre yiri 1982 oo Run Noqday Iyo Maanta 50 Sano kadib Afgambigii.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

ความคิดเห็น • 360

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 3 ปีที่แล้ว +5

    He was most patriotic Somali leader and pan-afticanist.Allah yarham.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 3 ปีที่แล้ว +12

    I am 6o years old
    I never seen like
    Former president of Somali Mohamed Ziad berri Allah ramo he is nationAlist

    • @mohamedwarsame478
      @mohamedwarsame478 3 ปีที่แล้ว +1

      Of course he is nationalist

    • @CalmaxedGamuute
      @CalmaxedGamuute 7 หลายเดือนก่อน

      😮😮😮😮​@@mohamedwarsame478

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว +6

    Ruunti Sayid Bare wuxuu haaa nin intillegint ah balse wixii la shaqeyneyeey oo qaabilkasta Isugu jirey aya wadanka babiyeey waxkastana isaga duusha laga saarey dugadii la shaqeyneysey qaabiloodada ayaa hoosta gashatey

  • @Glydh
    @Glydh 3 ปีที่แล้ว +3

    Somalia Ilaahey ha daaweyo maanta maxaan ku suganahay dalkii ayaa u dhow in aan wayno walina waa iska daba wareeg Allah kariim

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว +7

    Somali qaaserihii ugu weyena markii la dhisey 4.5 jaabuti taas waa dhaabtid ugu weyened Somaliya loo geysetey.

    • @mursalwarsame5839
      @mursalwarsame5839 4 ปีที่แล้ว +1

      waa ismael omar maaha jabuuti sxb waa dictator :)

    • @abdillaahiadam4151
      @abdillaahiadam4151 3 ปีที่แล้ว

      SAWIRRADA LA SOO DHIGAY MEESHA DHAMMAANTOOD WAA HAL DHINAC,,MAYEE HOGGAAMIYAYAASHII REER SOMALILAND, WALLAAHI WELIGIINA DAAHIRI MAYSAAN EE NABADEE

  • @axmedmuumin9712
    @axmedmuumin9712 4 ปีที่แล้ว +10

    Jaale siyaad bare
    Libaaxii Africa
    🦁🦁🦁🦁🦁

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 ปีที่แล้ว +2

    Gobonimo,sharaf dowladnimo
    Kamadenbeynin Siyaad Barre, Rabbi ha u naxariistee,wuxuu. Ahaa Taariikhda ayaa sheegtay. Wadani dhaba ah oo Soomaalinimadu la wey tahay shisheeye neceb Halka maanta kuwa siyaasiinta ah ay u kala dhuuntaan shisheeyaha

    • @loyanabdulrahim5520
      @loyanabdulrahim5520 3 ปีที่แล้ว

      Siyaad Barre ayaa burburiyey Jumhuuriyadda. Jaalle Cabdirashiid ayaa ugu dambeeyey dawladnimo

  • @ziadera2137
    @ziadera2137 3 ปีที่แล้ว +2

    Gado xitaa hal laami uma dhisin. Wuxuu aamin sanaa in uu Illah la kulmayo xoolaha ummadana oo la cuno cadab daran ayey leedahay qofka muslimka ah waa in uu dhowrsado . illaah janatul fardowso ha geeyo Maxamed siyaad bare amiin

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 2 ปีที่แล้ว

      Warkaas maa noo keentay mareexaan tii ku dhashay u sheeg. Maba tukan jirin afweyne siyaad bare. Midakale dadka uu leeynaayo ma oga miyaa in uu cadaab ku galaayo. Dadka masaakiintaa uu xabsiyada ka buuxiyay waana isaaq habargadir iyo majeerteen cid kale lama xiri jirin. Ayaga wuu ka baqaayay. Xoolihii umadana wuu boobay wuuna cunay. Aaqiro ayaa lagu cadaabayaa daalimka mujrimka ah. Ee soomaaliya baday burbur iyo baaba'

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 5 ปีที่แล้ว +7

    Su aasha meesha tala siyaad bare dabadii yaa wax qabtey imisaa la xasuuqey maxaynu faa iidanay hadaynu ridnay su aalaha ha layswaydiiyo allaha ha unaxariisto

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 3 ปีที่แล้ว

      in aan waxba dabadii la qaban ayuu dhaxal uga dhigay. markaa muxuu uga tegay soomaali oo aan baabaahayn.

  • @mohamedsharif3957
    @mohamedsharif3957 3 ปีที่แล้ว

    No good president better than mohamed siyaad barre. Mohamed siyaad barre may Allah give you janah

  • @nora5057
    @nora5057 3 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad Bare dhibka ka jira Somaliya isagaa sabab u ah 21 dalka qabiil ku beeray
    Waxaa nasiib dara ah qaar uu ku dhacay xanuunks .Qabiil ka beenshegaya tariikhda Siyaad Bare waa shaqsiga dalka burburiyay

    • @mohamedsahal5438
      @mohamedsahal5438 3 ปีที่แล้ว

      Kadib dolwad malaheley wa maya inu nin adag aha an uqirno

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla yaa raxma Aaape siyaad

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 ปีที่แล้ว +3

    Siyaad Barre soo ma,aheyn ninkii Ayaadka Alle Beeniyay?

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

      Hadaa yaa beeniyey oo wadaadii laayey

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 4 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed Siyaad Bare Alaah ha u naxariisto. Muwaadin dhalad buu ahaa, LAKIIN MAXA dhacay dabadii Alshabaab iyo alwareer. SubxaanaAlaah. WAXBASHADA DALKA WUXUU AHA MAXA TAQAANA, WAXEYNA AHAD LACAG LA,AAN ILAA HEER JAMACADEED. I AM VERY SORY. MAXAMED SIYAAD BARE ALAAH HA U NAXARIISTO. AADNA WUU U CAQLI BADNA MAREEXAANA WAX IIMA GELIN. LAKIIN MAXA KA DANBEEYEY. MANTANA WAA MEEL NAFTAADA AAD KU AAMINEYN. I AM VERY SORRY. Maxa laga haya oo natijo ah?

  • @yousufhamad1796
    @yousufhamad1796 4 ปีที่แล้ว +5

    kacanku wuu wajiyo badnaa posotive iyo negative lkin jacaylka kurs

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkii aayadaha quraanka beeniyay miyaa well laga sheekaysanaa dad baaba u cudur daaraya. diinta qabiil ka kala wayn

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

      Waa dad dulloobay oo ilaahay ka go'ay, waa kabaleefyadii afweeyne ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha,,

  • @xogahamedia2334
    @xogahamedia2334 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxay somalidu horumar ugaadhi laadahay wax tegay ayay ka goaan qaataan marka dib usocod ayuunbaa jiri doona

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 3 ปีที่แล้ว +1

    Somali baa ku daawada somali wax ku qor nogob baan ku dhashay markaad leedahay Ingiriis miyaa ku daawada

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

    Raggii dawladaa dumiyaan ahoo ciilna Kuma qabo Mar hadaan qadaad weyntii hadh cad ka dirnay somaliland ilaa hadana ay burbur ku jiraan

  • @ahmefdiriya3332
    @ahmefdiriya3332 3 ปีที่แล้ว +2

    Hurale, taariikhda si nadiif ah uga war bixi

  • @suleimanmohamed5402
    @suleimanmohamed5402 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxaristo siyad Bare sharafta wadanka kamuu fikirin Diig somaliyed ayuu qabaa Inu kursiga badbatsado kali una kaligis Taliyo darted somali hayley qaran aye kutilmaman Ninkas humantis iyo samantisi wey isladnayen qaran dume iyo cadowtinimo Kelli ayu nokatagee

  • @bishaaradam5836
    @bishaaradam5836 5 ปีที่แล้ว +8

    Kacaankii barakeysnaa

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 ปีที่แล้ว

      Barakada lagaa qaad ee naa yaa kugu yidh.barakadu ma xasuuq baa bulshadii uu xukumayey gumaaday.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 ปีที่แล้ว

      Haduu batakaysnaa maxaa hada keenay in dadku kala qaxay dagaalo iyo aafooyin ka ku habsaday.dad kii is jeclaa yaa kala dilay hadana maxaa loo arki laayey in somali degto
      Oo nabad noqoto.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 ปีที่แล้ว

      Adigi ogaadeen baad tahay adiga oo dhagax buur jooga ayaad hadan siyaad bareh ku siiyey bilad geesi. Hadna inaad noqoto mada weynaha kilika jijiga .baldey waxa aad sharciyeynayso.may jirin soomalinimo ee qabyaalad ilmaadeer aan dheg u dhigayn dad kii kaleh na aan wax ba laga soo qaadin.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 ปีที่แล้ว

      Reer woqooyi way aragti dheeraayeen.wayna ku saxsanaayeen in ay xaqooda dhacsadaan.inta uu nin ogaadeeniya Aaminsan biladaha u xidhayo kii xoriyad soomalinimo horseeday gumaysina bax yidh hada jacayl midnimo soomaaliyeed ku biiray koonfur oo gumaysi haysto. In uu u abaal gudo reer woqooyiga xornimadii ka door biday soomalinimo. Abaal koodii ka dhigay xasuuq iyo dil. Naf iyo maalba makaa reer woqooyi gaar ahaan Isaaq ayaa waajibi koodi noqday in la takooro keligood labada baalaha xigana la soo dhoweeyo iyana ay noqdaan dulmi falyaal oo gabood fal geeysta.waayo reer woqooyi bay ahaayeen xoriyadii way ka qayb qaateen hase ahaa dhulbahante harti buu noqday ay wax isu yihiin daaroodkii wadan ka haystay. Samaroona waxay muujiyeen cadaawad adag oo ay a saftan dulmiga oo marnaba islaanimo may muujin aakhirina way fanbaysaa taasi ayaa kuu vadaynaysa in dhegta wax loogu sheegay iyan ay raacdaan dantooda oo aduunyada keliya ah ee ayna markel ya xadiis kii rasuulk NNKHahato yidhina walaalka u hiili.haduu gardaran yahay qabo hadii kalena oo laga gardarnyahayna ka qabo kii gardarad waday.aakhiro waa lays waydiin doonaa Xadiiskaasi cidii gaftay in ay toobad keenaa cidii ay ku qaldameen saamax way diistan cafis.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 ปีที่แล้ว

      Waxaas oo idil baa jira makaa nin waliba ha is xisaabiyo inta aani Ilaahay xisaabinin.

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 ปีที่แล้ว

    Mujrim in uu kursiga waligii kufadhiyo diin iyo dadka u burburiyay ayay ku leeyihiin Illahay ha unaxariiste, ma afkiina ayuu naxariis ku heli fircoonkasi mantuu ogyahay cadaabta ayleedahay dadka dhìigisi uu daadiyay iyo quraanki Illahay ee uu beeniyay.
    Fircoon ayuu meel kula jiraa waa hubaal

  • @JABBRRIL
    @JABBRRIL 5 ปีที่แล้ว +14

    ILAAHAW U NAXARIISO MW M.SIYAAD BARE HALYEEY QARAN BU AHAA WAXAAN MAQLI JIRAY HADUU LIBAAX TAGO BAKAYLAHA DAMASHAD LA BOOD BOODA

    • @aliaarshe6001
      @aliaarshe6001 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin Ilahow Maxamed Siyad Unaxariiso OO Janatu Fardowso Gey

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 5 ปีที่แล้ว +1

      @@aliaarshe6001 th-cam.com/video/ZEBcuvwkgXM/w-d-xo.html

    • @djiboutidjibouti6570
      @djiboutidjibouti6570 5 ปีที่แล้ว +1

      Tusbax xirmay by HE farmaajo

    • @aliaarshe6001
      @aliaarshe6001 5 ปีที่แล้ว +1

      @@leylahilowle2168 Makula Tahey 21sano Waxwalba OO Dhanwalba Aanheysny,Inaadku Fekerto Ithiopia Injirley Iihiliya Ssdf SNM Banalayiraah Siyad Baankursiga Katuuraneynaa Qaran Somaliyeed Baanduulaanku Nahey EE Nagacaawiyo Burburinteda,Iidoor IYO Mj Kkkkkk 91kii USC OO Qorshe Xumokabuuxdo Leyskudirey Guba Daarood Guba Hantidii Qaranka Somaliyeed IYO Adeerkaa Mujrim CEYDIID Lagu Direy CALI Mahdi 4bilood Dhiigdaadintiisa Aanogeyn,Kkkkk Kursina Lawaa SNM Irida Idinkasooxiratey Idinkoo Iljeexa Umada Somaliyeed Odhanguryahooda IYO Magaalooyinkooda Kuduuley OO Aadkuwada JABTEEN,Bilacaleyg Towfiiqda Alaha Nawaafajiyo Somaliweyn Inlacaayo MAREEXAAN IYO Jale Siyad Weykaweynaatey,No More Mooryaan Cuqdadeysan No More 4.5 No More Federal NO LAND JINILAND QOYSLAND KUFSILAND XAMARNA Meelkafadhiiso Maandhey Adeeradaa OO Fiicana Weyjiraan OO Ehelu Sharaf Ah,Kuwaaskusoo Dabo Feyl,Not Ina Mako IYO 7da Qowsaar EE Sharafta Hg Dhulkalagaley,Weyga Talo Yaadanluminee Dadkaaga IYO Dalkaaga Dhinaca Wngsn Karaac,Qali

    • @alimussa5560
      @alimussa5560 5 ปีที่แล้ว

      What did sayed Barre regime do to last for Somalis, nothing, he and his term have gone or will go just like Hilter did . Nothing to be remembered for apart of the failed state.

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 5 ปีที่แล้ว +3

    Af Ingriis lagu hadlaa Cilmi ma'aha - Ilmaha yar ee 30 Jizz ee QURA'NKA Dusha ka haya ayaa awood iyo Cilmi leh!

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว

      Mahdi jama,Somalida dhibatada hayasta waxey u maleyeenaya in ay diin kaliya tahay adigo diintan hayasta ayad cilmiga aduunka la socon karata English waa luuqada aduunka leyesku af gaarato waxaana lagu barato.

    • @mahdijama9928
      @mahdijama9928 4 ปีที่แล้ว

      @@ubahguled96 horta Salaam - ASC! Ubax ujeedadaadu Diin kaligeed waxma tarayso miyaad ujeedaa? Wali warkaaga ma fahmin ee please make your point as very clear as a full moon-light in a crystal clear and cloudless sky!

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว

      @@mahdijama9928 taas ulama jeedo waxaan ujeeda inago diintana baran karan hadana ayaan la socon karana aduunka oo wax barana karana majority Somalida waxey ka hadalan aqiro kaliya aduunkaba lama socon for example meelkasta an joogono inta Somalida oo wax barta ama shaqeysa waa yartahay subaabtana waxa weeye isuma sheegano in an wax barano ama ka faideysano wadamada naala keney si an hadan noqon an la noqono waxa

    • @mahdijama9928
      @mahdijama9928 4 ปีที่แล้ว

      @@ubahguled96 waan gartay waana runtaa - aniguba sidaa ayaan ujeeday

    • @wiilkashiiqa5077
      @wiilkashiiqa5077 4 ปีที่แล้ว

      Sx

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 3 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa idaacadii jawaasiista duf ku baxa

  • @nuunisaciidcumar3345
    @nuunisaciidcumar3345 3 ปีที่แล้ว +1

    Run iyo ben

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 2 ปีที่แล้ว

    kasii waxba baa aheeyne waxba haafaniina

  • @mikemiki1020
    @mikemiki1020 2 ปีที่แล้ว

    Hadalka uu yiri aaway

  • @gebro7613
    @gebro7613 3 ปีที่แล้ว

    Afweeyne askari jaahil ah ayuu ahaa. Waxwalba oo wadamokale kuso-arko ayuu Somalia kenijiray.

  • @momeromer6891
    @momeromer6891 4 ปีที่แล้ว +5

    KKKKKKKKKK SIYAAD KKKKKKKKK WAA HAANTII QABYOODAY EE UU SAMEESANAAYAY

    • @maxamedogle611
      @maxamedogle611 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa. Nabar laga bogsaday sawiradani

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 4 ปีที่แล้ว

      @@maxamedogle611 kkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkbogsoday.kkkkkkkkkkkk

  • @ibadoartan7984
    @ibadoartan7984 3 ปีที่แล้ว

    Waar muxuu uraraye hadaye saxtay
    Muu waqooyi halkood kusiiyo wuxuusiinaay muxuu dajuuye iyo
    Sabalaale muxuu kaladoonaye
    Ee uu dhulkii waqooyina odaadeen
    Iyo inkakale oo aanan habatoogaranay ukeenay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +1

    ninkan siyaad bare waaan aqanaa wa beenaale siyad bare hanti wadaag bu ahaa somali oo dhan baa og

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed1338 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalidii aad dooneyseen inaad si maquunin ah ku mideysaan oo aan isku dhaqan aheyn reer Guuraa geela raaca oo dhac iyo dagaal joogto ah isku hayey iyo dad degen oo beeraley ah doonayeyna inay isticmaarkii markaa joogay si aayar ah wax uga faa’iideysta kabacdina iyagu la wareegaan xukunkii deegaankooda, ayaad waxaan leysku toli karin isku tosheen oo cawaaqibkeeda uu hada na haysto

    • @Aa-nj5gz
      @Aa-nj5gz 4 ปีที่แล้ว

      Qof aan waxba ogeyn baa tahay - beeraleyda gumeysiga kujirey baad leedahay weey daganaayeen!
      isticmaar kuma baxo aayar iyo sasaboow - xabad un buu kubaxaa, lasoco geeleyda aad liideeso baa dalka iyo beeroleydaba xoreeye! Harar ilaa iyo Hobyo, Jabuuti ilaa iyo Gaarisa " Geeleey baa furatay baryona kuma aaysan furan!

    • @qasimmohamed1338
      @qasimmohamed1338 4 ปีที่แล้ว

      Wadankii dhan waxaad ugu magac darteen Hal oo micneheedu noqonayo in qofba meeshuu ka gaaro ka dhaco

  • @djiboutidjibouti6570
    @djiboutidjibouti6570 5 ปีที่แล้ว +4

    Tusbax xirmay by HE Farmaaj

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 3 ปีที่แล้ว

    Somaliya wa walaqari coraan xafidiin illahayo ibliska xasidka kasar mataxweyne somaliweyn iskuso ururiya oh carab dahiraleh nosodekdeji oo adowkena jabiya inchaAllah guul

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 4 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalidu ka khasnadaha ka xada u ma taqaan tuug, kuwii Mingiste lasoo saftay uma taqaano khaainul wadan. Soomaalidu qof wax u qabtayna waxay maagtaa mid weligiis aan irbad dun u gelina oo aad u laayeyna waxay u taqaan mujaahid.

    • @ibrahimabukar6425
      @ibrahimabukar6425 4 ปีที่แล้ว

      Waa dad sheydanka lasheqeysta

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimabukar6425 jooji beenta.

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว

      Wllo siyaad bare khayr ma laheen, mujahidintu waa kuwa nabada keenay.

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 5 ปีที่แล้ว +1

    The whole of Africa was divided and colonised. Nothing special in Somalis. Facts twisted. Tribalism was the policy of the day. There were 2 governments that joined to form a union after independence , for sure south Somalis expecting

  • @ismaacilsaciid683
    @ismaacilsaciid683 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaaf

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      Dhashadii, dahriip baa diishey

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 ปีที่แล้ว

    YAAHUU LABO KAADIB LABO TUKE WAX KASTA OO OO AH TAARIIKHDII LA SOO MARAY WAA LA WADA OGYAYHAY OO WAXAA NOOL AMA ISKA CAD INAY TAARIIKHDU AYSA DHUMI KARIN QUF CUQDAD QABA IYO QOF DULI AH OO DABAQOODHI AH AMA RUUFIYAAN AH AMA U SHAQEEYA CADAWGA MA TIRTIRI KARO BEENTIISUNA WAXBA MA TARAYSO DAALIM KAADIB AH WAAYO MUNAAFAQ BEEN IYO HUUHAA IYO DULINIMO IYO DHAQAN XUMO KALIYA KU FAANAYA SISAGAA IS QARIBAY EE WAA LOO JEEDAA WAXII DHACA IYO WAXA DHACAYA SIDAAS DARTEED CIDNA MA QARIN KARTO XAQIIQDA IYO RUNTA ISMA OGE ISKA HADLAY WAA WAXBA YAHAY WARKIISU MAXAA DAALIM RUUFIYAAN JAAJUUS MUNAAFAQ AH ISU QABA INAAN LA FAHMAYN YAAHUU ALOW DAALIMIINTA NA DHAAFI AMIIN KUWAN HADLAYA AYAA ISKA NIIC LEH SHEEGAYANA WAX XAQIIQDA KA FOG YAAHUU WAR WAXU LIITAA AQRUD WAA WAX ILOOBAY ALE INUU XISAABINAYA OO AY DHIMANAYAAN NOLOSHAANI TAHAY BARYO YAR KUMA CIMRI QAATAAN HAREERAHEENA WAXA KA DHACAY IYO DULMIGU INUU AYAGA KU SOO NOQONAYO ALOW KAADIBIINTA IYO QAAINUL WADANKA UMADA KA QABO AMIIN GUUL UMADA SOMALIYEED DAALIMIINTA ALOW JABI AYRYA

  • @mohamedsayhire8693
    @mohamedsayhire8693 4 ปีที่แล้ว

    Gobonimo iyo Nolaal somalia siyad bare kamaa dambenin Allaha UNAXARISTAA wadanii dhaab ah ayuu ahaa

  • @abuumumtazmahamedsuldan1185
    @abuumumtazmahamedsuldan1185 5 ปีที่แล้ว +3

    Waamadaxdii Somali waaragculus

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed1338 4 ปีที่แล้ว

    Haydinka saarto reer xoolo dhaqato, murtidaad ku faanaysaan maanta wax haydiin tarto, wakaa Somali ceebteeda meel walba taalo

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว +6

    Illahayow uwada naxariiso
    Adiga awoda iska lane anagana
    Noonaxariso dunya Wal aakhira
    Aamiin

  • @143-k1d
    @143-k1d 5 หลายเดือนก่อน +2

    Musuq Musuq Iyo QabyaaladIyo Diinta Oolaga Soo Hor-Jeesto Siyaad Bare Aaba Keenay Wiilkiisa Maslax Uu Wasiirka Gaashaandhiga Ka Dhigay

  • @aliaarshe6001
    @aliaarshe6001 5 ปีที่แล้ว +21

    Rabiyow Somali Maxamed Korkayeel OO Cadowga Hanoojibin Aamiin Ilahow Maxamed Siyad Unaxariiso OO Janatu Fardowso Gey Aamiin

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 4 ปีที่แล้ว

      Aaaamiin allahumma Aaaamiin.

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin. Yaa. Allah

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maryamadam6932 JANO MEEL UMA TAAL AHLU NAARKAAS,UF, HOOG AAN ASAGA AHEYN SOMALI MA QABIN UF. th-cam.com/video/e-K3Mi3h_BU/w-d-xo.html

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ciidenuwaahodan AFWEYNE NAARTUU KA CAAACLEEYNAAYEY QURUNKA UF. th-cam.com/video/e-K3Mi3h_BU/w-d-xo.html

    • @adna-qv4bn
      @adna-qv4bn 3 ปีที่แล้ว +1

      @@leylahilowle2168 Uf amxaar! Duli! Adoo kale alaha naga qabto. Cadow noo eg. Somali inta badan wey ogtehey wuxuu sitaad bare qabtey.

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaa YARXAM Maxamed siyaad barre wuxuu ahaa "AAR TOL WAAYEY"... waxaannu nahay (SOMALI) dad CAWAAN AH oo la mid ah dadka qaa-qaawan ee ku daadsan jasiiradaha "ANDAMANS:KA" ee badwaynta hindiya... ilaa hadda CAWAANKII maxamed siyaad qabiilka u daba taagnaa ayaa Somali ka "GADAYA" qabiilkii uu wax ku eedaynayey isagoo GADAYA DADKII & DALKII. Maxamed Siyaad wuxuu ahaa askari leh "WADDANIYAD XOOG BADAN" dad & dalba NIN jecel buu ahaa... wuxuuse lahaa qaladaad QATARO BADAN huwan sida QOF WALBA u noqon karin wax dhamnays-tiran.... Qaladkiisa ugu weynna wuxuu ahaa NIN aan lahayn "SABBUR SIYASADEED" oo fog wuxuuna aaminsanaa haddii waddaniyaddiisa iyo daacadnimadiisa (siduu fahansanaa.. ) SOMALI KU CAASIDO Inaanu waddankiisa u sabrine jecel inuu CAWAANTAN la xifaaltamo xukunkana keligiis yeesho taasoo kalliftay CAWAANKII inuu dumiyo wixii keliya uu haysyay(sidii sheekadii JUXAA oo jaraya laantii geedkii uu Saarnaa! 🙄) ... waana sida haddaba caqliga siyaasiinta SOMALIDA weli u shaqeeyo! Mana jiro siyaasi somaliyeed oo ku fekero inuu diyaariyo "MUSTAQBALKA" cidii beddeli lahayd waddankana lagu aamini karo... Alla yarxam M siyaad Maahayn siyaasi waddanka u diyaarin kara *BAD-BAADIN* siyaasadeed & inuu ka tago "HANTI DADEED" oo badbaadisa jiritaanka waddanka mustaqbalkiisa. Wuxuu aaminsanaa ASKAR inay wax badbaadiso laakiin ma ogayn ASKARIGU inuu yahay sida "EEYGA" markuu waayo wuxuu cuno ama wuxuu rabo inuu eeygaagu adiga ku cunayo!! waana wixii dhacay! .... Somaliya ma lahayn hay'ado dawladeed ama gaar-ahaaneed oo loo diyaariyey *XALLINTA KHILAAFAADKA SIYAASADDA WADDANKA* kuwaasoo waddanka ka badbaadisa khataraha ku xeeran "GUDIHIISA & DIBADDIISANA KASOO BURQANAYA MARKASTA" sida ummad WALBA caalamka u wajahdo.. ilaa haddana ma muuqato siyaasad fahansan muhiimadda ARRINTANI waddanka u leedahay! ...
    SOMALI.. waxaan nahay DAD NASIIB DARAN oo *HAWTAL-HAMAG DUULAYA GUDCUR* ah markuu IFTIIN arkona isku TUURA kuna dhinta.

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 4 ปีที่แล้ว +5

    Aabe siyaad nolol kaama dambeyn bakeeri biyo anagoo 4ta gees iska fiirin ma cabno allow kuu naxariisto oohintii aan biloownay illaa hada waa wadnaa.

    • @saynabhassan5643
      @saynabhassan5643 3 ปีที่แล้ว +1

      Maryam adam adigu ma ciyaalki kacaanka ayaad ka mid ahayd arsaaqdaadi ma siyaad barre ayaa qaatay

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 3 ปีที่แล้ว +1

      waa laga raystay dhiigyacabkii

    • @firdousahmed2485
      @firdousahmed2485 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aqadiromer1392 manta dhiig ma daado miya Xoolo xiligas Somalia qarax kama jirin iyo Alshabab malin kasto somali wa la laaya wadankina dhista

  • @143-k1d
    @143-k1d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad Bare Oo Hadalka Ilaah Kasoo Hor Jeestay 10 Wadaadna U Dilay Aad Noo Amaaneysaa

  • @issadihre2066
    @issadihre2066 3 ปีที่แล้ว +1

    Odeyga M A yuusuf. Siyaad buy difaaca waxaa la weydiiyey siyaad bare wadan ka uma diyaarin daganaasho siyaasadeed meeshuu ka jawaabi lahaay wuuba difaacayaa hadana farmaaju la shaqeeya maba ka jawaabin waxii la weydiiyey meeljaluu warka urarey Ninkii qaladkiisi meeshuu ka sheegi lahaay kulahaa dadcqabiil kabuuxo siyaad kadib aa warkaas wad wado kulahaa. Yaab

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

      Maxamuud Cabdi yuusuf waa kabaqaadyadii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu anqariyay iyo xoolihii dadweeynaha, sidaa daraadeed ninka wareeysanayaa ka liita,,

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow sida ay noo jjebiyeen u jebi allow sidee noo qaybiyeen u qaybi sideey noo laayeen u laa sidey is ugu kaaga Direen is ugu dir allow noo denbi dhaaf oo dullee gafarada iyo cadowga islaamka

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว

      Sacdiyo anaga is cunay marka dadkale yanan edayn cudurka qabilka waye dhibka

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 ปีที่แล้ว +5

    Somaali intii xalaasha quudanaysey ee xalaasha ahayd way jirtaa oo nabad iyo qaranimo iyo yididiilo ayay ku nooshahay. Waxaan ka dambayn oo qudha kuwii xaraanta iyo dhiiga Muslimka iyo fasaadka la qaybsaday

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +5

    SIYAD BARE MARKU YADHI SIDII TUSBAXA LAA KAL FURMAYAA WAA OGA A WHY SOMALI QABII BU U QABIYEY QAAYBI OO XUKUN

    • @diinitutor6379
      @diinitutor6379 3 ปีที่แล้ว

      Waxa dadka qabiil qabiil u qaybiyay waa gumaystihii gumaystay dhulalka somalida dagto

  • @yy3047
    @yy3047 3 ปีที่แล้ว +2

    MARKII AY DADKA REER SOMALILAND KOONFURTA KU BIIRAYEEN WAA IS HAYSATEEN REER SOMAALILAND BAA KABTANAASULAY OO DHAHAY WUXU HURNGURI BAA ISKU HAYSTAAN EE BARIGAABA WAA IS HAYSATEEN

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 3 ปีที่แล้ว +5

    Jale siyaad wuxuu Ahaa halyey somaliyeed laakin shaydan insi Ayaa ku kacay waxaanay Ahaayen madaxdii ka hoosaysay siyaad

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 3 ปีที่แล้ว

    Waar faakh rabak somaliyay. Siyaad bare waa ninkii ayadaha beeniyay . Dadka badankiisuna wuu ku raacay . Ciqaabkeediina waynu aragnay. Markaa runta hala sheego hadii kale madax adaygaa ku socda ciqaabka allah na waa soconayaa.

  • @birmaalcompanysomalia694
    @birmaalcompanysomalia694 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadalka prof samatar wuxuu cadeyn usameynayaa ciladii prof sufyaan uu kutilmaamay in calanka buluuga ah ay talyaani leeyihiin Madaama uu sheegay iney ahaayeen raga soobandhiay pro talankii uu talyaanigu kabuuxiyey maamulka iyo syl

  • @bishaaradam5836
    @bishaaradam5836 5 ปีที่แล้ว +20

    Tusbax go,ay la noqoy

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG 4 ปีที่แล้ว +7

    Siyad Barre tolow waa sidee xaalkiisu iminka iyo aakhiro? Waxa cajiib ah dhaamaan qofkasta oo Daarood ah oo masuul noqda in uu si khaldan power u isticmaalo. Waa ummad munaafaqu ku badanyahay, guulna weligood kama gaadhaan higsigooda.

    • @amaay100
      @amaay100 4 ปีที่แล้ว +3

      CARTAN walahi iyo bilaahi qofkii adiga kuu jawaaba wuu kaadaranyahay
      Dad Muslim ah oo Somali ah ayaat munaafiqiin kusheegee
      I hope asxaab darood ah malihit ilatahay
      Halkaas kawat sxb

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG 4 ปีที่แล้ว +2

      @@amaay100 ma runta ayaad ku gubaysa sxb. Anigu ma odhan Daarood oo dhan baa ah lkn waxan qoray mynaafaqa ayaa ku badan Daarood tasna been maaha.

    • @moutalibibrahim1525
      @moutalibibrahim1525 4 ปีที่แล้ว +1

      @@AAR-SANAAG walal hadow Allah owlaad kusiiya qalbigoda qabyaalada kailaali aduun wa maanta iyo beritole dadka kalafiican kalana aragti duwan

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG 4 ปีที่แล้ว +1

      @@moutalibibrahim1525 oo hadii aan baro in Daarood dadka munaafaqa ah ku badan yahay si ay isaga ilaaliyan ma wax xun baa sxb.

    • @moutalibibrahim1525
      @moutalibibrahim1525 4 ปีที่แล้ว +2

      @@AAR-SANAAG hahahahaha haaa wa wax xun because am not munafuq

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhibka wadanka ka dhacay afweeyne ayaa sabab u ahaa...balaayo ku dhacday sheydaan buu ahaa.

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 3 ปีที่แล้ว +1

    Duqaas wax taalooyinka ka fiican buu qabtee maa sheektit

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 7 หลายเดือนก่อน

    FAQASH MA XISHOOTO DAGARQABE AFWEYNE AYEY TAARIIKH WANAAGSAN U SAMEEYA IS-LEEYIHIIN !!!!!!
    AFWEYNE HADALKIISII UGU DANBEEYEY EE UU KA BAXAY RADIO MUUQDISHO WUXUU AHAA:
    “WAAR HADDAAN NOQDAY ODAY TALADII LA KUFAY DALKA HA BURBURININA E CDAGAALKA JOOJIYA !!!!!!!!!!

  • @gebro7613
    @gebro7613 3 ปีที่แล้ว +7

    Somali wuxuu baray Qabiil, Inay kali-amin baxan, inay Dowladnimada kabaqaan. Haduu wadani dalkiisa jecel ahaa... intii wadankoo dhan dumin ayuu xukunka kadagilaha.

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 ปีที่แล้ว

    Adeerkeey cabdulahi ciise maxamuud allow ku naxriisto iyo intii uso halgantay gobanimada somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว +3

    Sayid bare uu isku dayeey in uu qaabilka babiyo in uu dadka samo ayuu raaba balse qaasaraha ugu weyen uu geystey waxey ahayd in uu xukunka iska dhiibo intii Somali saan uu babin.

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 ปีที่แล้ว

    Lixdanki taladi halowode hiirto iyo ciiLiyo halis miyan kadhaxalo dawlada losinaado3 sadexdii iyo somalid midayso salkadhigata ciido somalidi shanta ahadi 5 sharfateedi keento shan 5 ayikeento daayo 1 makuwaaye taydii shamareeb mangudhacay waxay baxad sooriyo bayhoofa namariye nadareen bilawaha booba iyo xasuuq kufsi nobanaysiteen birmageedo raafen iyagon denbibageli dilka ayikufiliyeen shacabki miyudiday derisken uguwacan dalakan kada itoobiya maganti malagudegye dorki SNM magalen magalen dagaalaki soodhki madalndaalay marki iiLka lagudegey duhura dantu waxayku ifcinaadi inay nogaraban ruunta

  • @bilehussien1079
    @bilehussien1079 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadbaa maanta maxamed siyaad wax kasheegaya war siyaad bare maxamed siyaad dawladna kama horeyn tu kalana kama danbeyn waxaa ka horeeyay musuq iyo qabiil waxaan ka danbeeyay musuq iyo qabiil

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 4 ปีที่แล้ว

      Sadaqtu rumba sheegtay xaqiiq dad damiirleba kama danbayn qabiil Baka danbeyay tankale dadba leg qabiil baa laga bartay mareexan waxba Marin Cid kalana iskaba daa dadka siyayasada isku qabtan mahe

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Wax wadag dad isku af sida quranka dad weykudhashen magaca islam dadna ilah kubiriyay isago kirishtan ah wax bidaqo iyo basabor iney shaqeynen oojirin sinan majiran doowlad

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm หลายเดือนก่อน

    Waar wuu waalanyahay oo waxbaa u dhimane waxba hawaydiin

  • @samatarhussein3226
    @samatarhussein3226 5 ปีที่แล้ว +12

    Maxammed siyaad barre the legendary. Somalia and the somali people missed you. Allow unaxariiso has Allaah ! ! !

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 ปีที่แล้ว

    Waa taariikh been ah ina cabdula xasan baa somali wanaag la rabey wuxuu ahaa kala qaaybiye iyo xasuuqe umada somaliyeed oo qabyaaldi madax martay oo maala lays ahaa oo aay dawladii afweyne taariikh been ah u samaysey

  • @issadihre2066
    @issadihre2066 3 ปีที่แล้ว +1

    Gen Sallaad Gabeyre aad bu .uyaraa Siyaad bare wax badan buu kaweynaai

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 4 ปีที่แล้ว +2

    Afweyne Wuxuu dhihi jiray” Hadii kursigayga la ii dayn waayo soomaali way burburaysaa” wuxuu ogaa inuu AYAX yahay EELNA uu ka tegi karro ( isnacayb, qabyaalad, musuqmaasuq, )

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +1

    Syaad abrre runba ma sheegi jirin siduu 50 sanno waxuu shegey run u noqan karata hadaad beenale tahey waliga beenale tahey manata ama 100 sano ka bacdi

    • @mohammedadem7879
      @mohammedadem7879 3 ปีที่แล้ว

      Adiga iyo aabahaa iyo hooyadaa ayaa beenaale yaal ah inaan gumeed inan gumeed dhalay

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa yaabe noloshu ma taallo beena oo la dhisaa??? mida kale wariyuhu marka uu maxamuud Cabdi yuusuf wareeysanaayo ma xaqiiqa raadisbaa mise waa majara habaabin????

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 3 ปีที่แล้ว

    If your patriotic is that man ,by by ,please be a shamed.

  • @abdulqadirmucalin9662
    @abdulqadirmucalin9662 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha unaxariisto muxamad siyaad dadka iyo dalka somaliya inta uu uqabtay cid uqabatay majirto dad buu waayay

  • @adanabdullahi4434
    @adanabdullahi4434 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxaristo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว

    Alow yàa xaaji askar iyo xoogsade UGA warama xirfadaada qalfsan iyoxaasidnimo taala

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 ปีที่แล้ว +1

    #General_Mohamed_Siyaad_Barre Alla yaa raxma

  • @MubYus
    @MubYus 3 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad bare ( Afweyne ) cadaabta ayuu ku jiraa.. kelmad run muu sheegin... Soomaali isagaa wada qaxooti ka dhigay bur burayay dhulkoodii. xaaraami fashiiste ah ayuu ahaaa.

    • @aweeswiika4695
      @aweeswiika4695 3 ปีที่แล้ว

      Xayawaan marxuumka maxaa rabtaa dalka abahaa burburiyey marxuumka waxa uu qabtay waa la ogyahay somaliyoo dhanaa ok naartana adee ku sugee xaran cun baatahay

  • @adna-qv4bn
    @adna-qv4bn 3 ปีที่แล้ว

    Intaa ninkaan 30 sano ka hor dhintey aad hadal heysaan, baxa wadankiina wax uu tara. Wuu kasoo baxey isaga masuuliyadiisa. Dalkiina 30 dawladood baa fadhiso idinkina nin dhintey afka ku taaga. Fuleyiin, duli ah!

  • @cabdimaxamed4701
    @cabdimaxamed4701 3 ปีที่แล้ว

    Waar aqoonyahan maaha eewaa duli

  • @cabasaxmad8912
    @cabasaxmad8912 4 ปีที่แล้ว +2

    Kooxdii 1969 kii 21 kii oktoobar waxey ahaayeen masiibo iyo sun ilaa hada dalkeena laga daweyn la yahay

  • @maxamedcali8325
    @maxamedcali8325 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa maxe waxa runta noqday sxb
    Ma sooqortid anigu waan dhageystay mana arag war runa oo uu sheegay siyaad barre

    • @abdulqadirmucalin9662
      @abdulqadirmucalin9662 3 ปีที่แล้ว

      Tusbax go ay iney somali noqoneyso ayaa run noqotay

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulqadirmucalin9662 TUUUGA SIXIRKIISAA U SHAAGAY WAA KAA NAARTA KA CAAAACLEYNAYO QURUNKA UF. th-cam.com/video/e-K3Mi3h_BU/w-d-xo.html

    • @abdulqadirmucalin9662
      @abdulqadirmucalin9662 3 ปีที่แล้ว +1

      @@leylahilowle2168 ilaahey baa og wixii naar ku jiro iyo wixii jano ku jiro
      Ilaahey waa siduu doona yeele halmar oo towxiidsatay baa laga yaabaa in lagaa aqbalo danbigaagii oo dhan lagu dhaafo
      Hal danbi oo aad sameysay baa laga yaabaa camal kaaga oo dhan inaad ku weydo

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 5 ปีที่แล้ว +4

    Rabiyow Adaa Qaadiree oo awood lehe Tuugii Afwayne Barre Cadaabta Jahanama ku fogee!

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan 3 ปีที่แล้ว

      Subxaana. Laah. Meeshii. Illahay. Ugu. Talo. Galay. Ayuu. Tegaye. Adigu. Alle. Ka. Cabso. Naftaada. Dulmiga. Ka. Daa

    • @mohammedadem7879
      @mohammedadem7879 3 ปีที่แล้ว

      Adiga iyo aabahaa iyo hooyadaa naarta allaha idinku fogeeyo

  • @yy3047
    @yy3047 3 ปีที่แล้ว +1

    MAADAAMA AAD MUSUQ MAASUQ NOLOSHIINU KUBDHISANTAHAY WALIGIIN WAX IDIINMA HAGAAGAYAAN.

  • @sadeadan1813
    @sadeadan1813 3 ปีที่แล้ว +1

    Ala ha unaxaristo madaxdi hore e somalia

  • @abdulqadiradamali1542
    @abdulqadiradamali1542 3 ปีที่แล้ว

    wxaan ka fahmay, wixii kursiga igu hayn kara!!!!!!!!!

  • @sadeadan1813
    @sadeadan1813 3 ปีที่แล้ว +1

    Ala ha unaxaristo madaxdi hore e somalia

  • @abdimohamed7740
    @abdimohamed7740 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan in laga hadlo ma aha somali asaa geeyay meesha joogto maanta. Markaas waxaa lagu siyad barre wuxuu yiri berina waxay ku leetahiin farmaajo wuxuu yiri

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว

    They where baando

  • @mukhtaarabdidiiriye9527
    @mukhtaarabdidiiriye9527 3 ปีที่แล้ว

    Ujeedadaadu waa mid ka hadlaysa maanta oo ciyaala farmaajo ayaad tahay waxaad aaminsantahay in farmaajo hadii uu ka tago tusbaxfurtay inkoonfuri kasii dari doonto cidbaanad u jeedaa dana waad leedahay, cidaad waraysanaysaana waa cid gaara..... .... ....

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 ปีที่แล้ว

    BARFASOOROW XAAL QAAD KAASIBA HADUU YAHAY BARFASOOR YAA AFKIISIYO DHAGTIISUBA ISMA MAQLAAN ISMA OGAA ISLAAN LAAYAY XATAA SI LOO HADLO MA YAQAAN ALOW ALLE QOF WALBA QUMANIHIISAA QOORA UGU JIRAA LA YIRI ALOW NOO GARGAAR SAA KAASAA BARFASOO NOO AH XATAA WUXUU YIRI HADA MA OGA HAA IYO MAYA AYUU ISKU MEL KU ORAN YAAHUU ARI HUS IYO QAD

  • @ابوصابرالجلاني
    @ابوصابرالجلاني 3 ปีที่แล้ว +1

    Allh unxriiisto m siyaad

  • @khadarismaaciil4143
    @khadarismaaciil4143 3 ปีที่แล้ว

    Siyaad barre saxiyo khaladba wuu lahaa balse farmaajo cuqdad buu qabaa

  • @aadanahmedduale5999
    @aadanahmedduale5999 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma faaliyayaashiisii baa usheegay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

    NINKA LEH DAGAAL QABIL BA A ETHOPIA U BAXEY WAA AAY AAY DHALEY JABAHADA BAXEY WAA QABILADII UU KA DHIGEY INAANEY WADANKA WAX KU LAHEYN OO AH A MAJEERTEEN IYO ISAAQ KOLKA XABSHI DHAAF INEY CIRKA TAGAAN BAAY AHEYND

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxaristo siyad barre

  • @abdihakinadan2741
    @abdihakinadan2741 3 ปีที่แล้ว +2

    viva macalinka kacaankii iyo tawradii milatariga somalia o dhan dawladi kama dambayn