6 DUMAR oo nuucan ah WALIGAA ha guursan !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • wa la iga so codsadey in aan dumarka na ka so hadlo marka waa ka naa:

ความคิดเห็น • 183

  • @sadiks.9871
    @sadiks.9871 5 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa Allaah
    1. Taarikul salaad
    2. Naag niic badan
    3. Masayr badan
    4. Naaga axsaab leh
    5. Naag aan saaxiiba lahayn
    6. Aad ugu xiran tahay social mediyaha.
    7. Naag areeba ah
    8. Naag wax kuu dhaqaalaynayn
    9. Naag been badan
    10. Naag labisata kaliya markey banaanka guriga uga baxayso
    11. Naag aan Rabin iney ilmo dhasho
    12. Naag aan jeclayn iney ninka laseexato
    13. Naag aan jeclayn iney cunto kariso.
    14. Naag aan jeclayn waxbarashada
    15. Naag balwad leh.
    16. Naag aan qiimayn ninkeeda iyo caruurteeda.
    17. Naag gurigeeda sirtiisa kahadasha.
    18. Naag waalidkaa aan ixtiraamayn
    19. Naag aan hiromarkaaga kugu caawinayn
    20. Naag aan kuu qoslayn.

  • @quruxsan4701
    @quruxsan4701 6 ปีที่แล้ว +28

    Alx hal wiil ayaan dhalay wa sadax jir markasta an tukanayo wuu ila tukada
    Wan farxaa marka arko wiilkeega oo tukanaayo wayo hadaa aniga taruku salaad ahaan lahaa wiilkeega ma tukadeen dadoow salada ku dadaala 😍

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 ปีที่แล้ว +19

    Gabadhaha Qurux badan channelkeyga wa Ismahan m beauty isoo boqda Gabdhaha Qurux badan Ina subcirbe gareya

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 6 ปีที่แล้ว +10

    Dumarka aad sheegayso rag ayaa gacanta ku haya aarmay furaan ilaahay miyaad ka baqayn xaaskayga maxaad ii nacsiinaysaa.

    • @Nightking84
      @Nightking84 6 ปีที่แล้ว

      maalintii Burco duuray video gan tusi

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 6 ปีที่แล้ว +5

    Good one MashaAllah walaasheyda I love it 😍 thanks for sharing

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 ปีที่แล้ว +5

    Wa talo fiican mahadsanid

  • @fatahhussin2195
    @fatahhussin2195 4 ปีที่แล้ว +2

    NAagaha badankooda ma tukadaan

  • @casayrsaid
    @casayrsaid 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaani. Waa fikradaad iyo talo Soo jeedin. Waadna KU mahadsan tahay.
    Waxbadaan aad sheegtay waaa wax badaan oo labedeli karo gabdhaaa ee gabdhihiina sidegaan wax ufahan siiyaa.
    Intay gabadhani sheegtay kor haka fiirinan ka Dibna. Haaa ka cararinaa xaasas kiina ama gabdhaha aad la hasawdaa. Ee garab siiyaa. Gabdhiina waxna fahansiiyaaa

  • @abdirizakgelle3368
    @abdirizakgelle3368 6 ปีที่แล้ว +3

    Gabadh bila asxabta ah wa jeclahy aniga saxib la nqon laha

  • @saboolkoriye6542
    @saboolkoriye6542 6 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxaan ka helaa gabadh aan Asxaab lahayn oo xitaa waalidkeed aan lasoo korin ama qaraabo lasoo kortay gabadhaasi Abaalka iyo jacaylka aad siiso way garan mana ahan Ruux kibirsan

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye1038 6 ปีที่แล้ว +2

    qof walba oo bini aadam ah wuxuu leeyhy meel uu ku fiicnyhy iyo lidkeed lkn waxa wanagsan inuu qofwalba is barto uu ogaado meelahas kadibna uu ka hawlgalo..

  • @baroenglishwithameeramohamed
    @baroenglishwithameeramohamed 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Aaah Abaayo mahdsanid.

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 6 ปีที่แล้ว +3

    Gabartan qabo hadeeba markan murugsanahay i ogan karin marka faraxsanahay i ogeen waadhib ayadana mararka qaar hadi aan anoo xanaqsan imaado ayadana qaylo badan😂😂😃

  • @princesseayanjaina3494
    @princesseayanjaina3494 6 ปีที่แล้ว +6

    manta aniga ugu horeeya like ii sara

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 6 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh nimnkii 6 baa loo shegay bareejo marysa😁😁😁😁 xabad 7 KU daraya ninka aan caqliga badnyn gabdhaw ka carar plz nimnkuna nagaha caqliga badan wa necbyihin sababta manaqano

  • @abduqaniyasin8611
    @abduqaniyasin8611 6 ปีที่แล้ว +1

    Mid niic badan oo telka minutes markaan kula sheekeysto is badalaysa ba la socon jirey, haddana markaan waco waa sidii niic 😬
    Walhi wn isaga cararay "ciriir" bn dareemay Alx waa nafisey😁

  • @mushtaqyusuf2628
    @mushtaqyusuf2628 6 ปีที่แล้ว +7

    waxaan aad utaageeraa talooyin kaaga fiican

  • @MohamedAhmed-fx1sr
    @MohamedAhmed-fx1sr 5 ปีที่แล้ว +2

    sister, runti waxada dadka u soo joodineeysa manduucyaal aad u wanagsan, balse be fast and straight to the point when your delivering the message to your audience or your subscribers.
    hor u socod wanagsan iyo Guul isku ognahay.

  • @الدعوةالىالله-ك2ص
    @الدعوةالىالله-ك2ص 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tolooyin dhaxal gal ah
    Jasakalahu khayr

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 6 ปีที่แล้ว +8

    Naagta nerves ka ah ee qaylada badan markiiba xanaqaysa adoon waxbaba odhan kawarn ee in iyada la raaligaliyo uun rabta Lkn intaa kale ee aad sheegay Ku wanaagsan

    • @suatomar8434
      @suatomar8434 6 ปีที่แล้ว +2

      wll adunkan qof dhamystiran majiro dumarkuNa mid fican iyo mid kleba wxY jeclyihin qofka udabacsan ee dajiYa

    • @saynabjimcale3187
      @saynabjimcale3187 6 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed cade raali ahow haday ku caadimadee ma iskadhahdid wll

    • @therealkamo2526
      @therealkamo2526 6 ปีที่แล้ว

      Walaal daji markasta waayo maslaxada ku jirta hooyadu in ayaa happy tahay

    • @aishahbilan5620
      @aishahbilan5620 6 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed cade Qofkaas oo kale Cilmi nafs ayeey ubaahan tahay waa qof cuqdadeysan oo mar walbo in loo naxariisto oo laraali galiyo rabto 😭🙏 Wax bey kaligeed iska dhaadicineysa program bey isku xireysaa kadhib neh weyna xanaqsantahay.

    • @kaltunjama3405
      @kaltunjama3405 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed C iska sasabo haday waxkasta o kale Ku fiicantay

  • @fatahhussin2195
    @fatahhussin2195 4 ปีที่แล้ว +2

    Qof sidiisa ku qaado ama single iska ahaw

  • @bashirabdi7526
    @bashirabdi7526 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkkk allah nebciyaa naag niicle ah

  • @kaabanuura6974
    @kaabanuura6974 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabakallaha Jassakalaha ukhtii allah ha naga dhigo kuwii diinta iyo dhakhanka ku socodo

  • @official282
    @official282 6 ปีที่แล้ว +9

    Cadeey shukraan talaada soo jeedisay taan maseerka aan Kaga jawaabi jecel aan kiss laheen waa shaah bilaa sonkor yacni ido xalaal ah ok maseerka nah waa taaso kalee jeceel aan maseer laheen waa casriyaa cudur Ku didaay🤔🤔🤔

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa runtaa gabadha sxbo badan siba dumar ka gurigeeda ma nagaado o dumaa hadba sida lagu le yahay naa ninki intu marayey naag bu eegay ala guriga iska badal kalay aan casho aad ne iyi wax yabo badan kadib ninki iyi adiga wad isku dhacay san.

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa talo fiican waxad jecce shahay walalka la jeclow ba la yiri waad mahadsan tahay abayo macn

  • @bushrabishaaro1475
    @bushrabishaaro1475 6 ปีที่แล้ว +1

    😂😂 wllhi beena maha asxaab LA aantu marba waxbaa iskaa tusaya sidayda oo kale iska ilali intaa isleyahay guri buuq badan Ba asaga ku mashqulaa kkkkk

  • @hodanjamac3178
    @hodanjamac3178 6 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkk mash Allah walaasheey maseerku waa ikacaadi siwalbaba ha hanoqdo

  • @mohamedabdirahmanosman270
    @mohamedabdirahmanosman270 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah jasakal laahu kheer

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 6 ปีที่แล้ว +1

    please ha odhon naag..maxa yeelay waa kalmad xun.. dheh inan ama gabadh

  • @samiraabdikhalif_official1769
    @samiraabdikhalif_official1769 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abye kawsar wlhi xqiiqdaa ka hdashay pointiydaa ka hdashay mdaama aan nahay asxaabtada aad buu noo qanciyay.
    Aad baa umahadsntahy .👍👍👍 ayan ku leeyahay

  • @tagsantayasiir1691
    @tagsantayasiir1691 6 ปีที่แล้ว +1

    Oo anuu asxaab ma lihiye maxaa la yeeli? berta waad ku jirtaa dheh 😁😁😁

  • @fahiimomohamed9821
    @fahiimomohamed9821 6 ปีที่แล้ว +1

    hdlkaada wan jclahy abaayo shukran wax macquula ka hdasha wna jclhy in an video yadada daawado

  • @niyadsancumar1691
    @niyadsancumar1691 6 ปีที่แล้ว +1

    Abyo taloyin kaga ad ayey ufcn yihiin lkn ado mahadsan nag ka da ha oran gabar dheh thanks sister keep going

  • @abdirahmanh4240
    @abdirahmanh4240 5 ปีที่แล้ว +1

    *Total meento gabadhan garoob ee u egtahay hada ila qabtid like ta lacag kama gadono* 🤣🤣

  • @mushtaqyusuf2628
    @mushtaqyusuf2628 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah waxaa tahay gabadh diinleh alle haku xifdiyo

  • @MccIAlove
    @MccIAlove 6 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahad santahay haday dumarku sidaada aay iskaga sheekeynayaan runta badan lahayd

  • @somfitt4890
    @somfitt4890 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks qali aqligaaga allah ku siyaadiyo dadka aadka so hadashay way jiraan

  • @samowalimuktar396
    @samowalimuktar396 6 ปีที่แล้ว +1

    Bi idmilahi kariim LIKE iisara😁

  • @naimaahmed7354
    @naimaahmed7354 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂ala kawsar way iga qoslisay 😂😂kulaha maskaxda huruda

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 6 ปีที่แล้ว +1

    Maaha Allaah waa runtaa meelan salaad oolin waxba mayaalan.

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks may sister qaali quruxey

  • @Ayan-jd2pv
    @Ayan-jd2pv 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa shikadan aniga may igu socuta asxab malihi bishina halmar ban baxaa

  • @fatimaali-ue1rc
    @fatimaali-ue1rc 6 ปีที่แล้ว +1

    Madhllah

  • @hassankaafi6506
    @hassankaafi6506 6 ปีที่แล้ว +1

    Dumurka somaliyed ee jooga qurbaha intooda badan waa areebo kuwa wadanka jooga ayaa LA qaataa

  • @shukriicabdi1245
    @shukriicabdi1245 6 ปีที่แล้ว

    hhhhhh adigay kusoshaqo tagee wlhi igaqslisy....nein ani best friend mabajcli gbdhaha dhan hi das le jclhy inalawadago bas

  • @umuayman793
    @umuayman793 6 ปีที่แล้ว +2

    Ha guursan nin sidaan ah iyo ha guursan nin oo sidaa ah kaale kuwa xun iyo kuwa fcn waa la iskugu tala gale in ay is dhamestiraa

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 6 ปีที่แล้ว

    Niic .com salaad la,aan.comgaajo ito abaar nadaafad xumi.com😆😆😆😆ka fagoow hahaha lolz

  • @babydolbabydol2140
    @babydolbabydol2140 5 ปีที่แล้ว

    mahayele hadow gurigeygey iney imato ninka igafirfiriso kabaqa mahayele aniga ogh mathaha lawa gowol kadiga marka nago labathiyo dibkethey lethe

  • @xidighanuuniye1674
    @xidighanuuniye1674 5 ปีที่แล้ว

    Naag inaad iska tijaabisid inay areebo tahay waxa lagu gartan intadan guursan waxa loo diraa gabdho aad walalo tihiin ama waxa la agmara subax walba gurigoda dharkay qabtaa la fiirshaa adaa fahmaya

  • @DrsMaryannasiibbadan
    @DrsMaryannasiibbadan 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo saliida gbdha yarta alabishiyada timaha ka jartay e mrkad siisay uso saartay iso sheeg mageceeda qahira mka heli karaa plz

  • @Maxiifoojar
    @Maxiifoojar 6 ปีที่แล้ว

    Keep up keep up .
    Inta wax un kafa ideysatay like isaara hadii ad youtoper ah subscribe isaara dheh

  • @maryamamaxamed4272
    @maryamamaxamed4272 6 ปีที่แล้ว

    Yaa ii sheegi kara abaayo saliideeda qofka America u jooga numberkiisa? Maalin ayaan u maleynayaa iney soo galisay vedio ay kaga hadleyso in mareykan taalo siliideeda Waanan ka waayay TH-cam ka vedio gii. Fadlan igu caawiya.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. You go girl

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว

    Codsi muhiim ah waxaan rawaa sidee ku ilaawa qof uu naga dhaxeeeyey xiriir jaceyl uuna xumaaday xiriikeena sidaan ku ilaawo jaceylkeeda iyo xiriir kii naga dhaxeeyey jawaab wcn

  • @ahmedj6900
    @ahmedj6900 6 ปีที่แล้ว

    sc. abaayo wax Walbo aad ku sheegtay gabadha aan lagu guursan, mid ah ayaan qabaa. waana arkaa inaad sax San tahay. Talaa.lagaa rabaa? ee talo keen sidii la yeeli lahaa.

  • @munamumiin6764
    @munamumiin6764 5 ปีที่แล้ว

    Ok walashey wad mahadsan tahay lakin waa ogsontahy in bani adanka owsan dhameys tirneyn saax

  • @abdirizakgelle3368
    @abdirizakgelle3368 6 ปีที่แล้ว

    Ayy alahy ka alle areebo ilhyban ka magan gala wlhi
    Masayrka isaga wa xnun alla ha cfiyo kuwa
    Lkn media ha wa u duceya inu ilahy niyada u dajiyo wayo wey dhiban yihin wlhi

  • @lionofsouth2862
    @lionofsouth2862 5 ปีที่แล้ว

    walaale af somaali ku hadal naga dhaaf ingiriiska somaalig aa si fiican u aqoonin macalah ingiriis😠

  • @dalmaryare6269
    @dalmaryare6269 6 ปีที่แล้ว

    gabdhaha aan aqoon sida cuntada lookariyo liiskada kamadhaxmuqdaan maxaa u iloowday lol.

  • @fatahhussin2195
    @fatahhussin2195 4 ปีที่แล้ว

    Anigu waan ka Soo hor jeeda qof isu badal..

  • @AllyTube-r2o
    @AllyTube-r2o 5 ปีที่แล้ว

    Niic badan mxay ka wadaah i fahansiiya bal taas🤔🤔🤔

  • @altianoelchapo6456
    @altianoelchapo6456 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waxaad hablaha waanisoba bal wiilashana han ku daro ayaad tidhi
    Lakiin wakhtigan dadka salaad isku dooran aad ayey uyar yihiin ☹☹☹☹☹

  • @abdulkadirahmed575
    @abdulkadirahmed575 6 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salaamey QAALI!, walaal saliida ma lagu soo diri karaa DHL, haddii suura gal tahay isoo sheeg qiimaha saliida bidaarta, iyo tan DHL xagaa aad joogto imisa ayey isku noqonayaa qarash totalka anigaa kuugu soo diraaya xawaladaad doonto.
    Mahadsanid.

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  6 ปีที่แล้ว +3

      wsc aboowe haa DHL lee ba ku dirsadaa ee intee joogta .hada saliida waa joojiney insha Allah markaan soo celino video aan soo duuma waana soo sheega

    • @abdiraxiinabade4191
      @abdiraxiinabade4191 6 ปีที่แล้ว

      Masha allha sax wlhi qali

    • @roodaabdilahi3514
      @roodaabdilahi3514 6 ปีที่แล้ว

      Thanks hppti qli

    • @abdulkadirahmed575
      @abdulkadirahmed575 6 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah, walaashey.
      Hargeisa ayaan degenahay

  • @osmanabdiwali1548
    @osmanabdiwali1548 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabadh Diin leh misna ku dhaqanta hadaad hesho wllh xaqiiqa ceebahaas odhan inaysan yeelan doonin.
    2) qodabkaas xasuus ayu igaliyy.
    Wllh careless baan ka ahaa markay is niicniicisin jirty wxay odhan jirty "naxariis malihid* ilaa ay ugu dambeyn markay igu soo biirtay oo aan ka jaray Character kaas.
    #Not_gooood

  • @idilasalad2584
    @idilasalad2584 5 ปีที่แล้ว

    Hhhh calafka alla og wlh intaa sheegesaba guurka kuma xerna lkn waxa iga qoaliye naag niic badan 😂😂😂

  • @BarniFarax
    @BarniFarax 6 ปีที่แล้ว

    Tolow nag marwaliba shaxadkeda badan yahay kawarama. maxaa la oran karaa

  • @fatahhussin2195
    @fatahhussin2195 4 ปีที่แล้ว

    Oo u samee si aan qof u qanciyo dadka xor ha iska ahaadaan

  • @dispatch4371
    @dispatch4371 6 ปีที่แล้ว

    ASC walaaleey waxa aad sheegtay waa wada macuul laakin maseer la aan majirto ee xal ma u heysaa ?

  • @welovefootballqadqrsaxafi
    @welovefootballqadqrsaxafi 6 ปีที่แล้ว

    Waan ka sugeynay thanks

  • @mohamednuurxirey1931
    @mohamednuurxirey1931 5 ปีที่แล้ว

    masha allah fikir kaaga waa wanaag san yahay waadna ku mhad santahay talooyinka fiican ee hadeyn

  • @hodanali485
    @hodanali485 5 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh waiga qoslisay walai mashllh ❤️

  • @fatahhussin2195
    @fatahhussin2195 4 ปีที่แล้ว

    Maxaa salaad iyo guur isku xidhay

  • @ik.a4419
    @ik.a4419 6 ปีที่แล้ว +6

    Naag kaligeed ah oo saxiblahayna waxkafiican majirto yaaba helikara

    • @saynabjimcale3187
      @saynabjimcale3187 6 ปีที่แล้ว

      ahmed str kkkkkkkkkk ma aragtay

    • @munabashir387
      @munabashir387 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

    • @ahmedj6900
      @ahmedj6900 6 ปีที่แล้ว

      kkkkkk samiyow ma ila aragtay

    • @cabdulaahicali11
      @cabdulaahicali11 6 ปีที่แล้ว +3

      Naag naago badan saaxiib la ah mawa jecli kaligee lee ha ila saaxiibto hadi naago kale la sheekeesato wee waalayaan nacalaa shaydaankod kuyale😃😃😂

    • @rosettekz3288
      @rosettekz3288 6 ปีที่แล้ว

      Wey kugu mashquuleysa lol. Nolosheeda dhan waa adiga mana kaa dhamaanayso markasta.

  • @himilotech4952
    @himilotech4952 6 ปีที่แล้ว

    2 Naag Niic Badan Maxaad Ula Jeedaa Huno
    4 Waala Ogaan Karaah Inee Bilaa Nadaafad Tahay Because Every Time We Tallk Video Call So Markaas Ayaan Wax Waliba Qiyaasi Karaah

  • @hobergurey3093
    @hobergurey3093 5 ปีที่แล้ว

    Adigu noocee ka tahay .

  • @muusedinimuuse720
    @muusedinimuuse720 6 ปีที่แล้ว

    wlle waa mahadsan tahay waana kasugeynay casharka dadka

  • @cookingwithnoora9422
    @cookingwithnoora9422 6 ปีที่แล้ว

    Asc sister jazak.I'm married to a guy who has more than ur six characters plz help me over come this dilemma.thanks

  • @muusedinimuuse720
    @muusedinimuuse720 6 ปีที่แล้ว

    wlle waa mahadsan tahay waana kasugeynay casharka dadka

  • @hamdiqurux667
    @hamdiqurux667 6 ปีที่แล้ว

    Naag nicleyn inamaanisha if u can understand me 😎😎

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 5 ปีที่แล้ว

    Lanbar 5 ihiyaaa hhhh anoon guursan waliba

  • @farhiyoalimohamed3199
    @farhiyoalimohamed3199 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah video qiimo leh❤️❤️❤️❤️✌️✌️👍👍

  • @gucci5661
    @gucci5661 6 ปีที่แล้ว +8

    reer waxlagama sheegan mawaxey kuugu qasbeen vidiyowgan inad dumarka kasameyso agah

    • @rosettekz3288
      @rosettekz3288 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhh waa iga qoslisay bar waaqo

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye1038 6 ปีที่แล้ว

    Dumarka guurka ku banan waa kuwee.walaal.

  • @zahraomar1282
    @zahraomar1282 6 ปีที่แล้ว

    Ani kuwas oo dhaan ad sheegtay aan ahay mashallah!

  • @canabahmedjamac7053
    @canabahmedjamac7053 5 ปีที่แล้ว

    Wll qiso yar ban ku shegi raba xage kugu so gudbiya wll tallo

  • @muscabdesaid8558
    @muscabdesaid8558 5 ปีที่แล้ว

    naag niic badan Mxaa ula jeeda abyo ??

  • @juneydyare8732
    @juneydyare8732 5 ปีที่แล้ว

    Asc wlashey suaal maku weydiin karaaa

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo

  • @MccIAlove
    @MccIAlove 6 ปีที่แล้ว

    Sax maxaad sifiican aad iskaga sheekaysay

  • @AllyTube-r2o
    @AllyTube-r2o 5 ปีที่แล้ว

    In ay areebo tahay iyo in kale waan ogaan karaah sabbtoo ah iyada ayaan waydiinayaah run ii sheeg ayaan leyahay nh manay been ii sheegto tii ku dhacdo sanado badan way ka sheekayn doontaah😁😁😁😁😁

  • @gamesfootballnieuwstv1289
    @gamesfootballnieuwstv1289 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 6 ปีที่แล้ว

    Doqontii miyaad ilowday.

  • @hanassmoothies4643
    @hanassmoothies4643 6 ปีที่แล้ว

    Maansha allah 👍👍

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 6 ปีที่แล้ว

    masha allah waa muhiib 6 qodob

  • @abaajafilmsandvlogs7014
    @abaajafilmsandvlogs7014 5 ปีที่แล้ว

    Adiga meela kugu arkay maanta oo dhan niyadeda ku wareegsanosa intee kugu arkay

  • @kaysemohamed6326
    @kaysemohamed6326 6 ปีที่แล้ว

    areeba maxy waaye?

  • @hkjghjj1515
    @hkjghjj1515 5 ปีที่แล้ว

    niic maxa laga wadaa

  • @shukriicabdi1245
    @shukriicabdi1245 6 ปีที่แล้ว

    mnsha allh good
    wa arin runs hdlkga

  • @hamdaabdulkadir2961
    @hamdaabdulkadir2961 6 ปีที่แล้ว

    Dar alaa ku jeclahay walaashey